Home » Archive Maalinta September 9th, 2010

Sideen u Fahamnaa Qur’aanka? Q: 30aad

Sep 9, 2010
Waxaa mahad oo Dhan leh allaha nagu Galadeystay inaan Muslimiin Noqono ee noo soo Diray Rasuulkii ugu fadliga Badnaa Nabiyada oo dhan Nabi Muxamad (Nabad iyo Naxariis Korkiisa Allaha yeelee), Nagana Dhigay Umad tan ugu Kheyr badan ee wanaaga is Farta Xumaantana Iska Reebta Alana Remeysa.. Intaas ka Dib: Waxaan qeybtan kusoo Gunaandayaa Maqaalkii aan ugu Magac Daray Sideen u fahamnaa Qur’aanka? Ee... 
Halkudheg:

Wasiir ka tirsan Xukuumadda FKMG oo ku Baaqay in Sharmarke uu is Casilo

Sep 9, 2010
Nairobi: Cumar C/rashiid ayaa ka digay ficilka xildhibaanada qaar ay ugu ololeynayaan mooshin isaga ka dhan ah, waxana uu Nairobi Casho sharaf ugu sameeyey qaar kale oo xildhibaanno ah… Wasiiru dawlaha Arrimaha Gudaha Dawladda Federaalka KMG Cabdirashid Maxamed Xiddig ayaa ku baaqay in Ra’iisul wasaaraha DFKMG Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke iyo xukuumaddiisuba ay is-casisho, isagoo dhaliilay... 
Halkudheg:

Ciiddu Waa Jimcada Sept 10, 2010: Sidaas waxaa laga iclaamiyey dunida Islaamka

Sep 9, 2010
Badanaa Dunida Islaamka ayaa iclaamiyey in Ciidul Fidriga sannadkan 1431 ay ku beegan tahay Maalinta Jimcada ee bisha September 10, 2010. Dalalka shaaca ka qaaday in Jimcada ay tahay ciid waxaa ka mid ah Sacuudi Careebiya, Imaaraadka Carabta, Qadar iyo dalal badan oo Muslimiin ah. Wakaaladaha wararka ee Dalalka Islaamu waxay sheegeen in markii qorraxdu dhacdaay Arbacadii in aan la arkin bilashada bishii... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...