Home » Archive Bisha August, 2011

SOOMAALI-WAYN: Dhalashadeedii iyo Dhabar-jabkeedii | Casharkii VII-aad

Aug 9, 2011
Dareen xooggan ayaa ka dhashey falkii han-jebiska ahaa iyo su’aalihii xujada ahaa ee Soomaalida uga imanayay maamulkii Talyaaniga ee la wareegey talada degaanka Ceel-Buur. Waxay ahayd xilli uusan Talyaanigu si fiican u caga-dhigan gobollada dhexe ee Soomaaliya. Dareenkii ka dhashay hanjabaaddiisa waxay keentey jawaab fal-celis ah, taas oo maamulkii Talyaaniga uga timid dhanka kooxdii Fallaago. Xabsigii... 
Halkudheg:

Sideen u Fahamnaa Quraanka? Q: 8aad

Aug 9, 2011
Suurada 14aad Ibraahiim: Suuradaan waxaa loogu Magac daray Aabihii Nabiyada Ibraahiim, si ay u waarto Xusuustii Taariikhdii Nabi Ibraahiim markii uu Asagoo Dhalin yaro ah u Istaagay Qoomkiisa oo Gaalo Mushrikiin ah ahaa inuu ugu yeero Toowxiidka, markii ay ku madax adkaadeena Gacanta u Qaaday Sanamyadoodii, markii ay Su’aaleena ku yiri Bal kan ugu weyn Su’aala haduu idiin sheegi karo, Markii... 
Halkudheg:

Shareecadda iyo Al-shabaab (1) ?

Aug 9, 2011
Qore: Saahid mohamed yusuf – Horudhac: Waa Maqaallo Taxane ah insha lah oon ku eegi doono Shareecadda Islaamku iyo xiirirka ka dhaxeeya Al Shabaab, oo waayahan dadka Muslimiinta ah ka xigsaday Islaamkii. Al-shabaab yaa Aasaasay ??? Shabaabka waxay ku abtirsadaan Ururka Al-Qaacidda sida ay sheegtaan. Bartamihii Sagaashaneeyaddii waaggii uu Bin Ladin Wadanka Suudaan joogay ayuu la soo xariiray... 
Halkudheg:

Sideen u Fahamnaa Quraanka? Q: 7aad

Aug 9, 2011
Kitaabka Qur’aanku waa Keydka ugu weyn uguna Qaalisan ee Muslimiinta Maanta Caalamka ku Nool Gacantooda ku jira, waana Isha Koowaad ee lagu Dhiso Caqiidada, Cibaadooyinka iyo Sharciga Diinta Islaamka,… Suurada 10 aad Yuunus: Suuradan waxaa loo yaqaan Yuunus, taasoo Xasuusin u ah Qisadii Nabi Yuunus, Qiasada Suuradan Sheegtay waa in Qolodii uu Dacwada Gaarsiiyay Nabi Yuunus, markii ay warkiisa... 

Weli waxaa jira dad soomaaliyeed oo dadkooda iyo dalkoodaba jecel

Aug 9, 2011
Sida aan ogsoon nahay tan iyo markii ay burburtay dowladii dhexe ee Soomaaliya waxaa soo ifbaxay kaalimo basdan oo u baahday in wax laga qabto kuwaas oo ay dowladu iyada dadka ka haqab tiri jirtay sida adeegyada bulshada dhinac walba haday ahaan lahayd caafimaad,waxbarasho IWM, hadaba arintan waxaa u istaagay hay’ado badan iyo ururo samafal kuwaas oo qaarkoodna ay yihiin dowli qaarna wadani ayaa... 
Halkudheg:

Ra’iisul Wasaaraha oo la kulmay wafdi ka socday Qarmada Midoobey (UN)

Aug 8, 2011
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr CabdiweliMaxamed Cali Gaas ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi heer sare ah oo kasocday Qaramada Midoobay oo ay ka mid ahaayeen Mark Bowden, Isu-DuwahaXiriirinta iyo Gar-gaarka Bani’aadanimo ee Qaramada Midoobay, Bruno Geddo,Madaxa UNHCR Somalia, Alvaro Rodriguez, Madaxa UNDP Somalia, Kiki Gbeho,Madaxa OCHA, iyo saraakiil ka socotay WFP, UNHCR, UNDP iyo OCHA.... 
Halkudheg:

Faa,iidooyinka ku jira ka bixitaanka Shabaabku ka baxeen Muqdisho

Aug 8, 2011
Tan iyo markii Shabaabku ku dhawaaqeen iney ka baxayaan magaalada Muqdisho waxaa soo baxey faallooyin badan oo arrintaasi waxey keeni karto saadaalinayey.Dadka intooda siyaasadda wax ka fahamsan waxey isku raaceen iney tahey arrintaasi marxalad taariikhi ah oo bog horena xireysa mid cusubna fureysa. Laakiin waxey weli haraadigii Shabaabka fashilmey isku deyayaan iney dadweynaha u muujiyaan iney usoo... 

Shir mahiim u ah oo looga hadlayey Gobolada dalka somaliya oo ka dhacay london/Uk

Aug 8, 2011
Waxaa shir ay si wada jira usoo abaabuleen  (WORLD G18 SOMALI) iyo uqaabil sanhaha Baarlamaanka Uk xiriirka UN-ka uu ka dhacay shalay oo ay taariikhdu ahayd 07/08/11 Galbeedka magaalada london. Shirkaas ayaa looga hadlayey xaalada Soomaaliya ee cakiran waqtiga adaga ee marxalada uu haatan dalku kusugan yahay. Shirkaas oo loogu magac daray (WORLD G18 SOMALIA Progress Reports Meeting). Waxaa shirkaasi... 
Halkudheg:

Shacabka Muqdisho: Filimkaan Hore ayaan u Daawaney.

Aug 8, 2011
Shacabka Muqdisho ayaa aragtiyio kala duwan ka bixiyey markii Xoogagii Al-Shabaab ay  faaruqiyeen Goobo badan oo ku yaal Magaalada Magaalada  oo dhufeysyo waaweyn ay uga Qodnaayeen ,qaarkood aad bay u soo dhaweeyeen qaar kalena waxay sheegeen in ka bxitaanka Muqdisho Xarakada Al-Shabaab ay tahay mid aan soo afjari doonin dagaaladii Sanadaha badnaa ka jirey Magaalada Muqdisho. Dr Yuususf Mire Daahir... 
Halkudheg:

Waraysi: Ubax C/qaadir oo u sharaxan golaha deegaanka Oslo, Norway

Aug 8, 2011
Hordhac Waraysigaan soo socda waxa aan la yeeshay Ubax C/qaadir oo u sharaxan golaha deegaanka magaalada Oslo ee dalka Norway. Doorashada ayaa lasoo afjari doonaa 12-ka bisha september 2011. Haddaba anigoo ah C/risaq Maxamed Xuseen, aqoonyahan degan Sweden, isla markaasna ah qoraa wax ka qora arimaha bulshada ayaan waraysigaan la yeeshay Ubaxa C/qaadir. Ujeedada wareysigu waxaa weeye in guud ahaan... 
Halkudheg:

The Unintended Consequences of the King Hearings

Aug 8, 2011
On July 27 Rep. Peter King held his third Congressional hearing on the “radicalization” of Muslim Americans, putting the spotlight on Somali American youth. Only one Somali speaker gave testimony, Ahmed Hussen from Canada. Below Abdinasir Egal, a researcher with African Rights Monitor and organizer of the Somali Diaspora Youth Conference in Boston in mid July, voices his concerns. by Abdinasir... 

Guushu way bilaabatay ee yaan la xagal daacin soomaaliyeey

Aug 8, 2011
Waxaa bulshada oo dhami  la riyaaqsan yihiin maadaama caasimada  muqdisho iyo gebi ahaan gobolka banaadir soo galay gacanta dowlada soomaaliyeed  oo ay maanta ka ariminayso  iyada oo ay ku qaadatay mudo dheer  oo laga joogo sadex sano  ku dhawaad  hadaba  waxaa is waydiin mudan dowladu ma halkaas ayay halgankeedii ay dalka oo dhan ku hantiyaysay ku joojinaysaa mise  way sii wadaysaa ?   waxaan... 

Amal Aden oo sheegatay inay tahay Lesbian

Aug 8, 2011
Amal Aden oo ah gabar Soomaali ah, oo ku nool dalka Norway ayaa si cad oogu dhawaqdey in ay tahay haweeney ah nooca loo yaqaan Lesbian ee la nool haweenay kale.   Gabadhaan oo loogu yeero in ay tahay qoraa arimiha soo galootiga iyo dadka laga tirade badanyahay ayaa waxay maanta u sheegtay arinkaas wargeyska afka dheer ee lagu magacaabo Aftenposten ee kasoo baxa magalada Oslo.   Wargeyska... 

Sideen u Fahamnaa Quraanka? Q: 6aad

Aug 7, 2011
Suurada 9aad Al-Towbah: Suuradan Al-Atowbah waa Suurada 9aad ee Musxafka Qur’aanka loo eego, waxaana Magacaas loogu Magacaabay in Koox Muslimiinta ka mid ah ay ka hareen Duulaankii Tabuuk ayadoo aysan jirin sabab Sharci ah oo ay uga maqnaadaan Duulaanka, Markii Nabiga ka soo laabtay Tabuuk ayaa qaar kuwii haray ka mid ah u Cudur daarteen oo Been Sheegeen, hase yeeshee Sadax Saxaabi oo kala ah:Kacab... 
Halkudheg:

Xeradii Badbaado ee Dadka Abaaraha oo loo bixiyey Ma Badbaado

Aug 7, 2011
Dhawaan ayay ahayd markii xero ay Dowladdu u sameysay dadka ka soo barakacay abaaraha kuna taalay agagaarka Xoosh ee degmada Dharkeynlay ay ka dhacdo xanuun badan oo maalmihii la soo dhaafey   Shacabku hadal hayaan kadib markii dad gaaraya 12 qofood lagu dilay kuwaas oo ahaa dadkii ku jiray xeradasi, waxaana falkaan gaystay Ciidamada ka tirsan Dowladda Federaalka oo watay Gawaari Tikniko ah. Falkaan... 
Halkudheg:

Warsaxaafadeed kasoo baxay shirkii Golaha Wasiirada soomaliya

Aug 7, 2011
Shir aan caadi aheyn oo ay Golaha Wasiiradu yeesheen maanta oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa looga hadlay xaaladda amniga ee magaalada Muqdisho, ka dib markii shalay Al-Shabaab laga xorreeyey magaalada. Ugu horreyntii golahu waxey hambalyo u dirayaan geesiyaasha ciidamada Dowladda Soomaaliyeed iyo AMISOM oo ku guuleystay dagaaladdii... 
Halkudheg:

Deeq ka timid gobolka Minnesota ee dalka Mareykanak oo loo qaybiyay barakacayaaha Abaaraha

Aug 7, 2011
Deeq ka timid gobolka Minnesota ee dalka Mareykanak oo loo qaybiyay barakacayaaha Abaaraha  Deeq ay soo ururiyeen qaar ka mid ah Soomaalida ku nool gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka ayaa maanta loo qaybiyay qaar ka mid ah barakacayaasha abaaraha oo ku jira kaam ku yaalla agagaarka garoonka diyaaradaha ee Muqdisho. Deeqdan oo ahayd lacag caddaana ayaa waxaa loosoo wakiishay Suhuur Xasan Axmed oo... 
Halkudheg:

Halka uu kasoo jeedo magaca puntland

Aug 6, 2011
DR. QASIM HERSI FARAH www.qasimhersi.com   Qaybihii hore ee isla Qormadaan lagu baadi goobayo macnaha ay ku kala fadhiyaan magacyada dawlad goboleedyada waaydaan dambe harqiyay siyaasadda dalkeennii awalba la ciirsanaa burburka iyo baaba’a. Haddaba qaybtaan ka mid ah qormooyinkii hore ee xiriirka (muzalzalka) ahaa ayey ka qayb tahay, waxaanan ku soo qaadanaynaa magaca “PUNTLAND”. WAA MAXAY... 
Halkudheg:

Sideen u Fahamnaa Quraanka? Q: 5aad

Aug 6, 2011
Kitaabka Qur’aanku waa Keydka ugu weyn uguna Qaalisan ee Muslimiinta Maanta Caalamka ku Nool Gacantooda ku jira, waana Isha Koowaad ee lagu Dhiso Caqiidada, Cibaadooyinka iyo Sharciga Diinta Islaamka, islamarkaana Umada ku horimari karto…. Suurada 7aad Al-Acraaf: Suuradan waxaa loo yaqaan Al-Acraaf maadaama Magaca Acraaf uu ku Xusan yahay Suurada Dhexdeeda, Acraafkuna waa Derbi ku yaala Janada... 
Halkudheg:

Bilowgii iyo Dhamaadkii Al-Shabaab

Aug 6, 2011
Waxaa in mudo ahba jiray aragti kala duwanaansho iyo khilaaf sii xoogaysanayay oo soo kala dhexgalay hogaanka sare ee ururka Al-Shabaab.  Khilaafaadkaas qaar waxay salka ku hayeen istaraatiijiyada dagaal ee ururka, gaar ahaan dagaaladii Muqdisho ee Sanadkii ugu danbeeyay.  Sidoo kale waxaa jirtay in isbedelka ka dhacay dunida Carabtu uu saamayn weyn ku yeeshay taageeradii Al-Shabaab ay ka heli jirtay... 

Reysalwasaaha DFKMG Soomaaliya oo sheegay in Alshabaab laga baacsaday Muqdisho.

Aug 6, 2011
Warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska ra’iisul wasaaraha DFKMG ayaa sheegay sidan: Ciidanka Dowladda oo kaalmo ka helaya AMISOM ayaa maanta ku guuleystay inay magaalada Muqdisho ka xorreeyaan kooxaha xag jirka ah ee Al-Shabaab oo ku xiran kooxda Al-Qaeda.Al-Shabaab waxey ku qasbanaadeen inay ka cararaan magaalada Muqdisho, tan oo daba joogtay dagaalo usbuucyadii la soo dhaafay ay ciidamada dowladda... 
Halkudheg:

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Magaalada Sheffield UK oo Deeq Lacageed oo ay soo direen loo qaybiyey dad ku jira Xerada Ansalooti ee Muqdisho

Aug 6, 2011
Iyadoo welii Magaalada Muqdisho ku soo qulqulayaan dadka ay saameeysey Abaaraha kuwaas oo ay ka muuqato Darxumadii iyo Dhibaatadii Abaarta ayaa Hayada SWACRO Somali Women Children Rescue Organization waxay xerada lagu magacaabo  Ansaloot  ee Degmada Xamar JabJab  ka qaybisey Deeq Lacageed  oo ay qaybinteeda u soo Wakiisheen Jaaliyada Soomaaliyeed Magaalada Sheffield UK waxaana lagu magacaabaa... 
Halkudheg:

Xarakada Al-Shabaab oo Sheegey in ay Xeelad Dagaal uga Baxeen Goobo ku yaal Muqdisho

Aug 6, 2011
Laga soo bilaabo Sanadkiii 2007 waxaa Magaalada Muqdosho iyo qaar ka mid Gobolada Soomaaliya ka jirey  dagaalo aad u qaraaraa waxayna Dagaalada Xoogooda dhaceen Magaalada Muqdisho waxaana Dagaaladaas ay galaafteen Kumanaan Soomaaliyeed waxaana ku dhaawacmey kumaan kale iyadoo sidoo kale ay ku barakaceen dad lagu qiyaasi karo 3 Milyan oo qof kuwaas oo ku dandareysan Daafaha Magaalada Muqdisho Xuduudaha... 
Halkudheg:

Sideen u Fahamnaa Quraanka? Q: 4aad

Aug 6, 2011
Kitaabka Qur’aanku waa Keydka ugu weyn uguna Qaalisan ee Muslimiinta Maanta Caalamka ku Nool Gacantooda ku jira, waana Isha Koowaad ee lagu Dhiso Caqiidada, Cibaadooyinka iyo Sharciga Diinta Islaamka,….   Suurada 5aad Al-Maaidah: Suuradan waa Suurada 5aad marka loo eego Musxafka Quraanka, waxaa loogu magac Daray Al-Maa’idah si ay u Waarto Xusuustii Mucjizadii la siiyay Nabi Ciise Markii... 
Halkudheg:

Ka Leexo Siyaasadday ku guuldaraysteen R Wasaareyaashii xilka kaaga horeeyay

Aug 6, 2011
Warqad furan oo ku socota Ra’iisal Wasaare Prof. Cabdiweli M. Cali Ujeedo: Ka Leexo Siyaasadday ku guuldaraysteen R Wasaareyaashii xilka kaaga horeeyay   Mudane Ra’iisal Wasaare, waxaan kugu salaamayaa salaanta islaamka, assalaamu calaykum wa raxmatullaahi wa barakaatuhu. Waxay igu dhalatay inaan kuu soo gudbiyo fartiintaan gaaban oo naseexada huwan, markaan maqlay sida shacabka Soomaaliyeed... 
Halkudheg: