Home » Warar

Prof Maxamed Shiikh Cismaan Jawaari oo ku Guuleystey in uu Noqdo Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya

Aug 28, 2012
Waxaas Goor dhow Xarunta Dugsiga Sare ee Booliska lagu soo gabagabeeyey Doorashadii Gudoomiyaha Baarlamaanka oo Bilaabantey Saakey Waaberigii (Agoosto 28, 2012) waxaa u Taretamayey Shan Musharax oo kala Cali Khaliif Galeyr, Maxamed Cismaan Jawaari , Xasan Abshir faarax , Cabdi Xaashi Cabdulaahi iyo Cabdirashiid Xiddig , waxana wareegii hore la kale heley Codod ahaan Maxamed Cismaan Jawaari oo heley... 
Halkudheg: , ,

Hayadaha SCAC iyo IRAPP oo Qabtey Kulan Qaybaha Bulshada loogu Dareensiinayey Khatarta Xanuunka HIV/AIDS

Aug 28, 2012
“Soomaalida Qabta Cudurka HIV/AIDS oo Gaarey 35,175 qof” UN: “Haddii arrintu sida ay tahay ku sii socota waxaa dadka Soomaaliyeed ee cudurkaas qaba waxaa lagu qiyaasay in ay gaari doonaan 55,000 qof sannadka 2012…” SII AKHRI… Kulan ay ka qaybgaleen Qaybaha Bulshada sida Culama’udiin, Dhalinyaro, Haween Raga wada Gawaarida, dadka ku jira Xeryaha Barakacayaasha ,kuwa Cuna Qaadka ,Macalimiin... 
Halkudheg:

Guddiga Xulista Xildhibanada Baarlamaanka oo ku Gacan Seyray Maxkamadda Sare

Aug 28, 2012
Iyadoo Maalinimadii Axaddii Todoba iyo Toban ka mid ahaa Xubnihii Guddigaasi uu ka hor joogsaday u gudbista Barlamaanka ay Dacwad hor geeyeen Maxkamadda Sare ee Dalka ayaa haddana waxaa Dacwaddaas ku gacan seeyrey Guddiga Farsamada Xulista Xildhibanada oo sida la sheegey xilkiisu ku ekaa Habeenkii Xalay. Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee ku meel Gaarka Ceeydiid Cabdulaahi Ilka Xanaf oo warbaahinta la... 
Halkudheg: ,

Cabdiraxmaan Faroole sheegey in aysan marnaba Ogolaadoonin in Baarlamaanka lagu soo daro Dagaal Oogayaashii iyo Kooxaha Xagjiriinta ah

Aug 28, 2012
Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland Cabdiraxmaan Shiikh Maxamed Faroole ayaa markii u horeeyay ka hadlay hadaladii dhawaan ka soo yeeray Madaxweynaha uu Xilkiisii dhamaaday Shiikh Shariif Shiikh Axmed ee ahaa in aan laga hor istaagi Karin dagaal Ogaashii in ay galaan Baarlamaanka iyadoo Maxkamad ku Caddeyn . Madaxweynaha maamulka Puntland Faroole ayaa sheegey in arrintaasu ay tahay mid ka baxsan... 

Guddoomiyaha Baarlamaanka oo Laga kala Cararayo, waayo Beesha Noqota Guddoomiye waxay waayeysaa Ra’iisul-Wasaare ama Madaxweyne

Aug 26, 2012
Habar- Shiish yey ku Dhiman Doonta a Labada Shariif ? Markiiba waxaa soo muuqanaya in xilligii kala Guurku u muuqdo mid isku bedelaya isbahaysiyo Siyaasadeed waxaana Isbaheysiyadaas ugu Tunka Roon  Madaxweynihii Xiligiisii dhamaaday Shiikh Shariif Shiikh Axmed iyo Guddoomiyihii isaguna Xilkiisii dhamaaday Shariif Xasan Shiikh Aadan, wuxuuna mid walba uu doonayaa inuu kan kale Siyaasadda kaga adkaado,... 
Halkudheg:

Saxiixayaasha Roadmap-ka oo ka hor yimid Hadalkii Sheikh Shariif ee ahaa “Maxkamadda Sare ayaa go’aan ka gaareysa xubnahii Barlamaanka laga reebay”

Aug 26, 2012
Xubnaha loo diidey baarlamaanka in maxkamadda Sare loo gudbiyo waa “Go’aan siyaasiyan iyo sharciyanba khalad ah…” Shir jaraa’id uu uu Habeenimadii Axadda Muqdisho ku qabtay ayaa Sheikh Shariif waxa uu ku sheegay in xubnihii ay laga reebay baarlamaanka cusub ee ay diideen guddiga farsamada ee soo xullida Xildhibaanada in xubnahaas loo gudbinayo “Maxkamadda Sare”... 
Halkudheg: , ,

Idaacadda Villa Soomaaliya oo Qirtay in Xilkii uu ka dhammaaday Prof. Gaas, laakiin weli uu madaxweyne yahay Sheikh Shariif

Aug 26, 2012
Idaacadda Villa Soomaaliya oo bedeshey Warsaxaafadeed ka soo baxay  Golaha Wasiiradda DFKMG…. Sida caadiga saxaafaddu waxay dhawrtaa xuquuqda qoraallada, oo marka ay qoraal hesho waxaa la gudboon: (1) In ay qoraalkaas sida uu yahay u daabacdo (2) In haddii ay u aragto mid khaldan ay dib ugu celiso qoraagga si uu soo saxo, (3) ama in aysan daabacin haddii qoraalkaasi ka hor imanayo anshaxa u... 
Halkudheg:

Guddiga Doorashada Xubnaha Baarlamaanka oo shaaciyey Lacagaha ay Bixinayaan Xubnaha u Taratamaya Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo ku Xigeeenadiisa

Aug 25, 2012
Musharaxa Guddoomiyaha Barlamanka waxa uu bixinayaa $3000, Guddoomiye ku Xigeenka Koowaadna $2000, halka Musharaxa Guddoomiye ku Xigeenka Labaadna uu ka bixinayo $1000… Waxaana doorashadu dhici doontaa taalaadada Agoosto 28, 2012 iyadoo maalinimadii shalay Labada Duhurnimo ay ku eked Xilligii Qabashada Musharixiinta Guddoonka Balmaanka ayaa arrintaa dib u dhac ku yimid. Afhayeenka Guddiga qaban... 
Halkudheg: ,

Kooxda gurmadka difaaca Kheyraadka badda Soomaaliya oo uga digtay Kenya iyo shirkadaha caalamiga ah ee batroolka qoda in ay shidaal ka qotaan badda Somalia.

Aug 25, 2012
East African Energy Forum oo ah haya’ad Soomaali ah, isuna xilsaartay in ay difaacaan kheyradka iyo petrolka badda Soomaaliya ku jira ayaa digniin culus u diray dowladda Kenya iyo afar shirkadood oo caalami ah petrolkana qoda, iyaga oo ku tilmaamay in ay sharci darro tahay in dowladda Kenya iyo shirkadahaas isu bahaystay in ay boobaan kheyraadka badda Soomaaliya ku jira khaasatan dhulbadeedka soomaaliya... 
Halkudheg:

Shiikh Shariif, Shariif Xasan, Axmed Siilanyo iyo Cabdiraxman Faroole oo sheegey in Meless Zanawi uu ahaa Saaxiib aysan marna iloobi doonin

Aug 23, 2012
Labada Shariif ee uu haatan Xilkoodii dhammaaday ayaa Maanta oo Khamiis ah ka qayb galay Baroordiiq Safaaradda Itoobiya ee Muqdisho loogu dhigay Ra’iisul Wasaarihii hore ee Dalka Itoobiya ee dhawaata Geeryooday Melles Zanawi . Labadan Mas’uul oo Saxiixay Buugga Tacsida ee halkaa laga furay ayaa waxaa halkaa hadalo kooban ka jeediyay Shriikh Shiikh Axmed, waxana uu sheegey in ay u tacsiyeynayaan... 
Halkudheg:

Shiikh Xasan Daahir Aweys oo Sheegay in ay Isu Diyaarinayaan Dagaalkii ay la Geli lahaayeen Dawladda soo Socota.

Aug 23, 2012
Xasan Daahir Aweys oo ka mid ah Saraakiisha Sare ee Xarakada Shabaab ayaa markii u horeeyay ka hadlay Doorashooyinka iyo Siyaasadda Soomaaliya ee Maanta.Xasan Daahir ayaa sheegey in Doorashada la sheegayo in ay dalka ka dhacayso ayan iyagu waxba ka khuseynin marnabana aysan taageereynin Wuxuu sheegey Mas’uuliyiinta sare ee Dawladda ku meel gaarka ayuu sheegey in ay yihiin kuwo La Gumaysto oo ka amar... 

Baarlamaanka Cusub oo la dhaariyey ma noqon doonaa baarlamaan Soomaaliyeed.. mase…?

Aug 23, 2012
Waxaa magaalada Muqdisho lagu dhaariyey xildhibaano tiradoodu gaarayso 211 xildhibaan oo kamid noqonaya Baarlamaanka cusub ee ay yeelanayso Soomaaliya. Dhaartan ayaa lagu soo beegay (Isniin Agoosto 20, 2012) oo ah xilligii ay ku ekeyd DFKMG ee uu madaxweynaha ka ahaa Sheikh Shariif, sida ku cad waxa loogu yeero Roadmap-ka. Waxaa baarlamaanka cusub la dhaariyey ayadoo aan weli tiradii 275 xildhibaan... 
Halkudheg: ,

Dawladda Itoobiya oo Sheegtay in Siyaasadeedii Soomaaliya ayan Waxba Saameyn ah ku Yeelaneyn Geerida Meless Zanawi..

Aug 22, 2012
Xaralada Alshabaab oo si weyn u soo Dhaweysey Geeridii Melles Zanawi Iyadoo Maalinimadii Shalay si Rasmi ah Shaaca looga qaaday Geeridii ku Timid Ra’iisul Wasaarihii hore ee Dalka Itoobiya ayaa waxaa arrintaa ka hadlay Afhayeenka Xukuumadda Itobiya ahna Wasiirka War Faafinta Simon Barakat. Barakat ayaa sheegey in Ra’iisul Wasaarahoodii Zinaawi uu Geeryooday una Geeryooday waa siduu hadalka u... 
Halkudheg:

Ing Maxamed Axmed Saalax “Haddii la ii Doorto Xilka Madaxweynimo Waxaa Hal Bacaad lagu Lisey ka Dhigayaa Heshiisyadii Badda ee lagu Boobayay Khayraadkeenna”

Aug 21, 2012
Kulan balaaran oo ay ka qaybgaleen Siyaasiyiin , Waxgarada Isimo, Salaadiin , Culamaudiin , Aqoonyahano, Saraakiil , Haween iyo Dhalinyaro ayaa ka dhacay Magaalada Muqdisho waxaana lagu taageerayey Masharaxnimada Ing Mxamed Axmed Saalax oo ka mid ah Musharaxiinta u taagan Xilka Madaxtinmo ee Soomaaliya Kulankaas oo ahaa mid taageero u badnaa ayaa waxaa looga dhawaajiyey in Beesha Majeerteen ay... 
Halkudheg:

Melles Zanawi oo la Xaqiijiyey in uu ku Geeriyoodey Wadanka Biljam

Aug 21, 2012
Warbixin:Saameyntii uu Soomaaliya ku lahaa Melless Zanawi – Warbaahinta Caalamka ayaa waqti aan sidaa u dheereeyn waxay sii daayeen warara ku saabsan Geerida Raiisul Wasaarihii Wadanka Itoobiya Meless Zanawi ka dib markii Muddo uu ku xanuuunsanaa Isbitraal ku yaal wadanka Biljam ka dib markii uu Maskaxda uu dhiig kaga furmey iyo Cuduro kale waxaana geeridiisa laga Xaqiijiyey wadanka Itoobiya... 
Halkudheg:

Dagaalka Sokeeye Ee Suuriya :- Saamaynta Uu Ku Yeelankaro Bariga Dhexe Iyo Soomaalida.

Aug 20, 2012
Dalka Suuriya waxaa 18 bilood ee ugu danbeeyey ka socday kacdoon ku bilaabmay Muharaadyo lagu codsanayey in wadanka isbadel dhinaca siyaasadda ah laga hirgaliyo, isla markaana la soo afjaro muddada 50 sannadood ahayd ee uu wadankaasi ka talinayey xisbiga kaliy ee lagu magacaabo (Alba‘ath), Dhaqdhaqaaqan isbadel doonka ah ayaa markii danbe isu badelay mid hubaysan ka dib markii xukuumadda dalkaasi... 
Halkudheg:

Hayadda Camuud oo soo Gabagabeysey Barnaamij isugu jirey Afurin, Biya Qaybin iyo Ciiddul- Fidri

Aug 20, 2012
Iyadoo lagu Guda jiro Maalinkii Labaad Munaasabada Ciidul Fidriga ayaa intii laguy Guda jirey Waajibaadkii Ramadaanka ayaa Hayadda Camuud ( Amoud Foundation ) waxay Bishaas ay qaar ka mid ah Gobolada ka wadey Barnaamij isugu jirey Afurin , Biya qaybin iyo Ciidul Fidri waxaana Barnaamjikaas Deeqda ah ka Faaideystey Dad aad u fara badan oo aan awoodin in ay iska bixiyaan Ramadaanka iyo waxyaabaha... 
Halkudheg:

Soomaaliya: Waa markii ugu Horeysey ee Taariikhda oo Halmar la wada Ciidey 21-kii Sano ee la soo Dhaafey intii lagu Guda Ciidul Fidriga (Warbixin)

Aug 19, 2012
Xarakada Alshabaab oo Tartan Qu’aan Akhris ah Hadiyad ahaan u Bixiyey Qoryaha Akh 47 iyo Daba Miinshaar In kastoo markii uu dhalanayey Ramadaanka loo kala Soomey Jimce iyo Sabti hadana waxaa faraxad ah in mar Qura la wada ciidey Ciidul Fidriga , waa mid taariiikhi ah int aan Xasuusto intii lagu guda jirey Dagaaladii Sokeeye ee la wada Ciidey islamarkaana si faraxd leh loo Damaashaaday. Ciidaan ayaa... 
Halkudheg:

Golaha Masaajidda Woqooyiga Ameerika oo Hambalyada Ciidul-fidriga u diray Muslimiinta

Aug 19, 2012
Goluhu Wuxuu udar daar mayaa Umada Islaamka ah Gaar ahaan umada soomaaliyeed inay sii wadaan cibaadadii iyo dadaalkii la soo waday,bishii ramadaan,oo aysan naga noqon wax un ku ekaa bisha ramadaan. GOLAHA ISUTAGA MASAAJIDA EE W/MARAYKANKA OO HANBALYO IYO DAR DARAN KU AADAN MUNAASABADA CIIDUL-FIDRIGA UDIRAAYO UMADA MUSLIMIINTA AH,GAAR AHAAN JAALIYADAHA SOOMAALIYEED EE KU NOOL WADANKA DIBADIISA.IYO SOOMAALIDA... 
Halkudheg:

Ra’iisul wasaaraha DFKMG Soomaaliya ayaa u diraya hambalyo ku aadan Ciidul Fidriga dhamaan Muslimiinta Caalamka

Aug 19, 2012
Warsaxaafadeed ka soo baxay xukuumadda FKMG: Muqdisho, 18, Agust. 2012…..Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdi Weli Maxamed Cali ayaa caawa dhamaan muslimiinta Caalamka iyo shacabka Soomaaliyeed Hawada u marinaya hambalyo ku aadan farxada Ciidul Fitriga. Ra’isul wasaaruhu wuxuu Hambalyo u diryaa dhamaan Umadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan, isagoona sheegay in Umadd kasta ay leedahay... 
Halkudheg:

Maamulka Hay’ada HARO oo Hambalyada Ciidul Fitriga u diraya Muslimiinta, gaar ahaan Soomaalida

Aug 19, 2012
Asalamu Calaykum Waraxmah, Ciid Wanaagsan,, Ciid Mubaarak. Anigoo ku hadlaya magaca Gudiga iyo Maamulka Hay’ada Humanitarian African Relief Organization (HARO) Waxaan hambalyada iyo Tahniyada ciidul Fitriga u dirayaa dhamaan ummada Muslimiinta, gaar ahaana ummada Soomaaliyeed. Illaahay hanaga aqbalo acmaasha khayrka ah ee bishaan aan soo samaynay, hana nagu daro kuwa dunuubtooda la dhaafo, naartana... 

Shariif Xasan iyo Mahiga oo kulankoodii oo ku Dhamaadey Fashil ka dib markii..

Aug 18, 2012
iyo Xafiiska Siyaasadda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya oo si Cad u Diidey in la soo Magacaabo Xildhibaanadii Hore. Warbixinno: Shariif Xasan Shiikh Aadan oo ahaa Guddoomiyahii hore Barlamaanka KMG ayaa kulan la qaatay Ergayga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Mahiigga. Shariif Xasan oo halkaas looga yeeray ayaa sida Ilo Hoose oo aan heleyno ay sheegayaan Xafiiska Mahiga looga Yeeray ayaa lagala hadlay... 

Kulan Looga soo Horjeedo Laguna Cambaareynayay Dilalka iyo Xadgudubyada loo gaysanayo Saxaafadda oo Maanta ka Dhacay Magaalada Muqdisho.

Aug 17, 2012
Kulan ay soo qaban qaabiyeen Hay’adda Suxufiyiinta Qaranka ee NUSOJ isla markaana ay ka soo qayb galeen Agaasimayaasha qaybaha kala duwan ee Warbaahinta ayaa maanta ka dhacay Hotelka Saxafi ee Magaalada Muqdisho Kulankan ayaa guud ahaan waxaa uu ahaa mid looga hadlayay dhibaatooyinka loo gaysanayo Suxfufiyiinta Soomaaliyeed gaar ahaana Magaalada Muqdisho oo Sanadkan gudihiisa lagu dilay illaa Sagaal... 
Halkudheg: ,

Xarakada Alshabaab oo Deegaanada ay ka taliyaan Dadka u sheegey in Hilibka Waraabaha la Cuni karo.

Aug 17, 2012
Shiikh Cabdi Umal “Hilibka waraabaha waa Xalaal mana jirto meel lagu Xaaraatinimeeyey” Shiikh Maxamuud Ow Cabdulle Cariif “Hilibka Waraabaha Waa xaaraan Cidii Tiraah waa Xalaal Been bey sheegtay”  Waraabaha oo ka mid ah Duur Joogta isla markaana Cuna Dadka iyo Xoolaha ayaa xiligan waxaa la sheegayaa in Cunsitiisu ay Banaan tahay Diinta Islaamkana aysan waxba ka qabin iyadoo Xarakada Alshabaab  Deegaanada... 
Halkudheg:

Bayaanka Hay’adda Culumada oo ku aadan Xulidda Xubnaha Baarlamaanka

Aug 16, 2012
Guddiga Culumada Soomaaliyeed ayaa Ka digey Beesha Caalaamku Faragelinta ay ku hayso Habka Xuliddda Xubnaha Baarlamaanka iyo faqooqidda beegsanaysa Diinta iyo dadka u danqanaya danaha ummadda…  Read More →
Halkudheg: