Home » Archive Qoraaga

Wasiirka Garsoorka & Datuurka: “Horumar weyn baa laga sameeyey nidaamka Dib u eegista Dastuurka Somalia.”

Jun 20, 2014
Warsaxaafadeed:  Mogadishu, 19 June 2014 – Wasiirka Garsoorka & Dastuurka Mudane Farah Sheikh Abdulkadir, ayaa maanta soo dhoweeyey ansixinta baarlamaanka ay ansixiyeen Guddiga Madaxa Bannaan ee Dib u eegista iyo Hirgelinta Dastuurka. 134 xildhibaan baa ansixiyey, halka 9 ay diideen, 10 xildhibaana ay ka aamuseen. Wasiirka ayaa yiri “Horumar weyn baa laga sameeyey nidaamka Dib u eegista Dastuurka... 

Ra’iiusl Wasaaraha Soomaaliya iyo Madaxweyne ku-xigeenka Kenya oo ka wada hadlayo arrimo ay kamid yihiin qaxootiga Soomaalida Kenya.

Jun 19, 2014
Warsaxaafadeed, 18/6/2014– Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed oo magaaladda Nairobi ee dalka Kenya u jooga ka qayb-galka kulanka 99-aad ee dalalka ku bohoobay African, Caribbean, and Pacific Group of States , laguna soo gaabiyo (ACP) ayaa magaaladda Nairobi kulan dheer kula qaatay Madaxweyne ku-xigeenka dalka Kenya Mudane William Rutto iyagoo ka wada hadlay arrimo ay... 

Halkaan ka Akhriso Wararkii ugu Dambeeyey ee Soomaaliya.

Jun 18, 2014
Somalitalk 18-6-2014 · Qarax Gaari lagu soo rakibey ayaa waxaa uu ku qarax Gudaha Isbitaalka Keesaney oo ku yaala Duleedka Magaalada Muqdisho, waxaana la sheegey in Gaari uu lahaa Dhaqtar lagu Magaacabo Dr Cabdiqaadir Xoog oo marki uu ka degey uu oo Caabar uu ka Maqan yahay ayaa lashegey in Qaraxaasi uu dhacay waxaana ku Dhintey Wiil Kaaliya u ahaa Dhaqtar sidoo kale waxaa ku dhaawacmey... 

Warar Goos Goos ah ee Soomaaliya – June 17, 2014

Jun 18, 2014
Halkaan ka Akhriso Wararkii ugu Dambeeyey ee Soomaaliya. · Wararka naga soo gaaraya Dalka Kenya waxay sheegayaan in mar kale Dalka Kenya Weerar lagu qaadey meel aan sidaa uga fogeyn Weerarkii dhawaan lagu qaadey Meel ku dhowr Jasiirada Laamuu , waxaana weerarkaas uu ka dhashey Khasaaro isugu jirta Dhimasho iyo Dhawwac iyadoo la sheegey in Weerakaas ay ku dhinteen ilaa 10 Ruux, wararka... 

Waraysi Cabdiwaaxid Cilmi Cumar Goonjeex ee SomaliTalk kula yeelatay Minneapolis – Video

Jun 18, 2014
Khudbadii Cabdiwaaxid Cilmi Cumar Goonjeex ka jeediyey Minneapolis – Video Kulan lagu qabtay Minneapolis oo ay ka qayb galeen xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo masuuliyiin iyo aqoonyahan kale. Cabdiwaaxid Cilmi Cumar Goonjeex oo isaga si gaar ah loogu weyneynayey kulanka, isla markaana u muuqdey nin u sharaxan xilalka qaranka ayaa ugudambeyn meesha ka Hadley. (Khudbadii... 

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo u ambabaxay dalka Norwey kadib cazuumaad rasmi ah oo uu helay.

Jun 17, 2014
Mogadishu, Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga H.E. Dr. Abdirahman Dualeh Beileh ayaa maanta ka ambabaxay caasimadda Muqdisho , isaga oo ku sii jeeda Magaalada Oslo ee Caasimadda dalka Nowey ,halkaasi oo uu kula kulmi doono mas’uuliyiin sarsare oo ka tirsan dowladaasi oo uu ka mid yahay Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda H.E. Hans Brattskar . Booqashadan... 

CULIMO SUCUUDIYAAN AH OO SAFAR DACWO KU YIMID KOOFUR AFRIKA

Jun 16, 2014
Waxaa SabtidiiJune 15, 2014, ku yimid dalkan koofur afriko safar dacwo culimo sucuudiyaan ah oo ka soo degay johannesburg, culimadan oo ka soo duulay magaalada jeddah ayaa waxaa garoonka ku soo dhaweeyay mas,uuliyiinta albayaan oo uu ka mid yahay amiirka guud albayaan sheekh xasan guure, sheekh axmed dheere xoghayaha guud ee albayaan, sheekh yuusuf xubin ka mid ah aasaasayaasha albayaan, sheekh maxamed... 

Wasaaradda Warfaafinta ee Dowladda Federaalka Somalia: Shirka Jaraa’id ee Usbuuclaha ah

Jun 16, 2014
Mogadishu, 14 June 2014 – Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Duhulow oo maanta Muqdisho kula hadlayey warbaahinta ayaa siiyey warbixinta horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlayey arrimo ay ka mid yihiin, Sheekh Atom ka soo tagidii kooxda Al-shabaab, Horumarka Qorshaha Xasilinta Dalka, dagaaladii ka dhacay Marka, Qorshaha si Iskaa wax u qabso ah loogu nadiifinayo waddooyinka,... 

Safarka Sh. Umal iyo socdaalka Sh. Idriis

Jun 14, 2014
Habeenkii Talaaddada Saacada magaalada Columbus, Ohio markay ahayd 10:45PM waxaan wada hadalay Sh Maxamed Idris Axmed oo ka soo baxay Salaadii Cishaha kuna sugan magaalada Columbus ee Ohio, xiligaa aniga waxay ii aheed 7:45 PM waxaan joogay gobolka aan daganahay ee Washington Seattle, xiligaa waxay noo aheed Casar waxay kala danbeeyaan labada gobol 3 saacadood waana isla cariga Maraykanka, salaada... 

Dawladda Federaalka oo daboolka ka qaadey in dhawaan la soo daabici dono Lacag Shilin Soomaali ah

Jun 14, 2014
Halkaan ka Akhriso Warar Goos Goos ah oo ku Saabsan Soomaaliya – Somalitalk 14-6-2014 · Wararka naga soo gaaraya Magaaladda Gaalkacyo waxay sheegayaan in uu halkaa ka dhacay Qarax Miino oo la sheegey in lala eegtey Ciidamo ka tirsan Maamulka Punland oo markaas marayey Xaafadda Garsoor ee Dhinaca Waqooyi, waxana la sheegey in Qaraxaasi uu ka dhashey Khasaare isugu jira Dhimasho iyo... 

Guddiga Ganacsatada Gaadiidka oo Qayla Dhaan ka keeney Canshuur Kodhin lagu sameeyey Gaadiidkooda oo hadda ku Xayiran Dekedda Muqdisho.

Jun 13, 2014
Mar aan booqaney Dekeda weyn ee Magaalada Mudosho anagoo Koox Wariyayaal ah ayaa waxaan ku soo aragney Gawaari fara badan oo loo keeney Ganacsi ahaan oo yaala Afaafka hore ee Marsada magaaladda Muqdisho ,waxaana naloo sheegey in Gawaaridaasi ay u Xayiran yihiin Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Maaliyada Cabdulaahi Maxamed Nuur ka dib markii ay sheegeen in uu ku soo rogey Canshuur fara badan . Arrimaha la... 

Warar Goos Goos ah oo ku Saabsan Soomaaliya

Jun 13, 2014
Somalitalk 12-6-2014 · Raiisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdiweli Shiikh Axmed aya Magaaladda Adis Ababa ee Dalka Itoobiya kulan kula qaatey Raiisul Wasaaraha Itoobiya Hayle Mariam Desselign, waxaana Kulankaas Raiisul Wasaaraha Somaaliya uga Mahadceliyey Doorka Ciidamada Itoobiya kaga jiraan nabad Ilaalinta Soomaaliya waxaanala isku Afgartey in la sii wado dagaalada lagula Jiro wax loogu yeerey... 

Kulan Balaaran oo lagu Dardar Gelinayey Waxbarashada Jaamacada Green Hope University oo ka Dhacdey Xarunta Jaamacadda

Jun 13, 2014
Waxaa Xarunta Jaamacad Green Hope ee Magaalada Muqdisho lagu qabtey Kulan Balaaran kaasoo lagu dardargelinayay Howlaha Waxbarasho ee Jaamacada Green Hope ka dib markii ay ka soo Guurtey Xarunteedii Degmada Hodan soona degtey Meel aan sidaa uga dheereyn Halkii ay hore u Degeneyd ,waxaana Kulankaas ka qayb galey Masuulyiinta Jaamacada,Culimadudiin, Macalimiinta Jaamacada , Ardeyda wax ka barata iyo... 

RW Cabdiwali oo saaka furay Shirkii Sadexaad ee Higsiga Cusub (New Deal)

Jun 13, 2014
Muqdisho, 12,June, 2014…..Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiwali Sheekh Axmed ayaa saaka furay shirkii saddexaad ee Higsiga Cusub ( New Deal) waxaan shirka ka soo qayb galay xubno ka tirsan golaha Wasiirada, qaar ka mid ah safiirada beesha caalamka, Wakiilka Midowga Yurub ee Soomaaliya, iyo Hay’adaha Qaramada Midoobay. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya... 

Dowladda Somalia wey ka go’antahay in si hab furfuran oo isla xisaabtan ah uu ku dhaco Nidaamka Dastuurka dib u eegis loogu sameynayo

Jun 13, 2014
Warsaxaafadeed DFS: Mogadishu, 12 June 2014 – Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Duhulow ayaa maanta ka hadlay horumarka laga sameeyey nidaamka Dastuurka dib u eegis loogu sameynayo oo Wasaaradda Garsoorka & Dastuurku ay hormuud ka tahay, isla makraana si hab furfuran, hufan oo isla xisaabtan leh u dhici doonto dib u eegista dastuurka, oo qeyb ka ah tiigsiga 2016ka. 29kii May ayey Golaha Wasiiradu... 

Sheekh Maxamed Idriis … Saxafi islaami ah!

Jun 12, 2014
Sheekh Maxamed Idriis Axmed oo ka mid ah culumada Soomaaliyeed ee baaca dheer ku leh dacwada gaar ahaan isaga goosha qaaradaha dunida isaga oo xambaarsan farriintii Rasuulkeenu صلى الله عليه وسلم inooga keenay xagga Rabbigeen ayaa faafiyey qoraal uu ku caddaynayo in aanu ahayn Sh. Maxamed Idriis-ka lugu dilay Mombasa. Subaxnimadii Sheekha Mombasa lugu dilay ilaa shalay waxaan ku jirey... 

Madaxda Sare ee Dowladda Somalia oo isku Khilaafsan Cidda loo Magacaabay Wasiirka amniga Qaran

Jun 11, 2014
Warar Goos-Goos ah oo ku Saabsan Soomaaliya Somalitalk: June 11, 2014 · Waxaa Dalka Holand ka dhacay Shirweyne ay isugu Imaanayaan Xisbiga Tayo, waxaana uu shirkaas lagu qaban doonaa Dalka Holland 21 June ee Sannadkaan ,waxaana lagu waramey ion shirkaas uu ka soo qayb geli doono raiisul wasarihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyadoo Shirkaas looga hadli doono Xaaladihii ugu... 

Kulan ka Dhacay Xarunta Madaxtooyada oo ay Wada yeesheen Marwada Madaxweynaha iyo Gabadho Suxufiyin ah oo ka socdey Ururka SWJ.

Jun 11, 2014
Kulan aad u balaaran isla markaana si heer sare ah loo soo agaasimey ayaa waxaa uu ka dhacay Magaalada Muqdisho gaar ahaan Xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya waxaana kulankaas wada yeeshey Marwada Madaxwerynaha Sahro Cumar Xasan iyo Xubno ka sodey Ururka Suxufiyiinta Haweenka Soomaaliyeed ee marka la soo gaabiyo loo yaqaan SWJ (Somali Women Journalism, wuxuuna Kulankaas uu ahaa mid is Barasho... 

R.W Cabdiwali “Dagaalka waa in deg deg loo joojiyo, laysugna yimaado goggol wada xaajood”

Jun 9, 2014
Sidoo kale Ergeyga Qaramada Midoobay u Qaabilsan Soomaaliya oo ku baaqay in la joojiyo colaada ka taagan Shabeelada Hoose iyo Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika oo Walbahaar ka muujiyay isku dhacyada ka taagan Gobolka Shabelle Hoose Warsaxaafadeedka DFS: Muqdisho, June 9, —–Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiwali Sheekh Axmed oo saaka shir gudoominayey... 

Silsilad Suugaaneedka Dabargooynta Qabyaaladda Gabaygii Koowaad.

Jun 9, 2014
Gabaygan waa gabaygii 1-aad ee silsiladda Hana-qaadday ee (Dabargoynta Qabyaaladda) Silsiladdan dabargooynta qabyaaladda ayaa ah Silsilad Gabayeed ay isu xilqaameen, Dhallinyaro Soomaaliyeed oo aqoonyahano iyo Ardeyba leh, kalana joogta adduunka dacaladiisa, Silsiladdan ayaa ah Silsilad Suugaaneed hal ujeedo ah oo ka mideysan inuu qof weliba ku cabiro Hal abuurkiisa qaabka uu arko, dhibkeeda iyo sida... 

Dowro Diiniya oo loo qabanayo Ardeyda Dugsiyada Sare ee Gaalkacyo

Jun 9, 2014
09/09/1435H kuna began 07/06/2014, Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug waxaa ka furmey Dowro ay soo qaban qaabisiyey qabashadeeda & fulinteedaba Mu’asasada Dacwada & Tacliinta ee SAFA looguna talo galey ardeyda Dusgiyada Sare ee Magaalada Gaalkacyo, gaar ahaan Dhanka Koonfureed. Dowradu waxey soconeysaa inta u dhaxeysa 9 ilaa 14 Bisha Shacbaan ee Sanadka 1435H, Intey socotana ardeydu... 

DALDALAADDA GODANE !!! MA U WAAYEY XIJAAJ (3) !!!!

Jun 9, 2014
Horudhac : Qeybtii labaad waxaan ka soo hadalnay Taariikhdii sheikh Xasan Daahir ilaa aan ka soo gaarnay asaaskii xisbul islaamiyo iyo dagaalkii uu bilaabay May,2009 ee uu ku qaaday Dawlladdi Shiikh Shariif ee isla sannadkaas jan,2009 la amaamuday . Qeybtaan waxaan ku eegeynaa burburkii xisbul Islaam ???!!!. Haleeshiin : Intaanan u galin burburka xisbul islaam horta yey ahaayeen xisbul Islaam ???!!!. Akhristoow... 
Halkudheg:

Maalqabeenadda Soomaaliyeed & Maalgashiga Dalal Shisheeye

Jun 8, 2014
Waxaa qoray Cabdinuur Faarax maxamuud Email-guuleed72@hotmail.com Sallaamullaahi calleeykum Xigmaad Soomaaliyeed ayaa oranaysa Qofna dushiisa biyo kama hagrado waxaan ula jeeda Ganacsatata Soomaaliyeed waxay dalkooda kahagradeen inay maal gashi ku samaystaan taas badalkeedna ay dalal Shisheeye maalgashi ku sameeyan taas oo marar badaan keentay in taajiriin Soomaaliyeed intay dal shisheeye... 

“Mushkiladda Soomaaliya hadda ka jirta waa hoggaan xumo” waraysi Xildhibaan Dr. Cabdicasiis Sh. Yuusuf

Jun 8, 2014
SomaliTalk oo waraysi la yeelatay Xildhibaan Dr. Cabdicasiis Sheekh Yuusuf, daawo waraysiga Warbixintii kulan lagu qabtay Minneapolis hoos ka akhri Xildhibaan Dr. Cabdicasiis Sheekh Yuusuf oo Khudbad Kulul U Jeediyey Soomaalida Minnesota. “…Meelo Waxaa badan Adigaagan Soomaaliga Ah Aadan Tegikarin, Xalane Wixii Xagaas Ka Xiga Waxaa Ku Yaal Hoteelo Lagu Seexdo $300, Waan Maqley Anniguse Ma Tegikaro…!” Seddax... 

Kenya oo Qarka u saaran in ay Xukuumada Xasan Maxamuud kala wareegto baaxad weyn oo Badda Soomaaliya?

Jun 7, 2014
Kenya oo doonaysa in heshiiskii uu hore u diiday baarlamaanka Soomaaliya ay markale la gasho xukuumadda Federaalka Soomaaliya… Wararka ay baahiyeen warbaahinta Kenya ayaa tibaaxay sida “Kenya ugu niyad santahay uguna rajo-weyn tahay in ay heshiis xagga badda ah la gelayso Soomaaliya.” Hadallada ay warbaahinta Kenya ku celcelinayaan, shacabkoodana ka dhaadhicinayaan, waxaa ka mid... 
Halkudheg: