Home » Qoraallada Halkudhegga "shakuul"

Shiikh Shakuul: Aan garteena kala goosanee gogol inoo xaar! | Q.3aad

Feb 7, 2013
Bismillaahi Raxmaani Raxiim Mahad oo idil Illaahay baa iska leh nabad gelyo iyo naxariis Nebi Muxamed(SWC) korkiisa ha ahaato. Sayid Maxamed Cabdule Xassan oo ka hadlayey qolyo asaga oo aan ka fileyn gaadey oo xoolihiisii ka dhacay ayaa wuxuu lahaa erayadan: Caku iyo wayey hadii la is  caraadaayo, cishadii tagtaan dagaal iga calaal meene… Ugu horayn aqristayaasha sharafta leh waxaan u cadeynayaa... 
Halkudheg: ,

Aan Garteena kala goosane gartaada ma qaadan? Q. 2aad | Sh. Shakuul

Feb 4, 2013
Sh. Maxamed Ibraahim Shakuul Qaybtii 2aad.   Hordhac iyo Araar. (Qaybtii 2aad) Mahad Alle ka dib, Waxaan u mahadcelinyaa akhuunaa Yaasiin Garaad, qoraalkiisa 2aad. Inkastoo aanan walaalkay anigu si rasmi ah uga dalban ama ku kallifin inuu is cadeeyo, oo aan tilmaamay inay fiicnaan lahayd oo kaliya in uu waxyaabaha qaarkood cadeeyo, hadana waxaan si gaar ah uga mahad celinayaa is xilqaankiisa sida... 
Halkudheg: ,

Shiikh Shakuul: Aan garteena kala goosanee gogol inoo xaar! | Q.2aad

Jan 29, 2013
Shiikh Shakuul gartayda waan qaadan hadaad I qancisid Mahad dhamaanteed Illaahay baa iska leh, Nabad galyo iyo naxariisu nabigeenii Muxamed (SWC) korkiisa ha ahaato. Illaahay waxaan ka baryayaa inuu xaqa natuso awood aan ku raacnana nasiiyo. Sidoo kale Illaahay waxaan ka baryayaa inuu beenta iyo xaqdarada natuso isla mar ahaantaasna nasiiyo awood aan uga fogaano. Illaahoow waxaan kaa magan galayaa... 
Halkudheg:

Aan Garteena kala goosane gartaada ma qaadan? | Qore: Sheikh Shakuul

Jan 26, 2013
Sh. Maxamed Ibraahim Shakuul Qaybtii 1aad.   Hordhac iyo Araar. Mahad baa Allaah baa leh, Nabadgelyo iyo naxariis Rasuulkeenii suubanaa ha u sugnaato. Qadar daqiiqado ah ka hor ayaa waxaan isha ku dhaftay qoraal kooban oo uu qoray nin dhalinyaro ah la yidhaahdo Yaasiin Garaad, lagana soo daabay webka somalitalk.com. Qoraalkaas waxaa loogu magac daray “ Sh Shakuul aan garteena kala goosane gogol... 
Halkudheg:

Shiikh Shakuul: Aan garteena kala goosanee gogol inoo xaar!

Jan 12, 2013
Wixii Qoran baa Quruuma haree muxuu Hadal Qiimaleeyahay Waxaa yiri Abwaan Soomaaliyeed Walaalkay nimaan u haystay Muxuu wado ii fariistay Maxaa dacar ley walaaqey Waxay kamid ahayd maanso kooxdii Iftin   Niman yohoow dantay baan hadlaye iga daliil qaata Dacwadeyda meeshaan u dhigo fiira dib u yeesha..! Mirahan waxay kamid ahaayeen Gabay uu Allaha u naxariistee Sayid Maxamed C/Xassan ugu jawaabayey... 
Halkudheg: ,
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...