Home » Archive Maalinta November 14th, 2010

STATUS OF SEIZED VESSELS AND CREWS IN SOMALIA, THE GULF OF ADEN AND THE INDIAN OCEAN

Nov 14, 2010
(ecoterra – 14. November 2010) Please note a new additional EMERGENCY HELPLINE number: +254-719-603-176 STATUS-SUMMARY: Today, 14. November 2010, 10h00 UTC, at least 31 foreign vessels plus one barge are kept in Somali hands against the will of their owners, while at least 568 hostages or captives – including a South-African yachting couple and still the 5 hostages from Somaliland suffer... 
Halkudheg:

Warbixin dheer oo ku saabsan Qaabkii lagu sii daayey Lamaanahii Ingiriiska

Nov 14, 2010
. Madaxfurasho gaaray $ million oo doolar ayaa lagu siidayey lamaanaha u dhashay UK, sidaas waxaa sheegay TV-ga SKYNews (UK) . Markii hore burcaddu waxay sheegteen 7 million doolar, laakiin hadda waxaa la siiyey burcadda $1 million doolar, sidaas waxaa qortay THE SUN (UK) . Burcadda waxaa la siiyey $1 million, lacagtaas oo qaar ay iska soo ururiyeen jaaliyadaha Soomaaliyeed, waxaana dhici karta in... 
Halkudheg:

YAA NAGA DAAYA FEDERAL IYO 4.5, OO DHAQANKEENA GARANAYA

Nov 14, 2010
Ka soo billow dowladihii dibjirka ahaa ee aysan somalida lahayn, ee laga kala keenay jabuuti iyo Kenya, waxaa marnaba la maarayn la’yahay federal iyo 4.5. taasoo ay shacabku marin waayeen inay aqbalaan, sababtoo ah dadku ma garanayaa waxay ka dhigan tahay 4.5 iyo federalism. Dadka somalida ah waa dad caqli u saaxiib ah, waxkastana ay kala weyn tahay qabyaalada, waana halka cudur ee ay leeyihiin. Markaan... 

Guddoomiyaha Jaamacadda Nugaal University Prof. Lafole oo ka warbixiyay safar iyo shirar uu u qabtay Jaaliyadaha dibadda

Nov 14, 2010
Warbixin uu  jeediyay ardayda Jaamacadda Nugaal muxaadarro ka hadlaysa safarkiisa….. Waxa caawa lagu qabtay hallka shirarka ee Jaamacada Nugaal University muxaadaro uu warbixin kaga jeediyay Guddoomiyaha Jaamacadda Nugaal Professor C/risaaq Lafoole hadaba xafladda ayaa u dhacday sidan: Ugu horrayn waxa hadalka lagu furay aayadaha qur’aank kariimka iyo wacdi lagaga  hadlay muhiimadda... 
Halkudheg: ,

Waa su,aale Wasiir beeshiina ah iyo wadanka keebaa wayn?

Nov 14, 2010
(wax iswaydiini ma xumee wax is waydaariskaa daran) Waxaan maanta qalinka u qaatay inaan  faalo yar oo kooban ka idhaahdo  wacyiga umada soomaaliyeed iyo waqtiga lagu jiro. Sida aan markhaatiga ka wada nahay waxaa la soo maray marxalado mid waliba lahayd taariikhdeeda , mugdi fara badan iyo meertooyin adag. Qof  kasta oo soomaliya oo mudakar ah ama qaangaar waxaa uu  ogyahay wadcanka... 

SHEIKH MAXAMED KHADAR IYO DOORKIISII DACWADEED

Nov 14, 2010
EE WAQOOYIGA   MARAYKANKA.iyo xaaladiisa(Diyaariye  sh abul-fadli)(Qaybta1aad) Sheikh Maxamed Maxamuud(Sh.maxamed khaddar)Waxaa uu ahaa iimaamkii iyo khadhiibkii masaajidka Al-anssar ee Magaalada Sandiego,Gobalka Calaforniya ee Wadanka Maraykanka.Sheikh Maxamed Waxaa lagu xiray todobaad ka hor Isla magaaladaas uu ka ahaa iimaamka.Waa suno ama waa dhariiq rabaani ah oo xikmada illaah ay ku dureersatay,in... 
Halkudheg: ,
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...