Home » Archive Bisha October, 2011

Shacabka Soomaaliyeed oo soo Dhaweeyey Go’ aamadii ay Baarlamanka Federaalka ka soo saareen Badda Soomaaliya, kuna Tilmaamey Mid Taariikhi ah.

Oct 9, 2011
Iyadoo markii ay taariikhdu ahayd 8/10/2011 kulankii ay isugu yimaadeen Xildhibaanada Baarlamaanka waxay Go’ aamo Taariiikhi ah ka soo saareen Badda Soomaaliya, waxaana Go’ aamadaas si weyn u soo dhaweeyey Shacabka Soomaaliyeed ee lagu difaacayo Badda Soomaaliya ka dib markii 21 Sanno ee la soo dhaafey ay soo baxeen Shaqsiyaad heshiisyo Beenaad ah la galeen Dowlado iyo Shirkado Shisheeye... 
Halkudheg:

Prof. Yaxye: “Hambalyo ayaan leeyahay codeyntii Baarlamaanka ee sharciga Badda..

Oct 9, 2011
Prof. Yaxye: “Hambalyo ayaan leeyahay codeyntii Baarlamaanka ee sharciga Badda Soomaaliya oo noqotay tallaabo taariikhi ah” Prof. Yaxye Sheekh Caamir oo ka mid ah aqoonyahanada Soomaaliyeed kuwooda hormuudka ah dhinaca kalena ah shaqsigii ugu horeeyay ee ka hadlay Road Mapka ayaa taageeray codeyntii Golaha Baarlamaanka uu u qaaday sharciga Badaha Soomaaliya ee uu ku laaday dhammaanba heshiisyadii... 
Halkudheg: ,

The Famine in Somalia Vs Outpouring Visitors | By: Ali Garabey

Oct 8, 2011
Who’s to blame for the hunger and the famine in Somalia? Almost every day, leaders and aid organizations, coming from the entire world, are arriving in Mogadishu to study and assess at first hand the refugee situation severely hit by draughts, the malnourished children dying different types of diseases In order to get the solution for this horrific and unbearable disaster which is consuming this... 
Halkudheg: , ,

Baarlamaanka Soomaaliya oo Gebi ahaanba Baabi’iyey Heshiisyadii Badda ee Hore loo galey laga soo bilaabo 1-dii Janaayo 1991 dii 

Oct 8, 2011
Xildhibaanadda Baarlamaanka DFKMG oo si buuxda isugu raacay 6 qodob oo ku aaddan badda Soomaaliya, 335 xildhibaan ayaa u codeeyey, cidna kama aamusin, cidna ma diidin — Waxaa  maalmahan Xarunta Golaha Shacabka ka socdey Dood ku saabsan Badda Soomaaliya ka dib marki ay soo baxeen in Xubno ka tirsan Dowladda Federaalka oo u ololeynaya in Badda Soomaaliya la xadeeyo waxana Doodaan ka Hadley Xubno... 
Halkudheg: ,

Dilka Muslimka Ula-kac iyo Kama’ba kuma banaana

Oct 8, 2011
Waxaa murugi iyo naxdinba dadkii soomaliyeed ku noqday Qaraxyada waa weyn eek a dhaca goobaha dadka isugu yimaadaan kuwaas galaaftay dad fara badan oo Muslimiin ah, waxa ayna Qaraxyadaas sabab sababeen Dad badan oo daganaa Wadanka inay ku dhaliso ninyad jab iyo qax hor ah, sidoo kalana Qaraxyadaas waxay ku beereen Soomalidii hore Qaxootiga u ahaa niyad Jab iyo inay Duli kusii ahaadaan Qurbaha! Hadaba... 
Halkudheg:

Ra’iisul Wasaaraha DFKMG Soomaaliya oo la kulmay Ra’iisul Wasaaraha Ethiopia

Oct 8, 2011
Warsaxaafadeed ka soo baxay DFKMG ayaa u qornaa sidan: Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof Abdiweli Mohamed Ali oo jooga Addis Ababa ayaa kulan dheer la qaatay dhigiisa Ra’iisul Wasaaraha Ethiopia Melez Zenawi. Labada Ra’iisul Wasaare ayaa ka wada hadlay arrimo muhiim ah oo ay ka mid yihiin xiriirka labada dal ee Soomaaliya iyo Ethiopia, arrimaha amniga, abaaraha iyo xaaladda dalka... 
Halkudheg:

Shareecadda iyo AL-Shabaab (4) !!!! | Sh. Saahid

Oct 8, 2011
War deg deg ah ( breaking news):(1) Wixii maanta oo talaado ah ka dhacay magaallada xamar wax yaable bay aheyd Dilitaanka 70 qof iyo wax ka badan iyo dhaawac gaaraaya 140 qof. Waa dhacdadii shaamoow oo kale Ardey iyo waalid iyo macallimiin, maxaa caawa xalay uga eg,Muslim baa la leynayaa janaana lagu galayaa, waa koox kale oo dhallinyaro la habaabshay oo mar kale is halaagtay dad iyo maal iyo moodna... 
Halkudheg:

Prof. Gaas oo Lagu Fariisiyey Kursigii…

Oct 7, 2011
Ra’iisul Wasaaraha DFKMG, prof. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Jimacadii, October 7, 2011, waxa uu Addis Ababa kula kulmay ra’iisul wasaaraha xukuumadda gumeysiga Itoobiya, Meles Zenawi. Sida ay werisey warbaahinta ku hadasha afka xukuumadda Itoobiya ee ENA, intii kulankaasi socdey Zenawi waxa uu sheegay in Ethiopia ay sii wadi doonto taageerada Dawladda Federaalka Kumeelgaarka ee Soomaaliya,... 
Halkudheg: ,

DFKMG oo u Ololaynaysa Xadaynta Badda EEZ ee 1970-kii Soomaalidu ku diidey Kenya!

Oct 7, 2011
August 1972 ayaa Kenya isku daygii ugu horeeyey waxay guddigii Seabed u gudbisey qoraal  ay ku taageereyso dhul-badeedkooda territorial Waters lagu xadido 12 mayl-badeed, Soomaaliya arrintaas ganafka ayey ku dhufatay. Sii akhri                Read More →
Halkudheg:

Ogeysiis: Wargalin Somalida DAGAN Ottawa South doorasho

Oct 7, 2011
Waxaa lawargalinayaa Somalida Dagan Caasimada dalka Kanada Gaar ahaa Ottawa South In Walaalkood Wali Farah uu yahay musharax u sharaxan jagada MPP ee Ottawa South, Fadlan Codkaada ka dhiiba oo sii walaalkaada somaliyeed codkaada. Walaalaha Somaliyeed ee dagan Ottawa South waxaa Guul u ah in uu musharaxa Somaliyeed uu yahay shaqsi xirfad weyn ku leh iyo magac intaba dalka Kanada gaar ahaan Caasimada... 
Halkudheg:

Cabdi Qaasim Salaad Xasan “Baarlamaanka Go’aan kaliya lagama Rabo ee waxaa laga Rabaa in uu Maxkamad soo taago kuwii ka dambeeyey Heshiiskii Hore ee Badda iyo kuwa Hadda ku Howlan ”

Oct 6, 2011
Madaxweynihii Hore ee Soomaaliya Cabdi Qaasim Salaad Xasan ayaa isna ku biiriyey Codkiisa ololaha looga soo horjeedo in Baddda Soomaaliya la xadeeyo taasoo ay ku Howlan yihiin Xubno ka tirsan Dowladda Fedraalka islamarkaana ay soo Bilaaban tahay xiligii uu Raiisul Wasaaraha Dalka ka ahaa Cumar Cabdirashiid. Sii AKhri Halkan hoose ka dhegeyso codkii Madawenihii hore ee soomaliya  [audio:http://somalitalkradio.com/cod/2011/Cabdiqaasim.mp3] SII... 
Halkudheg:

Cabdullaahi Shiikh Xasan Caddow (Ashhad) oo isku soo Sharaxay Xilka Gudoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Duqa Magaalada Muqdisho

Oct 6, 2011
Cabdulaahi Shiikh Xasan Caddow (Ashhad) oo ka mid Aqoonyahanada iyo Siyaasiyiinta Soomaaliyeed ayaa ku biirey Xubnaha isku soo sharaxay Xilka Gudoomiyaha iyo Duqa Magaalada Muqdisho oo ah Xilka marka la fiiriyo Muhiim u ah Bulshada Soomaaliyeed ee ku nool Gobolkaan maadaama Gobolka Banaadir ay ku nool yihiin dad gaaraya ilaa Saddex Milyan oo qof Mar aan wax ka weydiiyey Sababta uu Xiligaan uu isugu... 
Halkudheg:

Xukuumadda oo shacabka ugu baaqday inay feejignaadaan, iyadoo Turkiguna u soo gurmday dadkii ku dhaawacmay qaraxa

Oct 6, 2011
Ku-Simaha Ra’iisul-wasaaraha ayaa shacabka ka codsaday inay noloshooda caadi ka dhigaan. “Cabsida ugu weyn ee ay argagixisada qabaan waa in nabadda iyo noloshu caadi ku soo noqdaan. Waxay u arkaan inay nabaddu tahay cadowgooda koowaad. Waa inaynaan u oggolaan inay hadafkooda ku guuleystaan,” ayuu yiri Mudane Cabdulwahaab Ugaas Khaliif. Ku-simaha wuxuu hadalkaan jeediyay kaddib markii uu soo gabagaboobay... 
Halkudheg:

Baaq iyo Cambaareyn Qaraxii Muqdisho ee 70 qof ku dhinteen

Oct 6, 2011
Hay’adda Nabadda iyo Xaquuqda Aadanaha ee Cali Kaar oo Cambaareynaysa Qaraxii ismiidaaminta ahaa ee shalay ka dhacay Magaalada Muqdisho Waxay hay’adda Nabadda iyo Xuquuqda Aadanaha ee Cali Kaar aad uga xuntahay Qaraxii ismiidaaminta ahaa ee Shalay ka dhacay Xaruntii Wakaaladda Hargaha iyo Saamaha ee ay ku baabe’een dad badan oo Ardey u badnaa oo aanan waxba galabsan. Dadka Qaraxaas ku baaba’ay... 
Halkudheg:

Jaaliyada Soomaaliyeed Ee Dalka Switzerland oo u Mahad celiyay Safiirka Iyo Safaarada Turkiga ee Dalka Switzerland

Oct 6, 2011
Waxaa shalay kulmay qaar ka mida Jaaliyada wadanka switzerland gaar ahaan gobolka zurich ayaa waxay Shahaado sharaf iyo Mahadcelinba Gudoonsiiyeen Safiirka wadanka turkiga u fadhiya wadanka switzerland Mudane Hakan iyaga oo uga mahad celiyay garab istaaga iyo gargaarka aan kala joogsiga lahayn ee dowlada turkigu u muujisay umada soomaaliyeed haday tahay dhinaca gargaarka aadmiga iyo... 
Halkudheg:

Sharta Shabaab fari kama qodna.

Oct 6, 2011
Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun, intii ku dhimatay falkiii foosha xumaa ee shalay lala beegsaday dad shacab ah oo u badnaa Arday Allaha u naxariisto, kuwii ku dhaawacmayna allaha caafimaad deg deg ha ugu badalo dhaawacyadooda. Damiirkeyga ayaa i siin waayay inaan ka aamuso dhacdadii shalay lagu gumaaday Arday ku han weyneyd iney waxbarashadooda sii wataan iyo shacab kale oo agagaarka dhismaha... 
Halkudheg:

Cambaareyn falkii argagixisadda ahaa ee kadhacay Caasimadda Muqdisho

Oct 6, 2011
Dhamaan culimadda, maamulka, iyo shacabka Qolka Somali Islamic Altaqwaa Network oo Cambaareynaysa Qaraxii ismiidaaminta ahaa ee shalay ka dhacay Magaalada Muqdisho. Walaalaha Altaqwaa Network oo ay hogaaminayaan Culimaa’udiinta Soomaaliyeed aad ayay uga xun yihiin Qaraxii ismiidaaminta ahaa ee Shalay ka dhacay Xaruntii Wakaaladda Hargaha iyo Saamaha ee ay ku baabe’een dad badan oo Ardey u badnaa... 
Halkudheg:

DFKMG oo ku dhawaaqday 3 maalmood oo baroordiiq ah, iyadoo dhimashada qaraxiina ay korortay

Oct 5, 2011
Warsaxaafadeed ka soo baxay DFKMG aya au qoraa sidan: Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Shariif Sheekh Axmed, ayaa ku dhawaaqay saddex maalmood oo baroordiiq ah oo loo sameynayo dadkii ku waxyeelloobay qaraxii shalay ee uu dhiigga badan ku daatay ee ay ku geeriyoodeen tobannaan qof, ayna ku dhaawacmeen tiro kale. “Madaxweynaha wuxuu ku dhawaaqay saddex maalmood oo baroordiiq ah oo loo sameynayo dadkii... 
Halkudheg: ,

Prof. Ibbi oo u Ololaynaya Xadayn Cusub oo Dhulbadeedka Soomaaliya Lagu soo koobayo 12 mayl-badeed.

Oct 5, 2011
Prof. Ibbi oo Markale arrintii badda ee Barlamaanku ku diiday soo rogaal celiyey – Idaacadda VOA waraysi ay Prof. Ibbi layeelatay ayaa lagu soo qaaday arrimaha badda ee hadda taagan iyo heshiiskii Prof. Ibbi odayga ka ahaa. Arrinta kusaabsan MOU ama Is-afgarad loogu yeero, heshiiskaas oo dowladii Cumar C/rashiid lagashay Sii AKhri  Read More →
Halkudheg:

Sharciga Badda Soomaaliyeed oo Af-Soomaali loo rogey 40-sano kabacdi: SomaliTalk.com

Oct 5, 2011
Qodobka koowaad: Dhul Badeedka Wadanka Soomaaliya waxa uu gaarayaa 200 mayl badeed (nautical miles), waxana uu soo hoos gelayaa Xornimada (Sovereignty) Jamhuuriyadda Dimoqraadiga Soomaaliya Sii AKhri…  Read More →
Halkudheg:

Xarun ay Degenaayeen ilaa Sideed Wasaaradood oo Dowladda Federaalka ka tirsan oo lala Beegsadey Qarax Ismidaamin ah (Warbixin)

Oct 4, 2011
Talaadadii Markii ay saacadu tahay Afartii iyo Barkii Subaxnimo ayaa Xarun ay Degen yihiin Dhowr Wasaaradood taasoo loo yaqaan Xarunta Hargaha iyo Saamaha oo ka soo horjeeda Xarunta CID Waana Goob si aad ah loo ilaaliyo waxaa ka dhacay Qarax Ismiidaamin ah ka dib markii Gaari Xamuul uu galey Xaruntaas oo marka ay ahayd meel aad u mushquulsan waayo waxaa waayadaan Mushquuliyey ardey fara badan oo... 
Halkudheg:

Golaha Wasiirada oo shir aan caadi aheyn ka yeeshay Qaraxii maanta

Oct 4, 2011
Warsaxaafadeed ka soo baxay DFKMG ayaa u qornaa sidan: Golaha Wasiirada Xukuumada Federaalka KMG ah ee Soomaaliya ayaa gelinkii dambe ee maanta kulan deg deg ah ku yeeshay xaruntooda magaalada Muqdisho iyagoo kaga hadlay falkii lagu beegsaday Xaruntii Harkaha iyo Saamaha ee KM4 halkaasoo fariisin u aheyd qaar ka mid ah Wasaaraddaha Xukuumada, gaar ahaana kuwii adeega Bulshada. Shirkan oo ahaa aan caadi... 
Halkudheg:

Somalia: A Road Map into a New Quagmire | By Dr. Oduesp Eman

Oct 4, 2011
Since September 6th when a two and a half a day long conference known as the High Level Consultative Meeting was concluded in Mogadishu, the name that has been dominating the Somali political discourse was the Road Map- the byproduct of said meeting. Or, the document endorsed by the participants as the prerequisite for Somalia to emerge out of its transitional status. Unfortunately, like all documents... 
Halkudheg:

Kulankii Baarlamanka oo Cod ah Halkan ka Dhegeyso

Oct 4, 2011
Baarlamaanka ayaa Isniintii dhegeystey Admiral Faarax Qare iyo Shiikh Aadan Madoobe… Waxaana baarlamaanku u ballamay in ay doodda ku saabsan badda sii wadayaan maalintii saddexaad… Dhegeyso  Read More →
Halkudheg:

Warbixin ku saabsan Afduubka Marie Dedieu oo u Dhalatey Faransiis oo laga soo afduubey Xeebaha Kenya

Oct 4, 2011
Deegaanka Xarar Dheere ayaa waxaa waayadaan dambe ay Hoy u noqotey in la keeno Deegaankaas Maraakiibta laga soo afduubo Xeebaha Soomaaliya hase yeehee waxaa waqtiyadaan Dambe ku soo biirey in Deegaankaas la keeno Dadka Ajaaniibta ah ee iyana laga soo afduubo Xeebaha Dalalka Dersika la ah Soomaaliya waxana dhawaan Deegaankaas la geeyey Haweeney u dhalatey u Wadanka Ingriiska ka dib markii laga soo... 
Halkudheg: