Home » Archive Maalinta May 1st, 2010
30 Qof ayaa ku dhintay Qarax ka dhacay masaajid ku yaal Muqdisho…
Qaraxyo ay Dadbadani Ku Dhinteen Oo Ka Dhacay Masjid Ku Yaala Suuqa Bakaaraha Ee Magaalada Muqdisho
Wararkii ugu horeeyey waxay tibaaxeen In ka badan 18 -ruux ayaa ku geeriyootay qarax xoogan oo ka dhacay gudaha Masjid ku yaalla Suuqa weyn ee Bakaaraha, qeybtiisa Cabdalle Shideeye, tiro intaas ka badanna way ku dhaawacmeen qaraxyo is xigxiga oo ka dhacay goobtaas, kuwaasoo aan la aqoon cidda ka dambeysay....