Home » Archive Maalinta September 14th, 2010

Beesha Caalamka oo dib u dhigtay kullan Xildhibaanada Baarlamaanka ee Codka Kalsoonida loogu qaadi lahaa Cumar Cabdirashiid

Sep 14, 2010
Maanta (Sept 14, 2010) ayaa la qorsheeyey in xarunta Golaha Shacabka kulan ay isugu yimaadaan Xildhibaanada Baaarlamaanka kadib markii arrintaasi uu codsaday Ra’isul Wasaare ku xigeenka ahna Wasiirka  Badda iyo Dekedaha Sheekh Maxamed Nuur, waxa uuna ujeedada shirkaan uu ahaa sidii Dowladda uu hogaamiyo Cumar C/Rashiid  ay codka Kalsoonida u weydiisan lahayd Golaha Wasiirada. Hadalka ka soo yeeray... 
Halkudheg:

Xaflad ballaaran oo ay qabteen Raabidada Ardayda Soomaaliyeed ee Dalka Suudaan

Sep 14, 2010
iyo Xafladdii Ardayda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Shiinaha….. SUUDAAN: Raabidada  Ardayda Soomaaliyeed ee Caalamiga ah ayaa magaalada Khartuum ee dalka Suudaan ku qabtay xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu maamuusayay munaasabadda Ciidul fidriga ee barakaysan , Raabidadan oo metesha jamaacadda Ictisaam ayaa kulankan cinwaan uga dhigtay “Midnimaddu waa aasaaska  sharafta... 
Halkudheg: , ,

Siihayaha Safaaradda Shiinaha oo khudbo ka jeediyay shir ka dhacay Shiinaha oo loo qabtay Safiirada Africa (Zhejiang International Business Week)

Sep 14, 2010
Sii-hayaha Safiirka Safaaradda Soomaaliya u fadhiya dalka Shiinaha (China) Mudane Cawaale Cali Kullane ayaa ka qeyb galay shirweyn oo lagu casuumay dhamaan Safiirada Safaaradaha Africa ee dalka Shiinaha shirkaasoo loogu magac daray (Zhejiang International Business Week). Shirkan oo ka dhacay magaalada Hangzhou, Zhejiang Province, ayaa waxaa loo qabtay in lagu dhiirigaliyo ganacsatada Shiinaha ee dooneysa... 
Halkudheg:

War Hilbaha Culimada waa Sun eh IsKa Ilaaliya. Q.2aad

Sep 14, 2010
War hibaha culimada waa sune iska ilaaliya (2) Asalamu calaykum Qeybtan waa qaybtii labaad oo raacsan ama ku xiran qormadii hore ee aan todobaadkii hore soo gudbinay ,  waxaana horay u balan qaaday in aan dhamaystiri doono inshlaah maxaa yeelay mowduuca ayaa aad muhiim u ah . Waxuu taabanayaaa  marka ka koobaad waaqica iyo xaaladda aan maanta ku jirno oo amadda soomaaliyeed oo dhan ay ku jirto . Marka... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...