Home » Warar

Farmaajo oo Shirkad Maraykan ah kula heshiiyey lacag kabadan 240,000 doolar oo la siinayo Shirkadda

Mar 18, 2011
Raisul Wasaare Farmaajo oo  Dalka Mareykanka Heshiis Qarsoodi ah Shirkad kula soo galay (Lifaaq nuqulka heshiiska — Attached Original Contract) — Sidaan horey idiinku soo bandhigay sannadkii tegay heshiiskii Sarcen International ayaan hadana mid kale idiinku soo bandhigi donaa qoraalkan. Heeshikii Riasul wasaaraha kula galay Shirkad “Lobbist ah”- dulaal Mareykan ah inay wakiil Soomaliya... 
Halkudheg: ,

Maxaad kala socotaa heshiiska ay shirkada SKA kula wareegtay garoonka dayuuradaha ee Muqdisho

Mar 18, 2011
Qeybta 1aad – Shirkada SKA waa shirkad ka mid ah shirkadaha sida gaarka ah loo leeyahay ee ganacsiga ka sameeya wadamada ay dhibaatadu ka jirto ee ay adagtahay in ay shirkadaha caadiga ahi ay ka howlgalaan. Shirkadan oo ay mulkilayadeeda leeyihiin rag hore u soo ahaan jiray ciidan ayaa waxa ay ka howlgashaa wadamada sida Ciraaq, Afghanistan iyo Somaliya oo ay hada ka howl bilaawday. Hadaba... 
Halkudheg:

Qaramada Midoobey oo Qorsheyneysa in dhawaan Magaalada Nairobi isugu geyso Wakiilo ka kala socda Shiikh Shariif, Shariif Xasan, Farmaajo, Ahlu Sunna , Pundland Soomaaliland iyo Xubno kale

Mar 17, 2011
Iyadoo fooda nagu soo hayso Doorashadii Madaxweynaha Dowladda Federaalka KMG iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo kuxigeenadiisa ayaa Beesha caalamka gaar haan Qaramada Midoobey waxay wadaa la tashiyo ku aadan Doorashadaas iyo Xiliga kala Guurka ee Dowladda Federaalka. Waxaa la filkayaa in dhawaan Magaalada Nairobi lagu qabto Shir Hordhac oo ay qabanqaabadiisu leedahay Qaramada Midoobey gaar ahaan Qaybta... 
Halkudheg:

Ciidamada Amisom oo diidey in la furo waddooyinka gala Suuqa Bakaaraha ka dib markii ay ogolaadeen in la furo Xarakada Al Shabaab iyo Dowladda Federaalka

Mar 16, 2011
Shacabka oo is weydiinya wax ay Dowlada Federaalka KMG ogolaatey Miyaa Amisom Diidi Kartaa? Iyadoo Bishii Hore 23- deeddii ay xirantey halkii Waddo ee loo mari jirey Suuqa weyn ee Bakaaraha waxayna xirnaanshahaas Dhibaato ka soo gaartey Bulsho fara badan oo ka xamaalan jirey Suuqa Bakaaraha weliba waxaa Badeecooyin kala duwan ka qaadan jirey Dadka Soomaaliyeed ee ku nool Gobolada Soomaalida degto... 
Halkudheg: ,

Xafladdii Qalin Jebinta ee Dugsiga Abuubakar Saddiiq ee Minneapolis

Mar 15, 2011
Waxaa xarunta Minneapolis Convention Center ee faras magaalaha Minneapolis lagu qabtay Xaflad aad u ballaaran, xafladdaas oo ku saabsanayd arday da’yar oo baranayey quraanka oo qalin jebiyey. Hoos ka daawo Video ku saabsan xafladdaas iyo waraysiyo la xiriira oo uu qaaday Telefisshanka SomaliTV ee Minneapolis. Video waxaa Duubay Siyaad Siciid Saalax, waxaana magarafoonka u haya Mascadde. VIDEO ... 
Halkudheg:

Soomaalida Odense oo ka bannaanbaxay carruurta Deenishka ah ee ay burcad-badeedku qafaasheen

Mar 15, 2011
Denmark: Waxaa maalintii sabtida ahayd ee bishu ahayd12.03.2011, ka dhacay magaalada Odense ee Dalka Denmark bannaanbax lugu muujinayey sida looga xun yahay carruurta Deenishka ee lagu qafaashay badda Soomaaliya. Banaanbaxayaashu waxay socod ku soo mareen bartamaha magaalada iyagoo markii dambe isugu yimid ka soo horjeedka xarunta dawladda hoose ee magaalada Odense oo ah meesha laga xukumo magaalada. Kaddib,... 
Halkudheg:

Prof Warfaa oo sheegay in uu yahay Musharax u Taagan Xilka Madaxtinimada ee Soomaaliya

Mar 14, 2011
Xaflad qado sharaf ah oo si weyn loo soo agaasimay ayaa manta waxa lagu qabtay Hoolka weyn ee Hotelka Hilton ee Magaalada Nairobi Qado sharaftani oo uu u fidiyey qaar ka tirsan mudanayaasha baarlamaanka soomaaliye ee ku sugan magalada Nairobi Musharaf Prof Axmed Muumin  Warfaa ayaa waxa ay ahayd mid uu ku soo bandhigayey hadafkiisa ku wajahan in uu yahay musharaf u tagan xilka madaxweynenimada... 
Halkudheg:

Suuq loogu Magacdarey Suuqa Geedka Tiin-Tiin-ka oo ka furmey Magaalada Muqdisho

Mar 12, 2011
Hooyo Cibaado Xasan “Weligey kuma Riyoon Geedka Tiin-Tiinka Suuq yeelanaya Waana arrin la yaab leh” – Waxaa Sananadkaan bilowgiisii Dalka ka bilowdey Abaaro aad u balaaran oo saameysey laga soo bilaabo Raas Kambooni ilaa Raas Caseyr waxaana meelaha qaar ka bilowdey Dhimashada dadka iyo Xoolaha iyadoo dadka qaar ay Naf ka soo raadiyeen Magaalooyinka waaweyn ee dalka si ay u helaan Wax... 
Halkudheg:

Ururka Horumarinta Haweenka (IIDA) Xafiiskiisa Degmada Guri-Ceel oo Deeq Lacageed gaarsiiyey Dad Danyar ah

Mar 12, 2011
Ururka horumarinta Haweenka (IIDA) xafiiskiisa Dagmada Guri-Ceel ayaa waxa uu Deeq lacag ah u qeybiyay dad Danyar ah oo u badan Haween iyo Caruur kuwaa oo ku jira Shan kaam oo ku yaal Gudaha iyo Hareeraha Magaalada Guri-Ceel, sida ururku sheegana waxaa Deeqdan lacagta ah loogu tala galay in gacan uun laga geysto dhibaatada xaga nolosha ee heysata dadk aan Maaatida ah ee ku jira Xeryaha Barakacayaasha... 
Halkudheg:

Dowladaha Hindiya iyo Malaysia oo isku gaashanaya la dagaalanka Burcad-Badeeda

Mar 12, 2011
R/wasaare ku xigeenka wadanka Malaysia Muxyidiin Yaasin oo booqasho ku jooga dalka Hindiya ayaa sheegay in Dowladda Hindiya ay ka wada hadleen la dagaalanka Burcad badeeda xilli uu kullan la yeeshay R/wasaaraha dalka Hindiya Manmohan Singh. Dowladaha Hindiya iyo Malaysia ayaa hoosta ka xariiqay in ay si wada jir ah ula dagaali doonaan Burcad-badeeda Soomaalida ah ee ka qowleeysata badaha Caalamiga... 
Halkudheg: ,

DFKMG oo faah faahin ka bixisay booqashada Mahiga ee Muqdisho iyo muhiimadda kulanka Golaha Ammaanka

Mar 12, 2011
Warsaxaafadeed ka soo baxay DFKMG ayaa tibaaxay in Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha DFKMG uu faah faahin ka bixiyay booqashada Mahiga ee Muqdisho iyo muhiimada kulanka Golaha ammaanka, warsaxaafadeedkaas oo u qornaa sida hoos ku qoran: Halkan ka dhegeyso shirka jaraa’id [audio:http://somalitalkradio.com/cod/2011/kusime_dfkmg_mar11.mp3] 11.03.2011———Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha... 
Halkudheg: ,

Ciidamada AMISOM oo Magaalada Muqdisho ka geystey Duqeynii ugu weyneyd

Mar 11, 2011
Shiikh Shariif oo u tacsiyadeeyey Ciiddamada Burundi iyo Uganda oo Dhimasho ka soo gaartey Dagaaladii ugu dambeeyey Banaanbax looga soo horjeedo Hadalka Shiikh Shariif oo ka dhacay Muyqdisho “Doolar Qaate Doonimeyno” “Shiikh Shariif Waxa uu ka damqadey Dhimashada soo gaartey Ciidamada Amisom, aad baan uga xunahay in uu ka damqan weeyey Xasuuqa loo geysanayo shacabka Muqdisho”, Ciidamada... 
Halkudheg:

Sweden: Jaaliyadda magaalada LYSEKIL oo xarun yeelatay

Mar 10, 2011
Xafladan oo si aad uheer saraysa loo soo agaasimay kana soo qayb galeen dad aad u tira badan oo katirsan jaaliyada soomaaliyeed ee kudhaqan gobolkaas ayaa waxay u dhacday sidan hoos kuxusan. Xaflada waxaa Ayadu Qur’aan ah ku furay sheek Cabdi Nasir Gure Osman , waxaa kaloo uu ku daray wadaadku muxadaro yar oo kusabsan xusnul khuluq. Halkan ka daawo sawirada xafladda Gudoomiyaha jaliyada ee magaalada... 
Halkudheg:

Sheikh Cumar Faaruuq oo ku Geeriyooday Sacuudiga

Mar 9, 2011
Sh. Cumar Faaruuq: Turjumaankii Soomaaliyeed ee Qu’raanka Kariimka (1939-2011) – Maarso 8, 2011: Waxaa magaalada Jiddah ee dalka Sacuudiga ku geeriyoodey Allah ha u naxariistee Sheikh Cumar Faaruuq oo ahaa Sheikh caan ka ahaa umaadda Soomaaliyeed dhexdeeda iyo dunida Muslimka oo ahba. Sheikh Cumar Faaruuq Allah ha u naxariistii waxa uu ku geeriyoodey 72 jir (1939-2011). Bahda Somalitalk... 
Halkudheg:

Daahir Xuseen” Waxay u jeedada ahayd Xilka laga qaado Taliyaha Nabadsugida kuwa kale waa Boor isku Qaris”

Mar 9, 2011
Cali Faarax “Wareegtada xilka looga qaadey kama imaan Shiikh Shariif ee waxay ka timid Midowga Afrika” Ciise Maalin “Shiikh Shariif waa uu la soo daahay Xil ka qaadista ee Mar hore ayey ahayd in uu xilalka ka qaado Taliyayaasha Ciidamada Generaal Axmed Jimcaale” Waxaa la igu feregeliyey Arrimaha Zaadka iyo Hubka waxaana igu farageliyey: (Yaa lala rabaa in Xilalka ay baneeyeen Taliyayaasha... 
Halkudheg:

Suldaanka Guud ee Beesha Hawle oo Jigjiga Lagu Xidhay

Mar 8, 2011
Suldaanka waxaa lala xiray laba nabadoon, waxaana la tarxiilay 11 qof, waxaana Kililka 5aad khasab looga saaray qurbo joog soo laabtay…. Madaxweynaha “ismaamulka Soomaalida Ethiopia” Cabdi Illey oo adeegsanaya hoggaanka nabad galyada “Ismaamulka Soomaalida Ethiopia” Cabdillaahi Ethiopian ayaa amar ku bixiyey in xabsiga loo taxaabo Suldaanka Guud ee beesha Hawle, Suldaan Shaqalle Suldaan Cali... 
Halkudheg: ,

Warbixin Dheer oo ku saabsan Ciidamo Itoobiyaan ah oo ay Wehliyaan Kuwo Dowlada Federaalka iyo Ahlu Sunna oo Dagaalo ka bilaabey Deegaano ka tirsan Soomaaliya

Mar 7, 2011
Shiikh Cali Dheere ”Markii Ciidamada Itoobiya ay soo galeen Beled Xaawo waxay ka taageen Calanka Itoobiya kuwa la socdana ma Dareensana Qorshaha Itoobiya” Ciidamadii Itoobiya ee ku sugnaa Dhuuso Mareeb oo la sheegay in halkaa Gebi ahaanba isaga baxeen Maxamuud Siyid Aadan oo beeniyey in ay la socdaan Ciidamo Itoobiyaan Shiikh Shariif oo sheegey in Dagaalkii ka dhacay Buulo Xaawo ay Itoobiya ku... 
Halkudheg: ,

Madaxweyne Geelle oo Dhagax Dhigey Dhisme cusub oo ay Leeyihiin Ganacsato Soomaaliyeed

Mar 7, 2011
Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle oo Dhagax Dhigey Mash-ruuc Dhisme 20,570 Mitir Iskuweer Ah oo Ku Baxaya In Ka Badan $30 Milyan oo Doolar…. Munaasabad lagu Furayo dhisme cusub oo ay leeyihiin ganacsato Soomaaliyeed oo ku midoobey Shirkad Al Rayan Real State, islamarkaana ay kasoo qayb galeen Madaxweynaha dalka Jabuuti Md, Ismaaciil Cumar Gelle iyo Marwadiisa Khadra Maxamuud Xayd, Ra’iisul... 
Halkudheg:

Odoyaal iyo Nabadoono oo Noqdey kuwii ugu Horeeyey oo sheegey in ay ka qayb qaadanayaan Dagaalada lagula jiro Ciidamada AMISOM

Mar 6, 2011
iyo Shir jaraa’id oo uu qabtay Madaxweynaha DFKMG oo uu ku sheegay in dagaalkii Beled Xaawo ay Itoobiya ka caawisay xagga Logistikada — Nabadoon Cali Shiikh Yuusuf “Dagaalada ka socda Muqdisho waa kuwo Xaq ah Maadaama Ciidamada Amisom ay Xasuuqayaan Shacabkeenna” Iyadoo Dagaalo ay ka socdaan Degaano ka tirsan Gobolada Banaadir , Gedo , Galgaduud iyo Hiiraan ayaa Xarakada Al Shabaab... 
Halkudheg: ,

Madaxweynaha DFKMG Shiikh Shariif oo bilaabey Ololihiisa ku aadan in mar kale loo Doorto Xilka Madaxweynenimada

Mar 6, 2011
Axmed Diiriye: Waxaan soo jeedin lahaa in Waqtiga loo Kordhiyo Madaxweyne Shiikh Shariif – Waxaa lagu wadaa in bisha Ogoosto ee Fooda nagu soo heyso ay bilaabanto Dooorashada Madaxweynimada ee Dowlada Federaalka iyo Midda Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo ku xigeenadiisa waxaana durba soo baxay ololhii Xilalakaas loogu tartamayo waxaana Hotelka Ambasadoo lagu qabtey Xaflad u ekeyd mid si weyn... 
Halkudheg: ,

Malaayiin Lacag iyo Dahab oo laga helay Qalcadihii uu ka cararay Madaxweynahii Tuuniisiya, Bin Cali…

Mar 4, 2011
TV-ga Tunisia ayaa soo bandhigay arrin aad looga cajaa’ib oo ah in lacago noocyo kala duwan, dahab iyo maal aad u farabadan in laga helay qalcadihii ay ka carareen Madaxweynahii Tunisia, Bin Cali iyo qoyskiisa. Waxyaabaha cajiibka badan waxaa ka mid ah in derbiyo loo ekaysiiyey maktabado oo lagu raseeyey Buugaag iyo kutub in gadaashooda ay ku qarsoonaayeen khasnado la ciir-ciiraya lacago aan... 
Halkudheg: , ,

Saameynta uu dagaalkii Balad xaawo ku yeeshay degmada Mandera oo cabasho laga muujiyey.

Mar 4, 2011
iyo Qaar kamid ah xildhibaanada xisbiga ODM oo laga saaray xisbiga. iyo Abaarta Gobolka Waqooyi Bari oo kasii dareysa. Star FM. Nairobi, Kenya. Dagaalkii dhawaan ka dhacey degmada Balad Xaawo oo ku taala xuduudda uu dalka la wadaago Soomaaliya ayaa waxa uu saameyn dhinac waliba ah waxa uu ku yeeshay dadka reer Mandera. Saameynta uu ku yeeshay dagaalka degmada Mandera ayaa waxaa kamid ah in shaqaalihii... 

Madaxweynaha DFKMG Sheekh Shariif oo la Tashi kadib lasheegay in uu ka Tanaasulay Isjiidjiidkii u Dhexeeyey isaga iyo Shariif Xasan

Mar 3, 2011
Iyadoo maalmahan uu khilaaf aad u weyn soo kala dhex galay Madaxweynaha DFKMG Sheekh Shariif iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Shariif Xasan Sheekh Aadan kaas oo la xiriiray markii Sheekh Shariif uu Baarlamaanka dib ugu soo celiyey go’aankii uu baarlamaanku ku gaaray in mudo saddex sano ah ay ku darsadeen xiligoodii oo ku ekaa 22-ka Agoosto 2011, isagoo sheegay in qoraalka uu u gudbiyey Baarlamaanka... 
Halkudheg: ,

Kiiska canshuur ka qaadista xaafada Eastleigh oo bilooyinkan ugu dambeeyey socdey oo u muuqda mid soo dhamaaneysa.

Mar 3, 2011
Waxaa bilooyiinkii uggu danbeeyay socday kiis maxkamadeed oo ku saabsan canshuur ka qaadista xaafadan Eastleigh. Kiiskani oo ay maxkamada geeyeen guddiga ganacsatada xaafada Eastleigh oo muda soo daba jiitameysay ayaa waxey shalay xukuntay maxkamada in maadaamaa canshuurta qaadisteeda aan la joojin karin loo baahan yaahay in guddiga ganacsatada ee xaafadda iyo “City Council” dowladda hoose ay... 
Halkudheg:

Xarakada Alshabaab oo Fariin Hanjabaad ah u diray Burundi

Mar 2, 2011
Waxaa maalmahan isa soo tarayey hanjabaadyo loo jeedinayo wadamada lugta ku leh arrimaha Soomaaliya sida Kenya, Uganda iyo Burundi, waxaana hanjabaaddii ugu dambeysay ka timid amiirka ugu sareeya xarakada Alshabaab Sheekh Mukhtaar Sheekh C/raxmaan Abuu Zubeyr ayaa baaq digniin u diray shacabka reer Burundi kadib markii uu sheegay in dagaaladii ugu dambeeyey ciidamada Burundi laga dhigay, kuwo la dilay,... 
Halkudheg: ,