Home » Archive Maalinta September 2nd, 2010

Doorashada guud ee Iswiidhan iyo kaalinta musharaxiinta soomaaliyeed. Qaybtii 2aad

Sep 2, 2010
Sidii aan horey ugu soo sheegnay qormadii hore ee maqaalkan waxaa 19-ka bisha siteember guud ahaan wadanka Iswiidhan laga qabanayaa doorshadii guud ee qaranka. Waxaa la dooran doonaa xildhibaanada baarlamaanka dhexe, kan gobolka iyo kan degmada. Haddaba waxaa guud ahaan wadanka ka socda olole xoogan oo uu xisbi walbaa doonaayo inuu ku helo taageero buuxda. Labada xisbi ee wadankaan ugu waaweyn oo kala... 
Halkudheg:

Dhagaxtuur oo loo magacaabay Agaasimaha Wasaarada Gaadiidka

Sep 2, 2010
Gudoomiyihii hore ee gobolka banadir ahna lataliyaha madaxweyne sheekh Shariif oo loo magacabay agaasimaha w/gaadiidka iyo taariikhdiisa oo kooban Shir balaaran oo ay Khamiistii iskuugu yimaadeen golaha wasirada ee dowlada Fadarlka KMG Somaliya ku yeesheen xafiiska raiisal wasaraha uuna shir gudoominayey wariisal wasaare Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayuu ku magacabay gudoomiyihii hore ee Gobolka... 
Halkudheg:

Xarunta Al-Shahid oo dood Cilmiyeed looga hadlayo Fursadaha iyo Dhibaatooyinka haysta Suxufiyiinta Soomaaliya ku qabatay Nairobi

Sep 2, 2010
Xarunta Cilmi Baarista iyo Daraasaadka Iclaamiga ee Alshahid ayaa ku qabatay Andulus Hotel, Nairobi, dood cilmiyeed ay ka soo qayb galeen inta badan wariyayaasha Soomaalida ah ee Nairobi ku dhaqan iyo waliba kuwo dalkii ka yimid, loogana hadlayay fursadaha ay haystaan iyo dhibaatooyinka hor yaala suxufiyiinta Soomaalida ah gaar ahaan kuwa ka howl gala dalka Soomaaliya. Warbixinta oo sawiro wadata ka... 
Halkudheg:

War Hilbaha Culimada waa Sun eh IsKa Ilaaliya !!!

Sep 2, 2010
Maxamed SH Cumar Faaruuq ibnicumar@yahoo.com ———— Asalamu Calaykum  Wraxmatulaahi Waxaan ka cudurdaaranayaa gaar ahaan bahda Somalitalk ku xiran in aan muddo hawada ka maqnaa oo aanan waxba ku soo qorin in muda ah boggan qiimaha gaarka ah u leh Soomaalida akhristayaal aad bandanna ay ku xiran yihiin . Qormadan aan cinwaanka ooga dhigay sida idiin muuqataba waxaan jeclahay in... 
Halkudheg: ,

AL-Callaamah AL-Shiikh Abuu AL-Xasan AL-Nadawi (1)!!!

Sep 2, 2010
Waa kuma Abuu AL-Xasan AL-Nadawi ????: Waa Abuu Xasan Cali AL-Xasani AL-Nadawi oo ahaa Shakhsiyadda ugu weyn uguna caansan ee Culumadda Hindiya (1). Wuxuu ku dhashay Tuulada Takiit oo ka tirsan Degmada Raali Bariile ee Hindiya Sannadku markuu ahaa 1332 H oo ku Aadanayd 1913 M. Wuxuu waxbarashadiisii ka Bilaabay Daarta Culuumta ee Nadwatul Culamaa. Wuxuu uga sii gudbay Dugsiga Shiikh Axmed Cali ee... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...