Home » Warar
Haweeney ay si Naxariis daro ah u Gubeen Ciidamo ka Tirsan Dowladda Federaalka
Tan iyi markii ay dhaceen dagaalada Sokeeeye ee Soomaaliya waxaa dalka ka dhacay Xadgudubyo Fara badan oo ka baxsan dhinaca Islaanimada iyo Baniaadanimada taasoo ay si aad ah ula yaabeen dadka soomaaliyeed hadaba Taliska Booliiska Soomaaliyeed ayaa Xarunta CID waxay ku soo bandhigeen haweeney si Naxaarisdarro ah loo Cadaabey ka dib markii ay sidaa ku sameeyeen Askar ka tirsan Ciidamada...
Madaxweynaha DFKMG Shiikh Shariif oo Meless Zanawi ka codsadey inuu kaalmeeyo shacabka abaaraha.
Waxaa Magaalada Adib Ababa ee Dalka itoobiya dhawaan gaarey Madaxweynaha Dowladda Federaalka KMG Shiikh Shariif Shiikh waxaana halkaa kulan uu kula yeeshe Raiisul Wasaaraha Itoobiya Meless Zanawi waxaana kulankaas la iskula soo qaadey Abaaraha ka taagan Soomaaliya iyo la dagaalanka Xarakadda Al-Shabaab iyadoo Shhikh Shariif ka codsadey Meles Zanawi in ay kaalmeyso Shacabka ka soo cararey Abaaraha...
doorashada gudomiyaha ardayda bangladhesh
Xaflad aad u balaaran oo si heer sare ah loosoo agaasimay ayaa lagu qabtay Magaalo madaxda wadanka Bangladesh ee Dhaka, Xafladaas oo ay soo agaasimeen ururka ardayda soomaaliyeed ee Bangladesh taas oo loogu tala galay in lagu doorto guddoomiyaha sanadka 2011-2012 hogaamin doono ururka ardayda soomaaliyeed ee dalkaas Bangladesh, Waxaa Doorashadan sida caadada ahba la qabtaa sanadkiiba mar kaas oo...
Dugsiga Iimaam Axmed Bin-Hambal oo ay ka Qalinjabiyeen 170 Arday magaalada Minnesota
Xaflad weyn oo si qurux badan loo soo agaasimay ayaa ka dhacday badhtamaha magaalada Minneapolis, ee Minnesota caawa oo ay bisha ramadaan below tahay, berina laga soomayo Minnesota. Xafladan oo lagu beegey hordhaca Ramadaanka ayaa ku saabsanayd qalinjabin arday, ka qalin jabisey dugisga Iimaam Axmed Bin-Hambal ee ku yaala koonfurta magaalada Minneapolis.
Dugsan ayaa waxa caawa soo bandhigay arday...
Munaasabad lagu Xusayey Sannad Guuradii 13 aad ee Maamulka Pundland oo ka dhacdey Garoowe
Waxaa Magaalada Garoowe ee Maamumul;ka Pundland ka dhacay Fantasyo iyo Dabaaldegyo loo sameyanayey Sannadguuradii 13 aad ee maaamulka Pundland waxaana ka qaybgaley Masuuliyiin uu horkacayey Madaxeynaha Maamulka Pundland Cabdiraxmaan Shiikh Maxamed Faroole iyo marti sharaf kale waxaana garoonka Mire Awaare lagu soo bandhigey dabaadegyo ay sameeynayeen Ciidamada Qalabka Sida ,Ururada...
Jaaliyadda Reer Qatar oo ku Dhaqaaqey Talaabo Taariikh ah ka dib markii ay iska Ururiyeen Deeq balaaran
Jaaliyadda reer Qatar oo khilaafaadkooda meel iska dhigey oo isku raacay inaay garab istaagaan walaalahooda Soomaaliyeed ayaa Xaflad si heer Sare ah loo soo agaasimey, ayaa dhawaan ka dhacadey Dalka Qadar waxaa ka soo qeyb galay dhamaan qaybaha kala duwan ee Jaaliyadda oo ay horkacayaan safaarada,hogaanka jaaliyadda, culimada, ururka ardayda,ururka Dhalinyarada iyo ururka Haweenka.
Waxaa...
Ururka Samafalka HIRDA oo iskuul Waxbarasho oo ku yaala Magaalada Kismaayo ku kordhiyey dhismayaal Cusub
Ururka Samafalka Wadaniga ah ee HRDA ayaa gudaha Magaalada Kismaayo waxaa uu ku soo gabagabeeyey Howl Mashruuc balaaran oo dhismayayaal cusub loogu kordhinayey Mid ka mid ah iskuulkan Waxbarashada ee ku yaala Magaalada Kismaayo,Iskuulkaasi oo lagu Magacaabo Maxamed Jaamac Primary and Secondary School oo ay hadda wax ka bartaan ardey tiradoodu ay gaareyso ilaa 500 oo ardey oo isugu jira Wiilal...
Fariinta Bisha Barakeysan ee Soonka ee Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Sanadka 1432 Hijra.
Ummadda Soomaaliyeed iyo dhammaan Muslimiinta Caalamka waxaan u dirayaa Hambalyo ku aadan bisha barakeysan ee Ramadanka oo ah bil fadli gaar ah u leh muslimiinta oo ay gudanayaan waajibaadka diiniga ah. Bisha barakeysan ee Ramadan oo caawa dhalatay waxaa waajib nagu wada ah inaan ku faraxno oo aan si kal iyo laab ah u soo dhoweyno.Bishan barakeysan ee Ramadan waa bishii Quraanka Kariimka ah uu soo...
Shacabka muqdisho oo isu diyaarinaya bisha barakaysan ee Ramadaan.
Waxa la filayaa in maalinta Berri ah haddii Eebbe Idmo ay dhalato Bishii Barakeysneyd ee Ramadaan oo ah bil ay ka buuxaan Khayr fara badan , waxayna Bishaan ay ku soo beegantey Xilli ay dalka ka jiraan Abaaro saameeysey dad iyo duunyo iyadoo taasi ay jirto ayaa dadka soomaaliyeed waxay Saddexdii maalmood ay ku jireen diyaargarow ku aadan Bisha Barakeysan ee Ramadaan
Waxaa la arkayaa Suuqyada laga...
Gudiga Gurmadka Abaaraha Soomaaliyeed ee Dalka Norwey oo deeq gaarsiiyay barakacayaasha
Deeq gargaar biniaadanimo ah oo ay soo aruuriyeen gudiga gurmadka abaaraha Soomaaliyeed ee dalka Norwey ayaa maanta la gaarsiiyay dadka ay abaaruhu soo sal kiciyeen ee ku jira xerada Aala-Yaasir ee gobolka Shabeelaha Hoose.
Deeqdan oo isugu jirtey Bariis, Saliid, Caano-Boore iyo timir ayaa waxaa la gaarsiiyay qoysas gaaraya ilaa 1000 kana soo barokacay gobolda koonfureed ee dalka soomaaliya halkaasoo...
Xog-hayaha Guud Ee Urur Goboleedka IGAD Eng. Maxbuub oo shir jaraa,id qabtay
waad ku mahadsantihiin imaatinkaad noogu timaadeen xarunta IGAD, waxaan rabaa inaan war idinka siino gobolkanaga irimaha kataagan sida abaaraha aadka uxun ee kadhacay Africa sida Kenya,Itoobiya,Jabuuti,Uganda,iyo soomaliya.
maxbuub waxbadan ayuukahadlay oo ay kamid yihii oktoobartii lasoo dhaafay inay ogaadeen in abaari soo socoto IGAD na waxay leedahay qayb hawada lasocota oo arintaa sheegtay.
wuxuu...
Salaam Puntland Bank Oo Soo Bandhigay Adeeg loogu Magac Daray Kaaftoon
Salaam Puntland Bank ayaa maanta oo bishu tahay 30/7/2011. ku soo bandhigay magaalo madaxda ganacsiga ee puntland Adeeg cusub oo loogu magac-daray (KAAFTOON) oo isku xiri doona salaam puntland bank iyo adeegga SAHAL SERVICE oo ah adeeg ka mid ah adeegyada shirkadda Golis Telecom Somalia ay ku soo kordhisay deegaamada puntland taarikhdu markay ahayd 07/11/2009.
Xafladii daah-furka adeegaas cusub oo...
Reysalwasaraha TFG oo magcaabay Hay’adda Maareynta Musiibooyinka
Ra’iisul Wasaaraha DFKMG Soomaaliya Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas isagoo ka duulaya baahida deg-degga ah ee loo qabo maareynta musiibooyinka iyo waajibka dowladda ka saran dadka dhibaateysan ee abaaraha ku dhufteen iyo barakacayaasha aan xadka laheyn eek u soo qulqulaya magaalada Muqdisho. Ra’iisul Wasaaraha isag oo qiimeeyey xaaladda macluuleed ee gobolada dalka ka jirta iyo talo soo jeedintii...
Madaweynaha DFKMG Shiikh Shariif oo Xalane ku Booqdey CiIdamadii Dowladda ee dhaacwacmay
Waxaa maalintii saddexaad uu dagaal ka socdaa Magaaladda Muqdisho gaar ahaan goobo oo hore Dagaalo ugu qabsadey Ciidamadii Itoobiya waxaana ka mid Wadada ka tagta Isgoyska Falorensa ee tagta is gosyska Cali kamiin waxayna dagaaladaan u dhaxeeyaan Ciidamada Amisom oo garab siinaya kuwqa Dowladda Federaalka iyo Xarakadda Alshabab waxaa dagaaladaas ay sababeen Dhimasho iyo dhaawac fara badan waxaana...
Shirkadda Xawaaladda Jubba Express oo gaarsiisey gargaar fiican walaalohooda abaartu aafaysey
Waxaa dardar ku socda Gargaarka la gaarsiinayo dadka Soomaaliyeed ee ay saameeyeen Abaaraha iyo Dagaalada ayna xoogooda Bixinayaan dadka Soomaaliyeed ee ku nool dalka Gudihiisa iyo dibadiisa , Iyadoo taasi ay jirto ayaa Shrkadda Xawaaladda JUBBA EXPRESS gargaar kii ugu badnaa uguna tayada Wanaagsanaa ayey gaarsiisey dadka ka soo cararey Abaaraha oo ku jira Kaam lagu Magacaabo Nageeyle oo ku yaal...
Xarun weyn oo Xisbigga Hiil Qaran ka furtey Magaalada Muqdisho
Xisbiga Hiil Qaran oo dhawaan lagu dhawaaqey dalka dibadiisa ayna ka mid yihiin Siyaasiyiin , Aqoonyano caan ah ayaa Xaflad ku saabsan Furitaanka Xarunta Xisbiga Hiil Qaran ee Magaalada Muqdisho ayaa ka dhacdey Xarunta Xisbigga waxaana ka soo qaybgaley Xubno ka tirsan Xisbiga, Culama’udiin , Odoyaasha Dhaqanka , Haween iyo Dhaliyarto iyo marti Sharaf kale oo lagu martiqaadey...
Dalada Waxbarashada FPENS OO Tababar u soo gabagabeeysey Dugsiyada Hoos yimaada Daladaas
Xarunta FPENS ee Magaalada Muqdisho ayaa Waxaa lagu soo gabagabeeyey Siminaar socdey muddo Shan Maalmood ah loona qabtey Maamulayaasha Dugsiyada Hoos yimada Dalada Waxbarashada Fpens oo tiradooda gaareysey 80 Maamule , waxaana siminaarkaas lagu baranayey Doorka Maamulayaasha ay ku leeyihiin sara u qaadida Waxbarashada waxaana Fulinta siminaarkaas lahaa Shirkadda Hormuud
In tii uu socdey...
Fanaanad oydey markey tagtay xeryaha muqdisho lana hadashay caalamka
Fanaanad caan ah oo lagu magacaabo Mama Soul dhalashadeeduna tahay Mareykan ayaa maanta booqasho ku timid magaalada Muqdisho waxayna kulan la yeelatay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada FKMG ah ee Soomaaliya Dr. C/weli Maxamed Cali iyadoo sidoo kalena booqatay xero qaxooti oo ku taala gudaha magaalada Muqdisho.
Fanaanadan ayaa horay u soo martay xerooyinka qaxootiga dalka Kenya sida Dhadhaab waxayna sidoo...
Machadka Al-imra Qardho oo Arday Saxaafada dhameysey Shahadooyin…..
Xaflad balaaran oo ay kasoo qeyb galeen Agaasimayaal,Guddonka Gobolka, Gudd Waxbarashada, Ururada Saxaafada,Saxafiyiin, Walidiin, Aqoonyano
iyo Marti sharaf kale ayaa ka dhacdey Xaruunta Hodman ee Qardho waxaana halkaasi Shahadooyin lagu guddonsinayey Arday dhameysey Saxaafada iyo Computerka ee Machadka Al-imra International School.
Xafladaan ayaa ugu horeyn waxaa furey Duqa Degmada Qardho Maxamed
Siciid...
Ra’iisul Wasaaraha DFKMG oo kulan la qaatay Bulshada Rayidka ah
Ra’iisul Wasaaraha DFKMG Soomaaliya Dr Cabdiweli Maxamed Ali Gaas ayaa maanta xafiiskiisa kula shiray ururada bulshada rayidka ah.
Ururada Bulshada Rayidka ah ee uu maanta Ra’iisul Wasaaraha DFKMG la yeeshay kulanka ayaa isagu jiray dhammaan qeybaha bulshada ay ka koobantahay.
Waxaa goobta kulanka ka hadlay shaqsiyaad ka mid ah ururada bulshada rayidka ah oo si aad ah u soo dhoweeyey kulanka, isla...
Deeqdaan waa Deeqdii Sadexaad oo aan gaarsiino Dadka Abaaraha Tiriik Axmed Cilmi
Iyadoo weli ay sii socdaan Gurmadka loo sameynayo dadka ka soo cararey Abaaraha waxaana gurmadkaas xoogiisa uu ka imaanayay dadka Soomaaliyeed eek u nool dalka gudihiisa iyo dibadiisa iyadoo taasi ay jirto ayaa Ururka SWACRO Somali Women Children Rescue Organization wuxuu maanta deeq lacageed gaarsiiyey dadka soomaaliyeed ee ay saameeyeen Abaaraha waxaana deeqdaan lacageed soo dhiibey Jaaliyadda Soomaaliyeed...
Ra’iisul Wasaaraha DFKMG oo booqday xerooyinka barakacayaasha
Ra’iisul Wasaaraha DFKMG Soomaaliya Dr Cabdiweli Maxamed Ali Gaas ayaa booqday xerooyinka barakacayaasha Soomaaliyeed ee magaalada Muqdisho. Waxanaa ku wehliyey booqashadiisa Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Cabdixakim Cige Guled iyo Guddoomiyaha Gobolka Banadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Maxamud Axmed Nur Tarzan.
Ra’iisul Wasaaraha DFKMG ayaa booqdashasiisa ku tegey xerooyinka...
Wadamada Deeqa bixiya oo Balan qaadkoodii noqday afka baarkiisa
Waxaa Dalka Talyaaniga lagu soo gabagabeeyey kulan balaaran oo ay isugu yimaadeen wadamada la isku yiraahdo G-20 iyo Masuuliyiin ka socotey Hayada Cunada iyo Beeraha ee FAO….
waxaana kulankaas si aad ah looga doodey Abaaraha iyo MacLuusha ka taagan Wadamada KA TIRSAN Geeska Afrika oo sida wadamada Soomaaliya ,Jabuuti,Itoobiya iyo Kenya waxaana kulankaas lagu so bandhigey DarAasad la xirirta...
Jaaliyadda Degen Holand (AMHEM) oo deeq soo gaarsiiyey dadka abaaraha
Iyadoo weli ay socdaan Gurmadka loo sameynayo dadka ka soo cararey Abaaraha ee Koofurta Soomaaliya
waxaana Gurmadkaas si weyn uga qayb qaatey Dadka soomaaliyeed ee ku nool dalka Gudihiisa iyo dibadiisa
iyadoo taasi ay jirto ayaa kaamka lagu magacaabo Barwaaqo waxaa la gaarsiiyey deeq lacageed oo ay iska soo ururiyeen Dadka soomaaliyeed eek u nool Dalka Holand gaar ahaan Jaaliyadda Soomaaliyeed...
Baaqa gunaanadka nadwada Gaalkacyo ee bisha luulyo 2011
Muxaadarooyinka culimadu soo jeediyeen intii Kulancilmiyeedku socday waxaa ka mid ahaa: walaalnimada islaamka, khatarta qabyaaladda, xaaraanimada dhiigga muslimka, ka dheeraanshaha fitnada, islaaxa (heshiisiin) iyo qadarinta culimada.
Cillad xagga internetka G/kacyo ah aawadeed,waxaa dhowaan soo gaaray shabakadda warbaahinta ee Somalitalk bayaan laga soo saaray nadwadii ka socotay masjidka Ramadaan...




