Home » Archive Bisha October, 2009

Siyaasadda Cakiran ee Dalka Somaaliya Xalkeedu Muxuu yahay? | Eng. Daadurey

Oct 6, 2009
Hordhaca taariikheed ee laga tibaax qaadan karo dhammaadkii Qarnigii 20aad iyo Qarnigan cusub ee 21aad ayaa ah Burbur,Dagaal Sokeeye, Qabqable Dagaal, Qax, Qaxooti, Tahriib, Tarxiil, Xasuuq, Burcad Badeed, iyo Dhul iyo Xeebaha Dalka Soomaaliya oo la dhaco iyadoo awood Siyaasadeed la huwan yahay intaa iyo in ka badan oo aannu qoraalkan ku soo koobi karin ayaa wuxuu ka dhex muuqanayaa hordhacaan siyaasadeed... 
Halkudheg:

Callaamatu Sayid Abuu AC’laa Al-mowduudi (2) | Saahid

Oct 5, 2009
Callaamatu Sayid Abuu AC’laa Al-mowduudi (2)   Waxaan horay uga soo hadalnay Sayid Abuu Ac’laa Al-mowduudi qeybtiisii hore, Hataanna waa inoo qeybtii labaad oo kaga hadleyno Afkaartiisii annagoo ka soo qaadaneyna kutubtiisii uu qoray(1). (1) Musdhalixaat AL-arbaca (AL-ilaah, AL-rabi, AL cibaada, AL-Diin :      Kitaabkaan waa kitaab aad qiimo u leh oo Shiikhu qoray 1940 yadii,     ... 
Halkudheg:

Warqad Furan :Bahda Caafimaad maamulka Soomaliland – Dawada Misoprostol : Ummul-gargaar ma ahee ,waa Ilmo soo rida

Oct 5, 2009
Warqad Furan :Bahda Caafimaad maamulka Soomaliland Dawada Misoprostol : Ummul-gargaar ma ahee ,waa Ilmo soo rida !! Waxaan telefishanka ETN TV ka daawaday dhiirigalin uu dhiirigalinayo mid ka mid ah madaxda caafimaadka ee maamulka Soomaaliland ,dawada la yiraahdo Misoprostol . Waxay wasaarradda caafimaadka soomaliland u bixisay Ummul-gargaar ,iyadoo la leeyahay waxay joojisaa dhiig baxa haweenka... 

Minneapolis: Sheikh Shariif oo Khudbadiisii ku Weeraray Masaajidda Allah, badda Soomaaliyana muran weyn geliyay

Oct 5, 2009
Minneapolis: Sheikh Shariif oo Khudbadiisii ku Weeraray Masaajidda Allah Sheikh Shariif : Waxa laga hadlayey waa Dhulka naga wada maqan aan wada doonano.. Madaxweynaha DFKMG Sheikh Shariif Sheikh Axmed ayaa makhribnimadii Axada (Oct 4, 2009) waxa u Soomaalida Minnesota kula hadlay xarunta Jaamacadda Minnesota, halkaas oo ay isugu yimaadeen dadweyne aad u tiro badan. Khudbaddii Sheikh Shariif uu halkaas... 
Halkudheg: ,

Ururka Midowga Qurba joogta Soomaaliyeed oo ka hadlay Xaaladda Wadanka, Dowlada Meelkugaarka ahna u soo jeediyey in ay is casisho

Oct 3, 2009
Ururka Qurba joogta Soomaaliyeed (United Somali Diaspora) Warsaxaafadeed:  October 04, 2009  USD# 0005|MNUSA Ururka Midowga Qurba joogta Soomaaliyeed United Somali Diaspora (USD) ee saldhigiisu yahay Gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka, wuxuu mudooyinkan u kuur galayey xaaladaha wadanka , gaar ahaan marxaladaha wajida cusub ee wadanka Soomaaliya galay. Marxaladahaas oo ay adagtahay in sida... 

Three foreign aid workers held in Somalia since July freed

Oct 3, 2009
NAIROBI — Three foreign workers with the French aid group Action Against Hunger (ACF) were freed Saturday after being held in Somalia since July, humanitarian agency sources and Somali officials said. The three, an American, a Zimbabwean and a Pakistani, boarded a plane in the southern town of Luq, and were expected to head to Nairobi. The three were snatched in Mandera, northern Kenya, on the night... 

Somali President: Recruiters likely still in U.S.

Oct 3, 2009
by Laura Yuen, Minnesota Public Radio October 3, 2009 St. Paul, Minn. — The president of Somalia said today he believes that recruiters who lured Minnesota men to fight with a terrorist group remain in the United States. President Sheik Sharif Sheik Ahmed has been meeting non-stop this weekend with Somali-American community leaders in Minnesota as well as elected officials, including Gov. Tim Pawlenty. Ahmed... 

Wiil 8-jir ah oo afka, Sanka iyo ilka ka burburay una baahan gargaar – Dhacdo Naxdin Leh

Oct 3, 2009
Dhacdo Naxdin Leh Halkan ka eeg sawiro dheeraad ah (Waa sawiro naxdin leh) Waa muuqaalo argagax leh, daka qaarkiina aysan indhaha u dhameyn Karin, waa mid ka mid ah xadugudubyada ka dhaca magaalada Muqdisho oo ay sababaan dagaalada aan dhamaadka laheyn. Mar aan booqday Isbitaalka Madiina oo inta badan la gaarsiiyo Dhaawacyada dadka ku waxyeeloobay dagaalada ka socda magaalada Muqdisho ayaan waxaan... 
Halkudheg:

Somalia’s president says terrorism growing there

Oct 3, 2009
Somalia’s president says terrorism growing there ST. PAUL, Minn. — The president of Somalia said Saturday his government is challenged by terrorism — which he called a “foreign idea” — and asked the Somali diaspora support him as he struggles to create peace in his war-torn country. President Sheik Sharif Sheik Ahmed spoke briefly at a breakfast for Books for Africa, a nonprofit... 

Safar uu Danjire Colow ku tegay Magaalooyinka Melbourne iyo Sydney

Oct 3, 2009
SAFAR UU DANJIRE COLOW KU TEGAY MAGAALOOYINKA MELBOURNE IYO SYDNEY Danjiraha Jamhuuriyadda Soomaliyeed ee Indonesia ayaa safar uu ku tegay wadanka Australia, gaar ahaan magaalooyinka Melbourne iyo Sydney, waxa uu kaga qeybgalay shir looga hadlayay arrimaha Soomaaliya oo ay soo qaban qaabiyeen aqoonyahanno Soomaaliyeed oo ku nool wadaankaas, ayna gacan weyn ka geysatay shirkadda Soomaaliyeed ee Bakaal.... 
Halkudheg: ,

Jaaliyada Soomaalida K/Afrika oo gargaar gaarsiisey dad Soomaaliya ku tabaaleysan

Oct 3, 2009
Jaaliyada Soomaalida K/Afrika oo gargaar gaarsiisey dad Soomaaliya ku tabaaleysan Halkan ka daawo sawirro dheeraad ah Jaaliyada Soomaaliyeed e dalka koonfur Afrika ayaa deeq aad loogu baahanyahay gaarsiisey dad ku tabaaleysan magaalooyinka Kismaayo, Xamar iyo Burco Dadka gargaarka la gaarsiiyey waxay ka koobanyihiin qooysas daruufeysan oo barokacayaal, agoon iyo dad masaakiin ah. Gargaarka oo ahaa... 
Halkudheg:

Barnaamij dhaqameedka ardayda somaliyeed ee wadanka bangladesh

Oct 3, 2009
Ururka jaaliyadda somaliyeed ee wadanka Bangladesh ayaa ka qaybgalay barnaamij dhaqameedka ee sanad walba kadhaca jamacadda uu leeyahay ururka islaamka (OIC) ,Islamic University Of Technology (IUT) isla barnaamijkaasi oo uu kulifaaqnaa afartan guuradii kasoo wareegatay markii la aasaasay (OIC) soomaaliyana ay katahay xubin, Ardayda somaliyeed waxaa ay ka qeeybqaaten bandhig ay soo bandhigeen ardayda... 
Halkudheg:

Dagaalo ay iskaga horyimaadeen Ciidamada WXO iyo Cidamada Gumaysiga Itoobiya.

Oct 3, 2009
Dagaalo ay iskaga horyimaadeen Ciidamada wadaniga Xoraynta Ogaadeenya iyo Cidamada Gumaysiga Itoobiya. Xubin katirsan Congresska maraykan ka oo u diray dhanbaal ururka Codka Nabada Ogadenia Filinkii silent Cry Oohinta qarsoonayd oo indhaha caalamka ku soo jeediyay xasuuqa ka socda Ogaadeenya.   Dagaalo ay iskaga horyimaadeen Ciidamada wadaniga Xoraynta Ogaadeenya iyo Cidamada Gumaysiga Itoobiya.   Wariyaha... 
Halkudheg:

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Sweden oo Deeq lacageed oo ay soo direen la gaarsiiyay qoysas iskugu jiray Barakacayaal iyo Agoon oo ku nool W/Muqdisho.

Oct 3, 2009
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Magaaladda Guttenberg oo Deeq lacageed oo ay soo direen la gaarsiiyay qoysas iskugu jiray Barakacayaal iyo Agoon oo ku nool W/Muqdisho. Halkan ka daawo Sawirro dheeraad ah Iyadoo ay ka sii dareyso xaaladda nololeed oo ay ku nool yihiin Dadkii ka barakacay Qaar ka mid ah Degmooyinka Gobolka Banaadir dagaalada aaan Joogsiga laheyn ee wli ka sii soconaaya Caasimadda Soomaliya... 
Halkudheg:

AMISOM manabad ilaaliyaal baa mase waa ciidan xasuuq?

Oct 2, 2009
Mahad oo dhan ilaahay bay u sugnaatay nabad galyo iyo naxariis nabigeenii korkiisa ha ahaato. Maxay yihiin ciidamada AMISOM? Ciidamada AMISOM waa ciidan African ah inta badana ka yimid wadanka UGANDA oo ah wadanka ugu AIDSKa badan Africa marka laga reebo dhowr wadan oo kamid ah Africa waxaana madaxweyne ka ah musafeni oo ah nin diinka christianka aad ugu adadag islaamkana aad u neceb iyo wadanka... 
Halkudheg:

Minneaplis: Ururka United Somali Diaspora oo Caddeeyey Mowqifkooda in aysan taageersanayn Sheikh Shariif, soona dhaweynayn…

Oct 2, 2009
Minneaplis: Ururka United Somali Diaspora oo Sheegay in aysan Taageersanayn , kuna soo dhaweynayn Minneapolis…. Ururka Qurba Joogga Soomaaliyeed ee United Somali Diaspora (USD) oo ka jira Minneapolis, kana mid ahaa ururadii sida weyn uga soo horjeedey ciidamadii Ethiopia ee xadgudubyada ka geystey Soomaaliya gaar ahaan Muqdisho, isla markaana xubno ururkaas ka mid ah ay u safreen Casmara xilli... 
Halkudheg: ,

Sheikh Shariif: sida qofka caadiga ah uu u fikiro hadday madaxdu u fikirto iga rumaysta wax badan ayaa xumaanaya

Oct 2, 2009
Madaxweynaha DFKMG Sheikh Shariif: Majiro Khilaaf u dhexeeya Xubnaha ugu sareeya DFKMG Sh. Shariif Sh. Axmed ayaa September 30, 2009 ka hadlay xarunta CSIS (Center for Strategic and International Studies) ee Washington DC. Hadalkii uu halkaas ka jeediyey waxa uu kaga hadlay ururadii soomaray Soomaaliya burburkii ka dib, oo salka ku hayey qabiilka, waa sida uu hadalka u dhigay’e. Waxa kale oo... 
Halkudheg: ,

Somalilanders agree on way forward to presidential elections|Ahmedou Ould-Abdallah

Oct 2, 2009
PRESS RELEASE 027/2009 Somalilanders agree on way forward to presidential elections Nairobi, 02 October 2009 – The UN Special Representative for Somalia, Ahmedou Ould-Abdallah, has congratulated Somaliland officials on the signing of a Memorandum of Understanding on the way forward to holding presidential elections which had been previously postponed. “Let me congratulate the Somaliland political... 

Gabdhaha Jaaliyada Somaliyed ee Sweden oo Kaalmo lacageed gaarsiyay Qaar ka mid ah dadka ku dhibaateysan Baladweyne iyo dad qaba cudurka Juudaanka

Oct 1, 2009
Gabdhaha Jaaliyada Somaliyed ee dalka Sweden oo Kaalmo lacageed gaarsiyay Qaar ka mid ah dadka ku dhibaateysan Magaalada Baladweyne iyo dad qaba cudurka Juudaanka Halkan ka daawo Sawiro dheeraad ah Lacagtaan Sadaqada ah oo ay soo dhiibeen Haweynka Soomaalida ee Jaaliyada Wadanka Sweden oo gaareysa 500 oo doolar ayaa waxaa ka xamdi Noqoy 68 Ruux oo u Badan haween ay si weyn ugu Muuqaneysa dhibaatada... 
Halkudheg: ,

Xafladdii furitaanki Masjidka abu-bakr oo soo gebagaboowday

Oct 1, 2009
Xafladdii furitaanki Masjidka abu-bakr oo soo gebagaboowday Masjidka Iyo xarunta abu-bakr Islamic center ee Magaalada Seattle Gobalka Washington oo maalmahan ay ka socatay Munaasabad lagu furiyay oo ay kasooqayb galeen culumada somaliyed iyo kuwan aan somalida ahayn ee caanka ka ah waqooyoga America iyo dadweyne aad fara badan.   Munaasabadan oo socatay mudo afar maalmood ah bilaabatayna 24ka bishi... 
Halkudheg:

Healthcare: Obama miyuu ku xad gudbay dhaqanka dadka maraykanka qaarkood? | Wardheere

Oct 1, 2009
Healthcare: Obama miyuu ku xad gudbay dhaqanka dadka maraykanka qaarkood? Su’aalo iyo Jawaabo ku saabsan dooda Caymiska Caafimaadka ee USA (Q&A) Baraka Obama waxaan u qirayaa in uu muujiyey dadaalkiisa iyo niyaddiisa fiican ee uu soo bandhigay, xataa haddii uu ku guulaysan waayo dadaalkiisa oo ay congresska ka diidaan qorshahiisa ammaan buu mudan yahay, sababtoo ah waxaa uu dusha u ritay hawl... 
Halkudheg:

Ahmedou-Ould Abdullah: Warqad ku socota xubnaha Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee dalka dibadiisa ku nool (no 18)

Oct 1, 2009
United Nations Political Office for Somalia (UNPOS) Xafiiska Qarammadda Midoobay u Qaabilsan Arrimaha Siyaasadda Soomaaliya Warqad ku socota xubnaha Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee dalka dibadiisa ku nool (no 18) Neyroobi, 30 Sebtembar 2009. Al-salaamu caleykum Saabibayaasha qaaliga ah, 1. Waxaan idin rajeynayaa ciid wanaagsan, waxaa kale oo aan dhamaantiin idiin soo gudbinayaa salaan diiran, taas oo ku... 
Halkudheg:

Xarakada Al-Shabaab oo sheegatey in ay la wareegeen Magalaada Kismaayo maamulna ka dhiseen, ka dib markii fooda is dareen Xisbul-Islaam

Oct 1, 2009
Magaalada Kismaayo oo saakay dagaal culus ka bilowday ayaa hadda wararku waxay sheegayaan in inta badan Magaalada Kismaayo la wareegeen Xarakada Shabaabul Mujaahidiin. Halkan ka dhagayso Afhayeenka Al-Shabaab sheekh cali maxamuud raage oo sheegaya in Kismaanyo Maamul cusub loo magacaabay …dhagayso Goob joogayaal ayaa sheegaya in ciidamada Xarakada Alshabaab u suuragashay in ay inta badan magaalada... 
Halkudheg: