Home » Archive Maalinta November 28th, 2010

Warbixin dheer oo ku saabsan nin Jarmal ah oo falal anshax xumo ah ku sameeyey Haween ku nool Magaalada Hargeysa

Nov 28, 2010
“Siilaanyo ma wuxuu raaligelin doonaa Reer Yurub Mise Shacabka Somaliland” – Waxaa isa soo taraya carada dadweynaha ee ku aadan nin Jarmal ah oo lagu magacaabo Gunter Bischos oo mudo 13 sano ah ku noolaa maamulka Somaliland gaar ahaan Magaalada Hargeysa kadib markii la helay Canjalooyin Video ah oo uu ka duubay dhowr Haween oo ku nool Magaalada Hargeysa, waxa uuna Video-gaasi ahaa mid muujinaya... 
Halkudheg:

Cilmi Baaris: Horumarka ganacsiga Soomaaliyeed ee Bariga Afrika

Nov 28, 2010
Xarunta Cilmi baarista iyo Horumarka soomaaliyeed oo baaris kusamaysa inta badan horumarka ay soomaalida ka samayso dhinacyada wax barashada iyo ganacsiga, ayaa daraasad ku sameysay dhaq dhaqaaqa ganacsiga soomaalida ee ka jira wadanka Kenya iyo bariga afrika. Xarunta oo daraasaddan ka samysay wadamada Kenya, ayey noo suura gashay inaan helno warbixintan ka hadlaysa horumarka dhaqan dhaqaale ee soomalida... 
Halkudheg:

Xaflad xil wareejin ah oo ay is weydaarsadeen Jaaliyaddii hore Soomaaliyeed ee Malaysia iyo hogaanka Jaaliyadda cusub

Nov 28, 2010
Kuala Lumpure, 24 Nov. 2010, Xaflad ka dhacay Jaamacadda UIA ee caasimadda dalka Malaysia ee Kuala Lumpur ayaa lagu shaaciyay si rasmi ah in Dr. Muuse Maxamuud Axmed loo magacaabay Gudoomiyaha cusub ee Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Malaysia. Xilkan cusub ee loo dhiibay Dr. Muuse Maxamuud ayaa yimid kadib markii uu gudoomiyihii hore ee Jaaliyadda dalka Malaysia Dr. Maxamed Cabaas uu waqtigiisa dhamaaday... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...