Home » Archive Maalinta August 19th, 2011

Rajab Ordegan Waa Nin Cayn Kee ah

Aug 19, 2011
Waxa Magaalada Muqdisho ku sugan Raiisul Wasaaraha Turkiga Rajab Dayib Ordegan iyo Wafdi aad u  balaaran , waxaana Booqashaada lagu tilmaamey midii ugu balaarneyd ee Muddo labaatan sanno Ruux Darajadaas leh uu ku yimaado Magaalada Muqdisho , waxayna Booqashadaan lagu micneeyey Mid Ordegan uu ku doonayo in Beesha Caalamka uu ku soo jeediyo Xaalada Soomaaliya Xiligaan ka taagan  hadaba  waa nin... 
Halkudheg:

Maxaa Dhacay intii uu Raiisul Wasaaraha Turkiga uu ku sugnaa Magaaladda Muqdisho

Aug 19, 2011
Markii uu soo gaarey Raiisul Wasaaraha Turkiga Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde ee Magaaladda Muqdisho ayaa waxaa dhacay in Diyaarad  ka mid ahaa Diyaaradhii la socdey Raiisul Wasaaraha waxaa soo gaarey Waxyeelo ka dib markii uu Dab kacay markii ay Diyaarada soo Caga dhiganeysey Garioonka , hase yeeshee waxaa lagu waramey in aysan Cidna wax ku noqon , waxaa Diyaaradaas u Gurmadey Gaadiidka Dab... 
Halkudheg:

Faahfaahin Dheeraad ah oo ku saabsan Booqashada Rajab Ordegan ee Muqdisho.

Aug 19, 2011
Waxaa maanta oo Bishu tahay 19 Ogoosto  Magaalada Muqdisho soo gaarey Wafdi aad u balaaran oo uu Hogaaminayey Raiisul Wasaaraha Turkiga Rajab Dayib Ordegan waxaana ku wehliyeyXubno ka tirsan Qoyskisa,  sida Haweenta uu qabo iyo Saddex Caruur ah uu uu dhaley oo ahaa laba Gabdhood iyo Wiil  waxaa kaloo ka mid ahaa Xildhibaano ,Wasiiro iyo Ganacsato u dhalatey Wadankaas , waxayna Wafdiga Raiisul... 
Halkudheg:

Raiisul Wasaaraha Turkiga oo Booqasho kuyimid Muqdisho

Aug 19, 2011
Ra’iisul Wasaaraha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan (Rajab Dayib), ayaa maanta, Jimce Agoosto 19, 2011, waxa uu booqasho ku yimid magaalada Muqdisho. Waftiga Rajab Dayib waxaa garoonka diyaaradaha ee Muqdisho ku soo dhaweeyey xubnaha ugu sareeya DFKMG. Warbixintii hore (Aug 17, 2011) Muqdisho oo si weyn ugu Diyaargarowdey Imaanshaha Raiisul Wasaaraha Turkiga Waxaa la filayaa in maalinta Khamiista... 
Halkudheg:

Isbedelka Dunida ka socdaahi waa dib usoo noolaashada Soomaaliya.

Aug 19, 2011
  Subxaana muqayiril axwaal: Soomaalidu waxeey ku mahmaahdaa ‘’Qeeyla yeertaa qoon ayey qeeyr utahay” Waxaa aad dareenkeeyga usoo jiitay isbedelada lama filaanka ah ee Dunida kasocda kuwaasi oo igu dhaliyey feker ah ineey suurta gal weeyn tahay in Soomaaliya dib ugu soo laabato Dunida iyadoo Maamul, kala danbeeyn iyo nabadi ka jirto 21 sano kadib. Hadii aad u fiirsato isbedelada dunida... 
Halkudheg:

Sideen u Fahamnaa Quraanka? Q: 20aad

Aug 19, 2011
Suurada 70aad Al-Micraaj: Suuradaan waxaa loogu Magac daray Al-Micraaj oo ah Macno ahaan kor u fuulid, maadaama ay Suurada soo Hadal qaaday Malaaigta Samada Kor u Fuusha, waxaa kaloo Suuradan loo yaqaan Sa’ala oo ah kalimad ay ku Bilaabato Suurada. Suuradan waa Makiyah, Cadadka Aayadaheeduna waa 44Aayadood, waxa ayna soo Dagatay Suurada Al-Xaaqqah ka dib, waxa ayna Musxafka kaga Beegan tahay Bilowga... 
Halkudheg:

Sideen u Fahamnaa Quraanka? Q: 19aad

Aug 19, 2011
Suurada 67aad Al-Mulki: Suuradan waxaa loogu Magac daray Al-Mulki maadaama ay ka Hadasho Mulkiga Alle (Cw) inuu Koobay wax kasta sida Koonka Insaanka iyo waxa walba uu Koonka ku Dhex jira. Suuradan waa Makiyah, Cadadka Ayadaheeduna waa 30 Aayadood, waxa ayna soo dagatay Suurada Adh-Dhuur ka dib, waxa ayna Musxafka kaga Beegan tahay Biloowga Juzka 28aad. Macnaha Guud ee Suurada Al-Mulki: Suuradaan... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...