Home » Archive Maalinta October 26th, 2009

Jaaliyadda Soomalida Maraykan oo Aragtidii dib u laabashadu ka Dhamaatay Sh C/risaaq Sancaani

Oct 26, 2009
 Jaaliyadda Soomalida Maraykan oo Aragtidii dib u laabashadu ka Dhamaatay Sh C/risaaq Sancaani Maqaalkii Dunida Muslimkaa ugu Akhriska badnaa oo Afka carabiga ku Qoran ee Lagu Daabacay Shabakada Afka Carabiga qorta ee Somaliatoday.net Maqaal uu Qoray Sh C/risaaq Macalin Abshir Sancaani Imaamka Masjidka Rowdah ee Magaalada Minneapilis Maqaalkaas oo afka Caribaga ku qornaa ayaa Ciwaan u ahaa Jaaliyadda... 
Halkudheg:

Cumar C/rashiid: Dawladdu waxay u Hoggaansameysaa Go’aanka Barlamaanka (Arrinta Heshiiskii Is-Afgarad ee Badda Soomaaliya)

Oct 26, 2009
Ra’iisul Wasaaraha DFKMG Jaaliyadda reer London ma u cadayn doonaa Mowqifkiisa ku aadan warqaddii loo saxiixay… ee garabka siinaysay heshiiska Is-faham…. Xafiiska Afhayeenka Dawladda Federaalka KMG Soomaaliya war uu faafiyey ayaa sheegay in Ra’iisul wasaaraha DFKMG uu  yiri waxaa Dawladdu u hoggaansamaysaa go’aankii baarlamaanku ee ku saabsanaa heshiiska Is-fahamka ee... 
Halkudheg:

Wiil Soomaaliyeed oo Lagu Diley Magaalada Minneapolis, Minnesota

Oct 26, 2009
Wiil Soomaaliyeed oo Lagu Diley Magaalada Minneapolis ee Gobolka Habeenimadii Isniinta (Oct 26, 2009) ayaa wiil Soomaaliyeed waxaa lagu diley magaalada Minneapolis ee Gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka. Wiilka waxaa magaciisa la oran jirey Ali Yasin Ismail, oo da’diisu ahayd 23-jir, sida uu sheegay Telefishanka WCCO Channel 4 ee Minnesota. Wiilka waxaa lagu dhex toogtey gaari markaas taagnaa... 
Halkudheg:

kabtan Shaash: hambalyo tartanka Nabadda iyo soo noolaynta kooxihii hore iyo wasaarada Isboortiga iyo dhalinyarada

Oct 26, 2009
kabtan Shaash: hambalyo baanu leenahay tartanka Nabadda iyo soo noolaynta kooxihii hore iyo wasaarada Isboortiga iyo dhalinyarada London 27/10/2009. Kabtankii xulka Qaranka dalka Soomaaliya mudane Ibraahim Mohamed Ali oo ku magac dheer ‘’ Kabtan Shaash islamarkaana ka mid ahaa ciyaaryahanadii dalka Soomaaliya magaca weyn ku lahaa kubadda cagta kana tirsanaa kooxda Horseed laguna tilmaami karo daafacyadii... 

Johannesburg: Kulan lagu Cambaareyey dad lagu xirxirey Puntland

Oct 26, 2009
Kulan lagu cambaareyey dad Puntland lagu xirxirey oo lagu qabtay Johannesburg Halkan ka dhegeyso Sawiro dheeraad ah Kulan degdeg ah oo ay isugu yimaadeen dad farabadan oo kasoo jeeda beesha Absame ayaa ka dhacay magaalada Johannesburg kullankaasi oo si weyn loogu cambaareeyey rag beeshani kasoo jeeda oo sida la sheegay dooni laga degey Puntland kadibna xabashida loo gacan galiyey. Suldaan Dugsiye oo... 
Halkudheg: , ,

Saed Salah: a badly needed hero | Mohamoud Yusuf

Oct 26, 2009
Saed Salah: a badly needed hero Mohamoud Yusuf Monday, 26th October, 2009 “the human being must be enlighten in order to be a humane (Johan Comeniu”, didactica magna) The above quotation teaches us that human being is... 

Go’doominta lala rabo reer S/galbeed sidee looga gaashaantaa? | Xasan

Oct 26, 2009
Go’doominta lala rabo reer S/galbeed sidee looga gaashaantaa? Xasan Maxamed Ibraahim xasanyare@msn.com Gumeysiga Itoobiya oo dhib iyo tacadiyo badan oo isugu jira dil, jirdil, dhac, barakicin iyo xabsiba ku hayey dadweynaha reer soomaali galbeed wuxuu baryahaan danbe billaabay tab cusub oo ah inuu heshiis hoosaadyo la galay maamullada ka jira Soomaaliya qaarkood; si ay ugu soo gacangaliyaan dadka... 
Halkudheg:

11 Sano Jirkii Puntland iyo Fursadaha Wali Taagan | Mohamed Wali

Oct 26, 2009
11 Sano Jirkii Puntland iyo Fursadaha Wali Taagan. Hordhac:- Waxaa cad oo si waadix ah umuuqda habayaraatee 11kii Sano ee ay Puntland Jirtey in aan laga gaarin guulihii Udub dhexaadka u ahaa Dawlad Goboleedka Puntland oo Shacbiga puntland uu isha ku hayey Maamuladii kala duwanaa ee Puntland soo marey, sanadkii 1998 Xiligii Beelaha Walaalaha ah ee Puntland isugu yimaadeen in maamul loo dhanyahay ladhisto,... 
Halkudheg:

Muqdisho: Siminaar ku saabsan wacyigalinta Bulshada ee Khatarta Cudurka Aids-ka

Oct 26, 2009
Mudane Cabdi Nuur “Hay’adda Ospad waxay Siminaaradaan u qabaneysaa in ay Bulshada ku wacyigeliso khatarta Cudurka Aids-ka” Sawiro Dheeraad ah halkan ka akhri Waxaa Xaafadda Buulo Xuubeey ee degmada Wadajir ee Magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyey siminaar ku saabsan ka hortaga cudurka Aids-ka waxaana soo qaban qaabiyey Hayadda Ospad oo ah Hay’ad markasta u taagan in ay bulshada ka wacyigeliso... 
Halkudheg: ,

KHATARTA DABKA | Cabduqaadir

Oct 26, 2009
KHATARTA DABKA  Dabku wuxuu ka mid yahay waxyaabaha asaasiga ah ee nolosha aadanahu ku tiirsan tahay oo aan sina looga maarmi Karin miyi iyo magaalaba, wuxuuna soo jiray oo lagu intifaaci jirey ilaa abuuritaankii aadanaha, waana lagu intifaaci doonaa inta aadanuhu dunidaan korkeeda ku nool-yahay. Dabku wuxuu soo maray heerar kala duwan oo waagii hore waxaa laga dhalin jiray Geedaha, Dhagxaanta iwm.,... 

Cumar C/rashiid oo Booaqsho ku tegey London, UK

Oct 26, 2009
Cumar C/rashiid oo Booaqsho ku tegey London, UK Ahmed Elyas UK LONDON Waxaa October 26, 2009 magaalada London ee cariga ingiriiska safar shaqo ku soo gaaray goor danbe oo maanta (26/10/2009) ah wafdi sare oo uu hogaaminayo Ra’isulwasaaraha DFKM Somalia Dr. Omar A. A. Sharmarke oo ay ka mid yihiin wasiiro ka tirsan xukuumadiisa. inta uu joogo raisulwasaaraha Somalia magaalada London ee cariga... 
Halkudheg: ,
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...