Home » Archive Maalinta August 24th, 2011
Jaaliyadda Soomaaliyeed ku nool Gobolka FAGERSTA ee Sweden oo soo Dhiibey Deeq Lacageed Barakacayaasha Abaaraha .
Deeqdani oo ay soo direen Soomaalida ku nool Gobolka FAGERSTA ee Dalka Sweden ayaa waxay u soo wakiisheen Xubin ka mid ah Gudiga Culimada & Ganacsatada Gurmadka Degdega ee Abaaraha .
Walaalaha Soomaaliyeed oo iska soo Aruuriyay lacag Gaareeysa $1,600 ( kun iyo lix Boqol Doolar) ayaa waxay ugu tala galeen in la gaarsiiyo walaalahooda soomaaliyeed Gaar ahaan waxaa la gaarsiiyay Gabdho...
Ra’iisul Wasaaraha oo maanta booqday Naafada Ciidanka Xooga dalka deeq daawo ahna gaarsiiyay Isbitalka Martini
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka KMG ah ee Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali ayaa maanta booqday Naafada Ciidanka Xooga dalka Soomaaliyeed ee ku nool gudaha Isbitalkii Martini isagoo dhinaca kalena deeq daawo ah ku wareejiyay maamulka Isbitalkaasi Martini.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa u kuurgalay xaaladda nololeed ee ay ku noolyihiin Naafada xooga dalka Soomaaliyeed oo mudadii labaatanka...
Kulan la doonayo in Qaaraan loogu ururiyo Wadamada Abaarta Saameeysey oo maanta ka furmaya Adis-Ababa
Iyadoo weli Beesha caalamka ay wado gargaarkii la gaarsiinayey dadka Soomaaliyeed ay abaaraha Saameeyaan ayaa waxaa Maalinta berri ah oo ku beegan 25 Ogoosto waxaa Magaalada Adis –Ababa ee Dalka Itoobiya kulan balaaran isugu imaan doonaan Madax ka tirsan Midowga afrika , waxaana kulankaan Qaaraan loogu aruurin doonaa dadka ay abaaraha Saaameeyeen ee ku nool Wadamada Geeska Afrika gaar ahaan...
Shareecadda iyo Al-shabaab (2)
Qeybtan labaad waxaan kaga hadlayaa DR. C/siis Abuu fadal oo ahaa nin Masri ah oo saaxiib la ahaa Ayman Al-dhawaahiri,dhawr sifooyinna ay wadaageen sida in ay isla ahaayeen labo Dhakhtar, waxayna kaloo ka wada tirsanaayeen Xarakada Jihaad Islaamka ee Masar oon horay u soo sheegay in ay ka danbeeyeen Dilkii Anwar Saadaat.
DR. C/siis Ayman wuxuu kaga fiicnaa dhanka Cilmiga Islaamiga ah sidaas darteed...