Home » Qoraallada Halkudhegga "jooje"

Ma oran karnaa Ra’iisul wasaaraha cusub Professor Cabdiwali M Cali Gaas, waxaa la magacaabay Xilligii ugu haboonaa

Jun 28, 2011
Marka hore mahad idilkeed waxaa iska leh Allaah, naxariis iyo nabadgelyana Rasuulkeena ayeey korkiisa ahaatay, kadib dhammaan akhyaarta sharafta iska lahow iga gudooma salaanta islaamka ah (ACWW). Sida aynu ka warqabno Soomaaliya waxaa ka jiray waayahan danbe siyaasad khalafsan oo runtii mar marka qaar aad is oranaysao amaba ay dadka qaar aaminsan yihiin in soomaalida la maaweelinayo uun aysan farahooda... 
Halkudheg:

Maamulka Cusub ee Madaxweyne Cabdiraxmaan Sh. Maxamed Faroole Muxuu qabtay, muxuuse ka gaabiyey – Q.3aad

Nov 23, 2010
Maamulka Puntland muxuu ka gaabiyey. Haddii aan intaas ku soo koobo waxqabadkii Puntland oo runtii ay dhici karto arimo kaloo fara baddan oo aynaan ogeyn in la qabtay, ayaa hadda waxaan wax ka qoreynaa maxaa dhaliilo ah oo uu maamulku leeyahay ama muxuu ka gaabiyey. Dunidan aynu ku noolnahay majirto qof ama maamul kaamil ah oo mar walbaa haddii howl loo kaco dhaliilo wey iska imaanayaan oo mar walbaa... 
Halkudheg:

Maamulka madaxweyne Cabdiraxmaan Faroole- Qeybtii 2aad

Nov 21, 2010
Maamulka Cusub ee Madaxweyne Cabdiraxmaan Sh. Maxamud Faroole Muxuu qabtay, muxuuse ka gaabiyey Qeybtii 2aad Qeybtii hore waxeynu kaga soo hadalnay arimihii uu maamulka cusub soo kordhiyay, qormadana waxaan kaga hadli doonaa inshaa’allaah isla horumarka, annagoo qormada ugu danbeysa ee 3aad uga hadli doona arimihii uu maamulka ka gaabiyey iyo talo guud oo aan u jeedinayo maamulka iyo dhammaan bulshada... 
Halkudheg:

Maamulka Cusub ee Madaxweyne Cabdiraxmaan Sh. Maxamud Faroole Muxuu qabtay, muxuuse ka gaabiyey | Q.1aad

Nov 20, 2010
Marka hore mahad idilkeed waxaa iska leh Allaah naxariis iyo nabadgelyana Rasuulkeenii ayeey korkiisa ahaatay, kadibna dhammaan akhristayaasha sharafta iska leh waxaan leeyahay iga gudooma salaanta islaamka ah ee (ACWW). Maamulka la magac baxay Puntland waxaa la asaasay sanadku markuu ahaa 1998di, kadibna waxaa uu soo maray marxalado kala duwan oo waxaa soo qabtay xilkeeda madax kala duwan oo runtii... 
Halkudheg:

Yeey dani ugu jirtaa illaalinta nabadgelyadda iyo ammaanka Puntland | Jooje

Sep 12, 2010
Marka hore mahad idilkeed waxaa iska leh Allaah, naxariis iyo nabadgelyana Rasuulkeenii ayeey korkiisa ahaatay. Kadib dhammaan akhristayaasha sharafta iyo qadarinta mudanoow iga gudooma salaanta qaaliga ah ee islaamka (ACWW). Kadib burburkii dowladii dhexe ee Soomaaliya ee sanadii 1991dii waxaa dhammaan dhulka Soomaaliyeed saameeyay dagaaladii sokeeye kuwaaso ay Soomaali ku weysay hanti iyo noolba... 
Halkudheg:

Yeey Dani ugu jirtaa In Laga hortago lacagaha Beenabuurka ah | Jooje

Jul 10, 2010
Talo iyo baraarujin ku socota dadka reer Puntland. Marka hore mahad idilkeed waxaa iska leh Allaah naxariis iyo nabadgelyana Rasuulkeenii ayeey korkiisa ahaatay. Intaas kadib dhammaan akhristayaasha sharafta iska lahoow iga gudooma salaanta islaamka Asalaamu caleykum waraxmatulaahi wabarakaat. Dunidan aynu ku noolnahay maalin walbaa ummaddu waxa ay sameysaa horumar iyo ka ambaqaadid hadba heerka la... 
Halkudheg:

Sidee ayaa loo hormarin karaa adeegyada asaasisga ah? | Jooje

Oct 18, 2009
Sidee ayaa loo hormarin karaa adeegyada asaasisga ah? (Fariin ku socota maamulka iyo dadweynaha Puntland) Marka hore mahad idilkeed waxaa iska leh Allaah, naxariis iyo nabadgelyana Rasuulkeenii ayeey korkiisa ahaatay. Kadibna iga gudooma salaanta qaaliga ah ee islaamka Asalaamu caleykum waraxmatulaahi wabarakaat. Ummad waliba ee ku nool adduunkan waxaa jira arimo u ah asaasi, kuwaas oo wax walbaa laga... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...