Home » Warar

Maxaa ka jira in Sheekh Shariif lagu martiqaaday xafladda Caleema saarka Axmed Siilaanyo

Jul 3, 2010
Xubno si aad ah ugu dhow Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegaya in madaxweynaha Dowladda Federaalka lagu martiqaaday xafladda caleema saarka Madaxweynaha cusub ee maamulka Somaliland oo dhawaan doorashadii halkaa ka dhacday uu ku guuleysatay Axmed Max’ed Siilaanyo kadib markii uu helay codadkii loo baahna. Xafladda Caleema Saarka oo lagu wado in ay dhacdo todobaadkaan gudihiisa Magaalada Hargeysa... 
Halkudheg: ,

1da Luulyo 1960-2010 iyo Soomaalida

Jul 2, 2010
Xuska Munaasabada 1 Luulyo oo si weyn looga xusey magaalada Kampala ee Dalka Uganda Dr. CALI CUSMAAN:”Waa Xus Maalmo Qadarin Mudan‏”.. KOWDA LUULIYO IYO KARACHI laba Munaasabadood oo kala ahaa mid Qalinjabin ah iyo munaasabadaha 26-ka june iyo 1-da july ayaa ka dhacday magaalada Hyderabad ee wadanka India Sh. Nuur Baaruud oo ardayda soomaaliyeed ee sudan la xusay 50 guradii xornimada... 

Soomaali ku banaanbaxday New Delhi, India

Jul 1, 2010
Qoxooti soomaaliyeed oo ku noolka dalka India gaar ahaan magaalada New Delhi ayaa dhigay banaanbax balaaran kaasoo ay kaga cabanayaan xaqirid ay ku hayso dowladda India iyo daryeel la’aan ay sheegeen in ay kasoo daristay dhanka hey’adda qoxootiga Qaramada Midoobay ee UNHCR. Qoxootigan oo intoodan badan ku noolaa dalka India in ka badan 10-sano ayaa ka cabanaya sharci daganaansho la’aan,... 
Halkudheg:

Soomaaliya waa iib (Q.7aad)

Jun 30, 2010
XORNIMADII DHICISOWDAY 1960: Sidaan lasocono waxaa lagu jiraa sanad guuradii kontonaad ee kasoo wareegtay waqtigay xoriyadda qaateen labo gobol oo kamid ah shantii qaybood ee Soomaaliya loo kala jaray markii gumaysigu yimid. Su’aashu waxay tahay laga soo bilaabo 1960 kii bartamihiisii ilaa laga soo gaaro 2010 bartamahiisa midnimadii ma nusqaantay?, xornimadiise ma dhameystirantay? gobolo u sharaxan... 
Halkudheg:

Siihayaha Safiirka Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Jabuuti Amb, Cabdiraxmaan Maxamed Hiraabe oo Shir Jaraa’id Ku Qabtey Caasimada Dalka Jabuuti.

Jun 30, 2010
Xarunta Safaarada Soomaaliya ee dalka Jabuuti, tan iyo bur burkii dowladii dhexe kadib, kama helin daryeel guud iyo mid gaar ah seddaxdii dowladood ee lagu dhisey dalka Jabuuti oo ay madaxweyne ka ahaayeen Cali Mahdi Maxamed, Cabdiqaasim Salaad Xasan iyo Shariif Sheekh Axmed oo hada xilka haya, sidoo kale dowladii Cabdullaahi Yuusuf Axmed Madaxweynaha ka ahaa ee iyaduna lagu soo dhisey dalka Kiiniya. Safaaradda... 
Halkudheg:

Wariyayaasha Muqdisho waxay ku shaqeeyaan Xaalad Khatar waxayna Dhacdadi ugu dambeysey ay ahayd markii…

Jun 30, 2010
Iyadoo marba marka ka dambeysa ay ka siii dareyso xaalada Soomaaliya ayaa sidoo kale Wariyayaasha ka howlgala Magaalada Muqdisho waxay ku shaqeeyaan Xaalad la dhihi karo Naf hurnimo ama Biimo waxaana maalin weliba soo gaara Dhimasho , Dhaawac , Xabsi, Barakac iyo Hanjabaadyo , sidoo kale Xarumahooda ayaa lala beegsadaa Duqeymo waxyeelo ka soo gaarta iyaga iyo Hantidooda waxayna ahay dhacdadii ugu ... 

Alshabaab oo saxafiyiin geysay goobo ay lawaregeen gacan ku heyntooda

Jun 29, 2010
Afhayeenka Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab oo Shir jaraa’id ku qabtay Gurigii nabad Sugida Somaliyeed ka dib markii ay kala wareegeen ciidamada dowlada FKMG oo taageero dhankasta ah ka halayey Ciidamada Midowga Africa ee AMISOM. Halkan ka daawo sawirada Sheekh Cali dheere oo uu hareertiisa fadhiyey Afhayeenkii Hore ee Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab ayaa sheegay in dowlada DFKMG iminka Dhulka... 
Halkudheg:

Walad Cabdalla oo Warqaddiisii Ugu Dambaysay u diray Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Qurbaha Kunool

Jun 28, 2010
Axmed Walad Cabdalla ayaa, ka hor inta uusan ka tegin xilka wakiilka Qarammada Midoobey ee Soomaaliya (July), waxa uu warqaddii ugu dambaysay (No.26) u diray Jaaliyadda Soomaaliyeed ku nool qurbaha. Warqaddaas oo uu arrimo badan kaga hadlay waxa uu gabagabadeeda uu Soomaalida ku weydiistey in ay cafiyaan. “Aniga dhankayga, waan cafiyay kuwa si uun, anigoo jooga ama anigoo maqanba, hadal xun... 
Halkudheg:

Minneapolis: Warbixin Mutamarkii 10aad ee Woqooyiga Ameerika

Jun 27, 2010
Waxaa magaalada Minneapolis lagu soo gabagabeeyey Mutamarkii 10-aad ee Woqooyiga Ameerika oo socdey saddex maalmood (June 18-20, 2010). Mutamarkaas oo sanad kasta xilliga xagaaga lagu qabto Minnesota. Mutamarka sannadkan waxaa si wada jir ah u soo diyaariyey Xarunta Abuubakar As-Saddiiq Islamic Center ee Minneapolis iyo Goloha Iimaamyada Soomaaliyeed ee Waqooyiga Ameerika. Ilaahay Mahadi ha kagaadho... 
Halkudheg:

Shiikh Shariif iyo Cumar Cabdirashiid oo weli ku Muransan Cidda ka mid noqoneysa Golaha Wasiirada Cusub

Jun 27, 2010
Dib u dhac mar kale ku yimid Magacaabista Golaha Wasiiradda….. Raiisul Wasaaraha DFKMG Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke iyo Madaxweynaha DFKMG Somaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed ayaa qoorta iskula jira ka dib markii ay si aad ah ugu doodeen Xubnaha soo galaya ama ka mid noqonaya Golaha Wasiirada iyadoo madaxweyne sheikh Shariif uu doonayo in aanan laga tegin raggii Saaxiibada... 
Halkudheg:

Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle oo Dhagax Dhigey Dhisme Xarun Cusub oo ay ku baxaysa $10-Milyan oo uu Yeelanayo Salaam African Bank

Jun 26, 2010
Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle ayaa 23/06/2010, Dhagax Dhigey bilowga dhisme ka koobnaan doona toban dabaq oo uu yeelanayo Salaam African Bank, iyadoo ay goob joog ka haayeen inta badan Golaha Wasiiradda, Gudoomiyaha Baarlamaanka dalka Jabuuti Md, Idiris Arnaa’uud Cali, qaar ka mid ah xildhibaanada, xubno ka socdey Dublamaasiyiinta caalamka ee fadhigoodu yahay dalka Jabuuti, qaar ka mid ah Culumaa’udiinka,... 
Halkudheg:

Beelaha Banaadiriga iyo Jareer Weyne oo ka soo horjeestey Saami Qaybsiga 4.5

Jun 26, 2010
Kulamo maalmahaan u socday Beelaha Banaadiriga iyo Jareer Weyne ayaa waxay ka soo saareen Bayaan ka kooban dhowr qodob oo khuseeya arrimo fara badan sida xaaladda dalka uu marayo xilligan iyo go’aano kale. Munaasabad ka dhacday Xarunta Qowmiyadda beelaha Banaadiriga ayna ka soo qeyb galeen, waxgaradka, culumaa’udiinka, shaqsiyaad caan ah, siyaasiyiinta beelaha banaadiriga iyo Jareer weyne ayaa... 
Halkudheg:

50 Sano kaddib oo Hargeysa markale loogu baaqay in ay hormuud ka noqoto Midnimada Qaranka iyo ummadda Soomaaliyeed

Jun 25, 2010
Barnaamij uu baahiyey Telefishanka Aljazeera, qaybta Afka Ingriisiga, ayaa waxaa looga hadlay midnimada Soomaaliyeed, doorashada Somalilanad, iyo in xisbiga ku guulaysta doorashadaas ay la gudboon tahay inuu hoggaamiyo nabbada iyo midnimada guud ahaan Soomaaliya. Waxaana barnamijkaas doodda ahaa ka qayb qaatay Prof. Cabdi Samatar oo wax ka dhiga Jaamacadda Minnesota, Prof. Afyare Cilmi oo wax ka dhiga... 
Halkudheg:

Wasiir ka tirsan Dowladda Federaalka oo ku baaqey in ay is casisho Dowladda

Jun 24, 2010
WARAR GOOS GOOS AH: . Arday Soomaaliyeed oo ka qalin jebisay jaamacad Indonesia . Hay’adda CDHR oo qabatey siminaar ku saabsan Xaquuqda Aadanaha… . Socdaalkii Wasiirka Warfaafinta, Isgaarsiinta, Hidaha iyo Dhaqanka ee Puntland iyo Ottawa . Wargalin: Magaalada London oo lagu qabanaayo xaflada 50-guuradii Xoriyada dalka Soomaaliya London 25/06/2010 ………. Wasiir ka tirsan Dowladda... 
Halkudheg:

Waraysi: Xeerka (Charter) Cusub ee Jabuuti loogu samaynayo Magaalada Muqdisho

Jun 23, 2010
Dr. Cabdiqaadir Cabdi Guutaale oo ah la Taliyaha Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha DFKMG “…Anagu Muhiim Inooma Ahan in Qabiilo Wax Loo Qaybiyo, Waxaa Muhiimada La Saarey Waxaa Weeye Dadka Degan Magaalada Muqdisho, Dad Matelikara Jaatarkooda (charter) oo Wakiil Ka Ah Dadka Magaalada In Ay Gudiga Ka Mid Ahaadaan…” Wareysi xiiso leh.. Waraysiga ka dhegeys Halkan ama soo rogo (mp3) Gudiga sharci... 
Halkudheg:

Soomaaliya waxay rabtaa Taageero

Jun 23, 2010
Cumar C/rashiid Cali Sharmaakre, June 21, 2010 Bilihii dhawaa, in badan oo ku sugan Mareykanka ayaa u ekaa in ay ka quusteen Soomaaliya, Bishii April dhexdeedii, tusaale ahaan, Guddiga Xiriiradda Dibada ayaa soo saaray Warbixin Gaar ah oo ku baaqaysa “siyaasad cusub” oo ah “ Iska Dhaafida Waxtarka leh” oo wadankeena ah- hadii dhanka kale loo dhigana ah in lagala noqdo Taageerada Caalamiga ah... 
Halkudheg: ,

Xaflad lagu furayay Cusbitalka Manhal oo Laascaanood lagu qabtay

Jun 23, 2010
iyo Warar Goos goos ah… Waxaa lagu qabtay hallka shirarka ee Manhal Hospital ee magaalada Laascaanood xaflad lagu furayay cusbitaalka oo ay dhistay hay’adda khayriga ah ee Manhal, hadaba xafladda ayaa u dhacday sidan: (June 23, 2010) Ugu horrayn waxa xafladda lagu furay aayadaha qur’aanka kariimka iyo wacdi kooban waxana xidhiidhinayay wakiilka Jamciyadda Manhal u qaabilsan Gobolka... 

In ka badan 200-qoys Barakacayaal Soomaaliyeed ah oo loo qeybiyay Bacyaal ay ka galaan Roobabka iyo Qorraxda

Jun 22, 2010
In ka badan 200-qoys oo barakacayaal ah kana qaxay magaalada Muqdisho kaddib markii ay u adkeysan waayeen dagaalada joogtada ah ee maalin walba ka soconaya magaalada Muqdisho oo xilligan degaanka Ceel Cirfiid ee gobolka Sh/dhexe ayaa la gaarsiiyay bacyaal ay ka galaan roobka iyo qorraxda. Gabdhaha Jaaliyadda Somaliyeed ee ku dhaqan Dalka Sweden Gaar ahaana magaalada Gottonbeg ayaa waxay ugu deeqeen... 
Halkudheg:

Qaadka malaga Mamnuucii Doonaa Dalka Ingiriiska?

Jun 22, 2010
Boqolkiiba 80% furriinka Soomaalida UK waxa uu la xiriiraa Qaadka…. 10,000 tannes oo Daroogada Qaadka ayaa sannad kasta la  geeyaa UK… Waxaana lagu baaqay in Qaadka laga mamnuuca UK…. Qaadka iyo Dhibaatada uu ku hayo Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan Dalka Ingriiska.. Telefeshanka SkyNews ee dalka Ingriiska ayaa soo bandhigay dhibaatooyinka dhaqan-bulsho ee Qaadku ku hayo Jaaliyadda... 
Halkudheg:

Natiijdii Imtixaanka Simisterka Labaad ee Sannad Dugsiyeedka 2009-2010 ee Jaamacadda Muqdisho oo soo baxday

Jun 22, 2010
Waxaa maanta oo taariikhdu ku beegantahay 21/06/2010 si rasmi ah usoo baxday natiijadii imtixaankii ugu danbeeyey ee simisterka labaad ee dhamaan kuliyadaha jaamacadda muqdisho sanad waxbarashadeedka 2009-2010. Kulan ay soo xaadireen golaha akaadeemiyada jaamacada laguna ansaxinayey natiijada imtixaanaadka simisterka labaad uuna ka sooqeybgalay gudoomiyaha jaamacada muqdisho Dr-cali sheikh axmed... 
Halkudheg:

Maxaa ka jira in uu Wadahadal u socda Xisbu-Islaam iyo Dowladda Feeraalka

Jun 22, 2010
Wasaarada Warfaafinta Dowladda KMG Soomaaliya ayaa sheegtay in dowLadda KMG ay wahadal kula jirto Saraakiil ka tirsan Ururka Xisbul Islaam Islamarkaana ay ku hanweyntahay in dowladda ka mid dhigto. Afhayeenka Wasaarada Warfaafinta Dowladda KMG C/risaaq Max’ed Qeylow oo shir Jaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa kaga hadlay arimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin warar ku saabsan in Dowladda Soomaaliya... 

Baladwayne: HARO oo 100 Qoys gaarsiiyay deeq isugu jirta Raashin iyo Baco…

Jun 21, 2010
Xerrada lagu magacaabo Alla Aamin oo ku taala duleedka Xaafadaha Howl-wadaag ee Magaalada Beledweyne waxaa ay ka mid tahay Xeryaha ay ku jiraan Qoysaska ugu badan ee ku barakacay gudaha Goballka Hiiraan kadib markii ay uga soo tageen deegaannada ay ku noolaayeen daruufo dhinaca nolasha ah ee la soo darsay. Hadaba iyada oo taa lagu duulayo ayaa waxaa markii ugu horeysay Qoysaska ku jirra Xerada Alla... 
Halkudheg:

Soomaaliya waa iib (Q.6aad)

Jun 20, 2010
Deeq Bixiyeyaal Mise Qaameeye yaal: Qormadaan waxaan ooga hadlayaa waxa loo yaqaan deeq bixiyaasha Soomaaliya, waxaan ka jawaabi doonaa su’aalaha ah, yaa lagu magacaabaa deeq-bixiyeyaal?, yaa lasoo mariyahaa deeqdaa?, hay’adaha ka shaqeeya Soomaaliya waa meeqa?, siiba kuwa hoos yimaada UN-ka, Walad Cabdalla malagu tilmaami karaa Paul Bremer kii Soomaaliya? Miisaaniyadda UN-ku u dalbatay... 
Halkudheg:

Arday ka qalin-Jabisay Jaamacadda Badweynta Hindiya

Jun 19, 2010
Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa lag u qabtay xarunta Jaamacadda Badweynta Hindiyaha (Indian Ocean University), waxayna xafladdaasi ku saabsaneyd qalinjabinta 69 arday oo ka qalilnjabisay qaybaha kala duwan ee waxbarashada ee Jaamacaddaasi, waxaana ka soo qaybgalay xafladaasi mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Jaamacadda, Waalidiin, Arday iyo madax ka socota Shirkadaha Isgaarsiinta ee dalka... 
Halkudheg:

Dufcadii 36 arday ka qalin jabisay dugsiga barashada cilmiga cumputerka ee socomin

Jun 18, 2010
Xaflada balaaran oo si heer sare ah loo soo agaasimay isla markaana shaaadooyin lagu gudoonsiinayey Dufcadii 36aad ee arday ka qalin jabisay tan iyo 1997dii Dugsiga barashada Cumputerka ee Socomin oo ka dhacaday gudaha Magaalada Muqdisho . Halkan ka daawo sawiro dheeraad ah Xaflada qalain jabinta dufcadii 3aad ee Somali Computer instate ee socomin 2010-2011 waqti koba wax ku baro ka dibna shaqo... 
Halkudheg: