Home » Archive Bisha May, 2010

Muqdisho: Shirweynaha Odayaasha dhaqanka iyo Culumada

May 25, 2010
Shirkaas oo ka furmay Muqdisho oo socon doona 3 maalmood ayaa ujeedooyinkiisa waxaa ka mid ah: 1. Xal u helidda mushkiladda Somaliya 2. Xoojinta ku dhaqanka shareecada islaamka 3. Helida xoog islaami ah Iyada oo ay soo qaban qaabiyeen qaar ka mid ah waxgaradka iyo odoyaasha dahqanka , aqoonyahano, culumaau’diin dhalinyaro Shirkaan ayaa mas’uuliyiintii ka hadashay waxaa ka mid ahaa Sheekh Xasan... 
Halkudheg:

Xalka loo tartamayo: Ka tanasulidda Jiritaanka “Soomaliya” | Dr. Culusow

May 24, 2010
Waxaan horey uga hadlay baadigoobka Nabadda iyo Dhismaha Dowlad Soomaliyeed.1 Sidaas oo kale, Prof Michael Weinstein oo wax ka dhiga Jaamacadda Mareykanka-Purdue University, si joogto ahna u falanqeya Arrimaha Soomaliya ayaa qoray labo maqaal oo muhiim ah.2 Prof. Michael Weinstein wuxuu soo jeediyay abaabulka “Dhaqdhaqaaq Labaad ee Gobannimadoonka Soomaliya” si loo badbaadiyo Qaranka Soomaliyeed.... 
Halkudheg:

Garaad C/qani G.Jamac iyo Col. Bashiir Jamac (Baydan) Laba marxuum oo la tabey

May 24, 2010
  acw marka shayga siyaasada la yidhaahdo oo macnaheedu yahay qaabka Hogaaminta ,Qaran ,Gobol ,Degmo ,beel iwm Hadii marka ay hagaagsantahay siyaasada Hogaamiyaha ,waxaa dhacaysa umadaas ,ama qaran ha ahaato ama Gobol ama degmo ama Beel iwm . in ay gaadhayso horumar ama dhibaatooyin badan oo soo wajaha xilliga colaada ,abaarta iwm ay si sahlan uga badbaado. Waxaan filayaa ma jiro Hogaamiye 100% siyaasadiisu... 
Halkudheg:

Guddi loo xilsaaray samaynta sharci ay yeeshaan suxufiyiinta Qaxootiga ku ah Uganda

May 24, 2010
iyo Haweenay iyo Afar carruur oo ku geeriyooday hilib sumeysan Guddi loo xilsaaray in ay soo sameeyaan Sharci ay yeelanayaan urur Suxufiyiinta Qaxootoga ku ah Kampaala oo la dhamaystiray. Kulan ay maanta isugu yimaadeen wariyaasha Soomaaliyeed ee qaxootiga ku ah Magaalada kampala ayaa guddi farsamo oo horay loogu xilsaaray in ay soo sameeyaan sharcigii lagu maamuli lahaa ururka ayaa la soo hordhigay... 
Halkudheg:

Lecture ku saabsan xalinta khilaafaadka oo lagu qabtay Jaamacadda Nugaal ee L/caanood

May 24, 2010
Waxa maanta lagu qabtay hoolka shirarka ee Jaamacadda Nugaal University ee Laascaanood lecture ku saabsan habka xalinta khilaafaadka (Conflict resolution) waxana soo jeediyay Dr. Cabdi Axmed Nuur(Cabdi Gurey) oo wax ka dhiga Jaamacadda Hargeysa isla markaana shahaadada labaad ee jaamacadeed (master degree of political science and history) culuumta taariikhda iyo siyaasadda ku soo bartay waddanka Rusia... 

Reer Buuhoodle oo Bilad Taariikhi ah u Soo Hoyay Magaca Soomaaliyeed iyo Koodaba

May 24, 2010
Indhawaalaba Soomaali waxa ay ku can baxday dirirta dhexdooda ah, ayagoo ka mashquulay cadowyadeedii soo jireenka ahaa, taasi waxa ay dhaxalsiisay in ay walaal iyo waalidba ka dhigtaan waraabayaashii hororada ahaa ee jiritaankooda hortaagaana abid. Waraabayaashani ha ahaadeen kuwii gumeysiga amase kuwii usoo tafaxaytay sidii dhulka iyo dadka Soomaaliyeedba qariidada uga suulin lahaayeen. Mar walba... 
Halkudheg:

Baabi’inta reer Buuhoodle iyo burburkii loo geestay reer samaroon la illoobi maayo

May 24, 2010
Dulmiga loo geesanayo dadweynaha iyo taariikhda ummadda oo la dafirayo noqon meyso wax qarsoomi kara oo dalka ka qarsoomi kara dadkana ka qarsoomi kara,dhaqanka madaxda daalumiinta ah iyo danaystayaasha ee reer waqooyi galbeed uma wada dhammee waxaa manhaj iyo mabda’ba u ah cabburid dadweyne iyo la heshiin cadowga islaamka ee Israa’iil iyo cadowga ummdda Soomaaliyeed ee Itoobiya. Si qofka daalumka... 
Halkudheg:

Somalia: Is General Samantar partially responsible the State failure?

May 23, 2010
By: Omar Mohamud Farah (Dhollawaa) | Who is Mohamed Ali Samantar? Mohamed Ali Samantar was a member of the politburo of the Somali Government from 1969 to 1991. General Samantar was the first vice-president from 1969 up to 1989. He was the longest serving Defense Minister of Somalia from 1970 up to 1987, then the Prime Minister of Somalia from 1987 to 1990 (1st of February 1987 to 3rd of September... 
Halkudheg: ,

DFKMG oo Shirka Istanbul ka sheegtay in Badda Soomaaliya aysan hore u cabbirnayn

May 22, 2010
Arrintaasi waxay meel ka dhac ku tahay Xeerkii u deganaa Soomaaliya XEER # 37 (1972): oo ah Sharciga Badaha iyo Dekedaha Soomaaliya… Wasiirka Xannaanada xoolaha dhirta iyo daaqa DFKMG Abuukar Cabdi Cusmaan ayaa shirka Istanbul ku soo bandhigay qoraal ay ku jiraan erayadan: “Somalıa has the longest coastlıne ın continental Afrıca (3333) km and therefore a very important Economic Exclusive... 
Halkudheg:

Gudiga Dastuurka iyo Federaalka oo Soo Bandhigey Warbixin Ka Hadleysa Mabaadii’ida Lagu Saleyndoono Dastuurka Jamhuuriyada Soomaaliya

May 22, 2010
Gudoomiyaha Gudiga Dastuurka ee “Madaxa bannaan” Cabdullaahi Xasan Jaamac ayaa shir jaraa’id ku qabtey Hoteel Kempinski ee caasimada dalka Jabuuti 20/05/2010, iyadoo ay goob joog ka haayeen shirkiisa jaraa’id 26 xubnood oo ka tirsan gudigiisa, waxaana uu shirkiisa jaraa’id uga Hadley arimaha dastuurka, go’aano ay isla gaareen iyo waxqaabadkii gudiga dastuurka Shan sano kadib. Gudoomiye... 
Halkudheg:

Shirka Istanbul ee Turkiga oo lagu tilmaamey Shimbiriyahaw Heesa

May 22, 2010
Shir looga hadlayo arrimaha Soomaaliya Jimcihii ka furmay Magaalada Istanbul ee Caasimadda wadanka Turkiga, waxaana la sheegay in looga hadlayo arrimo fara badan oo la xiriira Xaaladda Soomaaliya, waxaana ka qaybgalaya xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Mr BanKin Mon iyo xubno kale oo ka kala socda Midowga Afrika, Midowga Yurub, Jaamacadda Carabta, waxaana shirkaasi uga qaybgalaya Soomaaliya Madaxweynaha... 
Halkudheg: ,

Sheekh Aadan Madoobey oo si weyn carooday in dib loo soo celiyo Ra’isul Wasaare Sharmaake…

May 22, 2010
 iyo Hayadda PRADO oo Maalmahan Cunaqaybin ka wadey Deegaano ka tirsan Degmada Guriceel ………. Sheekh Aadan Madoobey oo si weyn carooday in dib loo soo celiyo Ra’isul Wasaare Sharmaake… Warar aanu ka helnay rag ku dhow dhow guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka ayaa waxay sheegayaan in Sheekh Aadan Max’ed Nuur (Madoobe) uu si weyn uga carooday in Madaxweyne Sheekh Shariif dib u... 
Halkudheg: ,

Wararkii ugu dambeeyey dagaalada ka socda Muqdisho

May 22, 2010
 – iyo Shirkii Istanbul oo ay Dowladda FKMG ka heshay taageera afka ah – Buundadii Liiqliiqato ee Baladweyne oo burburtay ayadoo uu dulmarayey Gaari weyn oo siday Cusbo Wararka dagaalada ka socda Magaalada Muqdisho Iyadoo mudo saddex maalmood ah ay dagaalo ka socdeen qaybo ka mid ah Magaalada Muqdisho gaar ahaan degmooyinka Shibis, Boondhere iyo Cabdicasiis ayaa haddana wararkii ugu... 
Halkudheg:

Somalia: $7 million has been allocated for advertising and publicizing the draft constitution

May 22, 2010
THE UN IS AT IT AGAIN The United Nations is managing Somalia without any apparent accountability mechanisms in place. Since the collapse of the governmental structures and the ensuing civil strife centered in Mogadishu, the UN has been providing humanitarian assistance to the suffering Somali people. The UN has been doing much more than the provision of food supplies to Somalia. Through its budgetary... 
Halkudheg:

Dhaga-adayga Aadan Madoobe, Dhagarta Shariif Sakiin, Dhabacsanaanta Cumar iyo Dhoohnaanta Shariif Xariif.

May 21, 2010
Waxaa dhwrkii bilood ee ugu danbeeyay ka dhex aloosnaa dowladda TFG-2 dhaq-dhaqaaqyo iyo kacdoono wajiyo badan ah.  Hadaba waxaad moodaa in maalinba maalinta ka danbaysa uu khilaafkaasi sii xoogaysanayay, taas oo sababtay in uu iscasilo kuxigeenkii labaad ee guddomiyaha baarlamaanka Mr. Boqolle , meesha ay xildhibaan gaadhaya 75 oo ka soo jeeda Beesha uu ku hayb-tirsado Aadan Madoobe cadeeyeen in... 
Halkudheg:

Ethiopian massacre in Buhodle must be condemned and brought justice who is responsible

May 21, 2010
  Today 21st of May 2010, Ethiopian forces who arrived in Buuhodle city of Cayn region in Northwest of Somalia has carried out inhumane and act of barbaric against defenseless civilian of the city. According to the eye witness in the city more than 14 people were killed and 50 others wounded and many of them may not survive for their injuries.   ·         Buuhodle is located adjacent to ... 

Faallo:Nin caloola-Cad Joogay wuu Cibaaro Qabaa!(Qalaanqalka Siyaasadeed ee Somalia).

May 21, 2010
Xamaasad siyaasadeed oo aad u xoogan ayaa maalmihi ugu dambeeyay ka socotay xarunta Villa-Somalia ee magaalada Muqdisho, hardankan ayaa soo yahoomay markii Baarlamaanka DKMG ah ee Somalia xilkii ka qaadeen Sheikh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) afhayeenki Baarlamaanka Somalia, markii majaraha siyaasada laga tuuray Aadan Madoobe waxaa bilaabmay ciyaar cusub oo sababtay in madaxweyne Sheikh Sharif xilkii... 

Q. 2-aad: Warbixintii Dastuurka Jabuuti loogu samaynayo DFKMG

May 21, 2010
Warbixintii Gudiga Dastuurka Waa Loo Heesay…. Akh-ristoow inta aynaan qaybteena labaad u gudbin hadii aan taariikhda shirkii dibu heshiisiinta lagu qabtey dalka Jabuuti wax yar aan dib u eego, tan iyo xiligii lagu dhawaaqey shirka dibu-heshiisiinta Soomaalida in lagu qabto dalka Jabuuti 2008-kii, waxaa indhahaygu qabanayeen muuqaalo layaab leh oo shirkasta iyo siminaar kasta oo ay leedahay TFG... 
Halkudheg: ,

Dayr ay dadka Soomaaliyeed la dagaalamaan diinta Islaamka..!

May 20, 2010
Diinta Islaamku waxay dalka Soomaaliya soo gaadhey mudo aan sidaa ugaba durugsaneyn markii ay soo caga dhigatay Jasiiradda Carabta iyadoo ay mu’arikhiinta ku xeel dheer Soyaalka in badan oo ka tirsani ay ku doodaan in qarnigii 8-aad ay diinta Islaamku timid xeebaha Soomaaliyeed.- Dadka qaar baa xitaa sheega in Asxaabtii Nabiga (NNKH) ee usoo haajirtey dhulka Xabashida ay kasoo degeen magaalada dhacda... 
Halkudheg:

Shiikh Shariif oo ka laabtey Go’aankii uu ku eryey Cumar Cabdi Rashiid

May 20, 2010
iyo Sheikh Shariif oo ka Dhoofay Muqdisho isagoo ku siijeeda Istanbul Turkey…. iyo Xildhibaanada baarlamaanka oo u hambalyeeyey Cumar C/rashiid… Warsaxaafadeed Sheikh Shariif kaga laabatay Xil ka qaadistii Iyadoo Qalalaase siyaasadeed uu soo wajahday Dowladda FKMG ee uu hogaamiyo Madaxwyne Shiikh Shariif Shiikh Axmed ka dib markii uu is qabqabsi uu dhexmarey Gudoomiyihii Hore Baarlamaanka... 
Halkudheg:

Minneapolis: Mutamarkii 10aad ee Waqooyiga Ameerika oo la qabanayo June 18, 19 iyo 20, 2010

May 19, 2010
Qofkuu Illahay Khayr la doono, Diinta ayuu fahansiiyaa Waxaa Farxad u ah Xarunta Abuubakar As-Saddique Islamic Center inay idiin soo gudbiso Mu’tamarkii 10-aad ee sanadlaha ahaa. Abuubakar wuxuu idinku bishaaraynayaa sanadkan in Mu’tamarka labalaariyey,laguna daray qaybto siyaado ah, 1-Qaybta Soomaaliga oo usii kala bixi doonta ilaa sadex qaybood, waxaa kabixi doona Muxaadaraad iyo duruus... 
Halkudheg:

Boston: Jaaliyadda Soomaaliyeed oo lagu wargelinayo in ay ka soo qaybgalaan barnaamij loo samayanayo Jaamadda Gedo

May 19, 2010
University of Gedo: Kulanka oo ka dhacaya Boston, Massachusetts, maalinta Axadda May 30, 2010. Akhbaarta kulanka ka daalaco Flyerka hoose. Abdulkadir Hindi Email: abdulkadirhindi@yahoo.com  Read More →
Halkudheg:

Minneapolis: Shir ku saabsan Jaamacadda Nugaal University ee Sabtida iyo Minnesota

May 19, 2010
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Minnesota waxaa lagu wargelinayaa kulan looga hadli doono Shirka Jaamacadda Nugaal University oo Sabtida May 22 lagu qaban doono Jaamacadda Minnesota (Kulliyadda Carlson School of Management). Hoos ka akhri goobta iyo waqtiga kulanka.  Read More →
Halkudheg:

Ururka Xisbul Islaam oo Shacabka uga digay in ay qaataan lacago DFKMG dhawaan soo sameysatay

May 19, 2010
Xoogaga islaamiyiita Soomaaliya ayaa ka hor yimid in deegaanada ay ka taliyaan laga isticmaalo lacag  cusub oo ay dhawaan soo daabacatay dawlada kmgs islamarkaana  lakeenay gudaha caasimada soomaaliya ee muqdisho. Gudoomiyaha gobolka banaadir ee maamulka islaamiga ah xisbul islaam Macalin Xaashi Maxamed Faarax oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada muqdisho ayaa ganacasatada soomaaliyeed uga digay... 
Halkudheg:

Niqaabka iyo Dowladaha Yurub | Axmed Cadde

May 18, 2010
Markii ciida lala simay daarihii ganacsiga ahaa ee ku oolay magaalada new York ee wadanka mareykanka ,waxaa waqtigaa wixii xigay soo ifbaxay erayo badan,kuwasoo wax loogu dhimayo ama lagu waxyeelenaayo umada muslimiinta ah ee markaa kunool ama siyaabo kale u jooga goobaha ka baxsan dalalka ay jinsi ahaan kasoo jeedaan.- Dal hebal xuduudiisa waxaa ku dhuumalaysanaya kooxo looga shakisan yahay argagixiso,hebel... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...