Home » Archive Qoraaga

Taariikhda Nololeedkii Xildhibaan Maxamed Maxamuud Xayd

Jul 5, 2014
Halkan Ka Akhriso Taariikhda Nololeedkii “AHUN”Xildhibaan Maxamed Maxamuud Xayd , Oo Ka Tirsanaa Mudanayasha Barlamaanka Dowlada Soomaaliya ;Shalayna Lagu Dilay Magaalada Muqdisho’’BY-Barkhad Xaaji Cabdi’’MrGaboye’’   Taariikhda Nololeedkii Xildhibaan Maxamed Maxamuud Xayd ,Janaral Maxamed Maxamuud Xayd wuxuu dhashay horaantii sanadkii 1943 kuna dhashay degmada Beer ee  gobolka... 

Minister of Information vs Ex-Mayor of Mogadishu

Jul 5, 2014
Minister of Information Seeks Clarification from former Mayor of Mogadishu, Offers Chance to Join Peace Process to Disaffected members of Al-Shabaab . Mogadishu, 04 July 2014 – H.E. Mustaf Duhulow, the Minister of Information today issued a statement in response to the recent interview with Mohamud Ahmed Nur (Tarzan) on the BBC Hard Talk programme: “The Federal Government of Somalia is committed... 

Xildhibaan Xayd oo lagu diley Muqdishu wuxuu ahaa Khabiir Waardiyeyn Jirey Badda Soomaaliya

Jul 4, 2014
Xildhibaano ku sugan Minnesota Oo Tacsi Tiiraanyo leh U diraya Qoyska Marxuum Xildhibaan Maxamed Maxamuud Xayd  iyo Baroor Diiq Loogu sameynayo hoolka Shirarka Safaari Ee Magaalada Minneapolis July 6, 2014. Xildhibaan Maxamed Axmed Keynaan, Xildhibaan Dr. Cabdicasiis Sheekh Yuusuf (Direed), Xildhibaan Ibraahim Suleymaan Xaaji Nuur, Xildhibaan Cali Ameeriko iyo Xildhibaan Sandheere oo kala jooga Muqdisho... 

Xildhibaan Maxamed Maxamuud Xayd oo lagu dilay Muqdisho

Jul 4, 2014
Qaad aad Raqiis u ah oo lagu soo Fatahay Magaalada Muqdisho. Marduufkii oo hore u ahaa 20 Doolar maanta waa Hal Doolar. Halkaan ka Akhriso Wararkii ugu Dambeeyey ee Soomaaliya. Somalitalk 3-7-2014 · Kooxo labisan Dareyska Ciidamada ayaa Rasaas la dhacay laba Xidhbaan oo ku sugnaa Degmadda Xamar weyne ka dib markii iyagoo oo ka soo baxay Gurigooda oo ku yaal Degmadaas ay ragas rasaas ku... 

Hotel Casri ah oo Caalami ah oo laga Furey Muqdisho islamarkaana ku lamaansan Maqaayada Caalamiga ah ee Khana Khazana.

Jul 4, 2014
Waxaa Magaalada Muqdisho laga furey Hotel Casri ah oo lagu Magacaabo Hotel Sayid iyo Maqaayada Caalamiga ee Khana Khazana., waxana Hotelka aad ka heleysaa Hurdo raaxo leh iyo Jiif aad u Macaan , sidoo kale waxaa Hotelka uu leeyahay Hool weyn oo Markiiba qaadi kara ilaa Kun Qof oo weliba loo diyaariyey wixii Tashiilad ee ay u Baahan yihiin sidoo kale waxaa uu leeyahay Barxad weyn oo aad ku Nasan karto... 

Diyaarada sidey Qaad kuna soo jeedey Soomaaliya oo ku Burburtey Duleedka Garoonka Nairobi

Jul 3, 2014
Halkaan ka Akhriso Wararkii ugu Dambeeyey ee Soomaaliya. Somalitalk 2-7-2014 · Hogaamiyaha Maamulka Jubba Axmed Madoobe ayaa ugu baaqey Dowladda Federaalka in ay si deg deg ah ku hirgeliso Nidaamka fedraalka oo uu sheegey in dalka uu qaatey , Axmed Madoobe waxaa uu sheegey in Dowladda Federaalka ay saaran tahay Masuuliyd weyn oo ku Wajahan Dhaqan gelinta Nidaamka Federaalka sidoo kale waxaa... 

Isbitaalka Keesaney ee Duleedka Magaalada Muqdisho ayaa la dhigey Lix oof oo isku reer ah ka dib markii ay Cuneen Raashin Sumeysan

Jul 2, 2014
Halkaan ka Akhriso Wararkii ugu Dambeeyey ee Soomaaliya. Somalitalk 1-7-2014 · Waxaa Magaalada Muqdisho intii lagu guda jirey Bisha Ramadaan waxaa Magaalada Muqdisho ka dhacay Dagaalo , Qaraxyo iyo Dilal oo inta badan loo geystey Ciidamo ka tirsan Dowladda iyo Dad u Shaqeey Dowladda Federaalka , waxayna Dagaaladaan iyo Qaraxyadanla sheegey in ay Timid markii Xarakada Shabaab ay sheegeen in... 

R.W Cabdiwali “Geesiyaashii u huray naftooda in xoriyadda la helo, waxaa ka go’neyd midnimo iyo wadajirka Soomaaliya”

Jul 1, 2014
Muqdisho. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiwali Sheekh Axmed Maxamed, ayaa hambalyo ku aadan sanad guuradii 54aad ee ka soo wareegtay 1-dii Luuliyo 1960 u diraya dhammaan shacabka Soomaaliyeed ee ku nool dibedda iyo gudaha dalka. “Waxaan hambalyo u dirayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan dal iyo dibedba. Waxaa leeyahay Hambalyo, waa maalintii... 

Dagaal u Dhaxeeya Norway iyo Sweden oo ku saabsan Batroolka Soomaaliya, gaar ahaan aagga Laascaanood

Jun 30, 2014
Shirkadaha Shidaalka ee Norway iyo Sweden oo isku haysta cidda sahaminaysa ceelka shidaalka ee Holhol.. Joornaalka ugu weyn Sweden ee Aftonbladet ayaa qoray warbixin dheer oo uu kaga hadlay in dagaaal u dhaxeeyo shirkadaha shidaalka ee Sweden iyo Norway, dagaalkaas oo ku saabsan shidaalka Soomaaliya, gaar ahaan aagga magaalada Holhol ee u dhow laascaanood. Shirkadda Lundin (Africa Oil) ee Sweden iyo... 
Halkudheg:

Ardeydii ugu Badneyd oo ka Qalin Jabisay Jaamacada Horseed International University.

Jun 28, 2014
Waxaa Hotelka City Palace ee Magaalada Muqdisho lagu qabtey Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimey taasoo ku saabsaneyd ardey ka Qalin Jebisay Jaamacada Horseed International University ,waxaana Xafladaasi ka Qayb galey Raiisul Wasaare ku Xigeen ahna Wasiirka Arrimaha Diinta iyo Owqaafta ee Dowladda Federaalka Ridwaan Xirsi Maxamed , Wasiiro , Xildhibaano, Maamulka Gobolka Banaadir,Ardeyda wax... 

SHIR JARAA’ID – BURCAD BADEEDNIMADII OO AAN CAGO  KU TAAGNEYN:

Jun 28, 2014
DARAASAD CUSUB 26ka June 2014, Muqdisho. Xarunta Soomaaliyeed ee Macluumaadka ka Hortagga Burcad badeeddu waxay hotel Jazeera ku qabatay madasha kulankeeda 8aad, bishan June 26 keeda, 2014 ka. Ajandaha kulanka oo ahaa “aragtida iyo fahanka dadka Soomaaliyeed ay ka qabaan Burcad-badeednimada” wuxuu abuuray jawi saamaxay in si rasmi ah loogu soo bandhigo sababaha keenay hoos u dhaca falalkii burcad-badeeddnimada... 

Soomaaliya oo saxiixday heshiiska ciidamada heeganka ee dalalka Bariga Africa.

Jun 28, 2014
Warsaxaafadeed- 26-06-2014 Madaxda dalalka Bariga Africa ayaa magaalada Malabo ee dalka Equatorial Guinea maanta ku gaaray heshiis dhigaya in si rasmi ah loo howlgaliyo ciidamada heeganka ee ay yeelanayaan dalalka ku bohoobay Bariga Afrika ee lagusoo gaabiyo (EASF), waxaa Soomaaliya heshiiskaasi u saxiixay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed. Madaxda Midowga Afrika ayaa soo... 

Warar Goos goos ah ee Soomaaliya – June 26, 2014

Jun 26, 2014
Halkaan ka Akhriso Wararkii ugu Dambeeyey ee Soomaaliya. Somalitalk 26-6-2014 · Wararka aan ka heleyno Degmada Buulo Burde ee Gobolka Hiiraan waxay sheegayaan in Saakey Oroortii uu halkaas uu ka dhacay dagaal, wuxuuna Dagaalkaas uu u dhaxeeyey Ciidamada Amisom gaar ahaan kuwa Jabuuti iyo Xarakadda Shabaab , waxaana la sheegey in dagaalkaas uu ka dhashey Khasaaro isugu jirta Dhimasho iyo... 

Shir looga hadlayo Jinsiyadda Soomaalinimada oo ka socda Jabuuti

Jun 25, 2014
Waxaa ka socda caasimadda waddanka Jabuuti ee jabuuti , shir looga arrisanayo dhalashada ( jinsiyadda) Soomaalinnimada.  Sida uu caddeeyay wasiirka arrimaha Gudaha iyo Faderaalka  ee Soomaliya  C/laahi Goodax, waxaa shirkaas ka qaybgalaya  ergo ka socota xafiiska madaxweynaha, mid ka socota xafiiska wasiirka koobaad, xubno ka socda baarlamaanka. Waxaa kale oo kulanka ka qaybgalaya khubaro la sheegay... 

Golaha Wasiirradda Oo Soo Dhaweeyay Heshiiskii ay gaareen Dhinacyadii Isku Hayey Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Jun 25, 2014
Mogadishu, June 24, 2014—–Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa caawa isugu yimid shir aan caadi ahayn, kaasoo uu shir guddoominayey Ra’iisul Wasaare Cabdiwali Sheekh Axmed Maxamed. Waxaana golaha wasiirradu si wadajir ah u soo dhaweeyeen qodobadii ka soo baxay heshiiskii ay shalay gaareen dhinacyadii khilaafaadku u dhexeeyay ee Koonfur Galbeed Soomaaliya. Ra’iisu Wasaaraha... 

Kenya oo duqaysan degaanno ka tirsan gobolka Jubbada Hoose ee Soomaaliya

Jun 24, 2014
Halkaan ka Akhriso Wararkii ugu Dambeeyey ee Soomaaliya. Somalitalk 23-6-2014 · Wararka aan ka heleyno Deegaanada Pundland waxay sheegayaan in Maamulka Pundland uu si weyn uga soo horjeestey Heshiis ay Dowladda Federaalka ay la gashey Shirkado Shisheeye kuwaa oo Shidaal ka baari doono deegaanada Soomaalida ,waxayna Shirkadahaas ay kala yihiin Shell iyo Exon, Agaasimaha Shidaalka Iyo Macdanta... 

Warar Goosgoos ah oo ku saabsan Soomaaliya

Jun 23, 2014
Halkaan ka Akhriso Wararkii ugu Dambeeyey ee Soomaaliya. Somalitalk 22-6-2014 · Waxaa Dalka Holand ku soo dhamaadey Shirweyne ay laahaayeen Madaxda iyo Taageerayaasha Xisbiga tayo, waxaana kulnakaas looga hadlayey Xaalada Dalka haatan uu marayo iyadoo Kulankaas mar uu ka Hadley Raiisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa waxaa uu sheegey in Xisbiga tayo uu qayb... 

Wasiirka Batroolka Soomaaliya oo laga codsaday in uu Guddiga cusub ee dib u eegidda DASTUURKA u gudbiyo Xeerka Law no 37 si looga dhigo dastuuri

Jun 22, 2014
Haddii si cad naloo dhaco oo boobka la sharciyeesto, calaacal iyo qeylo iyo mudaharaad waxba inooma tari doonaan ee hadda inta goori goor tahay aan gacmaha isqabsanno oo aan ka hortagno. Waxaan Ummadda Soomaaliyeed la socodsiinayaa in taariikhdu markey ahayd 15-06-2014 , aan HILTON Hotel ee Den Haag ku booqday Wasiirka Batroolka Soomaaliya Mudane Daa-uud Moxamed iyo Agaasimaha Guud Mudane Farax Cabdi... 

Federal Republic of Somalia hold discussions with Shell and ExxonMobil in The Hague

Jun 21, 2014
On Friday 13 June 2014, His Excellency Minister Daud Mohamed Omar, Minister of Petroleum and Mineral Resources of the Federal Republic of Somalia visited the headquarters of Shell in The Hague, The Netherlands. This is the first meeting between Minister Omar and Shell. The Minister was in The Hague at the invite of Shell EP Somalia B.V. (“Shell”) who was awarded a concession for five blocks (Blocks... 

Munaasabad Qalin Jabinta Qur’aanka Kariimka oo ka dhacday Dugsiga Muscab Binu Muceyr ee Degmada Wadajir.

Jun 21, 2014
Munaasibad si heer sare ah loo soo agaasimay isla markaana ay ku qalin jabinayeen afar iyo labaatan Ardey oo dhamaysatay barashada Diinta Islaamka ayaa ka dhacday Madarasada Muscab Binu Muceyr ee degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho. Xafladatan oo ay ka soo qayb galeen Mashaa’iikh, waalidiinta Ardeyda iyo Marti sharaf lagu casuumay ayaa Ardeydii qalin jabinaysey oo da’doodu u dhaxayso Laba iyo... 

Halkaan ka Akhriso Wararkii ugu Dambeeyey ee Soomaaliya.

Jun 21, 2014
Somalitalk 21-6-2014 · Raiisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa si kulul u Cambaareeyey Qaraxii lagu Diley Wariyey Yuusuf Axmed Abuukar (Yuusuf Keynaan) oo ka mid ahaa Wariyayaasha ugu caansan Magaalada Muqdishoo una soo shaqeeyey Idaacado badan isagoo haatan u shaqeynayey Idaacada Mustaqbal iyo Idaacadda Ergo oo ka shaqeysa arrimha baniaadnimada, wuxuuna Raiisul Wasaare Cabdiweli Shiikh Axmed... 

Weriye Yuusuf Keynaan oo lagu dilay qarax Muqdisho

Jun 21, 2014
Ra’iisul Wasaare Cabdiwali “Qaraxii lagu dilay wariye Keynaan waa mid laga dheehan karo nacaybka ay nabaddiidku u qabaan saxaafada xorta ah” Muqdisho, 21 June, 2014 — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiwali Sheekh Axmed ayaa si kulul u cambaareeyay dilkii foosha xumaa ee loo gaystay wariye Yuusuf Axmed Abuukar Keynaan, oo ku geeriyooday qarax saaka lagu xiray... 

Xarunta Dugsiga Indhoolayaasha ee Al-Nuur lagu qabatey Munaasabad lagu soo Gabagabeynayey Waxbarashadda Sanad Dugsiyeedka 2013-2014.

Jun 20, 2014
Waxaa Xarunta Dugsiga Indhoolayaasha ee Al –Nuur ee Magaalada Muqdisho lagu qabtey Munaasabad lagu soo Gabagabeynayey Sannad Dugsiyeedkii 2013-2014 ,waxaana Munaasbadaas ka qayb galey Masuuliyiin ka socotey Hayadda Hormuud Foundation , Maamulka Dugsiga Al-Nuur, Macalimiinta , Ardeyda Waxka barata iyo Waalidiinta iyo Marti Sharaf kale oo ka socotey Qaybaha kala duwan ee Bulshada , Ugu Horeyntii... 

Sheekh Maxamed Cabdi Umal Oo maanta Muxaadaro ujeediyay Ganacsatada  Magaalada Boosaaso Ee Xarunta Gobalka Bari

Jun 20, 2014
Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo booqasho Dacwadeed ku jooga Magaalada Boosaaso Ee Xarunta Gobalka Bari ayaa waxa uu Maanta muxaadaro  qiima badan u jeediyay  Ganacsatada Ku Nool Magaalada Bosaaso, iyadoo muxaadarada sheekhu  inta badan ay ku wajahaneyd Ganacsiga ku banaan Diinteena Islaamka . Sheekha ayaa ugu horeynba waxa uu ku booriyay Ganacsatadii ka soo qeybgashay Dhageysiga Muxaadaradii Maanta ... 

Somalia iyo Midowga Yurub oo kala saxiixday heshiiska kamid noqoshada dalalka ku bohoobay ACP.

Jun 20, 2014
Warsaxaafadeed: 19/6/2014 — Dawladda Soomaaliya ayaa maanta magaaladda Nairobi ku saxiixday kamid noqoshada dawladdaha ku bohoobay Africa, Caribbean and Pacific iyadoo Midowga Yurub uu qayb firfircoon uga jiro kaalmada dalalka (ACP) oo kulankoodii 99-aad maanta lagusoo gaba gabeeyay xarunta KICC ee magaaladda Nairobi iyadoo ay kulankan goob joog ka ahaayeen inta badan xubnaha ACP iyo Midawga...