Home » Archive Maalinta August 18th, 2011

Go’aamadii Shirkii Wadatashiga DPL iyo Waxgaradka G. Mudug

Aug 18, 2011
Waxa 16 bisha Agosto 2011, Xarunta Madaxtooyadda Dowladda Puntland ee Garoowe shir wadatashi ah ay Dowladdu ugu yeertay odayaasha dhaqanka, aqoonyahanka iyo waxgaradka Gobolka Mudug, iyadoo qodobada laga wadatashanayey ay ka mid ahaayeen: arrimaha amniga, maamulka iyo horumarinta. Waxaa si weyn looga falanqooday meelaha dhaliilahu ka jiraan ee Hay’adaha Dowladda ee heer Gobol iyo dhinaca dadweynahaba. Intaas... 
Halkudheg:

Wadamada islaamka ma ka dhabeyn doonaan Lacagata 350 Milyan oo ay ugu deeqaan dadka Soomaaliyeed

Aug 18, 2011
Waxaa dalka Turkiga lagu soo gabagabeeyey Kulan ay isugu yimaadeen Wadamada islaamka , waxaana kulkankaas ujeedadiisu ahayd sidii gargaar Balaaran loogu fidin lahaa dadka Soomaliyeed ee ay Abaarta Saameesey , waxaana kulankaas ka qaybgaley 53 Dowladood oo islaam ah , waxaana kulankaan Marti geliyey Dowladda Turkiga oo iyadi ku cadaadisey Wadamada Islaamka in ay isku Daraan Qaaraan Balaaran oo la siiyo... 
Halkudheg:

Reysalwasaaraha DFKMG Xaaskiisa oo maanta deeq gaarsiisay barakacayaasha

Aug 18, 2011
Marwada Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka KMG ah ee Soomaaliya Marwo Hodan Siciid Ciise ayaa maanta deeq isugu jirtay lacag iyo dhar u qeybisay qoysas barakacayaal ah oo ku jira Kaam lagu magacaabo Koorsan oo ku yaala gudaha magaalada Muqdisho. Kaalmadan ayaa waxaa u soo wakiishay Marwo Hodan Siciid Ciise dad samafalaal Soomaali ah oo ku nool magaalada Buffalo ee dalka Mareykanka waxayna cadadkeedu... 
Halkudheg:

Hay’adda Humanitarian African Relief Organization (HARO) oo Deeq Gargaar Gaarsiisey…..

Aug 18, 2011
Waxaa weli si Xawli ah  ku socda Gargaarka la gaarsiinayo dadka ay saameeysey Abaaraha  ee ku sugan Gobolada Koonfureed ee Soomaaliya iyadoo taasi ay jirto ayaa Hayadda Humanitarian African Relief Organization (HARO)  waxay  gargaar aad u balaaran maanta  ay  gaarsiiseen Qoysas dhibaato ka soo gaartey Abaarta  waxayna Qoysaskaas ay ku jireen Kaam lagu Magacaabo Siliga ama Beedle ee Magaaladda... 
Halkudheg:

Sideen U Fahamnaa Quaaranka? Q: 18aad

Aug 18, 2011
Suurada 62aad Al-Jumcah: Suuradan waxaa loogu Magac daray Al-Jumcaha maadama ay ka Hadasho Axkaam ku Saabsan Salaada Jumcaha, waxa ayna Muminiinta uga yeertaa in ay u Dagdagaan Gudashada salaada Jimcaha. Suuradan waa Madaniyah, Cadadka Aayadaheeduna waa 11 Aayadood, waxa ayna soo Dagatay Suurada As-Saff ka dib, waxa ayna Musxafka kaga Beegan tahay Biloowga Qeyta Labaad ee Juzka 27aad. Macnaha Guud... 
Halkudheg:

Sideen u Fahamnaa Quraanka? Q:17aad

Aug 18, 2011
Suurada 57aad Al-Xadiid: Suuradan waxaa loogu Magac Daray Al-Xadiid (Birta) Maadama Magaca Birta lagu Sheegay, iyo in Birtu tahay Awooda Insaanku Nabad iyo Colba uusan uga Maarmin iyo inuu u Kaashado Horumarkiisa. Suuradan waa Madaniyah, Cadadka Aayadaheeduna waa 29 Aayadood, waxa ayna soo Dagatay Suuralad Zalzala ka dib, Juz ahaana waxey Musxafka kaga Beegan tahay Dhamaadka Juzka 26aad. Macnaha... 
Halkudheg:

Sideen u Fahamnaa Quaraanka? Q:15aad

Aug 18, 2011
Suurada 49aad Al-Xujuraat: Suuradan waxaa loogu Magac daray Al-Xujuraat, Madaama uu Allaah (Cw) kusoo Hadal Qaaday Guryihii Nabiga Suubanaa (Scw) Suuradan waa Madaniyah, Cadadka Aayadaheeduna waa 18 Aayadood, waxa ayna soo Dagatay Suurada Al-Mujaadalah ka dib. Juz ahaana Musxafka wxa ay kaga Beegan tahay Bartaamaha Juzka 26aad. Suuradan waxaa Xasuusin Mudan Magaca Muminiinta Naado ku socota ayaa Hal... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...