Home » Archive Maalinta September 19th, 2010

Shir Saxaafadeed Lagu Qabtay Magaaladda Minneapolis, MN oo lagu Cambaareeyey Falkii Foosha Xumaa ee Ka Dhacay Magaaladda Caynabo

Sep 19, 2010
Golaha Sinaanta iyo Cadaalada Soomaaliyeed ee Xaruntiisi tahay Magaalada Minneapolis,MN ayaa waxay shir jaraa’id ku qabteen xurunta Somali Federation. Shirkaasi waxaa ka soo qayb galay qaar ka mida madaxda jaaliyadda soomaaliyeed, culimada, aqoonyahanada, ardada jaamacadaha, iyo wariyayaal ka kala socday gudaha iyo idaacada caanka ah ee VOA da. Shirkaa waxaa ka hadlay madaxda ururka si wayna u cambaareeyey... 
Halkudheg:

Doorashada guud ee Iswiidhan iyo kaalinta musharaxiinta Soomaaliyeed.

Sep 19, 2010
Maanta oo ahna Axad 19ka sebtember waxaa wadanka Sweden loo dareeraya doorashooyinka wadanka oo ay dadku dooranayaan musharixiinta isu soo taagay doorashada. waxay dadka dooranayaan baarlamaanka(Riksdagen), gobolka(landsting) iyo golaha deegaanka(Kommunfullmäktige). Waxaana ku baratamay xisbiya farabadan kuwaasoo doonaya inay qabtaan maamulka wadanka. Siyaasada wadanka ayaa waxay ku dhisantahay isxulufeysi... 
Halkudheg:

U.M.I.S iyo Soomaalida Borlänge

Sep 19, 2010
Waxaa qoray: Axmed Shiil Muxumed Borlänge, Sweden ahmedshil@yahoo.com Bismillaahi wassalaatu wassalaammu calaa Rasuulilaahi Hordhac: Waxaa jirey maqaal aan qoray 14 kii bishii May ee 2007 dii, kunasoo baxay Bogga somalitalk.com, cinwaankiisuna ahaa Borlänge iyo  Somalitalk.com II, oon uga hadlay noloshada bulshada soomaaliyeed ee markaa kunoolayd magaaladan.  Maadamma uu isbadal wayn oo lixaad... 
Halkudheg: ,
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...