Home » Faallo
Soomaaliya:- 20 Sano Qax iyo Dowlad La’aan!
“20 sano kalle oo dagaal iyo dowlad la’aan ah diyaar ma u nahay?”
Aniga oo web-ka google.com ka raadinaya dhibaatadda Dagaalada iyo saameenta uu ku leeyahay bulshooyinka ayaan isheedu qabatay “List of civil war” kadib markii aan sii aqriyay waxaan ku arkay in dalka Soomaaliya oo kaliya uu yahay dalka kaliya ee 20 Sano oo xiriir ah ay dagaalo ka socdaan laga soo bilaabi sanadkii 1991-2011.
Dalka...
Hay’adaha Samafalka Soomaaliyeed(ee Islaamiga) & Carabta: Qaybta 1aad
Assalaamu Alaykum. Marka hore fariinteyda sanadka cusub 2011, waxaan Ilaahey weydiisanaya inuu sanadkan arimaheena wax kabadalo; inuu quluubteena isu soo dumo, inuu Qaranimadeena noo soo celiyo, inuu kadhigo sanadkan mid loogu magacdaro oo lagu xasuusto ‘Sanadkii ay heshiisey Somalia- 2011’. “Aamiin Allahayow Waa Amaanadaadii”
Maanta iyo maqaalkeena, waxaan ku eegeyna arimaha...
Muxadithu Casri : Shiikh Mohamed Naasir Diin Al-Baani (2)
Shiikhu Kutubtuu Qoray Raximuhulaah :
Shiikh Mohamed Naasir Diin wuxuu ummadda uga tagay kutub fara badan oo Qaali ah oo ku saabsan Cilmiga Axaadiista sida Silsiladda Axaasiista Saxiixa ah Iyo Silsiladda Axaadiista Daciifka ah .
Sida oo kale Kutubta Waaweyn ee Irwaa,u galiil iyo Mishkaat Al-masaabiix . iyo tamaamu minah & kitaabka caamka ah noqday ee Sifatul Salaatu Nabi SCW.
سلسلة الأحاديث...
Dhaqan Dhaqaale Burburis Ah | C/raxmaan Dirham
Dhaqanka Wanaagsan waxa uu qayb weyn ka qaadataa horumarinta dalka, waxa sidoo kale muhiim ah in dhaqanku uu yahay mid aan ka hor imaaneyn Diinta Islaamka mar haddii aynu nahay dad Islaam ah isla markaana si wanaagsan looga faa’iideyso dhaqanka, waxaase isweydiin mudan in markiisii hore dhaqanka wadan uu u muuqday ama uu lahaa saan saan horumarineed oo ku q otonta kor u qaadista horumarka dalka...
Cumar C/rashiid: “Saxiixayga Waa Lagu Been Abuurtay”
Ra’iisul Wasaarahii hore ee DFKMG, Cumar Cabdirashiid Sharmaarke oo si qayaxan u beeniyey in uu saxiixay warqad la sheegay in loo diray shirkadda Saracen Internation ee qaabilsan ammaanka…
Cumar C/rashiid ayaa si kulul u beeniyey hadalkii uu ra’iisul wasaaraha DFKMG ee hadda, Maxamed Farmaajo ka hor akhriyey baarlamaanka DFKMG ee ahaa in Cumar C/rashiid uu warqad u qoray shirkadda...
SIRTA KA DAMBAYSA BIYAHA SAMSAMKA | abdullahi-spanish
Hordhac
Waqti hadda dhawr todobaad laga joogo ayaan mareeg ka mid ah mareegaha soomaalida oo aan weliba ku rajo weynahay in ay ahayd Taleex media waxan ka akhriyey nin Soomaali ah oo sanado badan dhega la’aa oo inta xajka tegey oo biyaha Samasamka (Zamzam) ka cabbey, dib maqalakii ilaah ugu soo celiyey. Aniga oo arrintaas xasuusan baan nin aanu asxaab nahay waxan ku idhi war arrinkaas baa maanta...
Qabyo-Qoraalka Dastuurka Cusub: Qorshaha la rabo in Dowlad Cusub Dalka Loo Sameeyo | Culusow
Waxaa, la socotaan in dhowaan waqtigi Dowladda Federaalka iyo Madaxweynaha, Sheikh Sharif Sheikh Axmed ku egyahay August 20, 2011 iyo January 16, 2011 sida ay u kala horeeyaan. Haddaba, sida qorshaha yahay waxaa dhaceysa in dhamaan xilliga dhammaasha Golaha Baarlamaanka iyo Madaxweynaha isku waqti laga dhigo, laguna ekeeyo August 20, 2011, dowlad cusubna dalka loo soo dhiso ka hor inta aan la gaarin...
Maxey Hay’adaha Qaramada Midoobey ka qabtaan Soomaaliya?
Dr. Huseen Cali Cilmi
Tan iyo markey dhacday Dowladdii ugu dambeysay Soomaaliya ee uu Jeneraal Max’ed Siyaad Barre uu madaxaweynaha ka ahaa Janaayo 26, 1991 waxaa Soomaaliya maamulanayey Hay’adaha UN-ka iyo kuwa shisheeye(UN Agencies & Foreign NGOs). 1993-dii Hay’adahaasi waxay kulan ku yeesheen Caasimadda dalka Itoobiya ee Adis-Ababa waxayna sameeyeen dalad ay ku magacaabeen Somali Aid...
Khudbadda Wariye Cabdiqafaar Axmed Shire
Uu ka jeediayay Hotel Barakaat oo uu kula kulmay Warbaahinta Soomaalida.
Bar-kulan Waa idaacadda ugu Musuqmaasuqa badan Soomaaliya, Waxaana Taageera Qaramada Midoobay
Hordhac
Ugu horeyn Bismilaah, Mahad dhamaanteed ilaahay ayay uu sugnaatay, waxaana qirayaa inuusan ilaah jirin marka laga yimaado ilaaha xaqa ah ee macbuudka ah oo sida sharciga ah koonkan u taagay islamarkaana ku abuuray, ku irzaaqay,...
Weerarka Internetka dhankeyguu iga heley: Digniin
Assalaamu Alaykum.
Passwordka oo aad garanwaydo waxaa kaxanuun badan marka lagaa xado…Xanuun badana marka uu qof magacaada sida uu doona kayeelayo oo aadan waxba kaqaban karin … waa dagaal nooc kale oo ubaahan in loo diyaar garooba. Mushkiladu waxay sii labo jibaarantahaa marka lagu soo Waco oo lagu yirahdo: Maxaad noogu ciyaaraysa oo Emailada noocaan ah noogu soo direysa? Ama qolo kala kuyirahdan:...
A PETITION FOR AN INVESTIGATION INTO INTERNATIONAL CORRUPTION CASE
TO:
. United Nations Political Office for Somalia
. International Contact Group on Somalia
. Office of the President-Somali Transitional Federal Government
. Office of Prime Minister-Somali Transitional Federal Government
. Somali Republic Supreme Court
CC:
. Internet Corporation for Assigned Names and Numbers (ICANN)
. World Trade Organization.
. World Bank Anti-Corruption Unit.
. Transparency International...
Jawaab ku socota Wasiirka boostada iyo iibinta Domainka SO
Hadalka wasiirka meel buu iska qabsan la’ayahay….
Eng. Ismail D. Osman:
Annagoo tixraaceyno warbixin iyo wareysi uu bixiyay Wasiirka Warfafinta & Boostada oo ka hadlay arrimaha domainka qaranka ee dot.SO ayaa wasiirku si cad u dafiray isagoo sheegay inaan domainka la iibin isla markaana waxa uu sheegay in domainka lagu wareejiyay shirkad ajnabi ah.
Hadalka Wasiirka meel buu iska qabsan...
“Norway Faraha ha kala baxdo Badda Soomaaliya”: Saraakiishii Mileteriga Soomaaliya ee ku sugan Italy
“…Mashruuca uu wato mr. Salicath (Norway) ee uu ku sheegay in uu Soomaaliya u samaynayo cabbirka Aagga Ganacsiga Badda (Economic Zone) waa mid lagu waxyeelaynayo xasiloonida Geedka Afrika..”
Saraakiishii Soomaaliyeed ee wax ku soo bartay Kulliyaddii Militariga ee Modena (Italy) oo warqad u diray Norway SII AKHRI…
UJEEDDO: Dhul-badeedka Soomaaliya
Saraakiishii hore ee Soomaaliya...
Xasuusasho sanad kadib Qaraxii Hotel Shaamoow!
“Qurac Jabay sidiisii Qarankii ma u liicay”
03 December, 2009 waxa ay aheyd maalin murugo, tiiraanyo, qalbi-jab iyo uur gutaalo ku reebtay dhamaan shacabka Soomaaliyeed meel walba ay ka joogaan Dunida balse waxaan is waydiiyay ilaa goorma ayay sii socon doontaa dhibaateeynta shacabka?, Mustaqlka dalka Soomaaliyana muxuu noqon doonaa.? Walina Jawaab uma helin, waana filayaa in aqriste adigana aad...
Xukuumadda Farmaajo maka badbaadi doontaa shirqoolka la doonayo in lagu maja-xaabiyo xeerka Dhul-badeedka Soomaaliya ee soo jirey 39 sannadood
Wareegga Labaad ee Difaaca Badda Soomaaliya ee la doonayo in la boobo… SII AKHRI…
Qorshaha Cusub
Arrimahaas xiriirka ah ee HALKAN ku xusan waxay gogol dhig u yihiin qorshaha cusub ee la doonayo in lagu xalaalaysto qayb kamid ah badda Soomaaliya, ayada oo markale laga faa’iidaysanayo xukuumadda cusub, isla markaasna la adeegsanayo erayada ay ku hadleen madaxda DFKMG ee Soomaaliyeed...
Farmaajo Ma Qaban Doonaa RIGOORAHA Shariif Xasan ?
Qofkii Daawada Cayaaraha K/cagta waxa uu isla markiiba garan karaa in kooxda markay dooneyso in ay guuleysato ay guushaasi ku timaado dadaal ay wada galaan Cayaartooyda Kooxda hase yeeshee mararka qaar guushaasi waxa ay ku xiran tahay haddaba Khibradda Goolhayaha, marka lays mari waayo waxaana farta lagu wada fiiqaa Goolhayaha waayo isaga ayaa laga sugayaa sidii uu Kooxda ugu keeni lahaa Guul aad...
Maamulka Cusub ee Madaxweyne Cabdiraxmaan Sh. Maxamed Faroole Muxuu qabtay, muxuuse ka gaabiyey – Q.3aad
Maamulka Puntland muxuu ka gaabiyey.
Haddii aan intaas ku soo koobo waxqabadkii Puntland oo runtii ay dhici karto arimo kaloo fara baddan oo aynaan ogeyn in la qabtay, ayaa hadda waxaan wax ka qoreynaa maxaa dhaliilo ah oo uu maamulku leeyahay ama muxuu ka gaabiyey. Dunidan aynu ku noolnahay majirto qof ama maamul kaamil ah oo mar walbaa haddii howl loo kaco dhaliilo wey iska imaanayaan oo mar walbaa...
Su’aalo ku wajahan Wasiiradii Xukuumaddii Cumar C/rashiid ee u ololayn jirey heshiiskii Is-afgarad
Hay’adda wararka ee AP waxay sheegtay Sep 21, 2010 in la isla dhexmarayey Muqdisho in ra’iisul wasaarahii xukuumaddii aad ka tirsananayd (Cumar C/rashiid) in lacag la siiyey si uu aamusnaan ugaga dego xilka – taas oo dadweyne badani u qaateen in la doonayey in uusan ka hadlin wixii uu ka ogaa heshiiskii badda – hadaba malaga yaabaa in shacabka Soomaaliyeed ay xaqiiqo...
Warbixin iyo Baaq ku socda Soomaalida oo Idil: Difaaca Badda Soomaaliya
Bashiir Shiikh Maxamed waa dublomaasi Soomaaliyeed, waxaana May 07, 1979 markii uu Mudane Cabdulaahi Ciise (AHN) aaday waddanka Norway si uu u soo qalqaaliyo shirkaddii batrool baarista ee WESTERN GECO, loo magacaabay inuu noqdo sii hayaha (Charge D’affaires) ee safaaradihii nooga furnaa waddamada Sweden, Denmark iyo Norway – Waxana uu qormadan cusub kula hadlayaa shacabka Soomaaliyeed...
Muxadiskii Ummadda Shiikh Mohamed Naasir Diin Al-baani (1) !!!!
Masha Allaah maanta oo ah maalin Barakaysan ee Ciidul Adhxaa ayaa Allaah ii Saamixay in aan wax ka qoro Noloshii shiikheena iyo muxadiskii weynaa ee Casrigaan.
DHALLASHADIISII :
Wuxuu ku Dhashay Mohamed Nassir Diin Ibnu Xaaji Nuux AL-Najaati AL-Baanii Sannadkii 1333 H oo ku Aadaneyd 1914 M Magaaladda Ashqoodhara Caasimadda Wadanka Bariga Yurub ee AL-Baaniya .
Qoys Faqri ah oo Reer Diimeed ah oo uu...
Dukumiinti ku Saabsan iibintii Guriga Safaarada Soomaaliya ee Kenya
Waxaa SomaliTalk.com heshay nuqullo kamid ah dukumiinti la xiriira iibsigii guriga Safaaradda Soomaaliya ku leedahay dalka Kenya, dukumiintigaas waxaa ka mid ah:
Dukumiinti muujinaya taariikhdii dhulka uu ku yaal guriga Safaarada Soomaaliya, taariikhdaas oo ka soo bilaabanaysa 1930. Waxana dhulkaas la kala iibsadey 6 jeer ka hor intii aan Dawladda Soomaaliya iibsan 12/4/1973, oo xilligaas...
YAA NAGA DAAYA FEDERAL IYO 4.5, OO DHAQANKEENA GARANAYA
Ka soo billow dowladihii dibjirka ahaa ee aysan somalida lahayn, ee laga kala keenay jabuuti iyo Kenya, waxaa marnaba la maarayn la’yahay federal iyo 4.5. taasoo ay shacabku marin waayeen inay aqbalaan, sababtoo ah dadku ma garanayaa waxay ka dhigan tahay 4.5 iyo federalism. Dadka somalida ah waa dad caqli u saaxiib ah, waxkastana ay kala weyn tahay qabyaalada, waana halka cudur ee ay leeyihiin.
Markaan...
SHEIKH MAXAMED KHADAR IYO DOORKIISII DACWADEED
EE WAQOOYIGA MARAYKANKA.iyo xaaladiisa(Diyaariye sh abul-fadli)(Qaybta1aad)
Sheikh Maxamed Maxamuud(Sh.maxamed khaddar)Waxaa uu ahaa iimaamkii iyo khadhiibkii masaajidka Al-anssar ee Magaalada Sandiego,Gobalka Calaforniya ee Wadanka Maraykanka.Sheikh Maxamed Waxaa lagu xiray todobaad ka hor Isla magaaladaas uu ka ahaa iimaamka.Waa suno ama waa dhariiq rabaani ah oo xikmada illaah ay ku dureersatay,in...




