Home » Qoraallada Halkudhegga "Rude"
Soomaaliyeed: Qabyaalladda Ma daynaa, Qorigana ma Tuurnaa, Qalinkana ma Qaadnaa?!
Dugsi maleh qabyaaladi waxay, dumiso mooyaane
Dir dir la isu laayiyo intaan, weerar daba joogno
Ooy dumarku weerkii sitaan, danabadii waayey
Uu sida dureemada u yaal, meydku dibaddiinna
Wallee doogsan maysaan haddaad, dunida joogtaane
Gabeygii S. Timacadde (AUN).
Markii aan aad u idha-indheeyey Ummadda Soomaaliyeed, oo aan Soomaali dhan walba ka eegey, waxaa ii soo baxday; in dhibaatada iyo Mashaakillada...