Home » Warar

Farmaajo oo warqad taageero ah u diray Shariif Xasan

Feb 17, 2011
Ra’iisul wasaaraha DFKMG, Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa 17kii Febraayo 2011 warqad taageero ahaa go’aankii saddex sano kororsiga waxa uu u diray Guddoomiyaha baarlamaanka… SII AKHRI  Read More →
Halkudheg:

DFKMG oo Xabsiga u taxaabtay Maxamed Dheere…

Feb 17, 2011
DFKMG  ayaa xirtay 5 qof oo lagu eedeeyay inay ka dambeeyeen weerarkii lagu qaaday Bannaanbax ka dhacay Muqdisho, waxaa ka mid ah Maxamed Dheere… Warsaxaafadeed ka soo baxay DFKMG ayaa shaaca ka qaaday in xabsiga loo taxaabay Maxamed Cumar Xabeeb (Maxamed Dheere), Guddoomiyihii hore ee gobolka Banaadir iyo afar nin oo kale oo looga shakisan yahay inay ku lug lahaayeen weerarkii Talaadadii lagu... 
Halkudheg: ,

Bannaanbaxayaal uu soo abaabulay Gobolka Banaadir oo la weeraray

Feb 17, 2011
Siyaasiyiin iyo Saraakiil la sheegy in ay ka dambeeyeen ka hortagga Banaanbaxaas — Intii uusan bilaaban kulankii Talaadadii ee xildhibaanada ayaa waxaa wadada Maka Al- Mukarama isugu soo baxay Banaanbaxayaal uu soo abaabuley Gobolka Banaadir waxaa mar ay isusgu yimaadee agagaarka Tiyaatarka islamarkaana u jeheysnaayeen  dhanka Xarunta Golaha Baarlamaanka, waxaase  rasaas ku furey Gaari ay ... 

Wasiirka Garsoorka ee Dowladda Federaalka oo daboolka ka qaadey in Wasaaradiisu wado Qorshayaal ay Haweenka uga mid Noqonyaa Garsoorka Maxkamadaha

Feb 16, 2011
Wasiirka Garsoorka Cabdulaahi Abyan Nuur oo ka hadlayey Munaasabad ay sameysteen Haweenka ku jira Baarlamaanka ayaa sheegey in Xaquuqo fara badan laga duudsiiyey Haweenka Soomaaliyeed  isagoo sidoo kale  sheegey in Xaquuqo Farabadan oo ay ku lahaayeen Dastuurka la hareer mariyey  wuxuuna sheegey  in Wasaaradiisa ay waddo Qorshayaal Mustaqbalka Dhow ay Haweenka uga mid noqonayaan Garsoorka isago... 
Halkudheg:

Urur Wadani ah iyo Qurba joogta soomaaliyeed oo mashaariic waxbarasho ka fuliyey deegaano ka tirsan Gobolada Banadir iyo Bay

Feb 16, 2011
Somali People Displacement and Development Organization oo marka la soo gaabiyo loo yaqaano (SOPDDO) oo kaashanaya qaar ka mid ah qurba joogta soomaaliyeed ayaa hawlo mashaariic waxbarasho ah ka fuliyey Gobolada Banaadir iyo Bay, ururkaan ayaa goboka ayaa iskulaad gaaraya saddex ka furay Degmada Madiina, waxayna ardaydu ku bartaan lacag la’aan sidoo kale urukaan ayaa goobo waxbarasho ka furay magaalada... 
Halkudheg:

Sheikh Shariif oo sheegay in uu doonayo xukuumaddiisa in loo kordhiyo Waqtiga

Feb 15, 2011
Warsaxaafadeed uu akhriyey Madaxweynaha xukuumadda FKMG ayaa si cad shaaca uga qaaday in Dawladda Federaalka kumeelgaarka ay doonayso in waqtiga loo kordhiyo… Dhegeyso Sheikh Shariif oo akhrinaya Warqadda Warsaxaafadeedka [audio:http://somalitalkradio.com/cod/2011/kororsi_dalbasho.mp3] Warqaddii uu akhriyey Shiekh Shariif halkan ka eeg RIIX/GUJI HALKAN Madaxweynaha Dowladda Federaalka Shiikh... 
Halkudheg: , , ,

Midowga ardayda Jaamacadda Nugaal oo hawlo wacyi gelin xaga waxbarashada ah ka soo sameeyay Degmooyinka Gobolka Sool

Feb 15, 2011
Midowga ardayda Jaamacadda Nugaal (Nugal University Students Union), oo dhawaan la aasaasay ayaa hawlo wacyi gelin ah  deeq  gaadhsiiyay degmooyin ka tirsan Gobolka Sool sida Degmooyinka kala ah Boocame, Taleex, Xuddun iyo Yagoori. Intii ay ku guda jireen safarkooda waxbarasho waxay kormeer ku soo mareen dugsiyada waxbarashada ee degmooyinkaas sida Dugsiyada sare oo ay ardayda kala sheekaysteen... 
Halkudheg:

Hay’adaha Tadamun iyo Daryeelka Bulshada oo deeq raashin iyo biyo gaarsiiyey dadkii ku wax yeeleebey abaaraha ee gobolada puntland

Feb 14, 2011
Labada hay’adood ee  Daryeelka Bulshada iyo Tadamun ayaa deeq isugu jirta raashin iyo biyo waxay gaarsiiyeen dadweyne ku waxyeeloobay abaaro ka dhacay gobolada Puntland…. Labada warbixin hoos ka akhri…. Hay’ada Daryeelka Bulshada Ee Puntland oo Gaarsiisey deeq dag dag ah Qaar ka Mid Ah Gobolada Puntland Hay’ada daryeelka bulshada ee puntland ayaa gaarsiiyey deeq ka kooban biyo... 
Halkudheg: ,

Warbixin Booqashadii Sheekh Muxamed Idiris ee Malaysia Gaar ahaan Jamacadda UUM.

Feb 14, 2011
Warbixintii Saciid macruuf, UUM,  KADAH, dalka Malaysia … Daaciga weyn ee Soomaaliyeed Fadiilatu Sheikh Muxamed Idiris  Ahmed  ayaa socdaal  u jeedkiisu ahaay baraarujinta iyo wacyi galinta  bulshada soomaaliyeed  waxa uu ku yimid qeyba kamid ah  dalka Malaysia . Sheikha  oo  bulshaweynta Soomaaliyeed ku taqaano booqashada dalal ka ey Soomaalida kaga noolyihiin dunida  si uu usiiyo... 
Halkudheg:

Wakiilka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya oo Booqasho Qarsoodi ah ku yimid Muqdisho

Feb 13, 2011
“Masuuliyiinta Dowladda FKMG waxay diideen in qaabilaadu ka dhacdo Garoonka Diyaaradaha…” iyo “Dacwad ka dhan ah Wakiilka Qaramada Midoobey oo ay Gudbiyeen Xildhibaanno ka tirsan Baarlamanka” Agostiino Mahiga oo ah Wakiilka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya ayaa socdaal aan hore loo sii shaacin wuxuu ku yimid Magaalada Muqdisho waxayna wararka aan heleyo ay sheegeayaan... 
Halkudheg: ,

Lacagtii Mubaarak iyo Wiilkiisa u taaley Bangiyada Swiss oo Xanibaada la saaray

Feb 12, 2011
Xusni Mubaarak intii uu madaxweynaha ahaa wuxuu xaqiijiyey in shirkad kasta oo imanaysa Masar ay soo marto wiilkiisa Gamal Mubaarak.. ABCTV ayaa sheegay in Dawladda Maraykanku ay ABCNEWS u sheegtay in qoyska Xusni Mubaarak ay bangiyo shisheeye ku shubteen lacag lagu qiyaasay 1 ilaa 5 BILLION oo doolar. Waxaana Saacaddo markii ay ka soo wareegtay is casilaadii Mubaarak ay Dawladda Swiss xanibaad saartay... 
Halkudheg:

Dhulkii Weynaa ee Safaaradda Mareykanka uu ku lahaa Muqdisho oo uu ka socdo Dhul Boob Balaaran

Feb 12, 2011
“Waagii  annaga iyo Mareykanka uu xiriirkeennu wanaagsanaado baan uga kacaynaa, laakiin inta uu hagardaameynayo dadka Soomaaliyaad  waan degenaanayaa oo cid iga qaadi karta majirto.” Sidaas waxaa tiri haweeney dhisaneysey dhulkaas… Wiil dhalinyaro ah oo markaa loo cabiraayey  dhulkii Safaarada Mareykanka  ayaa wuxuu yiri “Waagii aan heshiino anaga iyo Mareykan waa laga... 
Halkudheg:

Ururka dhakhaatiirta xoolaha Banaadir oo Adeeg Caafimaad u fidiyay Xoolo Dhaqatada u soo barakacay Muqdisho

Feb 12, 2011
Ururka dhaqaatiirta xoolaha Banaadir (BENALPA) ayaa soo gabagabeeyay howlgal baaritaan, daaweyn iyo dawo qeybin ah oo ay u sameeyeen Xoolaha u soo barakacay magaalada Muqdisho ee ka yimid gobolada dalka ee abaaruhu ku dhufteen kaasoo socday Bisha Janaayo 2011. Halkan ka daawo sawirada Kooxaha dhaqaatiirta xoolaha ee ururka BENALPA ayaa adeeg caafimaad u fidiyay xoolo gaaraya 1220 neef oo isugu jira... 
Halkudheg:

Shirkada SKA oo “Beenisay” iney iyadu Qaadan Doonto 70% Dhaqaalaha ka soo Xarooda Garoonka Diyaaradaha Muqdisho.

Feb 11, 2011
Shirkadan oo ay Dowladda KMG ahi heshiis kula gashay iney howl dayactir iyo qalabeyn isugu jirta ka fuliso garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho ayaa  beenisay warar sheegayey iney shirkaddu qaadan doonto 70% dhaqaalaha hadda ka soo xerooda qaroonka diyaarada muqdisho. Kusima Madaxa Mashruuca SKA Soomaaliya ninka lagu magacaabo David T ayaa sheegay in Garoonka uu hadda Dakhli ka soo galo sadex ... 
Halkudheg:

Itoobiya oo ku guuldareysatey in ay Xaliso khilaaf soo gala dhexgaley Ahlu-Sunna

Feb 10, 2011
iyo Masuuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka oo laga hor istaagey in ay Gaaraan Gobolada Dhexe Wararka naga soo gaaraya Gobolka Galgaduud ayaa waxay sheegayaan in uu sii xoogeystey Khilaaf maalmahaan u dhaxeeyey Ahlu-Sunna wuxuu khilaafkaas bilowdey markii ay damceen in Gobolka ay tagaan Xubnihii ugu biirey Dowladda Federaalka ee Ahlu Sunna waxaana lagu waramey in qaar ka amid ah saraakisha Sar... 
Halkudheg:

HeshiiSKA Saddex Aflaha ahaa ee Dhexmaray TFG iyo Shirkadda SKA

Feb 10, 2011
Boqolkiiba 70% dakhliga garoonka Muqdisho waxaa leh shirkadda SKA, halka 30% ay leedahay DFKMG, sidaas waxaa cadaynaya heshiiska SKA iyo DFKMG ee 2010… Ismail  D. Osman Waxaa dadweynow layaab leh in Maareeye uu heshiis lageli karo shirkad isagoo matalayo Dowlad. Haddii aan idiin soo koobo heshiiSKA SKA iyo TFG waxa uu u dhacay sida hoos ku qoran. 1  Markii ugu horaysay waxaa shirkada SKA... 
Halkudheg: ,

Dagaalo Qaraar oo ka dhacay Aagga Boondheere oo lagu diley Askar ka tirsan Ciidamada Amisom

Feb 9, 2011
iyo Hay’adda SOYDEN oo si kulul u beenisey Dhalinyaro Soomaaliyeed laga qaybgaliyey  Kulankii SOSCENSA — Mas’uul hore isaga Casiley Xilka Darajadda Koowaad Maxkamada Mudug oo la Toogtey Iyadoo weli Magaalada Muqdisho ay kas ii socdaan dagaalada u dhexeeya Ciidamada Amisom iyo kuwa Dowladda Federaalka oo isku dhinac ah iyo Xarakadda Mujaahidiinta  Alshabaab ayaa dagaal aad u qaraar waxaa... 
Halkudheg:

War-saxaafadeed ku aadan shirka golaha Wasiirada

Feb 8, 2011
War-saxaafadeed ku aadan shirka golaha Wasiirada 08.02.2011——–Shir aan caadi aheyn oo ay maanta isugu yimaadeen golaha Wasiirada ayaa looga dooday Hab-raaca marxaalada kala guurka ee dalka oo ku eg August 20, 2011 waxaana shirkani guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo. Golaha Wasiiradu waxay isla soo qaadeen go’aankii uu Baarlamaanka... 
Halkudheg:

“Dawladda TFG waxay xor u tahay siyaasadeeda in ay maamusho” Waraysi Wasiirka Gaashaandhigga DFKMG

Feb 8, 2011
Wasiirka Gaashaandhiga DFKMG Cabdixakiim Maxamuud Xaaji Fiqi oo aan waraysi kula yeelanay magaalada Jabuuti oo booqasho ku yimid ayaa sheegay in “Dawladda TFG ay tahay dawlad xor u ah in ay ayaaheeda maamusho oo ka taliso aayaheeda, shacabkeedana maamusho oo xor u ah in ay siyaasadeeda maamusho”. Waraysiga oo dhamaystiran halkan ka dhegeyso [audio:http://somalitalkradio.com/cod/2011/gaashaan_dhigga1.mp3] Wasiirku... 
Halkudheg: ,

Warsaxaafadeed ku aadan dagaalada ka dhacaya degaanka Kalshaale

Feb 8, 2011
Xukuumada Federaalka KMG ah ee Soomaaliya waxay aad uga xuntahay dagaalada ay dhiiga badani ku daadateen ee ka dhacayay maalmihii la soo dhaafay degaanka lagu magacaabo Kalshaale kuwaasoo ay ka dhasheen dhimasho iyo dhaawac iyo weliba barokac. Xukuumada Federaalka KMG ah ee Soomaaliyeed waxay ugu baaqeysaa dhinacyada ku dagaalamaya degaankaasi Kalshaale inay si deg deg ah u joojiyaan gacan ka hadalka... 
Halkudheg:

Waraysi: Wasiirka Arrimaha Gudaha DFKMG…

Feb 7, 2011
Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amaanka Qaranka DFKMG Soomaaliya Cabdishakuur Sh. Xasan oo aan wareysi dhinacyo kala duwan taabanaya oo aan kula yeeshey Hoteel Kempinski ee Caasimadda dalka Jabuuti 22/01/2011, oo socdaal ku yimid dalkaasi, waxa u qabsoomey wasaaradiisa intii uu xilka hayey, waxa ay kaga duwan yahay wasiiraddii hore, hadalada ka soo yeerey maamul goboleedka Putland. Waraysiga Qaybta 1aad:... 
Halkudheg: ,

Xildhibaan Cawad Axmed Casharo “Ninka ka hor yimid go’aankii Baarlamaanka waa nin aan dooneyn in Soomaaliya ay dowlad noqoto”

Feb 6, 2011
“Talyaaniga Qaylinaya oo iska dhigaya Dowlad ka Naxaysa Shacabka Soomaaliyeed ma midkii Baddeenna ku shubey Sunta”… Xildhibaan Cawad Axmed Cashara oo ka mid ah Baarlamaanka Dowladda Federaalka oo shir jaraa’id ku qabtay maanta  Hotel Ambassador ee Magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay qaylo dhaantii dhawaan ka soo yeertay Beesha Caalamka ee ay ku diidanaayeen kordhisashadii muda saddexda... 
Halkudheg: ,

Dad shacab ah oo si sharci darra ah ay xukuumadda Jabuuti ugu gacangalisay Itobiya.

Feb 6, 2011
Warsaxaafadeed JWXO 3dii Febraayo, 2011 Warsaxaafadeed ay Jabahadda Wadaniga ee Xoreynta Ogadenya soo saartey 3exdii Febraayo 2011 ayay caalamka ugu sheegtay in xukuumadda Jabuuti iyo nabadsugidda Itobiya oo is-kaashanaya ay hab argagixisnimo ah oo u dhigma nidaamkii booliiska Nazi-ga ee Gestapo ugu qaadeen olole si sharcidarra ah ay ugu soo qabqabteen dad qaxooti ah oon ka yareyn 100 qof oo si sharci... 
Halkudheg:

Shacabka Soomaaliyeed oo ku tilmaamay Boor isku qaris hadalada ka soo yeeray Beesha Caalamka ee ku aadan xilli kordhisashada Baarlamaanka DFKMG

Feb 5, 2011
3-dii bisha Feebaraayo ayaa Baarlamaanka DFKMG ee Soomaaliya kalfadhi uu yeeshay waxa uu ku daraday Mudo saddex sano ah kadib markii sidaa ay kula taliyeen wadamo ka tirsan urur gobaleedka IGAD iyo guddiga dastuurka ee Dowladda Federaalka hase yeeshee arrintaani ayaa waxaa ka soo horjeestey Beesha Caalamka ayagoo ka bixiyey aragtiyo kala duwan oo ku saabsan xilli kordhisashada Baarlamaanka Soomaaliya. Dowladda... 
Halkudheg: ,

Siday shacabka Muqdisho u arkaan xil kordhisashadii ay sameysteen Golaha Baarlamaanka

Feb 5, 2011
Xildhibaan Kulalihi oo ka mid ahaa xildhibaanadii ka soo horjeedey Xil kordhisasha ayaa ku tilmaamey arrinkaas mid la doonayo in Shacabka  lagu sii dhibaateeyo — Shacabka Soomaaliyeed ee ku nool Magaalada Muqdisho ayay la yaab ku noqotay markii kullan ay khamiistii yeesheen Baarlamaanka Soomaaliya ay xilkoodii ku darsadeen mudo saddex sano ah, iyadoo qaar kamid ah shacabka Soomaaliyeed... 
Halkudheg: ,