Home » Archive Bisha November, 2010

Ciid-ul-Adxa Talaado, November 16 iyo Masjid Abubakar oo idiin soo diyaariyey, Minneapolis Convention Center

Nov 12, 2010
Abubakar As-Saddique Islamic Center Wuxuu idiin soo diyaariyey Minneapils Convention Centre 7:00 am – 9:00 am Ciid-ul-Adxa Talaado, November 16, 2010 Ogaysiiska Ciida Waxaa illaahay Mahadiis ah inaan markale  idin lawadaagno u diyaar garowga Ciidul Adxa. Ilaahayna waxaan waydiisanaynaa inuu inoo fududeeyo imaana nagu garsiiyo. Xarunta Ububakar As-Saddique Islamic Centre Waxay ogaysiinaysaa dhamaan... 
Halkudheg:

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo soo dhaweeyey Talaabadii Ciidamada Amisom ka qaadeen Xildhibaanada

Nov 12, 2010
Xildhibaan Aadan Cabdulle “Maalinka Sabtida kalfadhi ayaan ku yeelaneynaa Golaha Shacabka xitaa haddi ay ishortaag nagu sameeyaan Amisom” Iyadoo Maalintii shaley ahayd ayaa Ciidamada Amisom xoog uga saareen Xarunta Golaha Shacabka Xildhibaano doonayey in ay ku yeeshaan kalfadhi ku aadan Mooshin ka dhan ah Gudoomiyaha Baarlamaanka ayaa qaar ka mid ah Xildhibaanada Taageersan Gudoomiyaha Baarlamaanka... 

Siminaarka Macalimiinta Garsoorayaasha Kubadda Cagta oo ka furmey Dalka Tansaaniya

Nov 12, 2010
Magaalada Dar Salem ee dalka Tanzania waxaa ka soconaya tababar caalami ah oo loo qabanayo macalimiinta garoorayaasha Qaarada Afrika, waxaana Soomaaliya tababarkaas ku matalaya 4 macalin oo horay garsooreyaal caalami ah u ahaan jiray. Seminaarkan oo magiciisu yahay {FUTURO III course} oo ay qabanaqaabiso FIFA ayaa waxaa ka qeyb gala dhamaan wadamada adduunka iyadoo afrika loo kala qeybiyo 2 qeybood... 

Ciidamada Amisom oo kala eryey Xildhibaano ku shiri lahaa Golaha Shacabka kuwaas oo la sheegey in ay Mooshin ka keeneen…

Nov 11, 2010
Iyadoo Arbacadii lagu wadey in Golaha Shacabka kulan ku yeeshaan Xildhibaano ka tirsan Golaha Baarlamaanka kuwaas oo la sheegey in ay ka doodi lahaayeen Khilaaf mar kale soo kala dhexgaley Madaxweyne Shiikh Shariif Shiikh Axmed iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Shariif Xasan Shiikh Aadan,  waxaana lagu waramey in xildhibaanadaan ay ahaayeen kuwo taageersan Madaxweynaha DFKMG, waxayna Mooshin ka dhan ah... 
Halkudheg:

Dhallinyaradii danbiyada loo haystay oo markale la keenay maxkamad kutaala magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota.

Nov 11, 2010
12-kii Dhallinyaro ee ciidammada ammaanka dalka Mareykanku ay xabsiga u taxaabeen maalintii Isniinta ahayd, ayaa shalay oo talaado ah iyo maanta oo arbaco ah markale la keenay maxkamad kutaala magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota. Dhallinyaradan eedeysan  ayaa iskugu jira rag iyo dumar ay 11 Soomaali yihiin, halka hal will uu isagu ajnabi yahay. Sidoo kale dhallinyaro kale oo Soomaali ah, tiradooduna... 
Halkudheg: ,

Warbixin: Booqashadii Sh. Maxamed Idiris ee Jaaliyadda Soomaaliyeed Suudaan, Muxaadarona u jeediyey

Nov 10, 2010
Waxaa habeen nimadii arbacada ee taariikhdu ahayd 20/10/2010 dalka Sudan booqasho gaaban ku soo gaaray fadiilatu Sh.MAXMED IDIRIS AXMED, sheekha oo sudan ay ku marti qaaday kuna soo dhawaysay Raabidada Ardada Soomaaliyeed ee Caalamiga ah ayaa wuxuu durbaba bilaabay nashaadaad dacwi ah oo lagu tawjiihinayo jaaliyadda soomaaliyeed, sheekha ayaa habeen nimadii Sabtida 22/10/2010 muxaadaro wayn oo siwayn... 
Halkudheg:

Hayada COGWO oo Caruur Xanuunsan oo Dalka wax looga qaban waayey Howlo Caafimaad ugu qaaday Magaalada Nairobi

Nov 10, 2010
Hay’ada COGWO ee Fadhigeedu yahay Magaalada Muqdisho ayaa Maanta waxay Muqdisho ka dhoofiyeen Bukaano u badnaa Caruur kuwaasoo xanuuno kala duwan qabay islamarkaana dalka wax looga qaban waayay.- Halkan ka daawo sawirada Ilaa 7 Caruur ah iyo waalidiintooda ayay Hay’ada COGWO Maanta ka dhoofisay gaoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho iyadoo loo qaaday isbitaalo ku yaal Magaalada... 
Halkudheg:

AXKAAMTA XAJKA IYO CIMRADA

Nov 9, 2010
HORDHAC Risaaladaan waxaan ugu tala galay inaan hadlo axkaamta xajka iyo cimrada sida arkaanta waa jibaadka sunooyinka iyo wixii ka xaaraam ah xaajiga inta uu xarman yahay risaaladaan waxaan ugu talagalay xujeeyda soomaalida inay kafaa’iideestaan maadaama aan soomaali ku qoray risaaladaan waxaan u qoray alla dartii iyo inaa ku moodo maalin aysan dadka anfaceynin maal iyo wiilal. XAJKA LUQA AHAAN... 
Halkudheg: ,

Soomaali Dacwooyin looga soo oogay Saddex Gobol oo Maraykan ah

Nov 9, 2010
Waxaa Isniintii (Nofember 8, 2010) aroortii hore iyo habeen hore saqdii dhexe si lama filaan ama kadis ah guryahooda loogu yimid oo lana xir xiray sadex iyo labaatan qof oo 22 kamid ahi ay yihiin Soomaali. Dhamaan dadkan la raadinayo oo ay tiradoodu gaareyso 29 ayaa waxaa hada la hayaa 23 kamid ah, halka 6 qof wali la baadi goobayo, lana la’yahay. Saddex gobol oo Maraykanka kamid ah, kala ahna Minnesota,... 
Halkudheg: ,

Dhul-badeedka Soomaaliyeed Wuu Leeyahay Soohdin Cabbiran

Nov 8, 2010
Magaceygu waa Bashiir Shiikh Maxamed, waxaanan ahay diblomaasi Soomaaliyeed oo ka soo shaqeeyay safaaraddii Soomaalida ee Stockholm xiligii uu safiirka ka ahaa halgamaagii weynaa ee ee Cabdulaahi Ciise Maxamuud (Alle ha u naxariistee). HALKAN KA AKHRI WARBIXINTA OO DHAMAYSTIRAN… Warbixinta Bashiir Sh. Maxamed AKHRI HALKAN…. Qoraalka oo dhamaystiran ka akhri Halkan….  Read More →
Halkudheg:

Weli Ma Quusannin Waraabayaashii Baddu!!

Nov 8, 2010
Maanta (21 May 2010) waxaa ka furmay magaalada Istanbul ee waddanka Turkiga shir saddex maalmood soconaya oo looga hadlayo arrimo muhiim ah oo khuseeya Soomaalida. Shirka waxaa garwadeen ka ah Ururka Qaramada Midoobay, mana aha midkii ugu horreeyay ee noociisa oo kale ah. Waxaa horay shirar la sheegay in looga hadlayo arrimaha cakiran ee Soomaaliya lagu qabtay magaalooyinka New York (USA), Oslo (Norway),... 
Halkudheg:

Qaabkii loo Magacaabi lahaa Golaha Wasiirada oo ay qoorta isugula jiraan Mas’uulyiinta sarsare ee Dowladda FKMG

Nov 7, 2010
Dhowr jeer ayaa waxa uu dib u dhac ku yimid magacaabista Golaha Wasiirada ee Xukuumadda Ra’isul Wasaaraha DFKMG Farmaajo, waxaana lagu waramay in dhowr jeer la tirtiray liisas uu soo gudbiyey Ra’isul Wasaaruhu kadib markii ay ku qanci waayeen mas’uuliyiinta sare ee Dowladda FKMG oo ay ugu horeeyaan Madaxweyne Sheekh Shariif iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Shariif Xasan Sheekh Aadan. Sababaha dib... 
Halkudheg:

Macnaha dib-u-heshisiin | C/wahab Baajeey

Nov 7, 2010
Waxaa maqaalkan fasiraad looga bixin doonaa macnaha erayga dib-u-heshisiin iyo qaabka dib-u-heshisiin looga fulin karo dalka Soomaaliya. Inta aanan u guda galin xaaladda Soomaaliya, aan marka hore meel dhigno macnaha erayga iyo goorta ay munaasab ama lagama maarmaan tahay dib-u-heshisiin. Macnaha Waxaa hubaal ah in is af-garawaa uu imaan karo, mar hadii ay kulmaan aadane, xaywaan ama kooxo. Is af-garwaa... 
Halkudheg:

NGOyada Nairobi iyo Addis Ababa oo u ooyaya halyeygoodii aqalaka Senateka Russ Feingold

Nov 7, 2010
Hay’adahan degan Nairobi iyo Addis Ababa waxay waayeen saaxiib qaali ah oo u joogay aqalka senate-ka ka dib markii laga badiyey Senator Russ Feinfold oo laga soo dooran jirey gobolka Wisconsin. Ruug caddaaga siyaasadeed waxaa uu ahaa senator mudo 18 sano ah, waxaana uu ahaa senator liberal ah oo caan ah. Sababta NGOs ka qaylasiisay ayaa waxay tahay ayagoo ka cabsi qaba saaxiibkii la isku halayn... 
Halkudheg:

THE NEW PRIME MINISTER: KNOW WHAT YOU ARE GETTING INTO FIRST | Uluso

Nov 7, 2010
The New Prime Minister was appointed on October 14, 2010 and October 20, 2010 the President and the New Prime Minister went to Parliament to plead confirmation but a block led by Sharif Hassan, the Speaker blocked and the speaker insisted that the vote a secret ballot instead of the usual of raising hands. However, it is reported that a deal was struck between the President, the Speaker and Prime Minister,... 
Halkudheg: ,

Ra’iisul Wasaaraha DFKMG oo Warsaxaafadeed ka soo saaray colaadda Gobolada Dhexe

Nov 6, 2010
Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa kulan la yeeshay xildhibaano iyo odayaal ka soo jeeda gobolada Dhexe ee Soomaaliya, waxana uu u ballan qaaday in uu guddi u xilsaarayo sidii loo joojin lahaa colaada G/dhexe, sida ku cad warsaxaafadeedka hoose oo Jimcadii ka soo baxay xafiiska ra’iiusl wasaaraha DFKMG. War-saxaafadeed Jimce, 05.11.2010: Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka KMG ah ee Soomaaliya... 
Halkudheg:

Somalia, US, and the Dual-Track Letdown

Nov 5, 2010
Somalia in particular and Horn of Africa in general are at such a volatile stage that any misstep — domestic or foreign — could only further exacerbate that perilous condition. One such potential misstep gathering cloud is the recently proposed US foreign policy toward Somalia known as the Dual-Track approach. First, a brief background: In 2006 — over a decade after the infamous... 

Xildhibaano Farriin adag u direy Ra’iisul Wasaaraha DFKMG Maxamed Cabdulaahi Farmaajo

Nov 5, 2010
Markii dhawaan xildhibaanada Baarlamaanka codka kalsoonida ay siiyeen Ra’isul Wasaaraha cusub ee Dowladda Federaalka Max’ed C/llaahi Farmaajo ayaa qaar ka mid ah xildhibaanada Baarlamaanka waxay u soo jeediyeen Ra’isul Wasaaraha DFKMG in uu soo dhiso dowlad tayo wanaagsan leh isla markaana dalka ka samatabixin karta dhibaatooyinka maanta haysta. Xildhibaan Axmed Cumar Gaagaale oo ka mid ah xildhibaanada... 
Halkudheg:

Faahfaahin dheeraad ah oo ka soo baxeysa dhaawaca halis ah oo loo gaystay weriye Xasan Matoore

Nov 4, 2010
Habeenkii Arbacada ayaa Degamada Afgooye ee Gobalka Sh/hoose kooxo ku hubeysan Bistoolado ayaa meel ku dhow gurigiisa waxa ay rasaas la beegsadeen weriye madaxbanaan oo lagu magacaabo Xasan Max’ed Abiikar (Xasan Matoore), waxaana la sheeg ay in weriyaha looga tagay mayd ahaan kadib markii ay ku dhaceen ilaa iyo afar xabadood. Dhaawaca Xasan Matoore ayaa la sheegay in uu ahaa mid halis ah waxaana... 
Halkudheg: ,

Soomaalida Deggan USA ee haysata Sharciga Kumeel gaarka ah ee TPS oo waqtiga loogu daray 18 bilood

Nov 3, 2010
Amy Klobuchar oo ka tirsan Aqalka Senate-ka Maraykanka ayaa Warsaxafadeed ay ka soo saartay Washington waxay shaaca kaga qaaday in Talaadadii (November 2, 2010) laanta socdaalka dawladda Maraykanku ay muddo 18 bilood ah kordhis ku samaysay sharciga kumeel-gaarka ah ee loo yaqaan Temporary Protected Status (TPS), taas oo loo kordhinayo Soomaalida ku dhaqan Maraykanka ee fiisadaaas hore u haystey. Sharciga... 
Halkudheg:

Ra’isal wasaaraha DFKMG oo kulan la qaatay Wafdi ka socday Qaramada Midoobay oo ay hogaaminaysay haweenayda kaaliyaha u ah xoghayaha guud ee qaramada midoobay ee dhinaca Caruurta la Askareeyo.

Nov 3, 2010
Muqdisho: Ra’isal wasaaraha Soomaaliya ee uu dhawaan ansixiyay Baarlamaanka Soomaaliya mudane Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa maanta kula kulmay magaalada Muqdisho Wafdi ka socday Qaramada Midoobay oo ka koobnaa 7 Xubnood, islamarkaana ay hogaaminaysay Kaaliyaha Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Caruurta lagu Askareeyo goobaha ay dagaalada ka jiraan Haweenayda lagu magacaabo Miss... 
Halkudheg:

Somalia Embassy sale case to be known on December 7

Nov 2, 2010
By Evelyn Kwamboka.. The High Court has deferred delivery of judgment of a case involving sale of Somali embassy building to December 7 High Court Judge, Justice Msagha Mbogoli said the judgment of the case involving the controversial sale of Somalia State land in Nairobi at the height of a civil war will be known next month. Justice Mbogholi said he will deliver the landmark judgment that will end... 
Halkudheg:

Ra’iisul Wasaaraha DFKMG Maxamed Cabdullaahi Maxamed oo la dhaariyay

Nov 2, 2010
Munaaabad balaaran ayaa Isniintii (Nov 1, 2010) lagu qabtay xarunta madaxtooyada ee Villa Somalia taasoo lagu dhaarinayay Ra’iisal Wasaaraha cusub ee xukuumada Federaalka KMG ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) oo ay shalay codka kalsoonida ah siiyeen mudayaasha Baarlamaanka. Munaasabadan oo aad loo soo agaasimay ayaa waxaa ka soo qeyb galay madaxweynaha dowladda FKMG ah... 
Halkudheg:

Cambaareyn aad u kulul oo loo jeediyey Ciidamada Amisom ee Xasuuqaya dadka Rayidka ah

Nov 1, 2010
Waxaa isa soo tarayaa Cambaareynta loo jeedinayo Ciidamada Amisom ee maalin kastaa Madaafiicda la dhacaya dadka Rayidka ee ku nool Qaybo ka mid ah Magaalada Muqdisho iyadoo Duqeyntii ugu dambeysey ay ku dhinteen dad gaaraya ilaa 20 qofood waxaa ku dhaawacmey ilaa 80 qofood kuwaas oo dhamaantood ahaa dad rayid ah oo Guryahooda iyo Goobahooda ganacsiga ugu tagtey Madaafiicda waxayna Cambaareyntii ugu... 
Halkudheg: ,
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...