Home » Archive Qoraaga

Wasiirka Dhallinyarada iyo Isboortiga oo Hambalyo u diray Ciyaaryahan

Aug 23, 2009
Wasiirka dhalinyarada iyo isboortiga Soomaaliya ayaa Hambalyo u direy ciyaaryahan dadaal ka muujiyay Cayaaraha Oradada Aduunka. London 22.08.2009.Mudane Saleebaan Colaad Rooble Wasiirka Dhalinyarada iyo Isboortiga dalka Soomaaliya ayaa nagula soo xiriirey qadka Telefoonka isagoo jooga magaalada Muqdsiho , waxana u yiri ‘’waxaan sharaf weyn ii ah inaa Hambalyo u diro anigoo ku hadlaya wasaarada... 
Halkudheg:

Dhibka haysta Soomaalida dulmi ayaa asal u ah | Ahmed-Haadi

Aug 23, 2009
Dhibka haysta Soomaalida dulmi ayaa asal u ah Soomaalidu waxay ku maahmaahdaa, [doqoni qufacday, meel laga gaarayna ma garaneyso], soomaalida intii ka horaysay dowladnimada waxay ahaayeen dad reer guuraa ah, waxayna ku dagaalami jireen daaqa iyo biyaha, ninkii xoog leh baana u hari jiray daaqa iyo biyahaba, ninkii laga xoog roonaadana wuu haajiri jiray oo wuxuu aadi jiray meel taaktii iyo tabartii... 

Maxamed Cabdullaahi Qorane oo ay tuugo hubaysani ku dishay Koonfur Afrika

Aug 22, 2009
Barnaamijkii Radio Xoriyo   21 August 2009.   . Maxamed Cabdullaahi Qorane oo ay tuugo hubaysani ku dishay Koonfur Afrika.   . Waxyeelooyin kala duwan oo gumaysigu u gaystay dad shacab ah.   . Jaaliyadda Ogadenya ee  Suuriya oo ka qayb gashay kulan lagu qabtay Dimishiq oo lagaga hadlayay Darfur iyo Ogadenya.   . Barnaamijkii aragtida Halgamaaga(Guulaha bisha barakaysan ee Ramadaan).     ======================           Maxamed... 
Halkudheg: ,

Prof. C/risaaq Darawal oo booqasho kusoo gaadhay jaamacadda Nugaal University Laascaanood | Aug 22

Aug 22, 2009
NUGAAL UNIVERSITY LAS’ANOD, SOOL County Professor Abdirizak mahamed Ali (darawal) oo booqasho gaaban kusoo gaadhay jaamacadda Nugaal University Laascaanood. Professor Abdirizak mahamed Ali Darawal oo ku takhasusay cilmiga kumbuyuutarka, wershedaha iyo ganacsiga muddo dheerna wax ka dhigayey jaamacadda American Intercontinental University (AIU) oo ku taal dalka maraykanka gaar ahaan magaalada Lawrence... 
Halkudheg:

Qaylo dhaanta Qanyare Ma Cod baahiye Qabiil baa mise waa Siyaasi Soomaaliyeed? | Bile Qabowsade

Aug 22, 2009
Qaylo dhaanta Qanyare Ma Cod baahiye Qabiil baa mise waa Siyaasi Soomaaliyeed? Inkastoo aanan jecleen inaan ka hadlo Siyaasadda Dowladda Federaalka Soomaaliya Hogaankeeda sare iyo Maamul Goboleedka Puntland, hadana waxaa ii muuqatay Codad iyo qoraalo lagu baahinayey maalmahan Idaacadaha Caalamiga iyo Bogoga Wararka Soomaalida xanbaara ee Intarnetka. Qeylo dhaanta Qanyare iyo Rag Siyaasiyiin isku... 
Halkudheg: ,

Markazka Dar-ul-Hijra oo Xaflad u qabtay Muslimiin iyo Masuuliyiinta Toronto

Aug 22, 2009
Xaflad hilba Solosha ah oo Markazka Dar-ul-Hijra ee Toronto qabtay Ugu Horayntii anagoo fursadaan ka faa’iidaysanayna Ramadaan Kariim, Ramadaan Mubaarah, Markazka Dar-ul-Hijra ee Toronto wuxuu Hambalyada Ramadaanka u dirayaa dhamaan Muslimiinta, gaar ahaan Soomaalida. Waxaana leenahay illaahay hanaga dhigo kuwa ka faa’iidaysta Bishan Barakaysan. Sawiro kaloo dheeraad ah daawo Waxaa maalinkii... 
Halkudheg: , ,

Universal TV iyo Filinka Muhanad|Adam Zaki

Aug 22, 2009
Safaro is xigay ayaan ku jiray oo aan ku marayay dhawr magaalo oo Geeska Africa ku yaall , waxaa hubaal ah inaad ka yara nasanaysid culayska iyo cadaadiska ay maskaxdu ka qaado warbaahinta dilka dhaca kufsiga iyo balaayoo dhan ka sheekaysa , laakiin waxaa jira kooxo Calooshood u shaqaystayaal ah oo ka faa iidaysta wakhti aan munaasib ahayn. Bishii Maajo 2009 ka ayaan ugu bishaareeyay shucuubta carabta... 
Halkudheg:

Ramadaanku waa Fursada Cumriga Q3-aad|Calinuur

Aug 22, 2009
(Dersiga Sadaxaad) Waxaan horey usoo sheegnay in ay jiran gafaf ay haboon tahay inuu iska dhowro ruuxa Muslimka ah ee Sooman waayo hadii aan Soonka laga dhowrin qaladaadka waxaa dhici karto in ruuxii Soonaa ee gaajeesnaa ee oomanaa wax ajar ah ka soo gaarin soonkiisa. Hadaba waxaa kaloo jira gafa kale oo loo baahan yahay inaan ka digtoonaano Bishaan Barakeysan ee Ramadaan sida:- 1-In ruuxa sooman... 
Halkudheg: ,

RW Cumar C/Rashiid: Hoggaamiye daacad u ah dalkiisa|Maxamed

Aug 22, 2009
Hordhac: Tan iyo intii Ra’iisal Wasaare Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarka jagada ra’iisal wasaarannimo loo dhiibay, wax ceebanaynaya ama wax ka sheegaya igama soo horbixin. Waxan aad isugu deyey bal inaan ra’yiga Soomaalidu ninkan ka qabto—anoon laftiisa aqoon gaar ah anigu u lahayn—inaan u yara dhabba galo. Soomaalidu waxay ku maahmaahdaa: “Soomaali dhexdeed waxba kuma qarsoomaan,”... 

Kidnapped journalists’ families release statement ahead of anniversary

Aug 22, 2009
COMMITTEE TO PROTECT JOURNALISTS 330 Seventh Avenue, New York, NY 10001 USA Phone: (212) 465-1004 Fax: (212) 465-9568 Web: www.cpj.org SOMALIA: Kidnapped journalists’ families release statement ahead of anniversary New York, August 21, 2009—Ahead of the first anniversary on Sunday, August 23, of the kidnapping in Mogadishu of Canadian Amanda Lindhout and Australian Nigel Brennan the Committee to... 

Ramadaanka Arrimahan Ha Moogaan!

Aug 22, 2009
Mahad oo dhan Ilaah baa leh, Nabad iyo Naxariisina Nebigeenna Korkiisa ha ahaato. Waxaa foodda inna soo saaray – Ilaahay Fadligi – Bishii Barakaysnayd, ee Soonka. Ilaahay waxaan ka baryeynaa inuu nabad iyo caafimaad nagu gaarsiiyo, noona fududeeyo Soonkeeda iyo Salaadeeda, Naguna Irsaaqo Tawbada iyo Aqbalkeeda, Janada iyo Degaankeeda, Laylatul Qadarka iyo Haleelkeeda. Waxaan dhihi karnaa si... 
Halkudheg:

Baaq – ku waajahan xiisadda Siyaasadeed ee Somaliland | Aug 21

Aug 21, 2009
Wada-Xaajood Iyo Xeerarka Dalka Oo Loo Noqdo Ayuun Baa Xallin Kara Xiisadaha Taaggan. Sida aynu la wada socono waxa maalmahan is weyn u soo ifbaxayey muran iyo ismaandhaaf xoog leh oo u dhexeeya xisbiyada mucaaridka iyo xukuumadda Daahir Riyaale Kaahin, kaas oo salka ku haya murkacashooyinka ku yimi doorashooyinkii muddaysnaa iyo muddo-kordhimaha ka dhashay qabyadii soo baxday. Dhinaca kalena waxa... 
Halkudheg: ,

Ramadaanku waa Fursada Cumriga|Calinuur

Aug 20, 2009
(Dersiga Labaad) Waxaa uu illaah (cw) noo sharciyeeyay inaan Soono Bishaan Barakeysan ee Ramadaan asagoo ula jeedada Soonkana ku sheegay in ay tahay inaan ka kororsano Taqwo(alle ka cabsi) iyo aadaabta oo la toosiyo ee ula jeedada Soonku ma aha inaan gaajoono ama haraadno sida dad badan oo cilmi laheyn u heestaan, taasoo keentay in ay ka dhowri waayaan Soonkooda waxyaabihii wax u dhimayay ulajeedadiisa... 
Halkudheg: ,

Wargalin:Dhamaan Maraakista iyo Masaajida Majliska ee USA

Aug 20, 2009
XAFIISKA GUDOONKA SARE EE GOLAHA ISUTAGA IIMAAMADA IYO MASAAJIDA WAQOYIGA MARAYKANKA: (THE NORTH AMERICA OF COUNCIL SOMALI IMAMS) WARGALIN:-DHAMAAN MARAAKISTA IYO MASAAJIDA MAJLISKA. DHAMAAN JAALIYADA MUSLIMIINTA EE KU DHAQAN WAQOOYIGA MARAYKANKA…   Dhamaan jaaliyada muslimiinta ah,gaar ahaan soomaalida, wuxuu ugu hanbalyaynayaa golaha isutaga masaajida iyo maraakista waqoyiga maraykanka,soo... 
Halkudheg:

We renew our pledges of allegiance to Faroole and to Puntland|Warsan

Aug 20, 2009
“We, Puntlanders, must cooperate or we are lost. Three million people who join in intelligent self-help can never be long ignored or mistreatd” adapted from Du Bois, a black American civil rights leader of the NAACP*, late 1800s. In Puntland’s 11th anniversary, we take the opportunity to renew our pledges of allegiance to our leader, Dr Faroole, and his administration. These are the wishes... 
Halkudheg:

24 dead in Somalia fighting, witnesses say

Aug 20, 2009
Update: 24 dead in Somalia violence, witnesses say MOGADISHU, Somalia — At least 24 people were killed in fighting that pitted Islamist insurgents against government forces and African Union peacekeepers in Somalia’s capital Friday, witnesses and medical staff said. Residents were hiding in their homes as mortars slammed into the city. The bloodshed came one day after fighting killed at least... 
Halkudheg: , ,

Somalia fighters retake two towns

Aug 20, 2009
Heavy fighting in Somalia has left at least 15 people dead as government soldiers and al-Shabab fighters battle for control of strategic towns. Fighting started in Bula Burte, a town north of Mogadishu, the capital, on Thursday when government soldiers moved into the town which had been dominated by the opposition group. Sheikh Mohamed Ibrahim, an al-Shabab commander, said: “They attacked us... 

Ciidamada DFKMG Ah Oo Iskaga Baxay Degmada Luuq Iyadoon Wax Dagaal Ahi Ka Dhicin

Aug 20, 2009
Ciidamada Dowlada FKMG Ah Oo Iskaga Baxay Saaka Goor Hore Degmada Luuq Iyadoon Wax Dagaal Ahi Ka Dhicin Ciidamada dowladda FKMG ee dhowaan qabsaday magaalada Luuq ee gobolka Geddo ayaa la sheegay inay magaalada iskaga baxeen kadib markii ay xarakada mujaahidiinta alshabaab ay la wareegeen magaalada beled xaawo islamarkaana ay durbadiiba dib ula wareegeen waa degmada luuqe ciidamada ururka Xisbul... 
Halkudheg: , ,

Duufaanta loo yaqaan Tornado oo Minneapolis Khasaare u gaysatay

Aug 19, 2009
Maantay oo Arbaco ah 19.August ayaa Saacadda Waqooyiga America gaar ahaan Gobolka Minnesota abaarihii 2:00.PM Duhurnimo ayaa war baahinta maxaliga ah laga shaaci yey in dabaylo Roobab wata oo saakay aroor nimadii bilaamaday ay wataan Dabaysha loo yaqaano CIRBOOR ama TORNADO Waxaana war baahinta la iska arko ama TV- yadda ka yeeraya FIRINBIGA ama Dhawaaqa Digniinta Dabaylaha Waxaana la howl galiyey... 

Dugsiga Abubakar oo soo bandhigay waxqabad soo Jiitay reer Minnesota

Aug 19, 2009
Minnesota:-Cajaladddii ay soo saareen Macalimiinta Abuubakar oo safaf dheer ka dib loogu Deeqay Macalimiinta iyo Ardayda iyo Waalidiinta Soomaliyeed ee ku sugan dunida Daafaheeda, inay ka daawadaan Somalitalk. Cajalada oo ahayd mid aad u xiisa badnayd ahaydna mid Maqal iyo Muuqaal ah oo ay soo bandhigeen Macalimiin Soomaliyeed oo wax ku bara dhalinta Da’dayarta Masjidka Abuubakar Al Sadiiq oo... 

Burcad-Badeed diiday $200 kun oo doolar, kuna bedelatay in ayagii la Qafaasho

Aug 19, 2009
Burcad-Badeed diiday $200 kun oo doolar, kuna bedelatay in ayagii la Qafaalasho… Mulkiilihii Mid ka mid ah Doonyihii Masaarida ee Toddoobadkii Hore ka baxsaday Gacanta Burcad-Badeed somalia oo Lagu Magacaabo Xasan Khalil ayaa ugu bishaareeyay qoysaskii ay ka dhaseen Burcadii ay Hore u sii qafaasheen Badmaaxiintii Masaarida. Md, Khaliil oo ah Nin 70 jir ah ayaa 17 August, 2009, Maalintii Isniinta... 
Halkudheg: ,

Main actors in Somalia’s conflict – Reuters

Aug 19, 2009
ISLAMIST GROUPS * Hizbul Islam is an umbrella organisation of four opposition groups led by hardline cleric Sheikh Hassan Dahir Aweys, who is an influential figure among Islamists. The group fights alongside al Shabaab in a bid to topple the Western-backed government. * Al Shabaab is a hardline group fighting the government. It wants to drive foreign forces out of Somalia and impose a strict form of... 

Diyaar garow dagaal oo laga dareemayo Gobolka Sh.Shexe

Aug 19, 2009
Deegaano ka Tirsan Gobolka Shabeelada Dhexe Ayaa Laga Dareemayaa Xiisad Colaadeed Oo U Dhaxaysa Ciidamo Dowlada Taabsacsan iyo Xoogaga kasoo horjeeda Dhaq dhaqaaqyo ciidan urursi ayaa laga dareemayaa gobolka shabeelada dhexe taasoo laga soo shegayo in Ciidamo ka tirsan Maxkamadihii Islaamka ee looga itaal roonaaday Gobolkaasi ay iminka ka wadaan diyaar garow dagaal oo ay ka bilaabeen deegaano ay... 

Kooxda Al-Hijra oo hanatey koobkii Somali Week London 2009

Aug 19, 2009
London 18.08.2009 .Waxaa maalintii axada la soo gaba gabeeyay cayaarihii Somali Week London, ciyaarahaas kubada cagta ah oo ay ka soo qayb galeen 12 kooxood oo kala yimid wadamada Yurub & England, tartankaas oo ka biloowday horaantii bisha Agoosto 4teeda socdayna ilaa 14 bishaan Agoosto 2009 ayaa waxaa ka soo qayb gali jirey dadwayne aad u badan oo ka kale yimid dalka Ingiriiska iyo dalalka... 

Dhallinyaradu Dhankee u Ciirsadaan | Ahmed-haadi

Aug 19, 2009
DHALINYARADU DHANKEE U CIIRSADAAN?? Dhalinyarada soomaaliyeed waxaa hareeyey dhibaato aan kala go’ lahayn tan iyo markii u dalkeenu burburay. qaar xabad baa la tagtay, qaar waa dhaawac, qaar gaajo bay la il daran yihiin, qaar badda baa liqday, qaarna waxay ku xirxiran yihiin xabsiyo wadamo shisheeye. Runtii dhibaatada dhalinyaradu waa mid aan indhaha laga qarsan karin, oo saameysay qoys kasta...