Home » Qoraallada Halkudhegga "Abdullahi-Spanish"

Xuska midabka ee aayadda 27 (fatir) iyo xikmadda ku daboolan

Jan 29, 2011
HORDHAC Sida aynu ka warqabno dhulkan ilaahay korkiisa inagu beeray wuxu ka samaysan yahay dhagxan iyo waxyaalo ku lug leh. Hadaba, dadka aqoonta dhulka ku xeeldheeri, marka ay ka hadlayaan samayskiisa, waxay isku raacsan yihiin aragtida (Nadariyadda) loo yaqaan “Big Bang”, in ay tahay bilowgii samayska dhulka iyo cirka iyo waxa u dhexeeyaba. Culimada muslinka qaar ka mid oo uu hormuud ka yahay... 
Halkudheg:

SIRTA KA DAMBAYSA BIYAHA SAMSAMKA | abdullahi-spanish

Dec 24, 2010
Hordhac Waqti hadda dhawr todobaad laga joogo ayaan mareeg ka mid ah mareegaha soomaalida oo aan weliba ku rajo weynahay in ay ahayd Taleex media waxan ka akhriyey nin Soomaali ah oo sanado badan dhega la’aa oo inta xajka tegey oo biyaha Samasamka (Zamzam) ka cabbey, dib maqalakii ilaah ugu soo celiyey. Aniga oo arrintaas xasuusan baan nin aanu asxaab nahay waxan ku idhi war arrinkaas baa maanta... 
Halkudheg:

Khayraadka Dabiiciga ah ee Soomaaliya | Abdullahi Spanish

Nov 13, 2010
Hordhac Khayraadka dabiiciga ah (Natural Resources), waxay u taaganyihiin hantida dhabta ah ee ilaahay wadan kasta ama ummad kasta ku manaystay noloshooda iyo horumarkooduna si toos ah ugu xidhanyahay. Marka asalka loo eego khayraadka dabiiciga ahi waxay u kala baxaan laba qaybood. Qaybta hore waxa la isugu geeyaa khayraadka asalkooda ka soo jeedo wax nool, xayawaan iyo dhir. Qaybta labaadna... 
Halkudheg:

Hasha maqaarka diidaysaa daldalool bay ka eegtaa (Jawaabtii waraysigii Prof. Samatar) | Dr. Abdullahi Spanish

Oct 24, 2010
Waxa maalmahan aad ugu soo batay shebekadaha soomaalida, warar la xidhiidha raiisul wasaaraha cusub ee uu magacaabay madaxweynaha DKMS. Wararkaasi waxay u badan yihiin kuwo aan taageero ahayn e mucaarad ah. Markii aan indha indheeyey, wararka mucaaraadka ku ah iyo meelaha ay ka soo jeedeen, waxa ii muuuqatay ujeedada ka dambaysa war kasta.  Laakiin waxan meelna u saari waayey waraysi uu bixiyey Prof.... 

Geela, diinta iyo dhaqanka soomaalida – Q.2aad | Dr Abdullahi-Spanish

Jan 21, 2010
 Qaybta 2aad: Caanaha Geela Sidaynu hore u soo sheegnay qaybta 2aad ee qoralkan waxa aasaas u ah aayadda 66naad ee surat an naxal oo aynu isku deyi in aynu wax yar guud marno waxyaalaha ay inoo sheegayso oo ku saabasan samayska caanaha xoolaha, ka dibna waxaynu uga gudbi doonaa waxtarka caanaha geela ee dhinaca caafimaadka. Waxaynu soo xusnay in Ancaam waxay carabtu u tiqiin uu ahaa geela, laakiin... 
Halkudheg:

Geela, diinta iyo dhaqanka soomaalida- Q.1aad | Dr Abdullahi-Spanish

Dec 6, 2009
January 4, 2010 Hordhac Sida aynu ka war qabno nafleyda waxa loo qaybiyaa shan qaybood oo waawyen, oo kala ah: Xamaarato, Cayayaan, Berri-biyood, Haad iyo Naasley. Shantaas qaybood ee xayawaanka loo qaybiyo haddaynu dib ugu laabano geelu wuxuu ka mid yahay ama gaar ugu abtirsadaa qaybta loo yaqaan naasleyda. Taas oo uu ka sii yahay qolada cananqasata oo uu weliba ka siiyahay kuwa cidiyaha lamaan, waana... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...