Home » Qoraallada Halkudhegga "Muna"
Miyuusan idinku jirin mid fiicani?! āSuuratu Huud 78ā
Dhiilada colaadeed iyo dhiiga qubanaya ee aan kala goāa lahayni waxa uu astaan u yahay garawshiyo laāaanta haysata in badan oo ka mid ah bulshada soomaliyeed.
Suāaalaha soo noqnoqda ee aan jawaabta u baahnayn hadana ay adagtahay in la fahmo waxa ka mid ah maxa la isku haystaa? Maxaa waxan oo dhiig ah loo daadinaya?!
Fahamka mushkilad ku haysataa waxa ay qayb ka tahay raadinta xalkeeda. Laakiin...
Calaamadaha Uurka Bilowga ah | MUNA YASSIN
Waxaa jira dhowr calaamadood oo lagu garto inay haweeneydu uur qaadday, ha yeeshee calaamadahaasi middoodna keligeed kuma filna inay tusaale cad u noqoto jiritaanka uurka, balse waa in la helaa iyaga oo isku duuban si loo hubiyo in uur jiro.
1- Caadada oo istaagta:- Calaamooyinka lagu garto uurka bilawga ah tan ugu caansan, uguna saxsani waxa weeye caadada oo joogsata. Ha yeeshee, haddii ay dhacday...
Daba Qabashada Qaranka Soomaaliyeed | Muna Abshir
Daba Qabashada Qaranka Soomaaliyeed, Waxaa Ka Horeeya In La Qabto Damiir Laawaha Hunguriga Xun
By Muna Abshir Abdi Osman, Biomedical scienstist
Sunday 19 July 2010
Mahad ooĀ dhan ilaahay ayey u sugnaatay, nabad galyo iyo naxariisna ha ahaato nabigeena suuban dushiisa (CSW). Qormadan hadii alle idmo waxaan ku lafa guri doonnaa qaybo ka mid ah dhibaatada haysata umadda Soomaaliyeed ee burburisey dalkoodii...