Home » Archive Maalinta May 8th, 2010
Haya’dda Maxaliga ee Relief for Africa (RFA) waxay ka qaybgelisaa Tartanka Shirkadda Pepsi ka wado dalka Mareynka Gudahiisa
VOTE NOW !
Halkan codkaaga ka dhiibo:
http://www.refresheverything.com/empoweryouth
Waxay Shirkadda Pepsi bilowday bishii Febraayo 2010 tartan loogu magic daray U Codeynta Afkaarta Cusub ee wax looga qabanayo arrimaha Bulshada iyo Deegaannada, wuxuuna yahay mid bile ah ee u furan dadweynaha, ganacsatada, iyo Haya’ddaha Daryeelka ee aan ahayn faaiidodoon ee ku sugan Dalka Mareykanka. Waxaan tartanka...