Home » Qoraallada Halkudhegga "muqdisho"
Ururka Mu’tamarka Islaamka oo sheegey in sii laba laabi doonaan kaalmadii ay siin jireen Shacabka soomaaliyeed
Waxaa maalmahan Magaalada Muqdisho joogey wafdi ka socdey Ururka Mu’tamarka Islaamka kuwaas oo kulamo la yeeshey Dowladda Federaalka iyo qaybha kala ee bulashada iyadoo intii aysan ka dhoofin Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho ayey halkaas ku qabteen Shir jaraaiid waxayna sheegeen in ururkooda gacansiin doonaan bulashada soomaaliyeed oo xiligaan ku jirta dhibaato aad u baahsan , wuxuu kaloo...
Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud oo soo bandhigtay Qalab cusub oo lagu horumarinayo Isgaarsiinta dalka
Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud oo u taagan in markasta Daboosho baahida isgaarsiineed ee Bulshada ayaa maanta soo bandhigtay qalab cusub oo isugu jira gaadiid ay ku rakiban yihiin Anteenooyinka guurguura (BTS) iyo Taleefoonnada gacanta oo lagu kaarikeynayo Qorraxda (Solar Mobile).
Halkan ka daawo sawiro dheeraad ah
Xaflad lagu qabtay xarunta Shirkadda Hormuud ee Ceelasha Biyaha ayaa lagu soo bandhigay...
“Ahlu Sunna Waljamaaca” oo Cambaarayn Kulul dusha uga Tuuray DFKMG
Abu Yuusuf Al-Qaadi “Dadkii lagu laayey suuqa Bakaaraha waxaa mas’uuliyadooda qaadeysa Dowladda Federaalka”
Iyadoo shalay Bakaaro ay ku dhinteen ilaa iyo dhowr iyo labaatan qofood oo shacab Rayid ah kadib markii madaafiic aad u tiro badan lagu garaacay suuqa bakaaraha iyo agagaarkiisa ayaa waxaa xasuuqaasi aad u cambaareeyey qaybaha kala duwan ee Bulshada, waxayna cambaareyntii ugu kululeyd...
19 madfac oo Galabnimadii Axadda lagu riday gudaha iyo hareeraha suuqa bakaaraha iyo dhimasho iyo dhawac soo garey dad rayid ah
Inta la hubo 13-qof ayaa ku dhintay in ka badan 30 qof oo dhamaantood rayid ahna way ku dhaawacmeen, duqeyntaas oo ahayd Madaafiic aad u waaweyn oo ka soo dhacaysay xarumaha DFKMG ah iyo kuwa AMISOM ee Muqdisho.
Gabal dhacii Axadda duqeeyn culus iyo dagaalo u dhaxeyey ciidamada DFKMG iyo xoogaga hubeeysan ayaa waxa uu ka dhaceen degmooyinka Ka mid ah magaalada Muqdisho.
madaafiicdaan ayaa lala beegsanayey...
Warar Goos Goos ah ee Maanta
Shirkadda Dahabshiil oo la gudoonsiiyey Abaalmarinta Adeegga Bulshada iyo Wasiir Kuxigeenka Amniga Puntland (Xoosh) oo la hadlay reer Minneapolis iyo Duqayn ka dhacday Muqdisho….
Wararkaas faahfaahsan hoos ka akhri:
………
Khudbadii W/xigeenka Amniga Puntland Cali Yuusuf Xoosh u jeediyey Jaaliyadda Minneapolis HALKAN KA DAAWO..
….
Duqeymo iyo madaafiic oo la isku weydaarsaday...
Maamulka dakada Muqdisho oo sheegay in ay wadaan qorshe lagu hormarinaayo howlaha dakada, Xilwareejintii kaddib…
Sida uu saxaafada u sheegay maareeye ku xigeenka dakada caalamig ah ee Magaalada Muqdisho Yaasiin Cusman Maxamuud waxaana ka mid ah taawer dheer oo heer caalami ah kaas oo suurta galin doono in lagala socdo maraakiibta isaga gooshto biyaha caalamiga ah
Maareeye ku xigeenka ayaa hadalkiisa ku darey in ay haatan ku tala jiraan sidii loo hormarin lahaa loona casriyeyn laha holwlaha ay haatan qabato dakada...
Xildhibaano Ka Tirsan Baarlamaanka KMG ah Oo Kulan Ku Yeelan Lahaa Muqdisho Oo Ay Hor Istaageen Ciidamada…
Ciidamada sirdoonka dowlada KMG ah ayaa Arbacadii hor istaagay kulan ay Magaalada Muqdisho ku yeelan lahaayeen qaar ka tirsan xildhibaanada KMG ah ee soomaaliya kuwaasoo saluugsan Xukuumada KMG ah wax qabadkeeda .
Labaatan iyo Shan xildhibaan (25) oo ka tirsan Mudanayaasha Barlamanka KMG ah ee Soomaaliya oo doonayay in ay kulan ku yeeshaan Hotel Ambasadoor ee Magaalada Muqdisho islamrkaana ay kaga...
Dagaal ay ku dhinteen 15 qof, iyo dhaawac 35 qof, oo ka dhacay Muqdisho
iyo Madfac habaw ah oo 5 qof ku diley guri ku yaal xaafadda Boondheere…
Faahfaahin dheeraad ah dagaaladii iyo duqeymihii is barbarsocday ee ka dhacay qeybo ka mid ah xaafdaha magaalada Muqdisho .
JIMCE, April 2, 2010: Dagaaladaan ayaa waxey xoogooda ka dhacayeen degaanada tarbunka,dugsigii sare ee banadir,KM4 agagaarka ispitalka digfeer xaafada taleex .
Dagaalka ayaa dhacay ka dib markii xoogaga...
Guddoomiyihii Degmada Xamar Jajab oo ku geeriyooday Qarax miino oo loo dhigay
Iyadoo dhowrkii maalmood ee ugu dambeeyey xaafada Afisyooni ka jirtay xaalad aad u adag kadib markii boqolaal qoys oo dad barakacayaal ah uu Maamulka Gobolka Banaadir ku amray in ay ka guuraan xaafaddaasi.
Dadka oo halkaasi ka sameystay guryo cooshado ah oo iyo Jiingado ayaa waxay sheegeen in ay halkaasi ay u yimaadeen in ay ka nabad galaan madaafiicda iyo dagaalada ka socda Magaalada Muqdisho,...
Khilaaf Xoogan oo soo dhexgaley Ahlu Sunna Waljameeca Heshiiskii Adis Ababa ka dib
Iyadoo dhawaan Magaalada Adis-Abab heshiis ay ku gaareen Ururka Ahlu Sunna Waljameeca iyo Dowlada Federaalka ayaa heshiiskaas waxaa durbadiiba uu keeney Khilaaf Xoogan oo soo kala dhexgaley Ahlu sunna Waljameeca ka dib markii qaarka mid ah beelaha ku jira Ururkaas ay ka biya diideen heshiiskaas iyagoo ku tilmaamey mid aan loo dhameyn oo ay saxiixiisa ay ka qaybgaleen dad aan ka tirsaney Ururka...
Warsaxaafadeed ka soo baxay golaha dhaqanka iyo minimada beelaha hawiye oo
Cambaareynayaa Warbixin sanadeedka uu Guddiga Qarammada Midoobey ee Dabagalka Xayiraadda Hubka ee Soomaaliya ka soo saaray….
Waxaa Maanta oo ay taariikhdu tahay 22/03/2010 kulan degdeg ah isugu yimid Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha, wuxuuna kulankaasi uga hadlay Warbintii Guddiga Dabagalka Xayiraadda Hubka ee Soomaaliya taasoo xambaarsaneyd eedeymo loo jeedinaayo dhammaan qaybaha siyaasadda...
Muqdisho: Warbin iyo kaalmo Caasha shaacuur “Walaalaheygow dadkaan Madaafiicda halaga daayo
…sidaan ha loo dhaamo walahayow waxaa inoo wada roon in la wada hadlo dadkii wuu dhamaadaye”
Ururka aadami iyo qaar ka mid ah Jaaliyadda gabdhaha Soomaaliyeed ee ku nool Dalka Holand gaar ahaan magaalada Heeg oo kaalmo lacageed Gaareysa $ 1800 soo gaarsiiyay Xaruha ispitalada keysaney,madiina iyo dayniile ee magaalada Muqdisho Gobolka banadir .
DHEGEYSO Caasho iyo Duniyo warbixin Cisbitaalka
Ispitaladaan...
Muqdisho: Hoobiye iyo Horumar
Daawo Sawiradda
Muqdisho 20 sano ayaa waxaa ka socday dagaalo aan hakad laheyn kuwaas oo galaaftay naf iyo hanti badan ilaa iyo hadana ma jirto saansaan looga bixi karo dhibaatadaasi gaamurtay, waxayna dagaaladaasi ay keeneen in ay dalka yimaadaan ciidamo shisheeye oo kala duwan marka laga soo bilaabo 1992-dii iyo waqtigaan, hase yeeshee dadka Soomaaliyeed cabaqad kuma aysan noqon dagaaladaasi iyo...
Faahfaahin Dheeraad ah Dagaalkii Arbacadii ka dhacay Muqdisho
Faahfaahin dheeraad ah oo ka soo baxayso dagaalo iyo duqeymo Arbacadii ilaa maqribnimadii Khamiistu soo geleysey ka dhacayey Magaalda Muqdisho iyo sheegashada dhinacyada ee guulaha ay kala gaareen
Dagaal iyo duqeymo is barbar socday oo ka soconayey qeybo ka tirasan xafadaha Magaalada Muqdisho oo soo garey gabaldhicii
Dagaaladan oo bilowday Arbacadii aroortii xiliga salaada ayaa waxay ku faafeen...
Sanad guuradii koowaad ee idacada danan oo siweyn looga xusay muqdisho iyo meelo kamida calaamka
Maanta waa 7 maarso 2010 malin walbana dunida magacbey uleedahay maanta waxey ku aadan maalintii dhidibada loo taagay shabakada warbaahinta danan ee magalada muqdisho
Halkan ka daawo sawirada weriyaasha
Idacaada danan ee magalada muqdisho oo kutaala wadada labaad ee suuqa furan ee bakaaraha waxey maanta xusysa halsano kadib malinta ladhageystay idacada
Warbaahinta danan oo kasoo gasha mowjada 94mhz...
Gurmad Caafimaad ay Dhaqaatiirta Da’da yar u sameeyeen Barakacayaasha Dagan Ceelasha Biyaha
Marka hore waxaan idinkaga mahad celinayaa si wacan aad mar walbo inala share gareesaan hawshaan baaxada wayn oo mutadawacnimada ah, waxaana aamin sanahay hadaanahay dhaqaatirta da’da yar inay saaxafadu tahay qeyb muhiim ah oo bulshada kamid ah.
Dhaqaatiirta da’da yar ee soomaaliyeed waxaa aas aasay dhaqaatir da’yar oo Dalka iyo Dibadiisa wax kuso bartay, ayagoo si iskaa ah isku abaabulay iskuna...
Xisbiga Midnimada Jamhuuriga Soomaaliya oo soo saaray warsaxaafadeed Xasaasi ah oo ku saabsan arrimaha soomaaliya
Xisbiga Midnimadda Jamhuuriya Soomaaliyeed ayaa soo saaray war-saxaafadeed ku aadan xaaladda Soomaaliya, waxa uuna war saxafadeedkaasi qodobadiisa ka mid ahaa.
1. In Xaaluf ba’an lagu hayo Bariga iyo Badda Soomaaliya ayna gaysanayaan Dowlado shisheeye oo la yiri waxay badda soomaaliyeed u yimaadeen in ay ka ilaaliyaan burcad badeeda Soomaalida. Hase yeeshee iyaga ayaa maanta noqday burcad badeed,...
Dowlada FKMG ah Oo Soo Bandhigtay Ciidamo Kasoo Goostay Ururka Xisbul Islaam Oo Dowlada Usoo Galay
Maamulka degmada Wadajir ee gobolka banaadir ee dowlada FKMG ah ee soomaaliya ayaa maanta saxaafada usoo bandhigay todobo askari oo kasoo goostay Ururka xisbul islaam ee dowlada sida weyn uga soo horjeeda islamrkaana usoo galay ciidanka dowlada gaar ahaan kuwa fadhiogoodu yahay deegaanka kaxda ee degmadaasi wadajir .
Halkan ka daawo sawirada
Gudoomiyaha degmada wadajir Axmed xasan cadoow (axmed Daaci)...
Naadiga Somali-Pen Laanta Koonfurta Somalia oo Muqdisho ku xusay Maalinta Afka Hooyo.
Xaflad ay soo qabanqaabisay Naadiga Hal-Abuurka iyo Qorayaasha Soomaaliyeed ee Somali-Pen laantiisa Koonfurta Somalia oo lagu xusayay maalinta Afka Hooyo ayaa maanta lagu qabtay Magaalada Muqdisho ee xarunta dalka Somalia.
Halkan ka daawo sawirada
Munaasabdda oo lagu qabtay Hotel Naasa-hablood 2 ayaa waxaa ka qaybgalay Dr. Xuseen Sheekh Axmed (Kadare), Abwaan Siciid Harawo, Prof. Mustafa Dheer, qaar...
Ururka Xisbul Islaami Oo Ganafka Ku Dhuftay Inay Ka Dmabeeyeen Qaraxii Ka dhacay Baar Ubax
Ururka xisbul islaam ayaa gaashaanka u daruuray inaysan ka dambayn qaraxyadii shalay (Feb 22) ka dhacay isgoyska baar ubax ee wadada wadnaha ee magaalada muqdisho taasoo la sheegay inay ku waxyeeloobeen dad shacab ah .
Afhayeenka ururka xisbul islaam sh,maxamed macalin oo maanta (Feb 23) shir jaraa,id ku qabtay gudaha magaalada muqdisho ayaa shaaca ka qaaday inaysan shaqo ku lahayn qaraxii dadku...
Cabsidii laga qabay in uu dagaal ka dhaco Magaalada Muqdisho oo yaraaneysa
Dadweynaha ku nool Magaalada Muqdisho ayaa maalmihii ugu dambeeyey waxaa walwal iyo walbahaar ku hayey in uu dagaal ka dhex qarxo Dowladda Federaalka iyo kooxaha mucaaradka ku aha, kadib mrkii goobaha ay isku hor fadhiyaan ay soo buuxiyeen ciidamo aad u fara badan iyo Tikniko, taasina waxay keentay in dad fara badan ay ka qaxaan deegaanadii ay deganaayeen.
Labada dhinac ayaa hanjabaadyo isku mariyey...
Hay’ad kuwa Caruurta ah oo Cambaareysey Duqeymaha loo geysto Goobaha ay degen yihiin Dadka Rayidka ah
Hay,ada SOCHRO, oo ah Hayad u dooda Caruurta ayaa Cambaareysey Duqemaha markasta lala beegsado Goobaha ay degen Yihiin dadka Rayidka ah Guddoomiyaha Hay,adda SOCHRO- Mr. Mataan Ali Hassan oo ka hadlayey Duqeymihii ugu dambeeyey, ee ay Geysteen Ciidamadda AMISOM, Oo Dad Badan Oo Rayid ah ay ku Xasuuqeen, waxaana dadka ay Inta badan uu sheegey in ay ahaayeen dad rayidka oo gaaraya 60 ruux kuwaas oo...
Yuusuf Indhacadde oo ka Badbaadey qaraxyo Miino oo lala Beegsadey
Goor barqadii ah ayaa waxaa agagaarka Hotel Ambasadoor ee wadada Maka Al- Mukarama ee magaalada Muqdsho ka dhacaya Qaraxyo is xig xigey waxaa qaraxyadaas ay geysteen Khasaaro isugu jirta dhimasho iyo Dhaawac .
Halkan ka daawo sawiradii Qaraxa
Halka qaraxo ka dhacay oo u dhaxeysey isbitaalka Daaru Shifaa iyo Hotel Ambasadoor ayaa waqtigaas ay ahayd mid saxmad badan waxaa goobta marayey gaadiidka...
Sarkaal Sare oo ka tirsan Ururka Xisbul Islaam oo Gurigiisa lagu weeraray Bambaanooyin
Wararka naga soo gaaraya Degmada Afgooyey ee Gobolka Shabeelada Hoose waxay sheegayaan in Kooxo hubaysan ay bambooyin ku weerareen guri uu deganaa sargaal ka tirsan Maamulka Ururka Xisbul Islaam ee degmada Afgooye ee gobolka Sh/hoose.
Abaarihii Xalay saqdii dhexe ayaa kooxo hubaysan oo aan haybtooda la gararaneyn waxay ay bambooyin ku tuureen hoyga degmada Afgooye uu ka deganv yahay madaxa Garsoorka...
Eng. Cabdi Jiinow: “Waxaan ku guuleysanay inaan badbaadino Markab dab qabsaday markii uu naga codsaday sida uu qabo sharciga badaha caalamiga ah aan saxiixnay”
Maareeyaha Dekedda caalamiga ah ee magaalada Muqdisho ayaa ka warbixiyay Markab dab qabsaday oo ka yimid dekedda magaalada Bawaare ee gobolka Sh/hoose, kaddib markii uu halkaasi ka soo qaaday dhuxul u rarneyd ganacsato Soomaaliyeed isla markaasina ka soo shiraacday, balse intii aanu soo gaarin Dekedda Muqdisho dabku qabsaday, kaasi oo ka dhashay dhuxushii uu markabka siday.
Halkan ka daawo sawirada...




