Home » Archive Maalinta November 26th, 2010

Raiisul Wasaare Farmaajo oo looga digey in uu dib u soo nooleeyo Heshiiskii Badda ee Fashilmey

Nov 26, 2010
Midowga Yurub oo  Golaha Baarlamaanka Soomaaliya  ku Cadaadinayo in la Ansaxiyo Dawladda Farmaajo – Wareegga Labaad ee Difaaca Badda Soomaaliya  — — SII AKHRI…  Read More →
Halkudheg:

Faahfaahin dheeraar ah: Nin reer Minneapolis ah oo lagu diley Muqdisho

Nov 26, 2010
Faahfaahin dheeraad ah oo ka soo baxaysa Dil loo geystey Nin Raiisul Wasaare Farmaajo uga yeerey Minneapolis oo lagu diley Muqdisho Waxaa Arabacadii  Magaalada Muqdisho lagu Diley nin Ganacsato ah oo gobolka Minnesota ee  Dalka Mareykanka ugu Yimid in gacan siiyo Raiil Wasaare Maxamed Cabdulaahi Farmaajo Waxaana Ganacsadahaas lagu magacaabaa Bashir Axmed Cabdi  oo da’diisu ahay 51 Sanno wuxuuna... 
Halkudheg:

Tacsi: Sheekh Axmed Xaaji Yusuf Nuur Jamac oo ku geeryoday magaaladda Garowe

Nov 26, 2010
Waxaa dhamaan dadkaan oo kala joga Canada iyo America tacsi u dirayaan dhamaan qoyska reer Xaaji Yusuf Jaama in samir iyo imaan ilaahay kasiiyo, Sheekh Axmed Xaaji Yusuf Nuur Jamac oo ku geeryoday magaaladda Garowe Nov-24-2010. Waxan Ilaahay uga baryaynaan in Janaddii Fardowsa ka waraabiyo Amiin Amiin Amiin. 1. Axmed Dine Gure 2. Saciido Darman Xassan 3. Sheekh Adam Maxamed Ciise 4. Kamil  Dahir... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...