Home » Qoraallada Halkudhegga "Culimo"

Taariikh Nololeedkii Sh.Cabdiwali Sh. Cabdilaahi Sh. Aamin| Macalim Hambaase

Dec 17, 2012
1- Hordhac 2- Qoyska uu sheekhu ka soo jeedo 3- Dhalashadii sheikha iyo barbaaritaankiisii 4- Kaalinta uu ku lahaa sh.cabdiwali Dacwada Guud Uganda 5- Xadhigii Sh.Cabdiwali 6- Culumadii uu waxka bartay sh/C/wali 7- Ardaydii sheekh Cabdiwali 8- Wanaagii looga maragkacay 9- Casharadii ugu danbeeyay ee uu gacanta ku hayay 10- Qoysaskii iyo caruurtii sheekha 11- Aaskii sheekha 12- Kalmadda Culumada ay... 
Halkudheg: ,

Hayadda Culimada Somaaliyeed oo sheegtey in Qabya qoraalka Dastuurka dal daloolo ka muuqdaan.

Dec 19, 2011
Ayadoo la eegayo xaaladaha murugsan oo dalku marayo, sida faragalinta siyasadeed iyo tan malatari, taas oo mugdi sii galinaysa mustaqbalka ummadda soomaaliyeed ,hay’adda culimada soomaaliyeed,ayadoo gudanaysa waajibka ilaalinta danaha shacabka soomaaliyeed ee muslimka ah,caddaynta xaqa, iyo waajibka isu-naseexaynta,waxay soo gudbinaysaa qodobadaan: 1- hay’addu waxay ka soo horjeedaa faragalinta... 
Halkudheg:

Hay’adda Culumada Soomaaliyeed Oo Mas’uuliyadda Soo Gelitaanka Ciidamada Shisheeye Dhabarka U Saarisey Xarakada Shabaab.

Nov 30, 2011
Guddoomiyaha Hay’adda Culumada Soomaaliyeed Shiikh Bashiir Axmed Salaad ayaa ka hadlay Ciidamada Shisheeye ee Dalka Soo galay. Shiikh Bashiir ayaa ayaa u aaneeyay soo gelitaanka Ciidamada shisheeye ee dalka Xarakada Shabaab isagoona sheegey in ay ku gacan seeyreen sidii nabad dalkan loogu soo dabbaali lahaa. “Mas’uuliyadda arrintan waxaa qaadaya Xarakada Shabaab” ayuu yiri Guddoomiyaha Hay’adda... 
Halkudheg:

Sheekh Daahir Aw Cabdi oo ka hadlay Geerida ku timid Dr C/qaadir Garre

Oct 18, 2009
Sheekh Daahir Aw Cabdi ayaa maanta Salaadii Duhur ee Magaalada Boosaaso waxa uu kalmad uu uga hadlayo Noloshii iyo dhaqankii Dr C/qaadir Maxamed Cabdalla ka jeediyay Masjidka Ramadaan . Ugu horeyn waxa uu Sheekh Daahir ka hadlay wakhtigii ay si barteen iyo mudadii ay is yaqiineen ,wuxuuna Sheekh Daahir uu sheegay in xiligii ay is barteen isaga iyo Dr C/qaadir Maxamed Cabdalla ay ahayd 1974 wixii mudadaas... 
Halkudheg:

Dr C/qaadir Garre oo saaka ku geeriyooday Jabuuti

Oct 18, 2009
Gudoomiyihii hore ee Jaamacadda Bariga Afrika ee Magaalada Boosaaso Dr. C/qaadir Maxamed Cabdalla ayaa saaka 8-dii subaxnimo ku geeriyooday Isbitaalka Djibouti Medical Center ee magaalada Jabuuti, isbitaalkaas oo shalay galinkii dambe la dhigay kadib markii uu wacyigu ka tagay. Ilo goob joog ah ayaa Somalimirror u xaqiijiyay geerida Dr C/qaadir, waxa ay ilahaahis sheegen in shalay galankii dambe... 
Halkudheg:

Dr. Sh. Axmed Xaaji C/raxmaan oo Qaliinkiisii lagu guulaystay

Sep 28, 2009
Dr. Axmed Xaaji C/raxmaan oo bil iyo dheeraad u joogay dalka Sucuudiga arrimo caafimaad ayaa maanta lagu qalay isbitaalka takhasusiga ee Malik Faysal ee magaalada Jidda. Qalliinka waxaa Sheekha lagaga sameeyay labo meelood oo madaxa ah oo ay xinjiro kala dhexgaleen xuubka miskaxda iyo lafta madaxa, taas oo ka dhalatay markii dhawr bilood ka hor Sheekha gaari kula qallibmay meel u dhexaysa... 
Halkudheg:

Muftigii Ugu Horeeyay oo Shahaaddo lagu gudoonsiiyay Masar

Aug 7, 2009
Muftigii Ugu Horeeyay ee Soomaaliyeed Oo Shahaaddo lagu gudoonsiiyay Masar. Sawiro kale Daawo Xaflad balaaran oo ay ka soo qeyb galeen Mas’uuliyiin uu ka mid ahaa Mufiga dalka Masar Sheekh Cali Jumca ,Culumaa udiin ka tirsan Daarta Fatwada (Daal el Iftaa) iyo Ardeyda Islaamka ee wax ka barata dalka Masar ayaa maanta lagu qabtay xarunta fatwada ee wadanka Masar waxaana Shahaadao lagu gudoonsiinayay... 
Halkudheg: , , ,

Somalia’s Al-Shabaab denies link to terror plot in Australia

Aug 6, 2009
MOGADISHU, Aug. 6 (Xinhua) — The radical Islamist group of Al-Shabaab in Somalia on Thursday denied any connection with a terror plot in the southern Australian city of Melbourne. “We have nothing to do with that and we believe it is meant to blackmail the (detained) youths into spying for the enemies of Islam,” Sheikh Ali Mohamoud Rageh, Spokesman for the Al-Shabaab told reporters... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...