Home » Archive Maalinta October 17th, 2009

Ururka Caawiye Foundation Trust oo Kaalin ka qaadatay Bad-Baadinta Wiil Yar oo ay meesha laga Saxaroodo ka xirneyd

Oct 17, 2009
Ururka Caawiye Foundation Trust oo Kaalin ka qaadatay Bad-Baadinta Wiil Yar oo ay meesha laga Saxaroodo ka xirneyd. 12/10/2009 Ururka Caawiye Foundation Trust oo ah Urur samafaleed waxbana ka qabtay baahida iyo dhibaatada ku habsatay bara kacayaasha soomaaliyeed gaar ahaan kuwa ku dhibaateysan magaalada muqdisho ayaa Bad baadiyay Wiil yar oo lixbilood jira oo ay kaxirneyd meesha laga saxaroodo islamarkaana... 
Halkudheg:

Todobaadka Sportiga iyo soo Nooleynta Naadiyadii hore oo Xariga laga jarey

Oct 17, 2009
— Muqdisho: Todobaadka Sportiga iyo soo Nooleynta Naadiyadii hore oo maanta (Oct 17) Xariga laga jarey — London, UK: Kooxda Heegan oo faro marnaan dhigtey kooxda Betroolka koobka Nabadda iyo soo noolaynta kooxihii hore. Halkan ka daawo sawiro dheeraad ah Cayarahaan loogu magaca daray todobaadka nabada iyo soo nooleynta naadiyadii hore waxaa ay ka socdaan Garoonka dugisga bolice –ka Waxaa... 
Halkudheg: ,

GAROOWE: Roobab ma hiigaan ah oo ka da’ay Gobolka Nugaal.

Oct 17, 2009
Roobab xoogan oo mahiigaan ah ayaa waxa ay xaleytoole ka da’een magaalada Garoowe ee caasumada dowlada puntland iyo degmooyinka kale oo ka tirsan gobolka Nugaal. Roobabkan ayaa waxa ay saacado si xiriir ah uga da’ayeen magaalada garoowe iyo deegaanada ku xeyndaaban. Roobabkan mahiigaanka ah ayaa ka mid ah roobabka dayrta waxa ayna khasaaro u geysteen aan aad u buurneyn dad ku dhaqan qeybo ka mid... 
Halkudheg: ,

Gablan talo aduuneey|Dhaguuf

Oct 17, 2009
Nin aan u malaynayo inuusan waligii magaalo ka bixin baa waxaa laga hayaa indhihiii dhiman waayaa geel dhalaayana waa ku tusaan. Waxaan filayaa inaan ruuxna hore u suureysan in Shariif sheekh Axmed oran doono masaajida daroogaa caruurta lagu siiyaa. GABLAN TALO ADUUNEEY MAXAY GALABA HEER JOOGTEY. Bal aan yara dul istaagno dhowrkan qodob oo ka mid ah qodbadii madaxweynaha. Masaajida Shaki kuma jiro... 
Halkudheg:

Dagaal aan dhamaad lahayn, Umad aan Dantooda aqoon Iyo Dagaal ooge Danayste ah ayaa Dowlad la,aanta Sabab u ah

Oct 17, 2009
Waxaa soomaaliya mudo gaaraysa 31 sano marka laga soo bilaabo 1978kii Ayaa waxaa ka bilowday dagaal jabhadeed ka dib dagaalkii dowladii soomaaliya ee meleteriga ahayd iyo amxaarada ama wayaanada la gashay ka dib waxaa bilowday dagaalkii jabhadaha iyo beelihii mucaaradka noqday ee magacyada la baxay Sida jabhadii kowaad waxaan isku dayayaa inaan dhamaan jabhadaha magacyadoodii fasirno ama cadayo oo... 
Halkudheg: ,

Maxaad uga soo horjeeda wanaaga iyo horumarka|Jooje

Oct 17, 2009
Marka hore mahad idilkeed waxaa iska leh Allaah, naxariis iyo nabadgelyana Rasuulkeenii ayeey korkiisa ahaatay. Intaas kadibna dhammaan akhristayaasha sharafta iyo qadarinta mudanoow iga gudooma salaanta islaamaka ah Asalaamu caleykum Waraxmatulaahi wabarakaat. Ummad waxa uu horumarkeeda ku xiran yahay, marka ay dadkeedu diyaar u yihiin in ay horumaraan, laakiin waa waxaan dhici karin in ay hormarto... 

Why President Sharif Failed to Cue Diaspora

Oct 17, 2009
The Somali Diaspora in North America have had a long awaited thrill and deepening phenomenon about how President Sharif goes through the transition period and midwife the hope and aspirations filled with the minds of Somalis across the globe. But upon visited us in Washington D.C. and in Minnesota, he failed to sell himself, and as a result, sat the pregnant mother (the country) to the theater... 

Qaacidooyin Dahab ah!

Oct 17, 2009
DARIIQOOYIN MUHIIM AH OO KUU FUDUDAYNAYA XIFDINTA QUR’AANKA KARIIMKA AH Walaalka/walaasha muslimka ahow, waxaad ogtahay fadliga weyn ee barashada iyo xifdinta qur’aanka kariimka ah, nabiguna csw, wuxuu yiri: (waxaa idinkugu kheyr badan ruuxa qu’aanka barta oo hadana dadka sii bara). Hadaba, waxaan halkan idiinkugu soo gudbinayaa qaaciddooyin muhiim ah oo kaa kaalmaynaya sidii aad... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...