Home » Archive Sannadka 2009
Liiska Magacyada Golaha Deegaanka Gobolka Mudug
Golahahaan ayaan waxaa la dhaariyey Arbacadii la soo dhaafay Aug 23 waxayna ka Koobnaayeen 31 Xubnood ku waas 5 ka mida ay ahaayeen Dumar halka tirada ragguna ay tahay 27 Dumarkaan ayaa 2 kamida waxaa soo xulay beelaha qaarkood oo ay Xubnahu ka imaan lahaayeen halka 3 kamidana Gudiga Farsamadu ay ku dareen.
Golahaan ayaa ah Mid iskugu jira Saraakiil Ganacsato iyo Nabadoono Culumo Aw diin Waxaadna...
100 jir labada Gacmood ka jaban oo in la kaalmeeyo u baahan.
Aabe Soomaaliyeed da’diisuna tahay 100 jir islamarkaana labada gacmood ka jaban ayaa ka codsanaya Dhamaan Walaalaha Muslimiinta ah gaar ahaan kuwa Soomaalida ah ee Alle wax siiyay kuna sugan gudaha iyo dibada inay u miciinaan, noloshiisa oo dhibaato ay soo foodsaartayna wax kala qabtaan.
Qaar ka tirsan Saxafiyiinta ayaa Maanta ku booqday Odeygaasi dhibaateysan gurigiisa oo ku yaal halka lagu...
Qodobadii ay Ku Heshiiyeen DFKMG iyo Puntland..
15 Qodob oo ay Ku Heshiiyeen DFKMG iyo Puntland..
Wadahadal magaalada Galkacyo uga socdey DFKMG iyo DGPL ayaa waxaa lagu gaarey heshiis ka kooban 15 qodob. Heshiiskaas waxaa dhanka DFKMG u saxiixay ra’iisul wasaaraha DFKMG Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, dhanka Puntland waxaa u saxiixay madaxweynaha DGPL dr. C/raxmaan Maxamed Faroole. waxaana heshiisku u qornaa sidan:
1- Labada dhinac waxay...
Gudiga Taakulaynta dadka dhibaataysan oo sheegay Meelaha lacagta loogu soo aadinayo
Gudida Taakulayta Dadka Tabalaaysan Oo Soo Bandhigay Goobaha Ay Doonayaan In Lacagta Loogu Soo Hagaajiyo
Gidida taakulaynta dadka tabaalaysan oo dhowaan kasoo dhex baxay dhinacyada bulshada ee ku sugan magaalada muqdisho ,ayaa qaylo dhaan ugu baaqay dadka deeqaha bixiya ee gudaha dibada kala jooga iyagoo shaaca ka qaaday inay doonayaan in dadka dhibaataysa ee ku nool duleedka caasimada iyo gudahaba...
Xasan Daahir Dagaalka waa siwadaynaa|Xisbul Islaam oo Tacziir fuliyey|Nin Xamar lagu afduubay
Sh,Xasan Daahir Aweys Oo Sheegay Inay Sii Wadi Doonaan Bisha Ramadaan Dagaalada Ay Kula Jiraan Dowlada
Hogaamiyaha Ururuka Xisbul Islaam Sh, Xasan Daahir Aways ayaa shaaca ka qaaday inay sii socon doonaan dagaalada ay kula jiraan dowlada FKMG ah iyo weliba ciidamada AMISOM ee ku sugan gudaha wadanka gaar ahaan caasimada muqdisho
Sh,aweys oo maanta shir jaraa,id ku qabtay magaalada muqdisho ayaa tilmaamay...
Suufiyada gadaashooda waxaa kasoo bidhaamaysa qabyaalad|Cumar
Suufiyada gadaashooda waxaa kasoo bidhaamaysa qabyaalad, jiritaanka shariifka iyo kooxdiisuna waxay gali doontaa halis
Mahad oo dhan ilaahay bay u sugnaatay nabad galyo iyo naxariis nabigeenii korkiisa ha ahaato.
Meles zinaawi wuxuu ka dhawaajiyey hada kohor in beelihii mujaahidiinta xanaanayn jiray in maanta ay dagaal kalasoo horjeedaan asaguna uu taageersanyahay,
Zinaawi waa nin dhaqanka somalida...
Baaq Nabadeed:Somali Diaspora Support Intiative
Ururka SDSI wuxuu aad uga walwalayaa, dareen culusnna ka qabaa coladda iyo dagaalada ka soo cusboonaaday gobolka Gedo xilli ay bulshadu gobolku la daalaa dhacayso abaar ba’an iyo nolol xumo baahsan.
Waxaan u aragnaa dagaallada iyo degannaasha la’aanta gobolka ku soo noqnoqonaya in ay keeni doonaan cawaaqib xumo iyo burbur daba dheeraada . Bulshada gobolku waa ka daashay dagaal iyo barakac waxayna...
UWS:Waxaan Shacbiga Soomaaliyeed leenahay Ramadan Kariim
Dhammaan Xubnaha Ururka Waddaniga Soomaaliyeed waxay halkaan Ummadda Soomaaliyeed ugu Hambalyeynayaan Bisha Barakaysan ee Ramadan. Waxaan Shacbiga Soomaaliyeed oo dhan aan leenahay Ramadan Kariim.
Bisha Ramadan sifaha iyo faa’idooyinka ay leedahay waxaa ka mid ah:
1. waa Bisha Naxariista iyo Sadaqada
2. waa Bisha Cibaadada iyo Dambi dhaafka
3. waa Bisha Cadaab ka xoreynta Adoomaha
...
Deeq kaalmo lacageed dhan $1450 oo la gaarsiieyey masaajidka isbaheysiga islaamka
Deeq kaalmo lacageed dhan $1450 oo la gaarsiieyey masaajidka isbaheysiga islaamka ee Magaalada Muqdisho .
Sawiro kaloo dheeraad ah daawo
Ilaahey wuxuu yiri cid kale ma camirto masaajidada ilaahey oo aan ka aheyn kuwa aminsan ilaahey iyo maalinta khiyaamo ee la qatan lana qaawanyahay ,camirida masaajidka waxay u qeybsantaa laba oo kala ah in aad ku camirtid cibaado iyo in aad ku camirto dhisidiisa...
Soomaaliyeey waxaa wax laga xumaada ah|Ahmed Haadi
Qof kasta oo soomaali ah oo leh damiir islaanimo iyo wadaninimo wuxuu aad uga xun yahay, hurdi la’yahay, la murugoonayaa, wadnihiisu la garaacmayaa, ceeb ku ah iyo waji gabax, isweydiinayaa daqiiqad kastaba, la kufaa dhacayaa, masiibada ku habsatay wadankeenii haba ugu darnaadeen gobolada koofureed gaar ahaan caasimadii quruxda iyo qaayaha badneed ee Muqdisho, caasimadii uu qalbiga ku hayn jiray...
Danjirow Ina Ayaad Tahay?|Waayeel
Inta dayaxu dhicis yahay
xiddiguna dhammays noqon…
haddaan dhimashooy ku diido…
haddaan dhalashooy ku sheegto!
( Xuseen Aw-Faarax Dubbad: Hees )
_______________________________________________
ARAR
QABIIL JIRA ba, aniga ahaantay, sida aan rumays nahay, waxa iila wada wanaagsan midka ( ayan sheegan xataa cid haybteeda ) aan la aqoon. Kuu ka dhashay beel san amaba beel xun; Aadmiga na waxa loogu...
Dallada Waxbarashada Ahliga Ah Ee Puntland (PEN) Oo Markii Ugu Horreysey Bixisay Shahaadooyinka
Dallada Waxbarashada Ahliga Ah Ee Puntland (PEN) Oo Markii Ugu Horreysey Bixisay Shahaadooyinka Dugsiga Dhexe.
Tan iyo markii la asaasay dallada waxbarashada Ahliga ah ee Puntland ( PEN) 2005 tii ayaa waxay sanad dugsiyeedkii 2008/2009 siisay shahaadooyinkii marxaliga ahaa ardayda dugsiyada dhexe ee hoos yimaadda dalladaas.
Madaxa waaxda waxbarashada ee dallada PEN Ustaad C/laahi Cali Xuseen ayaa...
Al-Barakaat: Dadkii lacaguhu ka maqnaayeen hanala soo xiriireen
Ogaysiis deg deg ah oo ku socda dadkii ay lacagaha uga xayirmeen Bangigii Barakaat .
Waxaa laga codsanayaa macaamiishii ay lacaguhu uga maqnaayeen Bangiga Barakaat in haatan ay si deg deg ah ula soo xiriiraan Xafiiskooda oo ku yaala Magaalada Muqdisho iyagoo kala soo xiriiri kara Emailka
bsmog2009@hotmail.com.
Ama Teleefonada kala ah
002521-652930
002521-5500979
0025215477708
002521-5350000.
Read More →
Farxadda iyo soo dhoweynta Bisha Barakaysan ee Ramadaan | Daadurey
Dunida Muslimka ayaa waxay farxad aad u saraysa ku soo dhoweynayaan Bishan Barakaysan ee Ramadaan , sida uu alle uu Qu’aanka Kariimka uu ugu bayaaniyay meelo badan Alle wuxuu yidhi” Kuwa Alle iyo Rasuulkiisa rumayayow, waxaan idinku Waajib yeelay Soon ,sida aan ugu Waajibiyay kuwii idinka horeeyey” iyo Suurado badan iyo Axaadiis dhammaantood ka hadlaya fadliga ay leedahay bishaan...
Wasiirka Dhallinyarada iyo Isboortiga oo Hambalyo u diray Ciyaaryahan
Wasiirka dhalinyarada iyo isboortiga Soomaaliya ayaa Hambalyo u direy ciyaaryahan dadaal ka muujiyay Cayaaraha Oradada Aduunka.
London 22.08.2009.Mudane Saleebaan Colaad Rooble Wasiirka Dhalinyarada iyo Isboortiga dalka Soomaaliya ayaa nagula soo xiriirey qadka Telefoonka isagoo jooga magaalada Muqdsiho , waxana u yiri ‘’waxaan sharaf weyn ii ah inaa Hambalyo u diro anigoo ku hadlaya wasaarada...
Dhibka haysta Soomaalida dulmi ayaa asal u ah | Ahmed-Haadi
Dhibka haysta Soomaalida dulmi ayaa asal u ah
Soomaalidu waxay ku maahmaahdaa, [doqoni qufacday, meel laga gaarayna ma garaneyso], soomaalida intii ka horaysay dowladnimada waxay ahaayeen dad reer guuraa ah, waxayna ku dagaalami jireen daaqa iyo biyaha, ninkii xoog leh baana u hari jiray daaqa iyo biyahaba, ninkii laga xoog roonaadana wuu haajiri jiray oo wuxuu aadi jiray meel taaktii iyo tabartii...
Maxamed Cabdullaahi Qorane oo ay tuugo hubaysani ku dishay Koonfur Afrika
Barnaamijkii Radio Xoriyo
21 August 2009.
. Maxamed Cabdullaahi Qorane oo ay tuugo hubaysani ku dishay Koonfur Afrika.
. Waxyeelooyin kala duwan oo gumaysigu u gaystay dad shacab ah.
. Jaaliyadda Ogadenya ee Suuriya oo ka qayb gashay kulan lagu qabtay Dimishiq oo lagaga hadlayay Darfur iyo Ogadenya.
. Barnaamijkii aragtida Halgamaaga(Guulaha bisha barakaysan ee Ramadaan).
======================
Maxamed...
Prof. C/risaaq Darawal oo booqasho kusoo gaadhay jaamacadda Nugaal University Laascaanood | Aug 22
NUGAAL UNIVERSITY
LAS’ANOD, SOOL County
Professor Abdirizak mahamed Ali (darawal) oo booqasho gaaban kusoo gaadhay jaamacadda Nugaal University Laascaanood.
Professor Abdirizak mahamed Ali Darawal oo ku takhasusay cilmiga kumbuyuutarka, wershedaha iyo ganacsiga muddo dheerna wax ka dhigayey jaamacadda American Intercontinental University (AIU) oo ku taal dalka maraykanka gaar ahaan magaalada Lawrence...
Qaylo dhaanta Qanyare Ma Cod baahiye Qabiil baa mise waa Siyaasi Soomaaliyeed? | Bile Qabowsade
Qaylo dhaanta Qanyare Ma Cod baahiye Qabiil baa mise waa Siyaasi Soomaaliyeed?
Inkastoo aanan jecleen inaan ka hadlo Siyaasadda Dowladda Federaalka Soomaaliya Hogaankeeda sare iyo Maamul Goboleedka Puntland, hadana waxaa ii muuqatay Codad iyo qoraalo lagu baahinayey maalmahan Idaacadaha Caalamiga iyo Bogoga Wararka Soomaalida xanbaara ee Intarnetka.
Qeylo dhaanta Qanyare iyo Rag Siyaasiyiin isku...
Markazka Dar-ul-Hijra oo Xaflad u qabtay Muslimiin iyo Masuuliyiinta Toronto
Xaflad hilba Solosha ah oo Markazka Dar-ul-Hijra ee Toronto qabtay
Ugu Horayntii anagoo fursadaan ka faa’iidaysanayna Ramadaan Kariim, Ramadaan Mubaarah, Markazka Dar-ul-Hijra ee Toronto wuxuu Hambalyada Ramadaanka u dirayaa dhamaan Muslimiinta, gaar ahaan Soomaalida. Waxaana leenahay illaahay hanaga dhigo kuwa ka faa’iidaysta Bishan Barakaysan.
Sawiro kaloo dheeraad ah daawo
Waxaa maalinkii...
Universal TV iyo Filinka Muhanad|Adam Zaki
Safaro is xigay ayaan ku jiray oo aan ku marayay dhawr magaalo oo Geeska Africa ku yaall , waxaa hubaal ah inaad ka yara nasanaysid culayska iyo cadaadiska ay maskaxdu ka qaado warbaahinta dilka dhaca kufsiga iyo balaayoo dhan ka sheekaysa , laakiin waxaa jira kooxo Calooshood u shaqaystayaal ah oo ka faa iidaysta wakhti aan munaasib ahayn.
Bishii Maajo 2009 ka ayaan ugu bishaareeyay shucuubta carabta...
Ramadaanku waa Fursada Cumriga Q3-aad|Calinuur
(Dersiga Sadaxaad)
Waxaan horey usoo sheegnay in ay jiran gafaf ay haboon tahay inuu iska dhowro ruuxa Muslimka ah ee Sooman waayo hadii aan Soonka laga dhowrin qaladaadka waxaa dhici karto in ruuxii Soonaa ee gaajeesnaa ee oomanaa wax ajar ah ka soo gaarin soonkiisa.
Hadaba waxaa kaloo jira gafa kale oo loo baahan yahay inaan ka digtoonaano Bishaan Barakeysan ee Ramadaan sida:-
1-In ruuxa sooman...
RW Cumar C/Rashiid: Hoggaamiye daacad u ah dalkiisa|Maxamed
Hordhac: Tan iyo intii Ra’iisal Wasaare Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarka jagada ra’iisal wasaarannimo loo dhiibay, wax ceebanaynaya ama wax ka sheegaya igama soo horbixin. Waxan aad isugu deyey bal inaan ra’yiga Soomaalidu ninkan ka qabto—anoon laftiisa aqoon gaar ah anigu u lahayn—inaan u yara dhabba galo. Soomaalidu waxay ku maahmaahdaa: “Soomaali dhexdeed waxba kuma qarsoomaan,”...
Kidnapped journalists’ families release statement ahead of anniversary
COMMITTEE TO PROTECT JOURNALISTS
330 Seventh Avenue, New York, NY 10001 USA Phone: (212) 465-1004 Fax: (212) 465-9568 Web: www.cpj.org
SOMALIA: Kidnapped journalists’ families release statement ahead of anniversary
New York, August 21, 2009—Ahead of the first anniversary on Sunday, August 23, of the kidnapping in Mogadishu of Canadian Amanda Lindhout and Australian Nigel Brennan the Committee to...




