Home » Archive Maalinta November 21st, 2010

Will Rawlings unleash mosquitoes on Somalia? by Elizabeth Ohene/BBC

Nov 21, 2010
In this feature, Elizabeth Ohene, a Ghanaian journalist, considers what it might take to bring peace to Somalia. Once upon a time, former Ghanaian President Jerry Rawlings and I were friends. And it is for the sake of those bygone days that I have been worrying about him. Nothing to do with Ghana politics – on that we have agreed to disagree. I worry about him because he has been appointed the... 
Halkudheg:

Maamulka madaxweyne Cabdiraxmaan Faroole- Qeybtii 2aad

Nov 21, 2010
Maamulka Cusub ee Madaxweyne Cabdiraxmaan Sh. Maxamud Faroole Muxuu qabtay, muxuuse ka gaabiyey Qeybtii 2aad Qeybtii hore waxeynu kaga soo hadalnay arimihii uu maamulka cusub soo kordhiyay, qormadana waxaan kaga hadli doonaa inshaa’allaah isla horumarka, annagoo qormada ugu danbeysa ee 3aad uga hadli doona arimihii uu maamulka ka gaabiyey iyo talo guud oo aan u jeedinayo maamulka iyo dhammaan bulshada... 
Halkudheg:

Wasiir-xigeenkii labaad ee Golaha Wasiiradii uu Magacaabey Raiisul Wasaaraha DFKMG oo is ka Casiley Xilkii

Nov 21, 2010
“Waxaa laga baxay heshiiskii Jabuuti iyo kii Mpaagathi, sidaas daraadeed waan is casilay….” Faysal Cumar Guuleed — Markii uu Raiisul Wasaaraha DFKMG Maxamed Cabdulaahi Farmaajo uu balaariyey Golahiisa Wasirada isla markaana u ku kordhiyey 9 Sagaal Wasiiru Dowlo iyo 18 Wasiir ku xigeen ayaa waxaa isa soo taraya Mucaaradada looga soo horjeeda Dhismaha Dowladda Cusub. Waxaa Axad... 
Halkudheg:

Shirkadda Diyaaradaha Himilo Airlines oo Dib u Habeyn Heer Sare ah lagu Sameeyey

Nov 21, 2010
Shirkadda Diyaaradaha Himillo AirLines oo aad uga barteen  in ay Xamuul idiinkaga soo qaado dalka Imaaraadka Carabta  Isla markaana Muqdisho ka qaado Xamuul (Cargo) ayaa waxaa Shir Jaraaid Xafiiskiisa ku qabtey Wakiilka Shirkadda Himilo  Airlines ee Magaalada Muqdisho Daahir Xaashi Warsame wuxuuna  ku faahfaahiyey in  dib u Habeyn lagu sameeyey Shirkadaas wuxuuna sheegey  in Howlihii dhinaca... 

Warbixin: Dhismaha masjidka Tawfiiq ee Oslo Norway

Nov 21, 2010
Assalaamu Calaykum Waraxmatulaahi Wabarakaatuhu. Allah s.w. ayaa mahad dhammaanteed iskaleh. Walaalayaal waxaa dhawaan si rasmi ah u bilaabmay taariikhdu markay aheyd 18.10.2010. Masjidka Tawfiiq Islamic Center Oslo Norway Wuxuuna ku dhamaanayaa Muddo Sannad ah oo ku aaddan 30.09.2011.Wuxuuna ka kooban tahay; Basement (underground) iyo shan dabaq oo sare oo isugu jira ; Fasalo. Qaacooyinka salaadda... 
Halkudheg:

Suldaan Ciise Xasan Cumar oo xalay fiidkii lagu dilay Boosaaso

Nov 21, 2010
Allah h au naxariistee waxaa magaalada Boosaaso xalay (Nov 20, 2010) magaalada boosaaso lagu diley Suldaan Ciise Xasan Cumar. Tacsi: – Geeri Naxdin iyo Argagax Leh Dhammaan Beelweynta Cali Saleebaan ee ku nool magaalada Leicester ee dalkan Ingiriiska waxa ay si wadjir ah u canbaareynayaan falka dilka ah ee loogula kacay Suldaan Ciise Xasan Cumar oo caawa fiidkii lagu dilay magaalada Boosaaso. Allaha... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...