Home » Archive Maalinta October 5th, 2009
Callaamatu Sayid Abuu AC’laa Al-mowduudi (2) | Saahid
Callaamatu Sayid Abuu AC’laa Al-mowduudi (2)
Waxaan horay uga soo hadalnay Sayid Abuu Ac’laa Al-mowduudi qeybtiisii hore,
Hataanna waa inoo qeybtii labaad oo kaga hadleyno Afkaartiisii annagoo ka soo
qaadaneyna kutubtiisii uu qoray(1).
(1) Musdhalixaat AL-arbaca (AL-ilaah, AL-rabi, AL cibaada, AL-Diin :
Kitaabkaan waa kitaab aad qiimo u leh oo Shiikhu qoray 1940 yadii,
...
Warqad Furan :Bahda Caafimaad maamulka Soomaliland – Dawada Misoprostol : Ummul-gargaar ma ahee ,waa Ilmo soo rida
Warqad Furan :Bahda Caafimaad maamulka Soomaliland
Dawada Misoprostol : Ummul-gargaar ma ahee ,waa Ilmo soo rida !!
Waxaan telefishanka ETN TV ka daawaday dhiirigalin uu dhiirigalinayo mid ka mid ah madaxda caafimaadka
ee maamulka Soomaaliland ,dawada la yiraahdo Misoprostol . Waxay wasaarradda caafimaadka soomaliland u bixisay Ummul-gargaar ,iyadoo la leeyahay waxay joojisaa dhiig baxa haweenka...
Minneapolis: Sheikh Shariif oo Khudbadiisii ku Weeraray Masaajidda Allah, badda Soomaaliyana muran weyn geliyay
Minneapolis: Sheikh Shariif oo Khudbadiisii ku Weeraray Masaajidda Allah
Sheikh Shariif : Waxa laga hadlayey waa Dhulka naga wada maqan aan wada doonano..
Madaxweynaha DFKMG Sheikh Shariif Sheikh Axmed ayaa makhribnimadii Axada (Oct 4, 2009) waxa u Soomaalida Minnesota kula hadlay xarunta Jaamacadda Minnesota, halkaas oo ay isugu yimaadeen dadweyne aad u tiro badan.
Khudbaddii Sheikh Shariif uu halkaas...