Home » Archive Maalinta September 8th, 2010

Sideen u Fahamnaa Qur’aanka?. Q: 29aad.

Sep 8, 2010
Suurada 112aad Al-Ikhlaas: Suuradan waa makiyah, Cadadka Aayadaheeduna waa 4 Aayadood, waxeyna soo Dagatay Suurada An-Naas ka dib, Musxafkana waxey kaga Beegan tahay Dhamaadka Juzka 30aad. Macnaha Guud ee Suurada Al-Ikhlaas: Suuradan waxey si Guud uga Hadashaa Tilmaamaha Dhabta ee Rabi lagu yaqaano. Waxeyna Suuradan Tilmaantay Allaah (Cw) inuu kali yahay oo uusan laheyn Mid Shabaha, Mid la mid ah,... 
Halkudheg:

Wararkii ugu dambeeyey khilaafka u dhexeeya Sheekh Shariif iyo Cumra C/rashiid

Sep 8, 2010
iyo Guddoomiyihii baarlamaanka SHariif Xasan oo taageeray mawqifka uu dastuurka ka istaagay Ra’isul Wasaaraha DFKMG…. Waxaa maalmahan warbaahinta gudaha iyo dibadda si aad ah u hadal hayeen khilaafka u dhexeeya Madaxweynaha DFKMG Sheekh Shariif iyo Ra’isul Wasaaraha DFKMG Cumar C/Rashiid, waxa uuna khilaafkaasi keenay in qaybo ka mid ah warbaahinta ay isku dhaafsadaan hadalo sii kicinaya... 
Halkudheg:

Sideen u Fahamnaa Qur’aanka? Q28aad.

Sep 8, 2010
Suurada 106aad Qureysh: Suuradan waxaa loogu Magac daray Qureysh oo ah Magaca Qabiilka uu ka Dhashay Nabiga Suuban (Scw) Qabiilkaas oo ahaa Qabiilka ugu Caansanaa Jaziirada Carabta. Suuradan waa Makiyah, Cadadka Aayadaheeduna waa 4 Aayadood, waxeyna soo dagatay Suurada At-Tiin ka dib, Musxafkana waxey kaga Beegan tahay Dhamaadka Juzka 30aad. Macnaha Guud ee Suurada Qureysh: Suuradan waxey si gaar... 
Halkudheg:

Sideen u Fahamnaa Qur’aanka?. Q: 27aad.

Sep 8, 2010
Suurada 100 aad Al-Caadiyaat: Suuradan waa Makiyah, Cadadka Aayadaheeduna waa 11 Aayadood, waxeyna soo dagatay Suurada Al-Casri kadin, Musxafkana waxey kaga Beegan tahay Dhamaadka Juzka 30aad. Macnaha Guud ee Suurada Al-Caadiyaat: Suurada waxey si Guud u tilmaantaa Arimaha soo socda: Jihaadka in looga Baahan yahay Qalab iyo Hub in loo diyaarsado inta aan la Galin, Farduhuna waxey ka Mid yihiin Dagaalada... 
Halkudheg:

Sideen u Fahamnaa Qur’aanka Q: 26aad.

Sep 8, 2010
Suurada 93aad Ad-Duxaa: Suuradan waa Makiyah, Cadadka Aayadaheeduna waa 11 Aayadood, waxeyna soo dagatay Suurada Al-Fajri ka dib, Musxafkana waxey kaga Beegan tahay Dhamaadka Juzka 30aad. Macnaha Guud ee Suurada Ad-Duxaa: Suuradan waxeu Guud ahaan ka Hadashaa Nabi Muxamad (Scw) Nicmooyinka la siiyay Aduunka iyo Aakhirabadaba, si uu Allaah ugu Shukriyo Nicmooyinkaas, waxaana Nicmooyinkaan Nabiga loo... 
Halkudheg:

Sideen u Fahamnaa Qur’aanka? Q: 25aad.

Sep 8, 2010
Suurada 86aad Adh-dhaariq: Suuradan waa Makiyah, Cadadka Aayadaheeduna waa 17 Aayadood, waxeyna soo Dagatay Suurada Al-Balad, Muxafkana waxey kaga Beegan tahay Biloowga Qeybata |Labaad ee Juzka 30aad. Macnaha Guud ee Suurada Adh-Dhaariq: Suuradan waxey ka Hadashaa Amuuraha Caqiidada Quseeya, gaar ahaan waxey Xujooyin Cad cad ka Tilmaantaa Awooda uu Allaah (Cw) uu u leeyahay Soo Bixinta Maalinta Qiyaamaha,... 
Halkudheg:

Sideen u Fahamnaa Quraanka? Qeybta 24-aad

Sep 8, 2010
Suurada 80aad Cabasa: Suuradan waxaa loogu Magac daray Cabasa, oo ah Kalimada Suurada ku Bilaabato, Suuradan waa Makiyah, Cadadka Aayadaheeduna waa 42 Aayadood, waxa ayna Soo Dagatay Suurada An-Najmi ka dib, Musxafkana waxey kag Beegan tahay Biloowga Juzka 30aad. Macnaha Guud ee Suurada Cabasa: Suuradan waxa ay Dul haan ka Hadashaa, Caqiidada Islaamka iyo Risaalada, aydoo sidoo kalana wax ka tilmaanta,... 
Halkudheg:

Sideen u Fahamnaa Quraanka? Qeybta 23-aad

Sep 8, 2010
Suurada 76aad Al-Insaan: Suuradan waxaa loogu Magac daray Al-Insaan, maadama si Kooban uga hadasho Marxaladaha uu Insaanka Marayo laga Bilaabo Abuurka iyo Marxaladaha uu kusoo biloowday ilaa laga gaaro Nicmada ama Cadaabka Sugaya marka lagaaro Maalinta Qiyaamaha. Suuradan waa Madaniyah, Aayadaheeduna waa 31 Aayadood, waxa ayna soo dagatay Suurada Ar-Raxmaan ka dib, Juz ahaana Musxafka waxey kaga Beegan... 
Halkudheg:

Sideen u Fahamnaa Qur’aanka? Q: 22aad.

Sep 8, 2010
Suurada 73aad Al-Muzammil; Suuradan waxaa loogu Magac daray Al-Muzammil, maadama ay ku Bilaabatay Naadin ku Socota nabiga asagoo Go ku Duubduubnaa, ayaa Aalaah ugu yeeray oo ugu Naabiyayay  Al-Muzamil. Suuradan waa Makiyah, Cadadka Aayadaheeduna waa 20 Aayadood, waxa ayna soo dagatay Suurada Al-Qalam ka dib, waxa ayna Musxafka kaga Beegan tahay Bartamaha Qeybta Labaad ee Juzka 28aad. Macnaha Guud... 
Halkudheg:

Dhaqamadii Qoyska ee iigu yaabka badnaa wadanka Pakistan!

Sep 8, 2010
“Qof aan dhul marin Dhaayo maleh” Hordhac/Gogoldhig Allaah ayaa mahad oo idil iska leh. Nabadgalyo iyo naxariisina nabigeena Muxammad ah korkiisa Allaah ha yeelo. Marka qofka wadankiisa ka tago ee uu dhex galo Ummad ka midab, dhaqan iyo luqadba duwan, mararka qaarna ka Diin duwan, wuxuu arkayaa waxyaalo waligiis uusan arag, waxyaalo ka yaabiya, mararka qaarna kaba nixiyaba.Waa hubaal in Ummad kastaahi... 
Halkudheg:

UN: More than 230 civilians killed in Somalia in recent weeks

Sep 8, 2010
UN refugee agency alarmed at civilian loss of life in Somalia’s capital….. 7 September 2010 – The United Nations refugee agency today voiced alarm over worsening security in Somalia’s capital, Mogadishu, where fighting between forces of the Transitional Federal Government (TFG) and armed Islamists has killed more than 230 civilians and wounded at least 400 others during the past two weeks. An... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...