Home » Archive Bisha September, 2010

Maxaa ka jira in Dowlada Uganda ay soo faragelisey Khilaafkii u dhaxeeyey Shiikh Shariif iyo Cumar Cabdirashiid

Sep 20, 2010
Maxaa ka jira in Dowlada Uganda ay soo faragelisey Khilaafkii u dhaxeeyey Shiikh Shariif iyo Cumar Cabdirashiid Caasha Axmed Cabdala: Waa adag tahay in Baarlamaanku uu ka laabto Go’aan uu gaarey….. Cabdiraxmaan Faroole: Shiikh Shariif Baa hortaagan inla dhammeeyo Khilaafka Anagu waa ceshan karnaa Cumar Cabdi rashiid Iyadoo aan weli wax xal ah laga gaarin Khilaafkii u dhaxeyey Madaxweynaha... 
Halkudheg:

Bandhigga Carwada ugu weyn adduunka ee Shanghai oo Soomaaliya ka qayb gashay

Sep 20, 2010
Carwada  Shiinaha oo soo bilaabatay May 1 – October 31, 2010 waxaa Soomaaliya u matalay magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari…. Xarunta ganacsiga ee China  ee Shanghai waxaa ka socda bandhig dhaqameed iyo ganacsi lagusoo bandhigay dhaqamada Aduunka  si China oo noqotay xarunta ganacsiga aduunka ay u gu soo bandhigaan dadkooda wadamada uu gaaray ganacsigooda iyo inay fahmaan dhaqamada wadankaas... 
Halkudheg: ,

Socdaalkii Geerida Soomaaliya ilaa Yurub (8)

Sep 20, 2010
W/Q. Muxamad Idris Axmad ((Maaha Riwaayad beena ee waa sheeka dhaba oo dhacday. Qofka ay qisadu ku socoto waa mid ka mida kumanyaal Soomaaliya oo qaarna meelahaas ku dhinteen qaarna ilaahay sabata bixiyey.Waxyaabaha aad ku arki doonto waxaan usoo gudbiyey sida dadkii ay ku dhacday uga warameen..Waxaan ku leeyahay oo keliya waa inaan usoo gudbiyo qaab quruxsan intaan awoodo, laakiin asalkeeda aanan... 
Halkudheg:

Socdaalkii Geerida Soomaaliya ilaa Yurub (7)

Sep 20, 2010
W/Q. Muxamad Idris Axmad ((Maaha Riwaayad beena ee waa sheeka dhaba oo dhacday. Qofka ay qisadu ku socoto waa mid ka mida kumanyaal Soomaaliya oo qaarna meelahaas ku dhinteen qaarna ilaahay sabata bixiyey.Waxyaabaha aad ku arki doonto waxaan usoo gudbiyey sida dadkii ay ku dhacday uga warameen..Waxaan ku leeyahay oo keliya waa inaan usoo gudbiyo qaab quruxsan intaan awoodo, laakiin asalkeeda aanan... 
Halkudheg:

Shir Saxaafadeed Lagu Qabtay Magaaladda Minneapolis, MN oo lagu Cambaareeyey Falkii Foosha Xumaa ee Ka Dhacay Magaaladda Caynabo

Sep 19, 2010
Golaha Sinaanta iyo Cadaalada Soomaaliyeed ee Xaruntiisi tahay Magaalada Minneapolis,MN ayaa waxay shir jaraa’id ku qabteen xurunta Somali Federation. Shirkaasi waxaa ka soo qayb galay qaar ka mida madaxda jaaliyadda soomaaliyeed, culimada, aqoonyahanada, ardada jaamacadaha, iyo wariyayaal ka kala socday gudaha iyo idaacada caanka ah ee VOA da. Shirkaa waxaa ka hadlay madaxda ururka si wayna u cambaareeyey... 
Halkudheg:

Doorashada guud ee Iswiidhan iyo kaalinta musharaxiinta Soomaaliyeed.

Sep 19, 2010
Maanta oo ahna Axad 19ka sebtember waxaa wadanka Sweden loo dareeraya doorashooyinka wadanka oo ay dadku dooranayaan musharixiinta isu soo taagay doorashada. waxay dadka dooranayaan baarlamaanka(Riksdagen), gobolka(landsting) iyo golaha deegaanka(Kommunfullmäktige). Waxaana ku baratamay xisbiya farabadan kuwaasoo doonaya inay qabtaan maamulka wadanka. Siyaasada wadanka ayaa waxay ku dhisantahay isxulufeysi... 
Halkudheg:

U.M.I.S iyo Soomaalida Borlänge

Sep 19, 2010
Waxaa qoray: Axmed Shiil Muxumed Borlänge, Sweden ahmedshil@yahoo.com Bismillaahi wassalaatu wassalaammu calaa Rasuulilaahi Hordhac: Waxaa jirey maqaal aan qoray 14 kii bishii May ee 2007 dii, kunasoo baxay Bogga somalitalk.com, cinwaankiisuna ahaa Borlänge iyo  Somalitalk.com II, oon uga hadlay noloshada bulshada soomaaliyeed ee markaa kunoolayd magaaladan.  Maadamma uu isbadal wayn oo lixaad... 
Halkudheg: ,

Dhulkii Safaaradda Soomaalida ee dalka Kenya halkuu ku danbeeyay? Yaase iibsaday?! Q.1aad

Sep 18, 2010
Warbixin: Gurigii Safaaradda Soomaalidu ku lahayd Nairobi ee la iibsadey burburkii Soomaaliya kaddib, ciddii iibsatey, taariikhda dhismaha gurigaas iyo xilligii dawladdii Soomaaliyeed iibsatey….. – – –  ***- – – “Dowladaha Ethiopia, Uganda, Kenya, Burundi iyo Dowladdaha reer Galbeedka Sida Mareekan-ka waa Cadowga koowad ee Soomaaliya Qarnigan 21-aad.” Ibrahim... 
Halkudheg: ,

Heesaha xaga dambe laga saarayo muuqaalada cabsida badan ma casri iyo horumar baa mise waa ayaan daro iyo khalad????

Sep 18, 2010
Baryahan dambe waxa Idaacadaha la iska arko (Television) ee ku hadla Afka Soomaaliga iyo goobaha kale ee lagu kaydiyo sugaanta Soomaaliyeed qeybaheeda kala duwan lagu arkayay kuna soo kordhay suugaan ama heeso muuqaal ah kuwaaasoo dhinaca dambe ama background looga dhigayo muuqaalo argagax iyo murugo xambaarsan , sida dad soomaaliyeed oo gaajo u le,anaya macluusha ka muuqatana ay gaarsiisay in inta... 

Harun Maruf’s Recent Programme on Amira, First Investigative Journalism in Somali Media.

Sep 18, 2010
By Abdishakur Ali Mire Investigative journalism plays a significant role in contemporary media contents with most cases having great influence on their intended target audiences and consequently leads to radical changes in the public. Investigative journalism usually investigates deeply a single topic of interest, often involving drug dealers, corrupt politicians, oppressors; celebrity scandals and... 
Halkudheg: ,

Socdaalkii Geerida Soomaaliya ilaa Yurub (6)

Sep 17, 2010
W/Q. Muxamad Idris Axmad ((Maaha Riwaayad beena ee waa sheeka dhaba oo dhacday. Qofka ay qisadu ku socoto waa mid ka mida kumanyaal Soomaaliya oo qaarna meelahaas ku dhinteen qaarna ilaahay sabata bixiyey.Waxyaabaha aad ku arki doonto waxaan usoo gudbiyey sida dadkii ay ku dhacday uga warameen..Waxaan ku leeyahay oo keliya waa inaan usoo gudbiyo qaab quruxsan intaan awoodo, laakiin asalkeeda aanan... 
Halkudheg:

Socdaalkii Geerida Soomaaliya ilaa Yurub (5)

Sep 17, 2010
W/Q. Muxamad Idris Axmad ((Maaha Riwaayad beena ee waa sheeka dhaba oo dhacday. Qofka ay qisadu ku socoto waa mid ka mida kumanyaal Soomaaliya oo qaarna meelahaas ku dhinteen qaarna ilaahay sabata bixiyey.Waxyaabaha aad ku arki doonto waxaan usoo gudbiyey sida dadkii ay ku dhacday uga warameen..Waxaan ku leeyahay oo keliya waa inaan usoo gudbiyo qaab quruxsan intaan awoodo, laakiin asalkeeda aanan... 
Halkudheg:

Socdaalkii Geerida Soomaaliya ilaa Yurub (4) | W/Q. Muxamad Idris Axmad

Sep 17, 2010
((Maaha Riwaayad beena ee waa sheeka dhaba oo dhacday. Qofka ay qisadu ku socoto waa mid ka mida kumanyaal Soomaaliya oo qaarna meelahaas ku dhinteen qaarna ilaahay sabata bixiyey.Waxyaabaha aad ku arki doonto waxaan usoo gudbiyey sida dadkii ay ku dhacday uga warameen..Waxaan ku leeyahay oo keliya waa inaan usoo gudbiyo qaab quruxsan intaan awoodo, laakiin asalkeeda aanan waxba ku kordhin.Waxaan rajaynayaa... 
Halkudheg:

Hobyo: Haween isu Diyaarinaya in ay Noqdaan Burcad Baddeed ka dib markii ay ku qanci waayeen…

Sep 17, 2010
Maxaa ka Taqaan Magaalo Xeebeedka Hobyo…. Waxaa Dhawaan Magaalada Hobyo ee Gobolka Mudug Booqasho ku tagey Wariye Cabduqaadi Axmed Jimcaale wuxuuna soo direy Warbixintaan oo si aad ah uga hadleysa Xaaladda Magaalada Hobyo oo ah Magaalo Qadiimi ah: Magaalada Hobyo waa Magaalo Xeebeed ka tirsan Gobalka Mudug waxayna qiyaas ahaan dhanka koofureed 260 KM kaga began tahay Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta... 
Halkudheg: ,

Xaflad Sharaf Lagu Abaal Mariyey Ardey Dhawaan Ku Guuleeysatey Tartan Aqooneeyd oo Bosaaso ka Dhacday

Sep 17, 2010
Xaflad sharaf aad loo maamuusey ayaa lagu abaal mariyey ardey ka tirsan dugsiga sarre ee Al__Nawaawi ardeydaaas oo ku guuleeystey tartan dhawaan lagu qabtey gobolada puntland tartankaas oo aay ka qeeyb galeen dhamaan dugsiyada sarre ee ka jira puntland,tartan aqooneeydka ayaa maal galineeysay shirkada isgaarsiinta ee Golis Telecom Somalia waxaana tabinaayey raadiyaha “Daljir” xafladaaan ayaa ka... 

SHIRWEYNIHII 15AAD SOOMAALIDA SWITZERLAND – LAUSANNE

Sep 17, 2010
Mahad oo dhan Ilaah baa leh Nabad iyo Naxariisina Nebigeenna Korkiisa ha ahaato. Waxaa Magaalada Lausanne ee dalka Switzerland lagu soo gabagebeeyey maalintii Axadda 18/7/2010 shirkii 15aad ee waqtiga kulaylaha lagu qaban jirey wadanka, kaasoo soo socdey ilaa iyo 1992 intii ay Soomaalidu si weyn usoo gashay dalka Switzerland, hase ahaatee, maadaama dalkan uu ka mid yahay dalalka waraaqaha aqoonsiga... 

Yaa Baxaya, Yaase Joogaya? Sh. Shariif Sh. Axmed, Mise Cumar Cabdirashiid?

Sep 16, 2010
Hordhac: Qormadani waa qormo aan ahayn taxanihii Somalia for sale, waa qoraal aan ugu tala galay bal sida ay wax u socdaan in aan falan qayn ku sameeyo akhristayaashana ay ila akhristaan kadib na aan lasugno wakhtiga, waxaan ka hadli doonaa khilaafka jira iyo marka uu bilaawday  iyo khilaaf walba oo dhaca qolaa laga saaraa meesha ee yaa la saari doonaa, yaa baxaya, yaase joogaya. Baroortu orgiga... 
Halkudheg: , ,

Khilaafka Shariif iyo Sharma,arke Ma sharciyaa Ma Dan Shacabaa mise waa Sheekadii hore?

Sep 16, 2010
Waxaan igu kelifay inaan maanta arimaha siyaasada oo aan ka gaabsaday mudo xuskooda inaan bal qalinka ku falanqeeyo ummadii dhamayd ee soomaalida ahayd oo noqotay daawadayaasha aflaanta lagu jilo madaxtooyada iyo hoteelada magaalada muqdisho Somalia , Nayroobi Kenya, Adisaba itoobiya iyo Jabuuti. Waxaynu ka wada dheregsanahay waxaa la yidhaahdo filin inuu yahay sheeko aan dhicin dhicina doonin... 

Draft Constitution will deepen Somalia’s crisis | By Uluso

Sep 16, 2010
September 15, 2010: While the persistent political squabbles among the leaders of the Transitional Federal Government of Somalia (TFG) are the hallmark of dysfunctional and corrupt regime,  the ongoing dispute over the Draft  Constitution deserves  attention, scrutiny and comment. The externally-driven Constitution-Making Process will deepen the Somali crisis, will perpetuate the chaos and massacre... 

Warbixin: Khilaafkii Sheikh Shariif iyo Cumar C/rashiid oo sii xoogeystey

Sep 16, 2010
Shiikh Shariif “Aniga is ma haysano Ra’isul Wasaaraha, is ma haysano Guddoomiyaha Baarlamaanka ee waxaan ka aamusi kari waayey Xaaladda uu dalku marayo, waana waajib i saaran inaan aqbalin waxyaabaha qaarkood” Waa in si deg deg ah isbedel loogu sameeyo Xukumada Guddiga Madaxa Banaan ee Dastuurka laguma Magacaabin Wareegto Madaxweyne Khilaafka u dhexeeya Madaxweynaha DFKMG Sheekh Shariif... 
Halkudheg:

Muqdisho: Bannaan bax looga soo horjeedo Gubista Quraanka Kariimka

Sep 16, 2010
Dibadbax xoog leh oo ay soo qaban qaabiyeen Xarakadda Mujahidiinta AL shabaab oo looga soo horjeedo gubista Kutubta Quraanka kariimka ayaa Arbacadii ka dhacay Magaalada Muqdisho iyo hay’addaha Horn relief , Fusenet, Mercy corps oo dalka laga mamnuucay. Halkan ka daawo Sawirada bannaanbaxa Dibadxaan oo ay ka soo qeybgaleen dad kor u dhaafaya kumayal ruux ayaa ku dhawaaqayay Erayo ka dhan ah gaalada... 
Halkudheg:

Muqdisho: Warbixin Jaamacadda Xamar

Sep 16, 2010
Drs. Muumino Sheekh Cumar: “Jaamacadda Xamar waxaa loo aasaasay daboolidda baahida waxbarasho ee Soomaaliya waxaana lagu dhigaa Manhajkii Jamacaddii Ummadda” Jaamacadda Xamar oo la aasaasay 15-kii May 1999-kii, ayaa waxaa aasaasiddeeda iyo Fikradeeda lahaa Proff Faarax Axmed Cumar (Faarax Qare) oo isagu ka mid ahaa macallimiintii wax ka dhigi jiray Jaamacaddii Ummadda Soomaaliyeed. Halkan... 
Halkudheg:

Hay’addaha Haro oo deeq gaarsiisey Xeryaha Duleedka Xamar iyo Rahmah oo Gurmad Gaarsiisey Cisbtaal Martiini

Sep 15, 2010
Hay’adda Samafalka Rahmah oo gurmad degdeg ah gaarsiisay naafada Isbitaal Martiini iyo Hay,adda HARO oo fitro dan yarta u qeybisey xeryaha barakacayaasha…….. Hay,adda HARO ayaa raashin fitro ama zakaad ah gaarsiisey qaxootiga ku nool Xeryaha Qaxootiyada ee duleedka Magaalada Muqdisho Fidradaas ay HARO bixisey ayaa ka koobnayd raashinka galayda ah oo aad ubadan waxaana ka faa’iideystay... 
Halkudheg:

RATIGii JAABIR IYO IPODKII SHIBLE ???(2) !!!!

Sep 15, 2010
Horudhac : Waxaan Qeybtii hore ku soo qaadanay sida Axaadiista loo aruurin jiray oo ay Saxaabaddii iyo taabiciyiintii iyo kuwii kale ee Ahlu Xadiiska ahaa ay Safro dhaadheer iyo Khataro u jibaaxi jireen in ay soo xasiliyaan hal Xadiis kaligiis, sida ay ku Qaatatay Saxaabigii weynaa ee Jaabir ibnu C/llaahi in uu Rati u gatay si uu ugu Safro Shaam oo uu hal Xadiis uga soo wariyo C/llaahi ibnu Unayso... 
Halkudheg:

Beesha Caalamka oo dib u dhigtay kullan Xildhibaanada Baarlamaanka ee Codka Kalsoonida loogu qaadi lahaa Cumar Cabdirashiid

Sep 14, 2010
Maanta (Sept 14, 2010) ayaa la qorsheeyey in xarunta Golaha Shacabka kulan ay isugu yimaadaan Xildhibaanada Baaarlamaanka kadib markii arrintaasi uu codsaday Ra’isul Wasaare ku xigeenka ahna Wasiirka  Badda iyo Dekedaha Sheekh Maxamed Nuur, waxa uuna ujeedada shirkaan uu ahaa sidii Dowladda uu hogaamiyo Cumar C/Rashiid  ay codka Kalsoonida u weydiisan lahayd Golaha Wasiirada. Hadalka ka soo yeeray... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...