Home » Archive Qoraaga

Dowlada Kenya ayaa Welwel kii ugu weynaa ka Muujisey Dadka Soomaaliyeed ee Dib ugu laabanaya Dalkooda

Jan 11, 2013
Ismaaciil Xasan “ Waxaan leeyahay Dadka Soomaaliyeed ee Kenya ku sugan Nin Wadankaadii kuugu Dilaya Kiisa Kuuma Dhaafo” iyo Dhaqaalihii Wadanka Kenya oo Maraya halkii ugu Xumeyd Tan iyo markii Ciidamada Kenya ay soo galeen Gudaha Soomaaliya gaar ahaan Gobolada Jubooyinka Bishii Oktoobar ee 2011 ayaa waxaa Dalka Kenya ka Bilowdey Qaraxyo , Dilal , Dagaalo hase yeeshee gelitaankaasi waxaa uu... 
Halkudheg:

Abuu Mansuur Al Amriiki oo Dalbadey in laga Badbaadiyo Xarakada AlShabaab

Jan 10, 2013
Abuu Mansuur Al Amriiki ayaa waxaa uu soo direy Fariin uu ku Dalbanayo in laga badbaadiyo Xarakada Alshabaab, waxayna Fariintaan ay ahaysd mid Muuqaal isagoo fariintaasi ugu baaqey Urur Weynaha Alqaacidda in ay Badbaadiyaan Abuu Mansuur Al Amriiki oo hore loogu yaqaaney Cumar Xamaami ayaa waxaa uu haystaa Dhalashada Wadanka Mareykanka wuxuuna soomaaliya soo galey Sannadkii 2006 , wuxuuna Sheegey in... 

Jaamacad loogu magac daray Somali International University (SIU) oo looga dhowaaqay Muqdisho

Jan 9, 2013
Munaasabad lagu furayey Jaamacad cusub oo la magac baxday Jaamacada caalamiga ah ee Soomaaliya (Somali International University) ayaa lagu qabtay xarunta cusub ee Jaamacadaas oo ku taala Ex-dugsigii H/dhexe ee Muuse Galaal ee degmada H/wadaag. Xaflada furitaanka Jaamacadan cusub ayaa waxaa ka qeyb galay madax ka tirsan dowlada Somalia, qaar ka mid ah ardayda iyo macalimiinta wax ka dhigta Jaamacadaha... 
Halkudheg:

IGAD oo Dawladda Federaalka ka Dalbatay in ay soo gudbiso Qorshe lagu dhisayo Jidadka Gala Wadamada Deriska…

Jan 8, 2013
Golaha Wasiiradda Dawladda Federaalka ayaa “ka dooday soo jeedin ka timid urur goboleedka IGAD kaasoo looga dalbaday Dawladda Soomaaliya inay soo gudbiso qorshe ku saabsan dhisme laba Jid oo ka mid ah Jidadka gala Wadamada Deriska ah taas oo ay ku tabaruceen dhismaheeda si uu u fududaado isu socodka dalalka ku bahoobay ururka IGAD, sida Itoobiya, Kenya, Jabuuti,” sidaas waxaa shaaca ka... 

Wasiirka Gaashaandhiga Wadanka Kenya oo sheegey in uu Xilka iska Casili doono haddii aan la joojin Dhibaatada Ciidamada Kenya ku hayaan dadka Soomaaliyeed

Jan 6, 2013
. Shacabka Soomaaliyeed oo ka Walwalsan Lacago Shililn Soomaali ah oo Dowlada Federaalka oo hore loogu soo Daabacay Suudaan. . Dowladda Ingiriiska oo shaaca ka qaadey in ay Magaalada Muqdiosh0 Dib uga Furan Doonaa Safaaradoodii Yuusuf Xaaji: Waxaan idiin balan qaadayaa in aan iska Casili doono Xilka aan hayo ee Wasiirka Gashaandhiga haddii aan dadka Soomaaliyeed aysan Dowlada Kenya ka joojin dhibaatooyinka... 
Halkudheg:

Xukuumadda Soomaaliya oo Ku Guulaysatay in Si Nabad Galyo Ah Looga Soo Daayo Lahaystayaal U Afduubnaa Burcad Badeed.

Jan 5, 2013
Warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska Ra’iisul wasaaraha Dawaladda Federaalka Cabdi Faarax Shirdoon ayaa tibaaxay in la haystayaal u kala dhashay Siiriya iyo Sirilaanka oo burcad badeed ku hayteen xeebaha Soomaaliya laga soo daayey: Halkan ka dhegeyso shirkii jaraa’id: [audio: http://somalitalkradio.com/cod/2013/shirdoon_jan13.mp3] Moqdisho, 04, Jan, 2013……Shir Jara’id oo uu galabta... 
Halkudheg:

Masuul sare oo ONLF ah ayaa socdaal shaqo ku maraya dalka South Africa

Jan 5, 2013
Maxamed Cabdi yasiin Diirane waa madaxa abaabulka iyo arimaha bulshada ee Jabhada ONLF ee u dagaalanta xoraynta 8 million oo Somaali ah ooy Ethiopia gumaysato kuna dhaqan Ogadenia . Masuulkan oo fadhigiisu yahay wadanka Ingiriiska ayaa socdaal shaqo ku soo maray magaalooyinka , Pretoria , Johannesburg , Port Elizabeth , East London iyo Cape Town wuxuuna la kulmay qaybahaha kala duwan ee bulshada... 
Halkudheg:

Oodo dhacameed siday u kala korreeyaan baa loo qaadaa: Qaybta 2aad

Jan 4, 2013
Halkaas waxaa ka cadaatay in xumaanta samaynteedu ay bannaan tahay laba xaaladoodba: marka xumaan yar iyo mid weyni iska horyimaaddaan, oo sida keliya ee xumaanta weyn lagaga badbaadi karaa ay tahay in midda yar la sameeyo (tuugga gacan-goyntiisa vs xattooyada). Xaaladda labaad ee xumaanta samaynteedu ay bannaan tahay waa marka lagu helayo wax ka faa’iido badan ka tegiddeeda, kaas oo aanan suurogelaynin... 
Halkudheg:

HAL BILYAN OO DOOLAR OO SADAQO AH IYO HAL BILYAN OO GUMUC RASAASEED AH !!!!!!

Jan 4, 2013
HORUDHAC : Islaamka wuxuu Allaah u soo dajiyey in uu Ruuxa Bani’aadamka ah uu horomar iyo baraaro gaarsiiyo, Ee uma soo dajin in lagu hoogo islaamka oo lagu dhibaatoodo . Allaah wuxuu Quraankiisa ku leeyahay asagoo Nabigiisa NNKH la hadlaaya : (مَا أَنزَلْنَا عَلَيْكَ الْقُرْآنَ لِتَشْقَى ) 20:1 Nabi muhamadoow Quraanka kuuguma aan soo dejinin in aad... 
Halkudheg:

Prof Gaandi ”Dadaalkii lagu Bixiyey in Maamul Loo sameeyo Gobolada Jubbooyinka waxaa Cagta ku Dhiftey Dowladii Shiikh Shariif “

Jan 3, 2013
iyo Dowlada Kenya oo sheegey in Amnidarada ka jirta Dalkeeda ay ka Dambeeyaan Ciidamadii iyo Saraakiishii loo Soo Tababarey Dowladii Federaalka. Juhdigii iyo Dadaalkii loo sameeyey Maamul u sameynta Gobolada Jubbooyinka waxaa Is hortaagey Dowladii Shiikh Shariif… Prof Maxamed Cabdi Gaandi oo Hogaamiya Urur la Magacbaxay Azaaniya ayaa mar uu u waramayey Telefishinka SomSat waxaa uu ka Hadley... 
Halkudheg:

Ciidamada Amisom oo lagu Eedeeyey in aysan wax Mag Dhaw ka Bixin dadka sida Gardarada ah u Dilaan ama u Jiirsiiyaan Gawaaridooda Dagaalka.

Jan 3, 2013
. Madaxweyne Xasan Shiikh oo Kulan la qaatey Dhiggiisa Dalka Suudaan Cumar Xasan Al Bashiir . Dowlada Koonfur Afrika oo Soomaalida u Diidey in ay Dalkeeda ka Baxaan   Waxaa magaalada Muqdisho waxaa Waqtiyadaan Dambe ku soo badanayey Dilalaka ay geysanyaan Ciidamada Amisom una geysanayaan Shacabka Soomaaliyeed , waxaana dhacdadii ugu dambeysey ay ahayad markii Ciidamo Amisom ah oo degen Degmada... 

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Ayaa Saaka Booqday Ciidamadda Ka Hawlgala Madaxtooyada Iyo Agagaarkeeda.

Jan 1, 2013
Warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska Ra’iisul Wasaaraha DFS ayaa sheegay in uu Booqday Ciidamadda Ka Hawlgala Madaxtooyada Iyo Agagaarkeeda. Warsaxaafadeedkaas hoos ka akhri. Moqdisho, 01, Jan, 2013…..Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa saaka booqasho ku maray goobaha kala duwan ee ay ku sugan yihiin ciidamada ka hawlgala madaxtooyada... 
Halkudheg:

Madaxweynaha Dawladda Federaalka oo Gaarey Sudaan si uu uga qayb galo Xuska Xornimada Wadankaas

Jan 1, 2013
Madaxweynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud iyo Wafddi uu Hoggaaminayo ayaa Maanta Jan 1, 2013 ka dhoofay Garoonka Diyaaradaha caalamiga ee Magaalada Muqdisho.Madaxweynaha iyo Wafdigiisa ayaa isla Barqanimadii Maanta ka Degay Garoonka Diyaaradaha Khartoum ee Dalka Suudaan iyagoona ka qayb galaya Xuska Konton iyo Todoba Guurada ka soo wareegtay Markii Suudaan ay ka Xorowdey Gumaysigii... 

Cabdiraxmaan Faroole oo Iska Fogeeyay inuu Wax Muddo Kordhin ah uu Samaystay.

Dec 31, 2012
. Ra’iisul Wasaaraha Dawladda Federaalka Soomaaliya oo Raja Wanaagsan ka Muujiyay Wax Qabadka Xukuumaddiisa Sanadka 2013ka. . Hay’adda MSF oo Maanta Gebi ahaanba soo AfJartay Hawlihii ay ka Wadday Isbitaalka Magaalada Beled Weyne. . Xukuumadda Maraykanka oo ka Digtay Suurtagalnimada Qaraxyo Caawa ka Dhaca Nairobi. . Qarax Ciidamada Amisom Lagula eegtay Is Goyska Al Baraka ee Magaalada Muqdisho. Madaxweynaha... 

Khabiir Soomaali ah oo loo Magacaabay in uu Kormeero Garoomada K/cagta Eritrea

Dec 31, 2012
Isagoo ah Wakiil buuxa oo ka socda xiriirka Kubada Cagta Africa ee CAF ayaa Khabiir ka socda xiriirka Kubada cagta Soomaaliya Dr. Xasan Maxamed Maxamuud (Xasan Farey) oo horayna u ahaa Garsoore heer FIFA waxaa uu u socdaali doonaa dalka ku yaala waqooyi Bari ee Qaarada Africa Eritrea si uu usoo indha indheeyo Garoomada Kubada Dagta dalkaasi hadii ay gaarsiisan yihiin heer lagu marti gelin karo cayaaraha... 
Halkudheg:

Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo ka Hadlay Heshiis Milatari oo Dhawaan ay kala Saxiixdeen Soomaaliya iyo Turkiga

Dec 30, 2012
iyo Dowladda Itoobiya oo Walwal ka Muujisey Heshiiska Miltari ee Soomaaliyaiyo Turkiga – Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta Cod Aqlibiyad ah ku Ansaxiyey Miisaaniyada Dowladda Sannadka 2013 – Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo iska Casiley Xubintii Xildhibaanimada Booskiisana waxaa Buuxiyey.. Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kulankiisa caadiga ahaa ku yeeshay Xarunta Golaha Shacabka... 
Halkudheg:

Soomaaliya: Golaha Baarlamaanka oo Cod Aqlabiyad Ah Ku Ansixyey Qaybtii Dhimanayd ee Golaha Wasiiradda

Dec 30, 2012
“Xukuumaddu waxay wafti balaaran u dirtay magaalada Kismaayo waxayna la kulmeen soo dhaweyn balaaran oo dadka deeganku aysan u kala harin, waxay kulamo la qaateen bulshada qaybaheeda kala duwan waxaana waftiga dowladda dadku ku dhaqan magaalda Kismaayo u muujiyeen sida ay u garab taagan yihiin….” Sidaas waxaa lagu sheegay warsaxaafadeed ka soo baxay xukuumadda Federaalka. Warsaxaafadeedkii... 

Shirkadda Hormuud oo Daah-Furtey Adeega 3G ( Third Generation )

Dec 30, 2012
War-Saxaafadeed ka soo baxay shirkadda Hormuud Maanta oo Taariikhdu tahay 29/12/2012, waxaa Sharaf u ah Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud Telecom Somalia Inc. in ay ku dhawaaqdo adeegga 3 G “ Third Generation “. Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud Telecom Somalia , oo ku caan baxady in ay Macaamiisheeda iyo guud ahaan Umadda Soomaaliyeedba u soo bandhigto hadba adeegyada casriga... 

Guddoomiyihii hore ee Guddigii Qorista Af-Soomaaliga: Waa in la helo Far-Soomaali qoran oo cilmi ku dhisan oo wax lagu barto…

Dec 29, 2012
Ma Suurtoobeyso Labo Lah-jadoodd inaan rasmi ka dhigno oo is feer cararahayo, Waraaysi SomaliTalk.. Shariif Saalax Maxamed Cali, oo ah Guddoomiyihii Hore ee Guddigii Qoraalka Far-Soomaaliga, ayaa SomaliTalk waraysi kula yeelatay Jabuuti, isagoo ka qayb gelayey kulankii 40-guuradii ka soo wareeytay qoristii Afka Soomaaliya, (waraysigaas oo uu qaaday Maxamed Allman ka daawo Video hoose). Shariif Saalax... 
Halkudheg: ,

Qaadista Caruurta iyo sharciyada la xariiro

Dec 27, 2012
Wadamada Reer Galbeedka, haddii aad isha wada mariso, sharciyada la xariiro caruur qaadista, waa ay isu wada dhawyihiin dhamaantood, runtii waxaa la oran karaa, waa ay kala amaahdeen, meelo yar yar ma ahane oo waddan walba si gaar ah xeerka ugu dhuujiyay ama ugu dabciyay. Haddii aan tusaale u soo qaadano waddanka Denmark oo dadka ku nool ay yihiin 5.500000, waxaa jiro qiyaastii caruur tiradooda ay... 

Hayaan Media Center oo Aqoon Isweydaarsi ku Aaddan Khatarta Gudniinka Firconiga u qabatey Qaybaha kala duwan ee Warbaahinta

Dec 27, 2012
Kulan looga hadlay sidii Bulshada looga waciygelin lahaam loogana hortagi lahaa Caadadaas Xun ee waxyeelada loogu geysanayo Gabdhaha Soomaaliyeed, islamarkaasna loo suulin lahaa gudniinka Fircooniga ee dhibaatada ku haya gabdhaha Soomaaliyeed.. Muqdisho: Waxaa Hotelka Palace City ee Magaalada Muqdisho lagu qabtey Tababar ku aadan sida Warbaahinta Door Muhiim ah uga qaadan lahayd ka hortaga Gudniinka... 
Halkudheg:

Oodo dhacameed siday u kala korreeyaan baa loo qaadaa: Qaybta 1aad

Dec 26, 2012
Shareecadu waxa ay usoo degtay si loo helo loonaa dhammaystiro waxyaalaha danta iyo faaiidadu ku jiraan (maslaxooyinka), iyo si loo yareeyo loona baabi’iyo wixii dhibaatooyin ka imanayaan (mafsadooyin). Waxa ay na shareecadu xoogga saartaa labada khayr hadba kooda khayrka badan, labada sharna hadba kooda sharka badan. Sidaas oo kale waxa ay ku dedaashaa laba maslaxo tooda weyn sidii loo heli lahaa,... 
Halkudheg:

Hay’adda lacagta adduunka IMF oo ishortaagtay in la baxsado lacagtii dawladdii hore Soomaaliya u taalay bangiyada adduunka

Dec 26, 2012
..iyadoo IMF qorsheysanayso inay la wareegto hantidaas Soomaaliyeed. Dowladda KMG ee xilligeedu dhamaaday ee Shariif Sheekh Ahmed oo wakiilatay sanadka 2010 nin lagu magacaabo Cali Cabdi Camalow oo hore u ahaa guddoomiye Bangiga dhexe ee Soomaaliya loona xilsaaray arrinta dabagalka hantida qaran ee akoontisyada dibadaha sida ku cad qoraalka ku lifaaqan e-mailkaan ee ka soo baxay xafiiska Shariif Axmed,... 
Halkudheg: ,

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo sheegey in ay Meesha ka baxdey Isafgaranwaagii u Dhaxeeyey Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya

Dec 25, 2012
Cabdikariim Xuseen Guuleed, Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga ee Xukuumadda Federaalka Soomaalaiya ayaa ka hadlay Xiriirka u dhaxeeya dalalka Soomaaliya iyo Kiinya. Guuleed oo Warbaahinta qaarkeed la hadlay ayaa sheegay in Xiriirka u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya inuu yahay mid si aad ah u wanaagsan isla markaana aysan jirin xiligan wax is faham waa oo u dhaxeeya labada dhinac Wasiirka ayaa soo... 

Gen. Cadde Muuse Waa Wadani Ku Dayasho Mudan.

Dec 25, 2012
Nasiib uma yeelan in aan la kulmo intii uu hogaanka u hayay Puntland Maxamuud Muuse Gen.Cade ,hasa yeeshee maanta oo Sabti ah taariikhduna ay ku beegan tahay 22/12/2012 ayaan markii ugu horaysay aan la kulmay Maxamuud Muuse Xiri anniga oo ka mid ahaa Koox Saxafiyiin ah oo ugu tagay gurriga uu ka dagan yahay Bosaso,ka dib markii maanta uu soo gaaray magaalada Bosaso. Cade Muuse oo aan da’diisa... 
Halkudheg: