Home » Faallo

Maxaad Ku Garan Kartaa Doqonka

Aug 21, 2010
Abdirizak Musanaf | musanaf@hotmail.com Waligaa ma kala hubsatey inaad doqon tahay iyo inkale? Ma xanaaqdaa marka qof si ulakasa kuugula dhiirrado doqonyohow amase doqonyahay? Doqonnimadu waa erey caan ah hasayeeshee waligaa ma iswaydiisey maxay yihiin astaamaha aad ku garan karto qofka doqoka ah? Qoraalkaan oo kooban waxaad kaga bogan doontaa su’aalo badan oo in badan naftaadu hore isu waydiisey. Hadaba... 
Halkudheg:

Dhiillo Culus: Dhayalsiga Shibbanayaasha Labanlaabma

Aug 18, 2010
Qalinkii: Maxamed Baashe X. Xasan mohamedbashe@hotmail.com Qiiro ayuu af kastaa leeyahay. Waa qiiro weyn oo dadka qaarkii murugo ku beerta marka ay arkaan garwaaqsi ahaan gefafka, gawl gawlka iyo xadgudubyada dadka qaar afkaas ka gelayaan marka ay ku hadlayaan, gaar ahaanna marka ay wax ku qorayaan. Maalin baa meel Internet Café ah oo ku taalla magaalada London waxa soo gelaysa Islaan aad u da’... 
Halkudheg:

Soomaaliyeed: Qabyaalladda Ma daynaa, Qorigana ma Tuurnaa, Qalinkana ma Qaadnaa?!

Aug 14, 2010
Dugsi maleh qabyaaladi waxay, dumiso mooyaane Dir dir la isu laayiyo intaan, weerar daba joogno Ooy dumarku weerkii sitaan, danabadii waayey Uu sida dureemada u yaal, meydku dibaddiinna Wallee doogsan maysaan haddaad, dunida joogtaane Gabeygii S. Timacadde (AUN). Markii aan aad u idha-indheeyey Ummadda Soomaaliyeed, oo aan Soomaali dhan walba ka eegey, waxaa ii soo baxday; in dhibaatada iyo Mashaakillada... 
Halkudheg:

Sayid Qutub ma Shiikh baa mise waa Mufakir Islaami(3)

Aug 12, 2010
Horudhac: Waa qeybtii Seddexaad oon kaga hadlaayo Sayidka Culumaddii Radisay & kuwii Amaanayba !!! Waxaan ugu horeeya oo Culumada casrigaan Radiyey Sayidka : 1) Shiikh Mohamed Naasir Diin AL-Baanii : Culumada Casrigaan waxaa ugu horeeyey oo Sayidka Radiyey Shiikh Naasir oo ku tilmaamay in uu Sayidku Amaanisanaa ( Wuxdatul Wajuud ) oo macnaheedu yahay in Allaah iyo Adoomadiisu isku mid yihiin,... 
Halkudheg:

Calaamadaha Uurka Bilowga ah | MUNA YASSIN

Aug 10, 2010
Waxaa jira dhowr calaamadood oo lagu garto inay haweeneydu uur qaadday, ha yeeshee calaamadahaasi middoodna keligeed kuma filna inay tusaale cad u noqoto jiritaanka uurka, balse waa in la helaa iyaga oo isku duuban si loo hubiyo in uur jiro. 1- Caadada oo istaagta:- Calaamooyinka lagu garto uurka bilawga ah tan ugu caansan, uguna saxsani waxa weeye caadada oo joogsata. Ha yeeshee, haddii ay dhacday... 
Halkudheg: ,

Socdaalkii Geerida Soomaaliya ilaa Yurub (3) | W/Q. Muxamad Idris Axmad

Aug 6, 2010
((Maaha Riwaayad beena ee waa sheeka dhaba oo dhacday. Qofka ay qisadu ku socoto waa mid ka mida kumanyaal Soomaaliya oo qaarna meelahaas ku dhinteen qaarna ilaahay sabata bixiyey.Waxyaabaha aad ku arki doonto waxaan usoo gudbiyey sida dadkii ay ku dhacday uga warameen..Waxaan ku leeyahay oo keliya waa inaan usoo gudbiyo qaab quruxsan intaan awoodo, laakiin asalkeeda aanan waxba ku kordhin.Waxaan rajaynayaa... 
Halkudheg:

Huuno, Ma Xamaraawi ayaa tahay? – Berbera, Hargeysa, Jabuuti – Safarkii Dheeraa ee Gentleman

Aug 5, 2010
Bil ka hor July 3, 2010  ayaan ka safray Magaaladda Nairobi ee dalka Kenya anigoo ku wajahanaa dalkeena Soomaaliya waxaana raacay  Diyaaradda ay leedahay Shirkadda Juba airways ee sanadkii 1998 la aas aasay, saacad iyo Bar Duulimaad ah waxaan  muddo 45 Daqiiqo ah ku hakanay ama transit ku aheyn Garoonka Aden-Adde International Airport oo shaqo sidaas u sii badan aysan ka socon xilligaas. Waxaan... 
Halkudheg:

Habka Ugu Sahlan ee Is-Hormarinta Qofeed.. Q.3aad | Cabdikamaal

Aug 5, 2010
Hordhac Allaah ayaa mahad oo idil iska leh, nabadgalyo iyo naxariisina Nabigeena Muxammad ah korkiisa Allaha yeelo. Qoraalkaan oo taxane noo ahaa kuna saabsanaa “Habka ugu sahlan ee is-hormarinta qofeed”. Ayaan aqristayaasha usoo gudbinayaa qeybiisii 3aad oo ku saabsan waax muhiim u ah is-hormarinta qofeed taas oo ah Isbedel sameny. Isbedel sameyn Si ay noogu suura gasho in aan is hormarino... 
Halkudheg:

Gabay: Faroolow Waxaan Kaaga Digi – Maxamuud Axmed Cabdalle (shiine)

Aug 4, 2010
Halkan ka dhegeyso gabayga oo maqal ah. Aniga oo ah Maxamuud Axmed Cabdalle (shiine) waxan idiin soo gudbinayaa gabay aan u dirayo Madaxweynaha Puntland, Cabdiraxmaan Faroole. Gabaygan waxan tiriyey ka dib dagaallada ka aloosmay Puntland, kuwaasoo la qaboojiyey oo odayaasha degaanku u guntadeen, laga soo yaabo inay dib u qarxaan. Waxa xusid mudan in Dawladda Kumeelgaarka ah ee Soomaaliya hub iyo saanad... 
Halkudheg: ,

Hordhac Kooban oo ku Saabsan Hab Ciqaabeedka Islaamka

Aug 3, 2010
Qaybtii 1aad HORDHAC Ilaahaybaa mahad iyo wanaag oo dhan iska leh, xumaan iyo nusqaana isagaa sarreeyee ka nasahan, naxariis iyo nabadgalyada ilaahay waxay guudkiisa ahaatay suubanaheenii nabi muxamed. intaa ka gadaal. Allaah sareeye nimcada ugu weyn ee uu umada islaamka ah siiyay waa islaam-nimada oo ah diin iyo nidaam nololeed dhamays tiran, ku haboon in ay ka dhaqan gasho goob-walba iyo goor-walba,... 
Halkudheg:

Hooyooyinku Carruurta Laba Sano Ha Nuujiyeen

Aug 2, 2010
Kitaabkeena Quraanka ah ma aha kitaab saynis ah oo ay ku qoran yihiin aragtiyo saynis ah sida (Newton theory ama Einstein Relativity) Balse waxa weeye kitaab uu Allaah u soo dejiyey in lagu hannuusho Bani’aadamka oo looga saaro mugdiyada Jaahiliinta loona saaro Iftiinka Islaamka sida uu Allaah quraankiisa ku yiri: (waa kitaab aan u soo dejinay si aad dadka kaga saarto mugdiyada oo aad u saarto... 
Halkudheg:

Socdaalkii Geerida Soomaaliya ilaa Yurub (2) | W/Q. Muxamad Idris Axmad

Aug 2, 2010
((Maaha Riwaayad beena ee waa sheeka dhaba oo dhacday. Qofka ay qisadu ku socoto waa mid ka mida kumanyaal Soomaaliya oo qaarna meelahaas ku dhinteen qaarna ilaahay sabata bixiyey.Waxyaabaha aad ku arki doonto waxaan usoo gudbiyey sida dadkii ay ku dhacday uga warameen..Waxaan ku leeyahay oo keliya waa inaan usoo gudbiyo qaab quruxsan intaan awoodo, laakiin asalkeeda aanan waxba ku kordhin.Waxaan... 
Halkudheg:

Abshir: Gabay cusub | Inj. Maxamed C. Cibaar

Jul 31, 2010
Maanta, meesha uu marayo xaalka dadka iyo dalka Soomaaliyeed waa mid laga wada dharagsanyahay. Waxaase in la xasuusnaado mudan in adduunyadu ay tahay hoos wareega, sida caawa ay u muuqatana aysan waligeed caloosha uga rarnaan doonin. Quraankeenna kariimka ahi wuxuu noogu bishaareeyay in culeys kasta oo jira uu ka dambeeyo fudeyd. Waxaa kale oo naloo caddeeyay in dadku ay wax badali karaan, dariiqii... 
Halkudheg:

Qalinkii Cabdiboqor iyo Qormadiisii Malaysia (Qaybtii: 4aad)

Jul 31, 2010
Hordhac/Gogoldhig Allaah ayaa mahad oo idil iska leh, nabadgalyo iyo naxariisina nabigeena Muxammad ah korkiisa Allaha yeelo. Intaa kabacdi; aqristaha sharfida mudanoow, waxaa in badan su’aalo isoo weydiinayey asxaabtii aan uga soo tagey wadanka Pakistan iyagoo isoo weydiinayey bal in aan isbarbardhig ku sameeyo wadankii aan ka imid ee Pakistan iyo wadanka Malaysia, anigoo ka eegaya dhinacyo... 
Halkudheg:

Kalsoonida shicibka Puntland oo la soo celiyo ayaa nabad abuuri karta.

Jul 25, 2010
Hordhac Guud ahaan geyiga puntland, gaar ahaana xarunta ganacsiga ee Boosaaso ayaa beryahaan dame hoy u noqotay amaandarada soo kordheysa ee ka jirta gobolada Puntland. Dilka dadka aan waxba galabsan, shaqaalaha dowlada iyo qarxinta goobaha dowlada ayaa waxaa ay noqotay mid maalin walba dhacda. Boosaaso waxaa ay ku sugan tahay marxaladii ay Muqdishu ku sugnayd afar sano ka hor. Waagaas oo muqdisho... 

Geerida Sh. Macalin Maxamuud Macalin Nuur

Jul 23, 2010
MACALIN MAXAMUUD: AHLU QUR’AANKII AKHLAAQDA WANAAGSANAA! Mahad oo dhan Ilaah baa leh Nabad iyo Naxariisina Nebigeenna Korkiisa ha ahaato. Innaa Lilaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun..Waxaa hadda geeridiisu soo yeertay Walaalkay Sh. Macalin Maxamuud Macalin Nuur.. oo ku Magac dheeraa: Macalin Maxamuud. Wuxuuna ugu Magac dheeraaday inuu ka mid ahaa Macalimiintii Qur’aanka ee Saxwada Islaamka... 

DALYOHOW YAA KU LEH? DADYOHOW YAA KAA NAXAYA? | W/Q. Muxamad Idris

Jul 23, 2010
Mahad oo dhan Ilaah baa leh Nabad iyo Naxariisina Nebigeenna Korkiisa ha ahaato. Beryahan qoraalla masoo bandhigin.. Dadka qaar ayaa ila soo xiriiray meela kala duwan, wexeyna I weydiiyeen: Qoraaladii isdaba joogi jirey maxaad u joojisey! Miyaad gurtay? Mase waa gedootey? Mase waxa dhacayaa kuu cuntami waayey oo meel aad ka abbaartaad weli baadi goobeysaa? Mase feker dheer ayaad ku jirtaa oo... 
Halkudheg:

Xukuumaddeenna! | Qore: Xildhibaan Cabdiwali Sh. Maxamed

Jul 22, 2010
Xukuumadi waa mu’asasada (institution-ka) ugu facaweyn mu’asasadaha siyaasiga ah oo dunida maanta ka jira. Sidoo kale, xukuumad waxaa lagu yaqaan inay tahay qaab ka mid ah qaababka awoodeed oo bulsho lagu dhaqo. Caado ahaan, erayga xukuumad si guud waxaa loogu yeeraa xukuumadda ummadda, xukuumadda gobolka, xukuumadda dagmada ama tuulada. Waxaa kale oo la sheegaa astaamo dhawr ah oo ay wadaagaan... 
Halkudheg:

Carabta iyo af carabigu ma ajnabibaa? (qeybta 1aad) | Alwaqaar

Jul 22, 2010
Axmed C/samad alwaqaar@hotmail.com Inkastoo ay horey u jireen dad ku hawlan in shacabka Soomaaliyeed la kala fogeeyo iyo in laga fogeeyo diintooda iyo dadkooda, haddana waxaa beryahaan soo xoogaysanaya dadka ka doodaya magacyada carbeed ee dadkeenu la baxaan ama ay u baxshaan goobaha iyo hay’adaha ay qadarinayaan. Waxay kaloo buuq iyo dicaayad farabadan ku hayaan luqada carabiga iyo manaahijta waxbarashada... 
Halkudheg:

Ummad waliba waxay heshaa maamulkay istaahisho!! | Hayaan Cabdisalaam

Jul 19, 2010
Waxaa dhowaan la xusay sanadguuradii 50aad ee aasaaskii dowladii Soomaaliya. Waa la wada soconaa marxaladihii Soomaaliya soo martay intay soo jirtay. Jiilkeenii dhashay 70-tanaadkii iyo intii naga danbeysay wax badan oo wanaag ah kamaan arag dowladnimida. Waxbarasho sii xumaanaysay, musuqmaasuq, cadaadin, dagaalo iyo barakac. Hadana soomaalidu waxay lahayd dal lagu yaqaan oo lagu ciseeyo. Waxaa dhacay... 

Daba Qabashada Qaranka Soomaaliyeed | Muna Abshir

Jul 18, 2010
Daba Qabashada Qaranka Soomaaliyeed, Waxaa Ka Horeeya In La Qabto Damiir Laawaha Hunguriga Xun By Muna Abshir Abdi Osman, Biomedical scienstist Sunday 19 July 2010 Mahad oo dhan ilaahay ayey u sugnaatay, nabad galyo iyo naxariisna ha ahaato nabigeena suuban dushiisa (CSW). Qormadan hadii alle idmo waxaan ku lafa guri doonnaa qaybo ka mid ah dhibaatada haysata umadda Soomaaliyeed ee burburisey dalkoodii... 
Halkudheg:

Marxuum Axmed Cumar Azhari wuxuu ka geeryooday saxaafadda Soomaalida.

Jul 17, 2010
Azhari “Wuxuu ahaa xiddig Soomaaliyeed oo ka dhex-muuqday saxaafadda dunida carabta” Allaha u naxariistee suxufigii Soomaaliyeed ee caanka ahaa Axmed Cumar Azhari oo ku geeryooday dalka Kenya ayaa 12 July 2010 lagu aasay magalada Nairobi. Axmed Cumar Azhari wuxuu ka mid noqday mas’uulintii wasaaradda warfaafinta ee dalka Soomaaliya, isagoo muddo dheer ahaa agaasimihii waaxda qoraallada iyo wargeysyada,... 
Halkudheg:

Damiir La’aanta Madaxda Soomaalida iyo gumaadka foosha xun ee ragiimka etoobiya. | Kalafoge

Jul 17, 2010
Ugu Horeyn Waxaan Salaan Guud udirayaa dhamaan Shacab Weynaha Soomaaliya meel kasto ey Ka jogaan Aduunka. Dhab ahaantii Qoritaanka maqalkan, waxa ugu weyn ee igu qasbay waxey ahayd markii aan arkay gumaadka aan naxariista laheyn ee Ragiimka Etoobiya kula kacayaan Shacabka soomaaliyeed iyo Damiir La’aanta Hogaamiyaasha Somaaliyed iyo Ka Hadal la’aanta dhibaatada lagu hayo dalka iyo shacabka ku... 
Halkudheg:

Habka Ugu Sahlan ee Is-Hormarinta Qofeed.. Q.2aad | Cabdikamaal

Jul 16, 2010
HABKA UGU SAHLAN EE IS-HORMARINTA QOFEED (Qeybta 2aad) Hordhac Allaah ayaa mahad oo idil iska leh,nabadgalyo iyo naxariisina Nabigeena Muxammad ah korkiisa Allaha yeelo. Qoraalkaan oo taxane noo ahaa kuna saabsanaa “Habka ugu sahlan ee  is-hormarinta qofeed”. Ayaan ku bilaabeynaa qeybtiisii 2aad Qoraal/risaalo Nololeedka Qofeed, kadibna waxan kusoo afmeeraynaa Hanaanka loo dajiyo hadafka toosan. Qoraal... 
Halkudheg:

Koonfur Afrika: Sidaan idinkuugu lisnay Noogumaydaan Hambeyn!! | Amiin

Jul 3, 2010
Sanadkii 2000-dii ayay ahayd markii Qaxooti u dhashay wadanka Zansibaar ee Tanzania ay soo gaareen Magaalada Muqdisho, xiligaas waxaa dalka ka jiray dagaalo iyo dhibaatooyin fara badan mana aheyn Soomaaliya dal qaabili kara qaxootigaas, maalintaas Idaacadda BBC-da oo aan  dhageysanayey waxaa daadihinayey idaacadda Weriye Axmed Xasan Cawke, waxa uuna cinwaan uga dhigtay Qaxootiga Soomaaliya yimid (Addoo... 
Halkudheg: