Home » Warar

Milkiilihii Dhismihii Baar Bakiin oo  Cadaaladdaro ku Tilmaamey Burburintii lagula kacay Dhismihiisii ku yaaley KM4.

Jul 19, 2014
Milkiilaha Dhismihii Bar Bakiin ee ku yiiley Agagaarka Km 4  la bur-buriyey Bishii June  ee Sannadkaan  ayaa Saxaafadda u soo bandhigay Qoraalo ama  Document-yo  Caddeynaya Sharci ahaanshaha Dhismahaasi Ganacsade Daahir Maxamed Aadan oo Daahir Bakiin ku magac dheer ayaa Wariyaasha tusay Cadeymaha Dhulka uu dhistay oo uu ku saxiixan yahay Gudoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Maxamed Cismaan... 

Ha’yada HARO oo Muqdisho ka wada Barnaamjika Afurinta Dadka Masaakiinta ah ee Sooman.

Jul 18, 2014
Iyadoo Ha’yaddaHaro looga bartey in ay marka la gaaro Bisha Barakeysan ee Ramadaan ay ka bilowdo Magaalada Muqdisho Barnaamj ay gacan ku siineyso dadka Masaakiinta ah ee Soomaan kuwaa oo aan awoodin in ay heleen Cunto ay ku Afuraan, ayaa markii uu Dhalatey Bisha Barakeysan ee aan ku jiro waxay Degmada Wadajir ka bilowdey Barnaamjkaas Hayada HARO ayaa Xarun ay ku leedahay Degmada Wadajir Bilowgii... 

Prof Saciid Ciise Maxamuud “ Xisbiga Dadka wuxuu u arkaa Qoraalka Madaxweynaha uu u Gudbiyey Q/M ee Badda Soomaaliya Khiyaano Qaran”

Jul 17, 2014
Dr. Saciid Ciise Maxamud oo ah Gudoomiyaha Xisbiga Dadka oo ka hadlayey Qaraalkii Madaxweynaha uu 30-kii June sannadkaan uu u Gudbiyey Qaramada Midoobey ee Badda Soomaaliya ayaa yiri “Sida ku cad Qoraalka Madaxweynaha uu uga tanaasuleyDhul Badeedka ay Soomaaliya leedahay, isaga oo ula jeeda dalka Kenya in haddii ay jirto Wadan aan wadaagno Bad oo dood ka qaba sida Dhul Badeedka Soomaaliya ay ugu... 

Xildhibaan Maxamed Cumar Dhalxa “ Go’aankii hore ee Baarlamaankii ku meel gaarka ahaa ee Badda Soomaaliya sidiisii ayuu u Taagan yahay”

Jul 16, 2014
Iyadoo maalmahan ay dib u soo noolaatay Sheekadii Xadeynta Badda Soomaaliya isla markaana Madaxweynaha Dawladda federaalka Somaaliya Xasan Shiikh Maxamuud dhawaan uu waraaq u qoray qaramada Midobay ayaa arrintaa waxaa si weyn uga soo hor jeestay Xildhibaano ka tirsan Barlamaanka federaalka Soomaaliya.Xildhibaanada Baarlamaanka ayaa ku doodaya in xiligan aysan habooneyn in wax wada hadal ah laga galo... 

Muumin Giriig “Waa yaabe Maxaa isku soo beegey Magacaabista Cumar Cabdirashiid iyo Qoraalka Xasan Shikh uu u Gudbiyey Qaramada Midoobey ee Badda Soomaaliya.

Jul 15, 2014
Xasan Shiikh oo ku sii jeeda Bisha soo socota Dalka Mareykanka iyo Banaanbaxyo la doonayo in looga hortago ka dib markii uu Qaramada Midoobey u Gudbiyey Qoraal Muran lagu gelinayo Badda Soomaaliya . Madaxweynaha Mareykana Barack Obama oo Warqadihii Aqoonsiga Danjiranimo ka Gudoomey Cumar Cabdirashiid Iyadoo Dhawaan Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud 30-kii June ee Sannadkaan 2014 uu Qaramada Midoobey... 

“Xasan Shiikh , Jawaari iyo Cabdiweli midna ma Awoodi karo in uu Bixiyo Badda Soomaaliya” sidaas waxaa yiri Cali Seko oo ka tirsanaa Baarlamaankii hore

Jul 15, 2014
Cali Maxamuud Faarax ( Cali Seko) oo ka mid ahaa Xildhibaanadii hore, haatan ah Siyaasi inta badan ka hadla Xaalada Siyaasadeed ee ku soo korodha Soomaaliya oo ka hadlayey War Dhawaan Soo Baxay oo ku saabsan in Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud uu Qaraal u direy Qaramada Midoobey kaasoo uu ku dalbanayo in laga Wada hadlo Badda Soomaaliya gaar ahaan Dowlada Soomaaliya iyo Kenya waxaana uu sheegey Cali... 

Baarlamaanka Soomaaliya ma is-hor-taagi doonaan Madaxweyne Xasan xagal daacintiisa xeerka Badda Soomaaliya

Jul 14, 2014
Soomaaliya waxay leedahay mid kamid ah xeebaha ugu dheer qaaradda Afrika, kuna dhereran Badweynta Hindiya iyo Badda Cas (ama gacanka cadmeed), baddaas baaxadda weyn waxaa dhex jiifa khayraad aad u farabadan. Laga soo bilaabo 1991 markii ay burburtay Dawladdii Soomaaliya waxaa khayraadkaas guranayey shirkado iyo dalal shisheeye oo aysan jirin cid weli kula xisaabtantay. Waxaa in badan oo warbaahinta... 
Halkudheg:

Kulan ku saabsanaa Daahfurka Filimka Dhibaatooyinka Burcad Badeeda ay ku leedahay Bulshada oo ka Dhacay Gaalkacyo.‏

Jul 11, 2014
Kulan si heer sare ah loo soo agaasimey islamarkaana lagu soo bandhigey Muuqaal ka Turjumayay Dhibaatooyiinka laga dhaxlay Falalkii Burcad Badeeda ee Sanadihii la soo dhaafey sida Xowliga uga socdey Xeebaha Soomaaliya ayaa waxaa lagu qabtey Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug Kulan waxaa soo qabanqaabiyey Xarunta Macluumaad iyo ka Hortaga Burcad Badeeda ee marka la soo gaabiyo loo yaqaan SAPIC ayaa... 

Midowga Afrika oo Soomaaliya u soo Magacaabey Ergeyga Gaarka ee Midowga Afrika ee Soomaaliya

Jul 11, 2014
iyo Safiirkii DF Soomaaliya u fadhiyey Ingiriiska oo loo magacaabay Taliyaha Nabadsugidda DF Soomaaliya…. Halkaan ka Akhriso Wararkii ugu Dambeeyey ee Soomaaliya. Somalitalk July 11, 2014 · Midowga Afrika ayaa u Magacaabey Siyaasi u dhashey Wadanaka Nayjeeriya in uu noqdo Ergeyga gaarka ah ee Midowga Africa Soomaaliya Maman Sedikou ka dib markii uu Xilkaas iaka Casiley Bishoo hore... 

Muqdisho oo lagu Diley Garyaqaan si weyn looga yaqaan Dalka.

Jul 10, 2014
Dowladda Federaalka ayaa faahfaahin ka bixisey Weerara lagu ekeeyey Xaraunta Madaxtooyada …. Madaxeynaha Dowladda Federaalka Xasan Shiikh Maxamuud ayaa Xilkii ka qaadey Agaasimihii Madaxtooyada Halkaan ka Akhriso Wararkii ugu Dambeeyey ee Soomaaliya. Somalitalk 9-7-2014 · Kooxo Bistoolado ku Hubeysan ayaa maanta Magaalada Muqdisho ku diley mid ka mid ah Qareenada Soomaaliyeed kaasoo... 

Minneapolis: Gudoomiyaha Degmada 6’aad Abdi Warsame Oo Meel Mariyey Sharciga Takaasiilayda (Taxi/Cab)

Jul 10, 2014
Minneapolis : Gudoomiyaha Degmada 6’aad ee magaalada Minneapolis, Mudane Abdi Warsame ayaa maanta gudiga horumarinta bulshada ee golaha degaanka horgeeyey xeerar cusub, cinwaankiisu yahay 13 cutubka 341. Xeerarkaan ayaa isugu jira kuwa cusub iyo kuwa hore oo dib u habayn lagu sameeyey, loogana gol leeyahay in culayska laga qaado darawalada iyo mulkiilayaasha gawaarida takaasiilayda (Taxis). Sharciyadaan... 

Kooxo Bistoolado ku Hubeysan ayaa Muqdisho ku diley mid ka mid ah Xildhibaanadii hore ee Dowladii ku meel gaarka ahayd

Jul 9, 2014
Kabtankii ugu Horeeyey ee Kubada Cagta Maxamed Aadan Khalaf Shongole oo lagu Aasey Duleedka Magaalada Muqdisho. Halkaan ka Akhriso Wararkii ugu Dambeeyey ee Soomaaliya. Somalitalk 8-7-2014 · Kooxo Bistoolado ku Hubeysan ayaa maanta Magaalada Muqdisho ku diley mid ka mid ah Xildhibaanadii hore ee Dowladii ku meel gaarka ahaa kaasoo lagu Magacaabi jirey Cumar Yuusuf Caliyow ( Cumar Bagadi... 

Golaha Wasiirrada oo kulan la qaatay laamaha ammaanka dalka iyo Gudiga Difaaca ee Baarlamaanka

Jul 9, 2014
Muqdisho, ….Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Taliyayaasha laamaha Ammaanka, Maamulka gobolka Banaadir, Guddiga Difaaca ee Baarlamaanka, ayaa xalay magaalada Muqdisho ku yeeshay kulan looga hadlayay ammaanka dalka, waxaana kulanka shir guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed. Furitaanka kulanka waxaa ka hadlay... 

Diyaaradaha Dagaalka Kenya oo Duqeyn ku Diley Qoys ka Kooban 10 Qof

Jul 8, 2014
Halkaan ka Akhriso Wararkii ugu Dambeeyey ee Soomaaliya. Somalitalk 7-7-2014 · Wararka ka imaanaya Gobolka Jubadda Hoose waxay sheegayaan In Diyaaradaha Dagaala Kenya ay Duqeymo ka geysteen Tuulyinka Kudhaa, Buurgaabo, Stanbuul iyo Madhawo oo dhamaantood ku teedsan dhulka Xeebta ah , waxaana la Xaqiijiyey in Dad fara badan ay ku dhiteen Duqeyntaas oo 10 ka mid ah ay ka soo jeedaa Hal Qoys... 

R.W Cabdiwali oo furay shirka wadatashiga Xeerka Saxaafadda

Jul 8, 2014
Muqdisho, July, 07, 2014….Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed iyo Wasiirka Warfaafinta Mustafa Sheekh Cali “Dhuxuloow”, ayaa galabta furay shirka wadatashiga xeerka Saxaafadda oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Warfaafinta. Shirka ayaa soconaya muddo 2 cisho ah, waxaana ka soo qeyb galay wakiilo ka socday Hey’addaha warbaahinta, Ururada... 

Qarax ka dhacay Buuulo Xaawo oo ay ku dhinteen 5 askari ee dawladda Federaalka, iyo qarax kale oo ka dhacay meel u dhaw dekeda Xamar iyo goobo ka mid ah Kenya oo lagu laayey dad

Jul 6, 2014
Halkaan ka Akhriso Wararkii ugu Dambeeyey ee Soomaaliya. Somalitalk July 6, 2014 – Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxay Dagaal ay Ciidamo ka tirsan Xarakada Shabaab ku qaadeen Gudaha Dalka Kenya, Weerarkaas ayaa waxaa uu ka dhacay Laba tuulo oo ku dhow Degmada laamuu, Weerarka hore ayaa waxa uu ka dhacay Tuulo lagu Magacaabo Mwanda Njoka waxaana halkaa lagu diley 10 Qof Guryo iyo Hanti... 

Qaar ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka ayaa Dowladda ku eedeeyay in ay Masuul ka tahay Dilal iyo Qaraxada ku soo batey Muqdisho

Jul 6, 2014
Halkaan ka Akhriso Wararkii ugu Dambeeyey ee Soomaaliya. Somalitalk July 5, 2014 · Qarax Ismiidamin ah ayaa maanta waxaa uu ka dhacay Afaafka hore Golaha Shacabka ee Magaaladda Muqdisho ,waxaa Qaraxaasi la sheegey In ay Wayeelo ka soo gaartey Aaskar ka tirsan Cidamada Ilalinayey Xarunta Golaha Shacabka iyo Dad Barakacayaal ah oo ku dhawaa Xaruntaasi , waxaana Qaraxaani ka Hadley Laamaha... 

TARTANKII QUR,AANKA EE KOOFUR AFRIKA OO MAANTA FURMAY

Jul 6, 2014
Waxaa maanta oo ah 07da ramadaan kuna aadan 05/07/14 masaajidka imaamu shaafici ee magaalada Johannesburg ka furmay tartankii qur,aanka kariimka oo ay ku tartamaayeen dugisyada dalkan koofur afrika gaar ahaan jaaliyada soomaalida ee dalkan. Tartankan oo sanadkan ay ka soo qaybgaleen 10 dugsi oo ku kala yaalo gobolada dalkan koofur afriko ayaa waxaa ku tartami doono inta uu socdo 36 arday, waxayna... 

Xildhibaan Xayd oo lagu diley Muqdishu wuxuu ahaa Khabiir Waardiyeyn Jirey Badda Soomaaliya

Jul 4, 2014
Xildhibaano ku sugan Minnesota Oo Tacsi Tiiraanyo leh U diraya Qoyska Marxuum Xildhibaan Maxamed Maxamuud Xayd  iyo Baroor Diiq Loogu sameynayo hoolka Shirarka Safaari Ee Magaalada Minneapolis July 6, 2014. Xildhibaan Maxamed Axmed Keynaan, Xildhibaan Dr. Cabdicasiis Sheekh Yuusuf (Direed), Xildhibaan Ibraahim Suleymaan Xaaji Nuur, Xildhibaan Cali Ameeriko iyo Xildhibaan Sandheere oo kala jooga Muqdisho... 

Xildhibaan Maxamed Maxamuud Xayd oo lagu dilay Muqdisho

Jul 4, 2014
Qaad aad Raqiis u ah oo lagu soo Fatahay Magaalada Muqdisho. Marduufkii oo hore u ahaa 20 Doolar maanta waa Hal Doolar. Halkaan ka Akhriso Wararkii ugu Dambeeyey ee Soomaaliya. Somalitalk 3-7-2014 · Kooxo labisan Dareyska Ciidamada ayaa Rasaas la dhacay laba Xidhbaan oo ku sugnaa Degmadda Xamar weyne ka dib markii iyagoo oo ka soo baxay Gurigooda oo ku yaal Degmadaas ay ragas rasaas ku... 

Hotel Casri ah oo Caalami ah oo laga Furey Muqdisho islamarkaana ku lamaansan Maqaayada Caalamiga ah ee Khana Khazana.

Jul 4, 2014
Waxaa Magaalada Muqdisho laga furey Hotel Casri ah oo lagu Magacaabo Hotel Sayid iyo Maqaayada Caalamiga ee Khana Khazana., waxana Hotelka aad ka heleysaa Hurdo raaxo leh iyo Jiif aad u Macaan , sidoo kale waxaa Hotelka uu leeyahay Hool weyn oo Markiiba qaadi kara ilaa Kun Qof oo weliba loo diyaariyey wixii Tashiilad ee ay u Baahan yihiin sidoo kale waxaa uu leeyahay Barxad weyn oo aad ku Nasan karto... 

Diyaarada sidey Qaad kuna soo jeedey Soomaaliya oo ku Burburtey Duleedka Garoonka Nairobi

Jul 3, 2014
Halkaan ka Akhriso Wararkii ugu Dambeeyey ee Soomaaliya. Somalitalk 2-7-2014 · Hogaamiyaha Maamulka Jubba Axmed Madoobe ayaa ugu baaqey Dowladda Federaalka in ay si deg deg ah ku hirgeliso Nidaamka fedraalka oo uu sheegey in dalka uu qaatey , Axmed Madoobe waxaa uu sheegey in Dowladda Federaalka ay saaran tahay Masuuliyd weyn oo ku Wajahan Dhaqan gelinta Nidaamka Federaalka sidoo kale waxaa... 

Isbitaalka Keesaney ee Duleedka Magaalada Muqdisho ayaa la dhigey Lix oof oo isku reer ah ka dib markii ay Cuneen Raashin Sumeysan

Jul 2, 2014
Halkaan ka Akhriso Wararkii ugu Dambeeyey ee Soomaaliya. Somalitalk 1-7-2014 · Waxaa Magaalada Muqdisho intii lagu guda jirey Bisha Ramadaan waxaa Magaalada Muqdisho ka dhacay Dagaalo , Qaraxyo iyo Dilal oo inta badan loo geystey Ciidamo ka tirsan Dowladda iyo Dad u Shaqeey Dowladda Federaalka , waxayna Dagaaladaan iyo Qaraxyadanla sheegey in ay Timid markii Xarakada Shabaab ay sheegeen in... 

R.W Cabdiwali “Geesiyaashii u huray naftooda in xoriyadda la helo, waxaa ka go’neyd midnimo iyo wadajirka Soomaaliya”

Jul 1, 2014
Muqdisho. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiwali Sheekh Axmed Maxamed, ayaa hambalyo ku aadan sanad guuradii 54aad ee ka soo wareegtay 1-dii Luuliyo 1960 u diraya dhammaan shacabka Soomaaliyeed ee ku nool dibedda iyo gudaha dalka. “Waxaan hambalyo u dirayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan dal iyo dibedba. Waxaa leeyahay Hambalyo, waa maalintii... 

Dagaal u Dhaxeeya Norway iyo Sweden oo ku saabsan Batroolka Soomaaliya, gaar ahaan aagga Laascaanood

Jun 30, 2014
Shirkadaha Shidaalka ee Norway iyo Sweden oo isku haysta cidda sahaminaysa ceelka shidaalka ee Holhol.. Joornaalka ugu weyn Sweden ee Aftonbladet ayaa qoray warbixin dheer oo uu kaga hadlay in dagaaal u dhaxeeyo shirkadaha shidaalka ee Sweden iyo Norway, dagaalkaas oo ku saabsan shidaalka Soomaaliya, gaar ahaan aagga magaalada Holhol ee u dhow laascaanood. Shirkadda Lundin (Africa Oil) ee Sweden iyo... 
Halkudheg: