Home » Archive Qoraaga

Aan Garteena kala goosane gartaada ma qaadan? Q. 2aad | Sh. Shakuul

Feb 4, 2013
Sh. Maxamed Ibraahim Shakuul Qaybtii 2aad.   Hordhac iyo Araar. (Qaybtii 2aad) Mahad Alle ka dib, Waxaan u mahadcelinyaa akhuunaa Yaasiin Garaad, qoraalkiisa 2aad. Inkastoo aanan walaalkay anigu si rasmi ah uga dalban ama ku kallifin inuu is cadeeyo, oo aan tilmaamay inay fiicnaan lahayd oo kaliya in uu waxyaabaha qaarkood cadeeyo, hadana waxaan si gaar ah uga mahad celinayaa is xilqaankiisa sida... 
Halkudheg: ,

Wafdigii culumada oo hawlo kala duwan ka qabtay magaalada Gaalkacyo

Feb 3, 2013
Wafdigu wuxuu soo gaaray magaalada habeenimadii jimcaha ee 24/01/13. Intii uu joogayna wuxuu muxaadarooyin iyo kalimado waano iyo wacyigalin ah ka jeediyey masaajida Abuuhureyra, Salaaxudiin, Shaafici iyo Nuurul-yaqiin. Wuxuu la yeeshay maamulka dacwada gobolka iyo odayaasha magaalada fadhiyo lagaga wada hadlayey dardargalinta dacwada gobolka Mudug, tayaynta waxbarashada diiniga ah, walaalaynta bulshada... 

Xasilinta sarifka lacagaha qalaad iyo hindise-sharciyeedka dhismaha maamul u samaynta gobollada Somaaliya

Feb 3, 2013
Warsaxaafadeed ka soo baxay xukuumadda Federaalka ayaa tibaaxay in Golaah Wasiiradu ay isku raaceen “in Xukuumadda Soomaaliya ay tillaabooyin deg deg ah ka qaadan doonto xasilinta sarifka lacagaha qalaad, Iyadoo Xukuumaddu la kaashaneysa ganacsatada iyo hay’adaha arrintaan wax-ka qabashadeeda gacan ka geysan kara.” Sidoo kale “Golaha Wasiirrada ayaa meel mariyay hindise-sharciyeedka... 

Dacwadii loo haystey Wariye Cabdicasiis Koronto oo lagu Tilmaamey Dacwad Dhinac u Janjeerta

Feb 3, 2013
Hooyo Luul “Qoraalkii aad iga Sameysey ayaan ku heley Xoriyadaan yar “ Dacwada oo mar kale dib la isugu soo laaban doono Maalinta Talaada Waxaa Maanta Markii Sadexaad Maxakamada ka soo Hor muuqdey Wariye CabdiCasiis Maxamed Nuur oo loo yaqaan CabdiCasiis Koronto iyo Afar ruux oo kale oo lagu haysto in ay Sameeyeen ma iska kaashadeen Fal been Abuur ah oo ku saabsan Kufsi balse mar ay ka hor hadleen... 
Halkudheg: ,

Sudan: Indhoole Soomaaliyeed oo Shahaadada Master Degree-ga Qaatay

Feb 1, 2013
Maxamed Axmed Maxamuud oo Dadka u yaqaanaan (Maxamed Indhool) waxaa uu ku dhashay Indhoolanimada, hasa yeeshee waxaa uu u istaagay sidii uu dadka kale uu ula mid noqon lahaa waliba dhanka Waxbarashada. Maxamed waxa uu Bachelor- kaga soo qaatay Magaalada Muqdisho,kadibna Shahaadada Masterka ayuu hadda ka qaatay Jaamacad ku-taal Dalka Sudan oo lagu magacaab International Ifriiqiya University waxaana... 

Madaxweynaha Puntland oo ka Tacsiyeyey geeridii Suldaan Cabdi Cali Sonkor

Jan 31, 2013
Innaa Lillaahi wa innaa Ilayhi raajicuun. Anigoo ku hadlaya magacayga, magaca Dowladda Puntland iyo magaca Shacabka Reer Puntland, waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Qoyskii, Ehelladii, iyo dhammaan shacabka gobollada Jubbooyinka iyo guud ahaan Shacabka Soomaaliyeed, oo aan uga tacsiyeynaayo geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Marxuum Suldaan Cabdi Cali Sonkor, oo ka mid ahaa Odayaasha Dhaqanka... 
Halkudheg:

Ra’iisal Wasaaraha DFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Q/midoobay arrimaha Siyaasada

Jan 31, 2013
Warsaxaafadeed ka soo baxay xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ku bilowday sidan: Arbaco, January, 30, 2013—–Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Q/midoobay arrimaha Siyaasada Jeffrey Feltman waxayna ka wada hadleen arrimo ay ka mid yihiin, dowrka ay dooneyso in Q/midoobay... 

Daladda SOYDEN oo Degmooyinka Gobolka Banaadir ka oo Furtey Wajigii Labaad ee Barnaamij loogu Magacdarey Tiraanyo Bixin

Jan 31, 2013
Waxaa Hotelka Palace City ee Magaalada Muqdisho lagu qabtey Munaasabad uu soo qabanqaabiyey Dallada SOYDEN taasoo ku saabsaneyd Wajiga labaad ee Barnaamij loogu Magacdarey Tiiraanyo Bixin kaasoo ka soco doono muddo Laba Bilood ah 16-ka Degmo ee Gobolka Banaadir,waxaana ka qaybgaley Guddiyada Nabada ee Degmooyinka Gobolka Banaadir, Xildhibaano, Wasiiro, Madaxda Gobolka Banaadir iyo Gudoomiyayaasha Degmooyinka... 

Clan federalism tears Somalia apart

Jan 30, 2013
Clan politics, rivalry and hatred have ruined the social bond, moral principles and trust among Somalis who share common language, culture, territory, history, and religion. Now, three political manifestations -secession, clan based federalism and unitary decentralized political system- divide them and are obstacle to the recovery of the lost nation of Somalia. The Provisional Constitution (PC) rejects... 
Halkudheg:

Saxafiyiinta Soomaalida Koonfur Africa oo Cambaareeyey Xariga Wariyaha Dalsan Radio oo in Muddo ah u xeran Dowlada Soomaaliya

Jan 30, 2013
Waxay u egtahay in ereyadii cambaareynta ay naga sii dhamaanayaan, si kasta oo aan u qeeylino ama u cabanayo, iyo codkeena si kasta oo uu u dheeryahay in aysan jirin cid dheg jalaq u siineysa, laakiin sidaasi oo ay tahay, cambaareynta waa xoriyadaha faro ku tiriska ah ee noo haray, gaar ahaan marka aan dalka dibasiisa joogno. Xariga wariyaha Dalsan Radio, ee magaalada Muqdisho, kaliya ma ahan xaq daro,... 

Haweeneydii la sheegey in la Kufsadey oo Maxakamada ka hor caddeysey in la Kufsadey, maxkamadana ka codsatay caddaalad

Jan 30, 2013
Wariye Cabdicasiis Koronto iyo Dadkii kale ee la xirnaa oo mar kale la Hor keeney Maxkamad. Gabar ka mid Dadkii la Xirnaa Cabdicasiis Koronto oo uu Awoowe u yahay Taliyaha Booliiska Soomaaliyeed oo la sii Daayey Jan 29, 2013 Maxkamadda Sare ee Magaalada Muqdisho ayaa Maanta la horkeeney Wariye Cabdicasiis Nuur Maxamed (Korornto) iyo Shan Qof oo kale kuwaas oo Ciidamada Booliiska ku eedeeyeen in... 
Halkudheg:

Diblomaasiyiinta aan ku imaan Xarunta Wasaaradda Xilligii loo qabtay waxaa loo aqoonsaday inay ka tanaasuleen howshii ay Wasaaradda u hayeen: Warsaxaafadeed

Jan 30, 2013
War-saxaafadeed (FOR IMMEDIATE RELEASE) – Kulan balaaran oo maanta ka dhacay hoolka shirarka ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo iskaashiga Caalamiga , kana soo qeybgaleen inta badan diblomaasiyiinta ka howlgala Safaaradaha Soomaaliya ee looga yeeray 10-ka bishan January Xarunta Wasaaradda , ayaa waxa ay wasaaraddu ku shaacisay go’aan rasmi ah kadib markii madaxda sare ee Wasaaradda ay falan-qeeyeen... 

Ra’iisal Wasaaraha oo cambaareeyey weerarkii Fashilmay ee qof naftiisa haligay ku soo qaaday Madaxtooyada

Jan 29, 2013
Warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska ra’iisul wasaaraha: January 29, 2013——Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid), ayaa cambaareeyey weerarkii Fashilmay ee uu nin naftiisa Hiligay ku soo qaaday meel ku dhow hoyga uu degan yahay oo ku yaala Xarunta Madaxtooyada. Weerarkan oo uu ku dhintay mid ka mid ah Askartii illaalada ka aheyd... 

Faahfaahin Dheereed ku saabsan Qarax Ismiidaamin ah oo ka Dhacay Agagaarka Guriga Raiisul Wasaaraha ee Vila Soomaaliya

Jan 29, 2013
Subaxnimadii hore ee saaka (Jan 29, 2013) ayaa inta badan oo Magaalada Muqdisho ah waxa laga maqlay Qarax xoog leh oo gil gilay Jawiga Magaalada Muqdisho ay ku waabariisatay,Qaraxan ayaa warar is khilaafsani ka soo baxayaan iyadoo wararka qaar ay sheegayaan inuu ahaa Ruux Isa soo Miidaamiyay kaasoo ku lebisnaa Direyska Ciidamada Dawladda. Qaraxan ayaa sida lagu soo waramayo waxa uu ka dhacay Nawaaxiga... 

Shiikh Shakuul: Aan garteena kala goosanee gogol inoo xaar! | Q.2aad

Jan 29, 2013
Shiikh Shakuul gartayda waan qaadan hadaad I qancisid Mahad dhamaanteed Illaahay baa iska leh, Nabad galyo iyo naxariisu nabigeenii Muxamed (SWC) korkiisa ha ahaato. Illaahay waxaan ka baryayaa inuu xaqa natuso awood aan ku raacnana nasiiyo. Sidoo kale Illaahay waxaan ka baryayaa inuu beenta iyo xaqdarada natuso isla mar ahaantaasna nasiiyo awood aan uga fogaano. Illaahoow waxaan kaa magan galayaa... 
Halkudheg:

Aabbe Yacquub waa Aabbe Soomaaliyeed oo u baahan in laga Caawiyo Wiil uu Dhaley oo u baahan Caafimaad Dibadda ah

Jan 29, 2013
Aabbe Yacquub Cabdi Isaaq waa Aabbe Soomaaliyeed oo Mudo Sadex Sano ah la Daala dhacayey Wiil Yar oo ka Xanuunsan oo lagu Magacaabo Zakeriye Yacquub Cabdi oo da’addiisa ay tahay Saddex Sanno jir , isagoo kala Quustey Dhaqaatiirta ku sugana Gudaha Soomaaliyaa, Kuwaas oo markii Dambe kula Taliyey in uu u baahan yahay Caafimaad Dibadeed,iyadoo aad halkaan ka heleysid Waraaqihii caddeynta ee ay qoreen... 

Qaybaha kala Duwan ee Warbaahinta oo si weyn u Muujiyey in aysan Madaxbanaaneyn

Jan 28, 2013
Qaar ka mid ah Agaasimayaasha Warbaahinta Magaalada Muqdisho iyo Wariyayaasha ka hawl gala ayaa kulan ballaaran ku yeeshay gudaha Magaalada Muqdisho.Kulankan oo ay soo qaban qaabiyeen Ururka Suxufiyiinta Qaranka ee Nusoj ayaa ahaa mid looga hadlayay Tacadiyadda loo gaysto Saxafiyinta Soomaaliyeed xilli ay Gudanayaan Waajibaadkooda Saxafanimo. Kulanka ayaa waxaa khudbado qiiro ka soo jeediyay qaar ka... 

Hooyo Luul Waa Dhibane Haddana Xabsiga ku Nuujineysa Canug yar oo ay Dhashey

Jan 27, 2013
Codsi ku jeeda Madaxweynaha, Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo Raiisul Wasaaraha –  Waxaa Maalintii Shalay ahayd Xabsiga loo gudbiyey Wariye Cabdicasis Maxamed Nuur (Koronto) ka dib markii isaga iyo Dhowr Qof oo ay Booliiska ku eedeeyeen ina ay ka Been Abuureen Fal kufsi ah hase yeeshee Cabdicasiis Korornto iyo Dadkaasi ayaa igu ku andacoonaya in aysan sameeyn wax been abuur ee ku aadan Falkaasi... 

Wafdigii culumada oo booqday magaalada Jalam

Jan 27, 2013
Wafdigii culumada ahaa ee socdaalka dacwadeed ku marayey qaybo ka mida gobolada Nugaal iyo Mudug ayaa maalinimadii 22/01/13 soo gaaray magaalada Jalam, waxaana soo dhaweeyey ku xigeenka duqa magaalada Sheekh C/risaaq Diiriye (Sangod) iyo Sheekha magaalada Sheekh Daahir Cali Shire, ka dibna wafdigu wuxuu booqday Madrasada Alxikma oo lagu xafido Qur’aanka, laguna qaato waxbarashada aasaasiga ah, waxaana... 

Wariye Cabadicasiis Koronto oo Maanta Xeer Ilaalinta Qaranka u Gudbisey Xabsiga Dhexe

Jan 26, 2013
Xasan Cali Geeseey iyo Layla Maxamuud Cabdulle oo sheegey in Cabdicasiis Koronto uu u Xiran yahay si Sharcidarro oo la iska haysto. Waxaa Maanta (Sabti Jan 26, 2013) mar kale Xeer Ilaalinta la horkeeney Wariye Cabdicasiis Maxamed Nuur Koronto iyo Afar kale oo ay Xeer ilaalintu sheegeen in ay ku lug lahaayeen Dacwad ka timid Ciidanka Booliiska oo ku saabsan Arrimo Kufsi . Wariye Cabdicasiis oo Muddo... 
Halkudheg:

Aan Garteena kala goosane gartaada ma qaadan? | Qore: Sheikh Shakuul

Jan 26, 2013
Sh. Maxamed Ibraahim Shakuul Qaybtii 1aad.   Hordhac iyo Araar. Mahad baa Allaah baa leh, Nabadgelyo iyo naxariis Rasuulkeenii suubanaa ha u sugnaato. Qadar daqiiqado ah ka hor ayaa waxaan isha ku dhaftay qoraal kooban oo uu qoray nin dhalinyaro ah la yidhaahdo Yaasiin Garaad, lagana soo daabay webka somalitalk.com. Qoraalkaas waxaa loogu magac daray “ Sh Shakuul aan garteena kala goosane gogol... 
Halkudheg:

DAREERAHA CAGAARAN

Jan 25, 2013
Qore: Dr. Saadiq Enow In loo dhug lahaado abuurka waa sababta loo nool-yahay oo dad loo-yahay. Waana qodobka ugu hilan culus oo kobcinaya garashada qofka aadamiga ah iyo fahamkiisa ku wajahan nolosha. Qofka aanan dhugtiisa adeegsan, laba midkood ayuu u ban-baxaa. In uu ku shaqeeyo dhug hooseysa oo markaas uu lamid noqdo bahaahimka ka aradan kaska iyo garashada. Ama in uu noqdo mid dhugtiisii lala... 
Halkudheg:

Minerals of Somalia: – From exploration to artisanal production to export

Jan 25, 2013
Abdulkadir Abiikar Hussein; London, UK; 25thJanuary 2013 qaadir.abiikar@hotmail.co.uk 1. INTRODUCTION Somalia’s mineral potential was not adequately explored nor surveyed properly. Since colonial and post-independence time, the country remains to be one of final frontiers that will offer opportuni-ties and surprises to companies that venture into. At present, an almost insatiable hunger exists... 

Dhacdo La yaab iyo Amagaag leh oo lagu arkey Wadanka Sacuudiga

Jan 25, 2013
Haddii ay aad Maqli jirtey Dad Soomaali ah baa Madaxfurasho loogu Haystaa Liibiya, Koonfur Afrika , Yaman, Koofurta Suudaan, Kenya , Musaambiik, Tansaaniya, Angola, Zaambiya iyo Wadamo kale , waxayna dadka Soomaaliyeed Madaxfurshadaasi ku bixiyaan lacag aad u fara badan, si loo siidaayo la Haystayaasha , iyadoo taasi jirto ayaa dhacdo la yaab leh waxaa laga soo Calaamadeeyey mid ka mid ah Wadamada... 

Dowlada Federaalka oo sii lumineysa mid ka mid Astaamaheedii Qaranka

Jan 25, 2013
Dadka Soomaaliyeed waxay yiraahdan “ Dhar Aaddan lahayn Dhaxan Kaama Celiyo” , waxaana Murtidaan u soo qaatey markii ay ii soo baxdey arrimo aan is dhihi karo Khatarteeda ayey leedahay oo Halis gelin kara Jiritaankeennii , iyadoo taasi ay jirto ayaa Dal marka uu ka mid noqonayo Qaramada Midoobey waxaa uu Diwaangeliyaa Dhowr Arimood mid waa Astaanta Calanka oo uu Dalkaasi leeyahay gaar ahaan...