Home » Qoraallada Halkudhegga "waxbarashada"

Ardayda Somalida ee Pakistan sidee wax u Bartaan

Sep 14, 2011
Pakistan waa waddan ku yaalla koonfurta qaarada Aasiya,waxayna ka mid tahay dawladaha islaamka ah ee ugu waa wayn dunida, waxayna leedahay jaamacaddo caalami ah oo si wayn looga qadariyo dalka iyo dibadda-ba. Waxa ka mid ah jaamacaddaha ugu waa wayn uguna caansan dalkan ardayda Soomaaliduna wax ka bartaan,Jaamacadda Caalamiga ah ee Islaamka ee Islamabad (IIUI) oo ay dhigato 15-kun oo arday oo in ka... 
Halkudheg:

Dugsiga Gambool ee Garoowe Oo Ku Guulaystay Kediskii Dugsiyada Sare ee Bisha Ramadaan

Sep 7, 2011
Hoolka shirarka ee jaamacadda Puntland State University (PSU) ayaa lagu qabtay tartankii ugu dambeeyey ee u dhaxeeyey dugsiga Gambool Garoowe iyo sidoo kale dugsiga Al-Muntada Burtinle. Xafladii gabagabada kadis aqooneedka ay ka qayb galeen 24 Dusgsi sare ee ka furan dhamman gobolada Puntland. ayaa waxaa si wadajir ah u maalgaliyey shirkadda isgaarsiinta ee Golis Telecom Somalia iyo Wasaarada... 
Halkudheg:

Dalada Waxbarashada FPENS OO Tababar u soo gabagabeeysey Dugsiyada Hoos yimaada Daladaas

Jul 29, 2011
Xarunta FPENS ee Magaalada Muqdisho ayaa Waxaa lagu soo gabagabeeyey Siminaar socdey muddo  Shan Maalmood ah loona  qabtey  Maamulayaasha Dugsiyada Hoos yimada Dalada Waxbarashada Fpens oo tiradooda gaareysey 80 Maamule , waxaana siminaarkaas lagu baranayey Doorka Maamulayaasha ay ku leeyihiin sara u qaadida Waxbarashada  waxaana Fulinta siminaarkaas lahaa Shirkadda Hormuud   In tii uu socdey... 
Halkudheg:

SOOYAALKA WAXBARASHADA SOOMAALIYA | C/qaadir Maxamed Xasan

Mar 19, 2010
Waxbarashada Soomaaliya waxay soo martay heerar kala duwan. Waxaan qormadaan ku soo bandhigi doonnaa marxaladihii kala duwanaa ee waxabarashada dalku soo martay, iyadoo aan u kala qaadi doonno xilliyo kala duwan kuwaas oo kala ah: 1- Marxaladdii Isticmaarka ka hor. 2- Marxaladii Isticmaarka. 3- Xukuumadihii Rayidka. 4- Xukuumaddii Kacaanka. 5- Marxaladda Burburka. 1- WAXBARASHADA SOOMAALIYA ISTICMAARKA... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...