Home » Warar
Barnaamij dhaqameedka ardayda somaliyeed ee wadanka bangladesh
Ururka jaaliyadda somaliyeed ee wadanka Bangladesh ayaa ka qaybgalay barnaamij dhaqameedka ee sanad walba kadhaca jamacadda uu leeyahay ururka islaamka (OIC) ,Islamic University Of Technology (IUT) isla barnaamijkaasi oo uu kulifaaqnaa afartan guuradii kasoo wareegatay markii la aasaasay (OIC) soomaaliyana ay katahay xubin,
Ardayda somaliyeed waxaa ay ka qeeybqaaten bandhig ay soo bandhigeen ardayda...
Dagaalo ay iskaga horyimaadeen Ciidamada WXO iyo Cidamada Gumaysiga Itoobiya.
Dagaalo ay iskaga horyimaadeen Ciidamada wadaniga Xoraynta Ogaadeenya iyo Cidamada Gumaysiga Itoobiya.
Xubin katirsan Congresska maraykan ka oo u diray dhanbaal ururka Codka Nabada Ogadenia
Filinkii silent Cry Oohinta qarsoonayd oo indhaha caalamka ku soo jeediyay xasuuqa ka socda Ogaadeenya.
Dagaalo ay iskaga horyimaadeen Ciidamada wadaniga Xoraynta Ogaadeenya iyo Cidamada Gumaysiga Itoobiya.
Wariyaha...
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Sweden oo Deeq lacageed oo ay soo direen la gaarsiiyay qoysas iskugu jiray Barakacayaal iyo Agoon oo ku nool W/Muqdisho.
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Magaaladda Guttenberg oo Deeq lacageed oo ay soo direen la gaarsiiyay qoysas iskugu jiray Barakacayaal iyo Agoon oo ku nool W/Muqdisho.
Halkan ka daawo Sawirro dheeraad ah
Iyadoo ay ka sii dareyso xaaladda nololeed oo ay ku nool yihiin Dadkii ka barakacay Qaar ka mid ah Degmooyinka Gobolka Banaadir dagaalada aaan Joogsiga laheyn ee wli ka sii soconaaya Caasimadda Soomaliya...
Minneaplis: Ururka United Somali Diaspora oo Caddeeyey Mowqifkooda in aysan taageersanayn Sheikh Shariif, soona dhaweynayn…
Minneaplis: Ururka United Somali Diaspora oo Sheegay in aysan Taageersanayn , kuna soo dhaweynayn Minneapolis….
Ururka Qurba Joogga Soomaaliyeed ee United Somali Diaspora (USD) oo ka jira Minneapolis, kana mid ahaa ururadii sida weyn uga soo horjeedey ciidamadii Ethiopia ee xadgudubyada ka geystey Soomaaliya gaar ahaan Muqdisho, isla markaana xubno ururkaas ka mid ah ay u safreen Casmara xilli...
Sheikh Shariif: sida qofka caadiga ah uu u fikiro hadday madaxdu u fikirto iga rumaysta wax badan ayaa xumaanaya
Madaxweynaha DFKMG Sheikh Shariif: Majiro Khilaaf u dhexeeya Xubnaha ugu sareeya DFKMG
Sh. Shariif Sh. Axmed ayaa September 30, 2009 ka hadlay xarunta CSIS (Center for Strategic and International Studies) ee Washington DC.
Hadalkii uu halkaas ka jeediyey waxa uu kaga hadlay ururadii soomaray Soomaaliya burburkii ka dib, oo salka ku hayey qabiilka, waa sida uu hadalka u dhigay’e.
Waxa kale oo...
Gabdhaha Jaaliyada Somaliyed ee Sweden oo Kaalmo lacageed gaarsiyay Qaar ka mid ah dadka ku dhibaateysan Baladweyne iyo dad qaba cudurka Juudaanka
Gabdhaha Jaaliyada Somaliyed ee dalka Sweden oo Kaalmo lacageed gaarsiyay Qaar ka mid ah dadka ku dhibaateysan Magaalada Baladweyne iyo dad qaba cudurka Juudaanka
Halkan ka daawo Sawiro dheeraad ah
Lacagtaan Sadaqada ah oo ay soo dhiibeen Haweynka Soomaalida ee Jaaliyada Wadanka Sweden oo gaareysa 500 oo doolar ayaa waxaa ka xamdi Noqoy 68 Ruux oo u Badan haween ay si weyn ugu Muuqaneysa dhibaatada...
Ahmedou-Ould Abdullah: Warqad ku socota xubnaha Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee dalka dibadiisa ku nool (no 18)
United Nations Political Office for Somalia (UNPOS)
Xafiiska Qarammadda Midoobay u Qaabilsan Arrimaha Siyaasadda Soomaaliya
Warqad ku socota xubnaha Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee dalka dibadiisa ku nool (no 18)
Neyroobi, 30 Sebtembar 2009.
Al-salaamu caleykum
Saabibayaasha qaaliga ah,
1. Waxaan idin rajeynayaa ciid wanaagsan, waxaa kale oo aan dhamaantiin idiin soo gudbinayaa salaan diiran, taas oo ku...
Xarakada Al-Shabaab oo sheegatey in ay la wareegeen Magalaada Kismaayo maamulna ka dhiseen, ka dib markii fooda is dareen Xisbul-Islaam
Magaalada Kismaayo oo saakay dagaal culus ka bilowday ayaa hadda wararku waxay sheegayaan in inta badan Magaalada Kismaayo la wareegeen Xarakada Shabaabul Mujaahidiin.
Halkan ka dhagayso Afhayeenka Al-Shabaab sheekh cali maxamuud raage oo sheegaya in Kismaanyo Maamul cusub loo magacaabay …dhagayso
Goob joogayaal ayaa sheegaya in ciidamada Xarakada Alshabaab u suuragashay in ay inta badan magaalada...
Sheikh Shariif oo wax laga weydiiyey Carruurta ka laabtay Maraykanka xilliguu uu Xakumay Maxaakiimtii Islaamiga ahaa
Madaxweynaha DFKMG Sheikh Shariif oo ka hadlay Carruurta ka laabatay Maraykanka xilligii uu Isagu Xukumay Maxkamadihii Islaamiga
Waraysi ay idaacadda BBC la yeelatay Sheikh Shariif ayaa wax laga weydiiyey in carruurta Soomaaliyeed ka laabtay Maraykanka xilligii uu madaxda ka ahaa Maxakamadihii ayaa sheegay in arrintaasi dhici karto.
Maxamed Xaaji Xuseen (Shiino) oo Idaacadda British Broadcasting Corporation...
Ururka Samafalka Caawiye oo soo bandhigay deeqahii lacageed ee uu ka qeebiyay waqooyiga magaalada muqdisho Jun – September 2009
Ururka Samafalka Caawiye oo soo bandhigay deeqahii lacageed ee uu ka qeebiyay waqooyiga magaalada muqdisho Jun – September 2009
Halkan ka daawo Sawiro dheeraad ah
W/Mqdisho – 27/09/2009 Ururka Samafalka Caawiye oo uu saldhigiisu yahay magaalada Birmingham UK, ayaa soo bandhigay deeqahii lacageed uu qeebiyay Jun – September bandhigaas oo lagu qabtay Holl ka weyn ee ku yaala wadada Farm Road...
Madaxweyne Shariif oo Xilku kaga egyahay October 14, 2009, sida uu dhigayo Axdiga DFKMG
Madaxweyne DFKMG Sheikh Shariif oo Xilku kaga egyahay October 14, 2009, sida uu dhigayo Axdiga DFKMG
Prof Dalxa: “Madaxwaynaha cusub ee la soo doortay waxa uu xilkiisa bilaaban doona marka uu dhamaado xilligii madaxwaynihii hore ee xilka isaga tagay, iyadoo inta ka dhiman xilka madaxwaynihii hore uu booska sii buuxin doono.”
Dastuurka meel ma looga helayaa Sheikh Shariif Sheikh Axmed in...
Minneapolis iyo Sheikh Shariif…
Minneapolis: Sheikh Shariif oo Khudbadiisii ku Weeraray Masaajidda Allah
Sheikh Shariif : Waxa laga hadlayey waa Dhulka naga wada maqan aan wada doonano..
Madaxweynaha DFKMG Sheikh Shariif Sheikh Axmed ayaa makhribnimadii Axada (Oct 4, 2009) waxa u Soomaalida Minnesota kula hadlay xarunta Jaamacadda Minnesota, halkaas oo ay isugu yimaadeen dadweyne aad u tiro badan.
Khudbaddii Sheikh Shariif uu halkaas...
Sheikh Shariif oo la hadlaya Soomaalida Washington iyo Minnesota
Goobta iyo xilliga uu Sheikh Shariif la hadlayo Soomaalida Washington DC hoos ka akhri (English)..
Sidoo kale:
Madaxweynaha DFKMG waxaa la filayaa Axadda October 4, 2009 in uu Jaamacadda Minnesota kula hadlo jaaliyadda Soomaaliyeed ee reer Minnesota.
Goobtu waa jaamacadda Minnesota.
Waqtigu waa 3 pm (AXAD OCTOBER 4, 2009)
flier-ka hoose ka eeg.
Washington D.C Metropolitan Area Somali Community welcomes...
Taliyaha Ciidamadda Booliiska Jabuuti “Ummadda Soomaalidda ah Sida Ugu Wanaagsan oo Aan Wax Uga Qaban Lahayn Ayaan Wax Ugu Qabanaa”
Taliyaha Ciidamadda Booliiska Dalka Jabuuti Col/Cabdullaahi Cabdi Faarax “Ummadda Soomaalidda ah ee Balann Baleysa oo Yaaceysa Waan La Kulanaa, Sida Ugu Wanaagsan oo Aan Wax Uga Qaban Lahayn Ayaan Wax Ugu Qabanaa”
Taliyeyaasha sare ee ciidamadda Booliiska dalallka Geeska Afrika ayaa shir socon doona laba maalmood uga furmey Hoteel Kampniski ee caasimadda dalka Jabuuti 29/09/2009-ka.
Shirkaan oo...
Siminaar ku saabsan Xalinta Khilaafaad oo ay qabatey Hay’adda CDHR
Siminaar ku saabsan Xalinta Khilaafaad oo ay qabatey Hay’adda CDHR
Halkan ka daawo Sawiro dheeraad ah…
Waxaa Hotelka Ambaasadoor ee Magaaladda Muqdisho lagu soo gabagabeeyey siminaar socdey Muddo Saddex Maalin ka soo ay soo qaban qaabisey Hayadda Center For Democracy And Human Rights CDHR waxaana ka qaybgaley Dad gaaraya 40 xubnodd oo ka kala socdey qaybaha kala duwan ee Bulshada waxaana lagu...
Muqdisho: Nolosha dadka guryahoodii ka barkacay oo laga dayrinayo
Muqdisho: Nolosha dadka guryahoodii ka barkacay oo laga dayrinayo
Haalkan ka daawo sawiro dheeraad ah
Waxaa aad Isku Soo Taraya Dhibaatooyinka Xoogan E eSoo Wajahaya Barakacayaasha Soomaaliyeed Ee Ku dhaqan Inta U dhaxeeysa Magaalada Muqdisho Iyo Degmada afgooye Iyadoona Dadkaasi ay Guryahoodii Kaga Soo Careen Dagaalada Qaraar Ee aan Hakad lahayn Ee ka Soconaya Gudaha Magaalada Muqdisho.
Xeradani...
Maxaabiis la sheegay in laga siidaayay xabsiyada Jig Jiga iyo dadbadan oo xabsiyada loo taxaabay
Maxaabiis la sheegay in laga siidaayay xabsiyada Jig Jiga iyo dadbadan oo xabsiyada loo taxaabay.
· Wararkii ugu danbeeyay ee Goobaha Dagaalka u dhaxeeya Jabhada Wadaniga Xoreeynta Ogaadeenya iyo Ciidamada Gumaysiga Itoobiya
Tacadiga ay ciidamada Itoobiya shacabka Ogadeenya gaadhsiiyeen
Madaxa Arimaha dibada ee JWXO oo Magaalada New York kula kulmey saraakiil sar-sare oo katirsan hay,ada...
Dr. Sh. Axmed Xaaji C/raxmaan oo Qaliinkiisii lagu guulaystay
Dr. Axmed Xaaji C/raxmaan oo bil iyo dheeraad u joogay dalka Sucuudiga arrimo caafimaad ayaa maanta lagu qalay isbitaalka takhasusiga ee Malik Faysal ee magaalada Jidda. Qalliinka waxaa Sheekha lagaga sameeyay labo meelood oo madaxa ah oo ay xinjiro kala dhexgaleen xuubka miskaxda iyo lafta madaxa, taas oo ka dhalatay markii dhawr bilood ka hor Sheekha gaari kula qallibmay meel u dhexaysa...
Dagaal mar kale saaka ka dhacay qeybo ka mid ah Magaalada Muqdisho .
Dagaal mar kale saaka ka dhacay qeybo ka mid ah Magaalada Muqdisho…
Isniin: Sept 28, 2009: Dagaalkaan oo aan la ogeyn waxa uuka bilowday ayaa u dhaxeeyo ciidamda AMISOM ee fadhiisinka ku leh kuliyadii abaanduulka ee Jalle Siyad iyo xogaga dowlada ka soo horjedo iyo joogitaanka ciidamada shisheye ee gudaha somaliya wuxuuna hada dagalku xoogiisii ka dhacay isgoyska dayniile Magaalada Muqdisho.
Fadhiisinka...
Hay’adda Ospad oo weli wada siminaaradii ku saabsanaa wacyigelinta Cudurka Aids-ka
Hay’adda Ospad oo weli wada siminaaradii ku saabsanaa wacyigelinta Cudurka Aids-ka
Halkan ka daawo sawiro dheeraad ah (GUJI)
Waxaa deegaan ka Buulo Xuubeey ee degmada Wadajir ee Magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyey siminaar ku saabsan ka hortaga cudurka Aids-ka waxaana soo qaban qaabiyey Hayadda Osoad oo ah Hay’ad markasta u taagan in ay bulshada ka wacyigeliso Khatarta Cudurka Aids-ka waxayna...
Waxaa Si habsami Leh u socda Munaasabadda Furitaanka Masjidka Abu-bakar ee Magaalada Seattle, Washington
Waxaa si habsami leh u socata xafladdi furitaanka masjidka Abu-bakr ee seattle oo Bilaabatay Maalintii khamista ahayd 24-ka bisha Sep.2009 Socan Doontana ilaa 27-ka bishan ,Masjidkan oo in mudda ah la sugayay ayaa waxaa daah furay Golaha Imamyada ee waqooyiga America waxaana ka mid ahaa Culimada Ka soo qayb gashay
(1).Sh.Abdurrahman Sh.Omar
(2).Sh.Ahmed Noor
(3).Sh.AbdulKhaliq
(4).Mohamed Kariye
(5).Mohamed...
C/laahi Soomaali, Tifatiraha Idaacada Codka Nabada Muqdisho, oo Beeniyey war ka baxay VOA oo la sheegay in uu kaga horjeedo xarakatul shabaabul Mujaahidiin
Tifaftiraha Idaacadda codka nabadda ee Muqdisho C/llaahi Yaasiin Jaamac (Somali) ayaa maanta beeniyay inuu idaacadda VOA-da laanteeda Afka Somaliga kasii daayay war uu kaga horjeedo xarrkatul shabaabul Mujaahidiin.
Halkan ka Dhegeyso Shirkii Jaraa’id ee C/laahi Soomaali (Sept 26, 2009)
Halkan ka Dhegeyso Hadalkii laga sii daayey VOA (Sept 24, 2009)
Wariyaha oo saxaafadda kula hadlay Muqdisho...
Kabtan Suuriyaan ah oo Muqdisho lagu dilay iyo AMISOM oo Dhaawacday ganacsade Soomaaliyeed
Howgalada burcad badeeda oo soo gaaray dakada magaalada Muqdisho iyaga oo dilay kabtan markab waday .
Taliska ciidamada AMISOM ee fadhigoodu yahay gudaha dakada weyn oo faah faahin ka bixiyey howlgalo ay xalay ku qaadeen burcad badeed afduub la rabtay markab laga leeyahay dalka Banama oo kusoo xiranayey dekadda Muqdisho.
Afhayeenka Ciidamada Midowga Africa ee AMISOM Bariijiye Bahuuko oo faah...
Odoyasha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye oo si Kulul u Cambaareeyey DFKMG iyo AMISOM, Uganda iyo…..
Shir balaaran oo ay isugu yimaadeen qaar ka mid ah odoyasha dhaqanka iyo midnimada beelaha hawiye oo laga soo saray baaq iyo digniino ku aadan dhinacyo kala duwan ayaa qoraan dheer oo saxaafada loo qeybiyey waxaa uu u qoraana sidaan…
Halkan ka dhegeyso Warsaxaafadeedka (mp3)
Halkan ka eeg warsaxaafadeedka oo saxiixan
Warsaxaafadeed
Ujeedo warsaxaafadeed
Ujeedo cambaareyn faragalinta Beesha caalamka...
Dadka Deegaanka Xaafuun Oo Isku Xilqaamay Sameynta Wado Dhererkeedu Yahay 54km.
Dadka Degmada Xaafuun ee Gobolka Karkaar ayaa waxa ay si xilkasnimo ku jirto isku xilqaameen sameyn wado dhererkeedu yahay 54km , iyadoo dadka degmada dhibaato aad u xoogan ay ku qabeen wadada oo afar illaa shan maalmood loo soconayay gaaris deegaanka Xaafuun.
Guddoomiyaha Degmada Xaafuun Maxamed Yuusuf Garow (Booliwade) iyo dadka deegaanka oo aan u kala harin isimo iyo nabaddoono ayaa waxaa dadaal...




