Home » Archive Qoraaga

The President of the Federal Republic of Somalia, has met with Ambassadors representing the donor countries and Kenyan Ambassador to Somalia

Jan 23, 2013
Republic of Somalia The Presidency Directorate of Communications JS/XM/DOC/ 585/13 Date:23/01/2013 Press- Release (Wednesday, January 23, 2013, Mogadishu, Somalia) The President of the Federal Republic of Somalia, H.E Hassan Sh. Mohamud has met with Ambassadors representing the donor countries, to discuss the creation and the improvement of the Somali Financial Institutions. The President was accompanied... 

Ha U Soo Banaanbixin Dowlad-goboleedyo Dibeda Laga Maamulayo

Jan 23, 2013
  Gobolada dalka waxaa laga dareemaya ineysan ku xirneyn dowlada dhexe, taas oo loo macneysan karo in dalku uu yahay dowlad la’aan. Waxaa gobolada dalka ka curtay maamul-goboleedyo ku xiran dowladaha wadamada deriska oo ay u muuqato in dalalkaas laga maamulo. Maamulada degaankaas waxay la kufaan oo la kacaan siyaasadaha wadamada deriska, wuxuuna maamul walba qiil ka dhigtay cudurdaar beeleed... 

SOMALIA FEDERALISM: Achievements, Challenges and Opportunities | Dhollawaa

Jan 23, 2013
Federalism, as ordained by the Charter, is a pre-condition for the renaissance of the long-awaited Third Republic of Somalia. A stable and lawful Somalia will restore our country’s dignity as a respected member of the community of nations.  Read More →

1960-kii Aqoonsi, 2013 Aqoonsi, Kee Baa Sax ah?

Jan 23, 2013
(Warbxin Xiiso Leh) – “Waxay ahayd in la yiraahdo waxaa dib u soo laabtey Xiriirkii Mareykanka iyo Soomaaliya… ama la yiraahdo: Soomaaliya iyo Mareykanka oo dib Boorka uga Jafey Xiriirkoodii 22 Sanno ka dib… “ – Waxayna ahayd in Madaxweynaha (Soomaaliya) uu si aad ah isaga Fiiriyo erey bixinta , waayo xitaa Laba Dal oo kala Saxiixanayo Heshiis ayaa mararka qaar ku... 
Halkudheg:

Wariye Cabdicasiis Koronto oo Maxkamadda Sare ka soo Hor Muuqday

Jan 23, 2013
Wariye Cabdicasiis Maxamed Nuur ( Koronto) oo ka mid ahaa Wariyayaasha ka hawl gala mid ka mid ah Idaacadaha Maxaliga ee Magaalada Muqdisho ayaa markii u horeeyay Maanta ka soo Muuqday Maxkamadda sare ee dalka ee Magaalada Muqdisho. Weriyahan oo in ka badan laba Todobaad u Xirnaa Laanta baarista Dembiyada ee Ciidanka Boliiska ayaa i waxa ay Maxkamaddiisu ka Bilaabantey Xarunta Maxkamadda ee Magaalada... 

Golaha Wasiiradda ayaa isku raacay inaysan aqoonsanayn dhamaan dhulka dowladda ee la iibsaday, la bixiyey, lana kireeyey wixii ka danbeeyey 1990

Jan 21, 2013
Warsaxaafadeed ka soo baxay Golaha Wasiirada Dawladda Federaalka ayaa shaaca ka qaaday in DFS aysan aqoonsayn gebi ahaanba dhulkii dawladda ee la iibsadey,  la bixiyey ama la kireeyey laga soo bilaabo 1990. Warsaxaafadeed ayaa si qayxan u sheegay “golaha Wasiiradda ayaa isku raacay inaysan aqoonsanayn dhamaan dhulka dowladda ee la iibsaday, la bixiyey, lana kireeyey wixii ka danbeeyey 1990.” Warsaxaafadeedku... 

Ra’iisal Wasaaraha Oo Boqolaal Dadweyne ah kala qeyb galay Banaanbax Lagu taageerayo go’aankii Dowladda Mareykanka

Jan 21, 2013
Isniin, January 21, 2013——-Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa maanta boqolaal dadweyne ah kala qeybgalay Banaanbax ballaaran oo ay ku taageerayeen go’aankii Dowladda Mareykanka ay ku aqoonsatay Dowlad-nimada Soomaaliyeed oo ay kala noqotay kadib burburkii Dowladdii Soomaaliyeed 1991, wuxuuna Banaanbaxani ka dhacay Beerta Nabadda... 

Dhacdooyin La Yaab leh oo laga soo Ururiyey Howlagalada Ciidamada Dowladda ee Muqdisho (Warbixin)

Jan 20, 2013
Iyadoo Maalmahaan ay socdeen Howgalo ay Sameynayeen Ciidamada Dowlada Federaalka kuwaas oo lagu soo ururrinayo Dhalinyarada Da’dooda u dhaxeysa 15 jir ilaa 20 jir ,hase yeeshee dadka Qaar ayaa si weyn uga Caroodey Dhaqanka Ciidamada Dowlada ee soo qabqabashada Dhalinyarda, iyagoo sheegey in arrintaan ay ka dhalan karo Carro weyn oo loo qaado Dowladda ama ay meesha ka baxdo kalsoonidii ay Bulshada... 

Ra’iisal Wasaaraha oo maanta booqday qeybo ka mid ah Muqidsho iyo Gobolka Sh/hoose

Jan 20, 2013
Warsaxaafadeed ka soo baxay xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa u qornaa sidan: Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) iyo wafdi uu hogaminayo ayaa maanta booqashooyin ku kala bixiyay degmada Afgooye ee gobalka Shabeelada hoose, Idaacadda Shabeelle, Garoonka Aadan Cadde iyo Hotel Jazeera ee magaalada Muqdisho. Ra’iisal Wasaaraha waxaa booqashadiisan... 

Reer Minnesota oo Mudaharaad ka hor geeyey Madaxweynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya

Jan 20, 2013
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalooyinka Mataanaha ee St.Paul iyo Minneapolis ee Gobolka Minnesota ayaa bannaanbax ay ku diidan yihiin madaxweynaha Dawladda Federaalka (DFS) waxay ku dhigeen goobta faras-magaalaha Minneapolis Convention Center ee uu khudabada ka jeedeinayey habeenimadii Jimcada Janaayo 18, 2013 Dadka mudahaaradayey ayaa ku dhawaaqayey erayo ay ka mid yihiin in madaxweyanaha... 
Halkudheg:

Ra’iisal Wasaaraha oo Talaabo Horumar leh ku tilmaamay Aqoonsiga Dowladda Mareykanka

Jan 19, 2013
Waxa kale oo warsaxaafaeedka lagu xusay tacsida weriye lagu diley Muqdisho, iyo weriye kale oo xiran… Sabti, January 19, 2013—–Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid), oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Xafiiskiisa ayaa ka hadlay go’aanka Dowladda Mareykanka ee ahaa inay Aqoonsatay Dowladda Soomaaliyeed, wuxuuna ku tilmaamay... 

Maxaa ka soo baxay Kulankii Madaweyne Xasan Shiikh iyo Barack Obama

Jan 18, 2013
iyo Xasan Shiikh oo la Kulmey Hillery Clinton — Madaxweynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya Xasan Shiik Maxamuud ayaa Booqasho ku tegay Aqalka Cad ee Maraykanka looga arrimiyo isagoona halkaa kulan kula qaatay Madaxweynaha Dawladda Maraykanka Barack Obama ,Labada Madaxweyne ayaa ka wada hadlay Xiriirka labada dal iyo sidii uu Madaxweynaha Soomaaliya uga sii shaqayn lahaa horumarka Soomaaliya... 

Golaha Wasiirada DF oo ka dalbaday in Ciidamada AMISOM ay caddeymo buuxa ka bixiyaan iyo garoweshiyo falkii 15-ka bishan ka dhacay Tuulada Buulo-Yaasiin

Jan 18, 2013
Golaah Wasiirada DF Soomaaliya ayaa warsaxaafadeed ka soo saaray dhacdadii ay Ciidamada AMISOM ku laayeen dadka rayidka ah ee Tuulada Buulo Yaasiin oo ku dhow degaanka Leego ee Gobolka Sh/hoose, “Dowladda Soomaaliyeed ay ka dalbaneyso Ciidamada AMISOM caddeymo buuxa iyo garoweshiyo falkii 15-ka bishan ka dhacay Tuulada Buulo-Yaasiin,” ayaa lagu xusay warsaxaafadeedka (hoos ka dhegeyso... 

Xarriga Wariye Cabdi Casiis Koronto oo Muuqan Kara mid Dhiiragelinaya Kufsiga (Warbixin)

Jan 18, 2013
Waa Yaabee Saxaafada iyo Dhibanayaasha Haddii la Amusiyo yaa Soo Badhigaya Kufsiga Iyadoo weli uu Xiran yahay Wariye Cabdicasiis Maxamed Nuur Koronto oo ka tirsan Radio Dalsan ayaa waxaa socda Qayladhaan ku aadan Xarigaasi oo ka imaanaya Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa iyagoo Codsanaya in la sii daayo Wariyahaasi oo ay ku Tilmaameen Xarigiisa mid Gardaro ah oo aan Geed loogu soo gaban. Inta... 

Golaha Cadaalada iyo Midnimada Beelaha Soomaaliyeed ee Muqdisho soo Saarey Bayaan ku socda Madaxweynaha, Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo Raiisul Wasaaraha

Jan 17, 2013
Waxaa Hotelka Aaran ee Magaalada Muqdisho lagu qabtey Kulan uu soo qabanqaabiyey Golaha Cadaalada iyo Midnimada Beelaha Muqdisho waxaa Kulankaasi ka qaybgaley Xubno ka socdey Golahaasi, Salaadiin, Culamaudiin , Nabadoono , Waxgarad ,Siyaasiyiin Haween iyo Dhalinyaro waxaana diirada lagu saarey Kulankaasi sidii Beelaha Soomaalieed si Siman loogu qaybiyo Xilalka Dowlada Gaara ahaan Kan Magaalada Muqdisho... 

Dowlada Federaalka Soomaaliya oo mar kale ku Celisey Codsigeedii ahaa in laga Qaado Xayiraadda Hubka.

Jan 17, 2013
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdixakiim Xaaji Maxamuud Fiqi oo maalinimadii Shalay Dalka dib ugu soo laabtay ayaa kulan la qaatay Mas’uuliyiin ka socotay Qaramada Midoobay.Wasiirka oo mas’uuliyiintii uu la kulmay kula kulmay Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ee Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay ka wada hadleen Xaaladda Siyaasadeed ee Soomaaliya oo xiligan is bedelo badan... 

Taliyaha Ciidamada Uganda oo Sheegey in Xiligaan loo baahan yahay in Ciidamada AMISOM la Kordhiyo

Jan 16, 2013
Taliyaha Ciidamada Lugta ee Dalka Ugandha oo iminka booqasho ku jooga Dalka Soomaaliya ayaa ka hadlay Xaaladda ammaanka ee Magaalada Muqdisho iyo Is Bedelada laga dareemayo.Taliyaha oo Magaalada Muqdisho kula kulmay Saraakiisha Sare ee Amisom ayaa sheegay in Xiligii dhawaan loo kordhiyay Ciidamada amisom inuusan ahayn mid ku filan isla markaana aan lagu soo af jari Karin hawl galada ay Ciidamada ka... 

Saxaafadda Saaxiib la Noqo ka dibna Feer Jilib kala Daal.

Jan 16, 2013
Aad baa u jecelahay in aan Qalinkeyga ku difaaco Suxafiga hase yeeshee mararka qaar waxaa ku qabaneysa Maxaa Qalinkaada ugu duifaaceysaa waayo waxaa maalin waliba ka dhaca Qalaad aad u weyn haae yeshee Xaalada Soomaaliya ee Xiligaan ay ku jirto ayaa ku tusineysa in aad si aad ah uga Xumaato wax ay siyaasiyiinta kula kacaan Suxufiyiinta bal fiiri wixii ama dib u qooraanso wxii Suxufi ahaa ee Sida Gardarada... 
Halkudheg:

Kaalintee Kaga Jidhnaa Waxqabadka Bulshadeena?

Jan 15, 2013
Qore: Abdirahman Moxamed (Xiddig) —————————— Bulshadu waxay badbaadaa marka dadkooda cilmiga iyo caqliga leh ay abaabul la yimaadaan. Taariikhda marka aad dib u eegto waxay kuu tabinaysaa dadka anfacay dadkooda in ay la yimaadeen hanweyn iyo hawlkarnimo. Hanka weyn wuxuu ku siiyaa hiraal. Oo horay ayaa waxaa loo yidhi: qof han yar leh, ma... 
Halkudheg:

Oodo dhacameed siday u kala korreeyaan baa loo qaadaa: Qaybta 3aad

Jan 15, 2013
Baabkan iska-hor-imaadku aad ayuu u ballaadhan yahay. Gaar ahaan xilliyadan iyo meelahan imika la joogo ee ay hoos u dhaceen raadadkii iyo khilaafadii nebinimadu, aad ayey ugu badan yihiin masalooyinkan iska hor imaanayaa. Markasta oo raadadkii iyo khilaafadii nebinimadu hoos usii dhacaanna masalooyinkan oo kale way sii kordhaan, jiritaankooduna waxa uu ka mid yahay sababaha fitnada umadda ka dhex... 
Halkudheg:

Kulan Hordhac u ah Shirweyne ay isugu Imaan doonaan Xarunta Wadaniga Soomaaliyeed oo lagu qabtey Magaalada Muqdisho

Jan 15, 2013
Waxaa maanta Hotelka Kuweyt Palace ee Magaalada Muqdisho kulan isugu yimid Ururka Wadaniga Soomaliyeed waxaana kulankaas looga hadlayey sida Bulshada loogu Baraarujin karo Wadaninimada iyo sidii dib loogu soo nooleyn karo Dhaqankii Suubanaa ee ay Bulshada Soomaaliyueed iyo weliba sidii loo ururinka Waxyaabaha Taariikhiga ah ee ay Bul;shada Soomaaliyeed ay leedahay. Waxaa Kulankaan ka qayb galey... 

Tafaftirayaasha Wargeysyada Xog-Ogaal iyo Xog-Doon oo uu u yeerey Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ka dib markii ay Daabaceen Kaartoon uu leeyahay Amin Caamir.

Jan 13, 2013
(Warbixin) – Madaxweyne Xasan Shiikh Ma ka Dhabeeyey Balanqaadkii uu u sameeyey Saxaafadda Inta aan la Dooran . – Hanjabaadyo iyo Xarig lagu hayo Saxaafada Madaxa Banaan Iyadoo weli uu Xiran yahay Wariye Cabdicasiis Cabdi Nuur (Koranto) oo u Shaqeynayey Radio DALSAN ka dib markii Waaxda Dambi Baarista ee CID ay ku soo eedeysey War ay sheegeen in uu faafiyey kaasoo ku saabsanaa Kufsi loo... 

Waraysi aanu la yeelanay Cabdulqaadir Maxamed Aden Baariyow oo ku saabsan Milkiyadda Universal TV.

Jan 12, 2013
Beryahaanba waxaa soo baxayey muran xooggan oo ka dhex jirey Telefishinka Universal. Arrinta ugu culayska badan ayaa ku aadanayd milkiyadda iyo lahaanshaaha Universal Tv. Haddaba si aan arrimahaas wax uga ogaano ayaa waxa noo suurta gashay in aanu khadka Telefoonka ku Wareysano C/qaadir Maxamed Aden Baariyow oo ku sugan dalka Norway Magaalada Oslo. C/qaadir Baariyow wuxuu ka mid yahay ragga dacwadda... 

Shiikh Shakuul: Aan garteena kala goosanee gogol inoo xaar!

Jan 12, 2013
Wixii Qoran baa Quruuma haree muxuu Hadal Qiimaleeyahay Waxaa yiri Abwaan Soomaaliyeed Walaalkay nimaan u haystay Muxuu wado ii fariistay Maxaa dacar ley walaaqey Waxay kamid ahayd maanso kooxdii Iftin   Niman yohoow dantay baan hadlaye iga daliil qaata Dacwadeyda meeshaan u dhigo fiira dib u yeesha..! Mirahan waxay kamid ahaayeen Gabay uu Allaha u naxariistee Sayid Maxamed C/Xassan ugu jawaabayey... 
Halkudheg: ,

Dib-U-Eegis Lagu Sameeyey Qaab Dhismeedka Wasaaradaha Qaarkood.

Jan 11, 2013
Muqdisho, 11, jan, 2013…..Shir Jara’id oo uu xalay ku qabtay xafiiskiisa Xooghayaha Joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Mudane Maxamuud Xirsi Cabdulle ayaa ka hadlay dib-u-eegis lagu sameeyey qaab dhismeedka qaar ka mid ah wasaaradaha xukuumadda, ka dib markii ay soo gaareen xafiiska Ra’iisul Wasaaraha baahi loo qabo in la kala qeexo howlaha wasaaradaha qaarkood. Waa tan Dikreetadii...