Home » Archive Maalinta November 15th, 2010

Dukumiinti ku Saabsan iibintii Guriga Safaarada Soomaaliya ee Kenya

Nov 15, 2010
Waxaa SomaliTalk.com heshay nuqullo kamid ah dukumiinti la xiriira iibsigii guriga Safaaradda Soomaaliya ku leedahay dalka Kenya, dukumiintigaas waxaa ka mid ah: Dukumiinti muujinaya taariikhdii dhulka uu ku yaal guriga Safaarada Soomaaliya, taariikhdaas oo ka soo bilaabanaysa 1930. Waxana dhulkaas la kala iibsadey 6 jeer ka hor intii aan Dawladda Soomaaliya iibsan 12/4/1973, oo xilligaas... 
Halkudheg: ,

Xaflad ay xilka kula kala wareegayeen Gudoomiyihii hore ee ardayda Soomaaliyeed ee dalka Uganad

Nov 15, 2010
iyo kan cusub ayaa waxa ay ka dhacday jaamacadda ST.LAWRENCE ee Magaalada Kampala. Xafaladdan ayaa waxa ay ahayd mid si weyn loo soo agaasimay,waxaana lagu qabtay hoolka jaamacadda ST.LAWRENCE. Halkan ka daawo Sawirada Xafladda Waxaa xafladda ka soo qeybgalay qunsulka safaaradda Soomaaliya ee dalka Syria mudane  Maxamuud Ducaale Muse(Xaaji  Kafee),qunsulka safaaradda Soomaaliya ahna sii hayaha xilka... 
Halkudheg:

Shirkadii Global Money Transfer oo Suuqa Dib ugu soo Noqoneysa

Nov 15, 2010
Shirkadda Xawaaladda Global Money Transfer oo mudo ka maqneyd suuqyada Xawaaladaha ayaa milkiilayaashii shirkaddaasi waxay haatan qorsheynayaan in goor dhow dib boorka looga jafo shirkaddaasi oo ay sheegeen in ay adeeg badan u haysay ummadda Soomaaliyeed. Shirkaddaan oo looga bartay adeeg hufan oo ay si aad ah ula dhaceen bulshada Soomaaliyeed ayaa sababaha dib loogu soo celinayo suuqa ay tahay kadib... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...