Home » Maqaallo
Sideen u Fahamnaa Qur’aanka? | Q. 6aad
Waxaan Qeytaana kusoo qaadan Doonaa Qeybta Suurada Al-Towbah kaliya si aan u Bogano, waana Qeybtii 6aad ee Maqaalkii Cinwaankiisu ahaa Sideen u Fahamnaa Quraanka?.
Suurada 9aad Al-Towbah:
Suuradan Al-Atowbah waa Suurada 9aad ee Musxafka Qur’aanka, waxaana Magacaas loogu Magacaabay in Koox Muslimiinta ka mid ah ay ka hareen Duulaankii Tabuuk ayadoo aysan jirin sabab Sharci ah oo ay uga maqnaadaan...
Sideen u Fahamnaa Qur’aanka?. | Q. 5aad
Qeytaana waxaan ku soo qaadan Doonaa Laba Suuradood oo kala ah Al-Acraaf iyo Al-Anfaal kuwaasoo noqon Doono Qeybtii 5aad ee Maqaalkii Cinwaankiisu ahaa Sideen u Fahamnaa Qur’aanka?.
Suurada 7aad Al-Acraaf :
Suuradan waxaa loo yaqaan Al-Acraaf maadaama Magaca Acraaf uu ku Xusan yahay Suurada Dhexdeeda, Acraafkuna waa Derbi ku yaala Janada iyo Naarta Inta u Dhexeysa oo kala Xijaaba Ahlu Janaha...
Sideen u fahamnaa Qur’aanka? | Q. 4aad
Qeybtaan waa Qeytii 4aad ee maqaalkii aan kaga hadleynay Sideen u fahamnaa Qur’aanka? oon aan rajeynayo inaan uga faaiideysano si aan Qur’aanka uga helno Aqoon Guud oo kooban..
Suurada 5aad Al-Maaidah:
Suuradan waa Suurada 5aad Habka uu u qoran yahay Musxafka Qur’aanka marka loo eego, waxaa loogu magac Daray Al-Maa’idah si ay u Waarto Xusuustii Mucjizadii la siiyay Nabi Ciise Markii Israaiiliyiintii...
Talooyin kuu fududeeynaya sidaad bishaan ramadaan ee barakaysan ooga faa ideeysan lahayd . Qore: C/laahi Sh.xasan (Sancaani)
Ilaah waxaan waydiisanayaa in naftayda iyo qofwalboo aqristaaba qoraalkan ku anfaco ilaahna naga dhigo kuwa bishaan loogu danbi dhaafo kuwo kamid ah,ilaahna marar badan bishaan oo kale kuwii gaara kana faaiideeysta naga dhigo, bilaha kalana kuwii marwalbaa ilaah cabsidiisa joogteeya alaah hanaga dhigo aamiin .
Qaybta 1 aad;
Waxaan og nahay bishaan in ay tahay bil aad u qiimo badan, tahayna bishii...
Sideen u Fahamnaa Qur’aanka? | Q. 3aad
Markaana hadii aan u sii Gudbo Qeybtii Sadaxaad ee Maqaalkii Cinwaankiisu ahaa:Sideen u Fahamnaa Qur’aanka, waxaan Qeytaan kusoo qaadan Doonaa Labada Suuradood ee kala ah Aala-Cimraan iyo Al-Nisaa.
Suurada 3aad Aala Cimraan:
Suurada Aala-Cimraan waxey ka mid tahay Suuradaha aadka u Dheer, waana Suurada Sadaxaad Xaga Tartiib ahaan, Sababta loogu Magacaabay Aala Cimraana waa in ay Suurada si Faahfaahsan...
Sideen u Fahamnaa Quraanka? Q.2aad
Qur’aanka Kariinka ah waxaa uu ka kooban yahay 114 Suuradood waxaana loo kala qeybiyaa Juz ahaan 30 Juz ayadoo Juz kastana uu ka kooban yahay laba Xizbi, ayadoo uu halkii Xizbina ka koobmayo ilaa 4 Maqro,..taasoo macnaheedu noqanaayo in halkii Juz uu ka kooban yahay 8 Maqro.
Marka hadii aan Dul Istaagno Suuradaha ugu Sareeya Qur’aanka kuwaasoo uu ka bilaabanayo Juzka Koowaad ee Qur’aanka...
Sideen u Fahamnaa Qur’aanka? | Q:1aad
Kitaabka Qur’aanku waa Keydka ugu weyn uguna Qaalisan ee Muslimiinta Maanta Caalamka ku Nool Gacantooda ku jira, waana Isha Koowaad ee lagu Dhiso Caqiidada, Cibaadooyinka iyo Sharciga Diinta Islaamka, waa Kitaab Xambarsan Taariikhihii Caalamka laga bilaabo Habka Koonka loo abuuray ilaa iyo sida u ku gabagaboobi doono Caalamka marka la gaaro Saacada Qiyaamaha Dhicitaankeeda, taasoo macnaheedu...
Milicsiga taariikhda : degmada jowhar ?
Hordhac
Allaah ayaa mahad oo idil iska leh, nabadgalyo iyo naxariisina Nabigeena Muxammad ah korkiisa Allaha yeelo.
Qormadan ayaan waxaan u hibeeyay degmada jowhar oo aan rabbo in aan qoraalkeygan kusoo koobo taariikhda degmada jowhar intii uu ilaah iga garansiiyo oo aan soo uruuriyay .
Magaca jowhar ka hor waxaa magaalada loo yaqiinay BUUNDO
Jowhar waa caasimada gobalka shabeelaha dhexe ee soomaaliya...
Sideed ugu xamaalan kartaa Qatar? Q.3aad | Al-Hasani
Baasboorkee lagu soo gali karaa Qatar?
Waa su’aal ubaahan in layswaydiyo mar haddii- heshiis ama heshiis la’aan- dowladnimadii ladiidey!
Dowlad la’aantii xanuun badan ayay nagu dhaaftay laakinse sida ay aniga ila tahay baasaboor la’aan wax kawayn majiraan marka laga hadlayo xariirka dibida. Baasaboorkaada oo ladiida ihaano kawayn ma jirta; waxayna lamid tahay jiritaankaada...
Huuno, Ma Xamaraawi ayaa tahay? – Berbera, Hargeysa, Jabuuti – Safarkii Dheeraa ee Gentleman
Bil ka hor July 3, 2010 ayaan ka safray Magaaladda Nairobi ee dalka Kenya anigoo ku wajahanaa dalkeena Soomaaliya waxaana raacay Diyaaradda ay leedahay Shirkadda Juba airways ee sanadkii 1998 la aas aasay, saacad iyo Bar Duulimaad ah waxaan muddo 45 Daqiiqo ah ku hakanay ama transit ku aheyn Garoonka Aden-Adde International Airport oo shaqo sidaas u sii badan aysan ka socon xilligaas.
Waxaan...
Maqaal: Koonfur Afrika iyo Soomaali maxaa kala haysto. Q.2aad | C/raxmaan
HORDHAC
SOOMAALAAY DHOOHANEEY,
UMMAD AAN WAX IS DHAAMINEEY,
DALLAANKEEDA CUNTOOY,
DHIIGEEDA KUMARATOOY,
COLAADDA KU DHAASHATOOY,
DHISMIHII QARAN UU LAHAA,
DHAQAALIHIYO HORUMARKII,
MA WIIL IYO GABAR DHINTIYO,
MA DHIIGGA QUBANAYIYO,
MA DHAAWACA DAADSAN BAA,
SOMAALEEY INOOGA DHIGAN,
WIXII DHACAYBA WEY DHECEEN,
DHAWAQA ILLHAYEY IYO,
WAX LOODHIGO NABAD LA WAA,
W/T -MAXAMED WARSAME TABANTAABO.
BILAWGA SAFARKA
NAF...
Sideed ugu xamaalan kartaa Qatar? Q2aad | Al-Hasani
Maxaytahay ‘shaqada’ looga baahanyahay Qatar?
Qatar waa wadan yar oo iminka dhismayo. Duruufta dhaqaale(adag) ee uu aduunka marayo wax raad ah kuma reebin oo waxay kamid tahay wadamada yar ee ka bad-baaday (Al-Xamdulillaahi). Taasi waxaa daliil u ah inaay maalgalin badan kusamaynayso wadama yurub iyo Asia.
Engineer wax dhiso, dhakhtar wax daweeyo, darawal gaari kaxeeyo- ilaa khadaamad...
Eng. Maxamed Cali Aaden: Aasaasaha SomaliTalk.com iyo AqoonKaal.com
Eng. Maxamed Cali Aaden waa hormuudka hal-abuurka leh ee warbaahinta Soomaalida ee internetka, waa macallin u heellan waxbarashada, aabbe, iyo qoraa. Bishii Agoosto 5, 1999, isaga oo arday ka ah Jaamacad ku taalla London, Ontario, Kanada, ayuu aasaasay mareegta SomaliTalk.com. Website-kan muhiimka ah waxa uu si degdeg ah u noqday meel lagala socdo wararka, macluumaadka, falanqaynta, iyo ra’yiga...
Eng. Mohamed Ali Aden: Founder of SomaliTalk.com and AqoonKaal.com
Eng. Mohamed Ali Aden is a visionary pioneer in Somali online media, a dedicated educator, father, teacher, and author. On August 5, 1999, while a student at a university in London, Ontario, Canada, he founded SomaliTalk.com.
This essential platform quickly became a go-to source for news, information, analysis, and opinion within the Somali community worldwide, with Mohamed A. Aden serving as its...
Soomaali way doqonowdey! | Xildhibaan Cabdiwali
Xildhibeen
Cabdiwali Sh. Maxamed
———————————
“Dhismo wacan nin dumiyoo misna daawanaya waa doqon” [Cabdidhuux]
(2daa sawir ee hoose dhismeyaashas ka muuqda oo berigoodi aad u wacnaa, doqonkii dumiyey subax iyo galab daawado, garashada xusuusta askhristaha ayaan u daayey, ruuxiise ay ku adkaato waa i soo weyddiin karaa).
‘Doqon,...
Soomaaliya: Afganistaanta Cusub | Xalane
Dadka sida weyn ugu dhuundaloola xaaladda Soomaaliya waxay haatan rajo xumo ka muujiyaan arrinta Soomaliya, waxaana dalka Soomaaliya lagu tilmaamay mid guuldareystay marka loo eego 20 sano uu ku jiray burbur iyo kala dambeyn la’aan, taas oo keentay in ay meesha ka baxdo wixii rajo ah ee Dadka Soomaliyeed dibadda iyo dalkaba ku nooli ay qabeen ama ay sugayeen, waxaa hartay in yar oo maro ku dheg ah...
Soomaalidu Carab ma aha | Xoosh
Marka hore intaanan qoraalkayga bilaabin waxaan rabaa inaan ka soo hormariyo afeef ah ixtiraamka aan u hayo qoraaga maqaalka carabta iyo carabigu ma ajnabi baa? (qebta 1aad) oo aan rabo inaan halkaan ku qalinceliyo (afceliyo). Runtii waxaan ku farxaa qoraaladiisa, waxaanan dareemaa markaan akhrinayo in tayada maqaalka somaligu uu horumar sameeyay.
Waxaan kaloo ka afeefanayaa inuunan ahayn nin lagu...
Maqaal: Koonfur Afrika iyo Soomaali maxaa kala haysto: Q.1aad| C/raxmaan
ASC.
HORDHAC
Qarankii dumay iyo qalalaasihii dhacay kadib somaalidu intii tabar reebtay mooyaanee ummadda inteedii kale waxay kafursanweeyday arintu ninba taaktii hatilaabsado oo ninba intuu soconkaray ayuu dhaqaaqay baadigoobna ugalay halkeey nafta kubabaadilahayd ,kala yaacaas iyo firxashada baahday waxay dhalisay in somaali qoxooti magangalyo doono kanoqoto dacalada dunida oo idil.
koonfur afrika...
Dawladda shariif gudahana ma gumaadee dibeddana ma soo celee ?
A/C WWT,
Markan arkay qormadan oo sheegaysa in Sh. Shariif dawladda Holand si hoose ugu saxiixay in 8 qof oo soomaali ah qasab dib loogu celiyo soomaaliya oo ay naftooda kala soo carareen madaafiicda naxariis darrada loogu garaacayo habeen iyo maalin.
Waxaa mucjiso iyo filanwaa nugu noqotay in la leeyahay dano ayuu ku fushaday oo markii maxkamaddii xukuntay Human Right weydiisay ay ugu jawaabtay waa...
Ciidamada Shisheeye iyo Mustaqbalka Dalka Soomaaliya | Daadurey
Markaanu dib ugu noqono gumaysigii iyo ciidamadii Talyaaniga iyo Ingriiska ee Soomaaliya yimi waxaan marna aan la illoobayn dhibaatooyinkii iyo xasuuqii Aadane ee ay u gaysteen Shacabka Soomaaliyeed ee xaq u dirirka ahaa ee la doonayey in xoog lagu gumaysto, si kastaba ahaatee taariikhda ayaa xusaysa goobihii taariikhiga ahaa ee ay Xasuuqyada ka gaysteen Ciidamadaasi shisheeye sida “Maallintii...
Sideed ugu xamaalan kartaa Qatar? Qaybta 1aad | Ah-Hasani
Sida ay lawada socdaan dadka intooda badan, Qatar waxay noqotay yoolka dadyowga aduunka ee irsaaqad-doonka ah dhaqaalaheeda soo korayo awgeed.
Umadahaas kala duwan ee isu soo habar wacday ee udhaarsan inaay kafara qabsadaan saliida iyo gaska Qatar waxa kamid ah shacabka Soomaaliyeed (ee agoonka ah) oo doonaya inaay latartamaan umadaha aduunka ee haysta taageerada wadamadooda iyo bulshada caalamka.
Hadaba...
Yaa u danqanaya shacabka Somaaliyeed?
Aslm Clkm
Inkastoo aan labaatankii sano ugu dambeeyay is weydiinayay su’aashan ayaa waxaa haddana igu dhaliyay in aan qoraalkan ka qoro sida ay dad badan oo mas’uuliyiin sheeganaya oo aan weligood ka hadlin dhibaatooyinka shacabkooda soo gaara uga hadleen qaraxyadii habeen dhaweyto ka dhacay magaala madaxda waddanka Ugandha ee Kambala.
Ugu horreyn inta aan u guda gelin qaraxyadii kambala ka dhacay...
Soomaaliyey: Sida Tani Dan maahee armaan Dawga garanaa!
Soomaaliyey kaca
Kaca oo iskaashada
Nin la soo kiraystiyo
Cadow ruux kal kaaliyo
Keligii danaystuhu
Kafantiina yuu tolin
Soomaaliyey kaca
Kaca oo iskaashada
Kabaqaad shisheeyiyo
Kuman lagu shaqaystiyo
Karinliyo afmiinshaar
Kadinkiina yuu iman
Erayadii: Abdullahi Spanish
Kolkii ay dhacday Dawladdii uu Gar-wadeenka uu u ahaa –Allaha u naxariistee- Jaalle Maxammed Siyaad Barre, waddanka Soomaaliya wuxuu...
Yeey Dani ugu jirtaa In Laga hortago lacagaha Beenabuurka ah | Jooje
Talo iyo baraarujin ku socota dadka reer Puntland.
Marka hore mahad idilkeed waxaa iska leh Allaah naxariis iyo nabadgelyana Rasuulkeenii ayeey korkiisa ahaatay. Intaas kadib dhammaan akhristayaasha sharafta iska lahoow iga gudooma salaanta islaamka Asalaamu caleykum waraxmatulaahi wabarakaat.
Dunidan aynu ku noolnahay maalin walbaa ummaddu waxa ay sameysaa horumar iyo ka ambaqaadid hadba heerka la...
Madaxweyne Siilaanyo: Kolay Waadhi Mayside War Hakaa Hadho!
Marka koobaad waxaan hambalyo u diriyaa Shacabka Gobollada waqooyi ee Soomaaliya maantase la baxay Somaliand, kuwaas oo si hufnaan iyo nabadgelyo ku jirto u dhiibtay codkooda, si xoriyad iyo cadaaladi ku jirtona u doortay hogaan cusub, iyagoo iska tuuray heeryadii haraagii Siyaad. Waxaan kale oo ugu hambalyaynayaa Madaxweyne Siilaanyo xilka weyn ee loo doortay.
Waxaan filayaa Siilaanyo maanta yahay...




