Home » Archive Qoraaga

Hayadda SAHDO oo Muqdisho ka qaybisey Deeq Lacageed oo ay u soo Wakiisheen Hayadda Horn Africa Development Trust

Aug 10, 2011
Waxaa Magaalada Muqdisho weli soo gaaraya dad fara badan oo ka soo carerey ama ay saameeysey Abaaraha ka dilaacey Gobolo ka tirsan Soomaaliya waxaana dadkaan ay Abaarta Saameeysey u soo gurmaday Hayado kala Duwan, Dalal ka tirsan Dunida,Jaaliyada Soomaliyeed ee ku dhaqan Dalka Dibadiisa iyo Gudihiisa waxaa laba  Xero oo ku taal Degmooyinka Hodan iyo Waaberi laga qaybiyey Deeq lacageed oo la gaarsiiyey,Xerada... 
Halkudheg:

HOWL ADUUN: london oo holceeysa iyo Muqdisho oo hurdeeysa…!!!

Aug 10, 2011
Dabkeeda ayaa baxaya magaalada London oo xaafado badan oo ka tirsani ay wehel u noqdeen dhac, bililiqo, cabsi iyo dembiyo abaabulan wax markii hore loo arkayay dibad bax caadi ah iyo rabshado madani ahaa oo ka bilowday woqooyiga magaalada. Dukaamo iyo hoosooyin waawayn ayaa dab la qabadsiiyay, iyadoo meherado badanna farataysi loo gaystey tiiyoo aanay waxba soo kordhiyin joogista booliiska oo marba... 
Halkudheg:

Baaq ku aadan carqaladaha ka socda magaalooyin ka mid Dalka Ingiriiska

Aug 10, 2011
OGEYSIIS:Dhamaan Waalidiinta, Waxgaradka iyo Dhalinyarada Soomaaliyeed ee degan Dalka Ingiriiska Annagoo ku hadleyna magaca waayeelka iyo waxgaradka Soomaaliyeed ee magaalada Bristol, waxaan u soo jeedineynaa dhamaan dhalinyarada Soomaaliyeed ee degan Dalka UK, ineysan wax lug ah aysan ku yeelan dhaca iyo boobka ka socda magaalooyinka qaarkood ee dalka Ingiriiska. Waxaan dhamaan u sheegeynaa dhalinyarada... 
Halkudheg:

Magaaladii London oo Ku jirto Xaalad Cakiran..

Aug 10, 2011
Tan iyo markii ay biloowdeen rabshadaha ka aloosan magaalada London ee dalka ingariiska waxaa socdey boob,dhac,goobo ganacsi oo dab la qabadsiiyey,iyo weliba walwal badan oo lasoo darsey xaalada amaan ee magaalada London.   Waxaa magaaladii London hada ku sugan tahay xaalad cakiran,Waxaa xiran inta badan goobihii ganacsiga oo idil,waxaa goobaha ganacsiga oo waaweyn iyo wadooyinka mahiimka ah ee... 
Halkudheg:

Sideen u Fahamnaa Quraanka? Q: 9aad

Aug 10, 2011
Suurada 18aad Al-Kahf: Suuradaan waxaa lagu Magacaabaa Al-Kahaf, oo Macnaheedy Yahay Godkii, maadama ay ka Sheekeyso Qisadii Mucjizada laheyd ee Dhalinyaradii Godka Galay ayagoo Baxsad la ah Diinkooda ee Hurdada Dheer Allaah uu galiyay ilaa ay kasoo Naxaan Mar Dambe oo Boqortooyadii Gaalada aheyd ee Diinka Towxiidka la Dagaashaneed Allaah uu ku Badalay Mid Towxiidka Aaminsan. Suuradaan waa Suurad Soo... 
Halkudheg:

Jaamacadda Muqdisho oo gargaar kala duwan siisay 500 oo qoys oo ka mid ah barakacayaasha abaaraha

Aug 9, 2011
Guddiga gurmadka abaaraha ee Jaamacadda Muqdish ayaa maanta oo Talaado ah gargaar kala duwan u qaybisay 500 oo qoys oo ka mid ah dadkii kasoo barakacay abaaraha ku dhuftay gobollada Koonfurta dalka Soomaaliya. Gargaarkan oo isugu jiray caano, daawo, dhar iyo timir ayaa waxaa loo qaybiyay dad ku jira kaam ku yaalla degmada Hodan ee gobolka Banaadir. Gargaarkan ayaa qayb ka noqonaya gargaarro uu guddigan... 
Halkudheg:

Ra’iisul Wasaaraha DFKMG oo xafiiska ku qaabilay wafuud ka kala soctay Midowga Yurub, dalka Turkey iyo Bisha Cas ee dalka Iran.

Aug 9, 2011
Warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska ra’iisul DFKMG ayaa waxaa ka mid ahaa: Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maantaxafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday Midowga Yurub iyo wafdi kale oo ka socdayBisha Cas ee dalka Iran. Ra’iisul Wasaaraha kulankii u la qaatay wafdigii uu hoggaaminayey George MarkAndre oo ah Madaxa Midowga Yurub ee Soomaaliya ayaa waxey... 
Halkudheg:

Jaaliyadda Soomaliyeed ee SALAALA ee Saldanada Cumaan oo Deeqdii ugu Balaarneyd soo gaarsiyey Dadka Abaaraha Saameeyeen

Aug 9, 2011
Jaaliyadda Soomaaliyeed SALAALA ee ku Nool Dalka Saldanada Cummaan ayaa soo gaarsiiyeen Deeq Lacageed iyo Raashiin walaalhooda ay waxyeeleeyeen Abaaraha ka jira Dalka Soomaaliya. Deeqdaan ay soo Direen Jaaliyada Salaala ayaa waxaa loo soo wakiishay Shiikh Cabdi wali Muuse in uu gaarsiiyo Dadka Dhibaateeysan looguna iibiyo Raashiin . Ku talagalka deeqda ayaa wuxuu ahaa in la gaarsiiyo in ka badan kun... 
Halkudheg:

SOOMAALI-WAYN: Dhalashadeedii iyo Dhabar-jabkeedii | Casharkii VII-aad

Aug 9, 2011
Dareen xooggan ayaa ka dhashey falkii han-jebiska ahaa iyo su’aalihii xujada ahaa ee Soomaalida uga imanayay maamulkii Talyaaniga ee la wareegey talada degaanka Ceel-Buur. Waxay ahayd xilli uusan Talyaanigu si fiican u caga-dhigan gobollada dhexe ee Soomaaliya. Dareenkii ka dhashay hanjabaaddiisa waxay keentey jawaab fal-celis ah, taas oo maamulkii Talyaaniga uga timid dhanka kooxdii Fallaago. Xabsigii... 
Halkudheg:

Sideen u Fahamnaa Quraanka? Q: 8aad

Aug 9, 2011
Suurada 14aad Ibraahiim: Suuradaan waxaa loogu Magac daray Aabihii Nabiyada Ibraahiim, si ay u waarto Xusuustii Taariikhdii Nabi Ibraahiim markii uu Asagoo Dhalin yaro ah u Istaagay Qoomkiisa oo Gaalo Mushrikiin ah ahaa inuu ugu yeero Toowxiidka, markii ay ku madax adkaadeena Gacanta u Qaaday Sanamyadoodii, markii ay Su’aaleena ku yiri Bal kan ugu weyn Su’aala haduu idiin sheegi karo, Markii... 
Halkudheg:

Shareecadda iyo Al-shabaab (1) ?

Aug 9, 2011
Qore: Saahid mohamed yusuf – Horudhac: Waa Maqaallo Taxane ah insha lah oon ku eegi doono Shareecadda Islaamku iyo xiirirka ka dhaxeeya Al Shabaab, oo waayahan dadka Muslimiinta ah ka xigsaday Islaamkii. Al-shabaab yaa Aasaasay ??? Shabaabka waxay ku abtirsadaan Ururka Al-Qaacidda sida ay sheegtaan. Bartamihii Sagaashaneeyaddii waaggii uu Bin Ladin Wadanka Suudaan joogay ayuu la soo xariiray... 
Halkudheg:

Sideen u Fahamnaa Quraanka? Q: 7aad

Aug 9, 2011
Kitaabka Qur’aanku waa Keydka ugu weyn uguna Qaalisan ee Muslimiinta Maanta Caalamka ku Nool Gacantooda ku jira, waana Isha Koowaad ee lagu Dhiso Caqiidada, Cibaadooyinka iyo Sharciga Diinta Islaamka,… Suurada 10 aad Yuunus: Suuradan waxaa loo yaqaan Yuunus, taasoo Xasuusin u ah Qisadii Nabi Yuunus, Qiasada Suuradan Sheegtay waa in Qolodii uu Dacwada Gaarsiiyay Nabi Yuunus, markii ay warkiisa... 

Weli waxaa jira dad soomaaliyeed oo dadkooda iyo dalkoodaba jecel

Aug 9, 2011
Sida aan ogsoon nahay tan iyo markii ay burburtay dowladii dhexe ee Soomaaliya waxaa soo ifbaxay kaalimo basdan oo u baahday in wax laga qabto kuwaas oo ay dowladu iyada dadka ka haqab tiri jirtay sida adeegyada bulshada dhinac walba haday ahaan lahayd caafimaad,waxbarasho IWM, hadaba arintan waxaa u istaagay hay’ado badan iyo ururo samafal kuwaas oo qaarkoodna ay yihiin dowli qaarna wadani ayaa... 
Halkudheg:

Ra’iisul Wasaaraha oo la kulmay wafdi ka socday Qarmada Midoobey (UN)

Aug 8, 2011
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr CabdiweliMaxamed Cali Gaas ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi heer sare ah oo kasocday Qaramada Midoobay oo ay ka mid ahaayeen Mark Bowden, Isu-DuwahaXiriirinta iyo Gar-gaarka Bani’aadanimo ee Qaramada Midoobay, Bruno Geddo,Madaxa UNHCR Somalia, Alvaro Rodriguez, Madaxa UNDP Somalia, Kiki Gbeho,Madaxa OCHA, iyo saraakiil ka socotay WFP, UNHCR, UNDP iyo OCHA.... 
Halkudheg:

Faa,iidooyinka ku jira ka bixitaanka Shabaabku ka baxeen Muqdisho

Aug 8, 2011
Tan iyo markii Shabaabku ku dhawaaqeen iney ka baxayaan magaalada Muqdisho waxaa soo baxey faallooyin badan oo arrintaasi waxey keeni karto saadaalinayey.Dadka intooda siyaasadda wax ka fahamsan waxey isku raaceen iney tahey arrintaasi marxalad taariikhi ah oo bog horena xireysa mid cusubna fureysa. Laakiin waxey weli haraadigii Shabaabka fashilmey isku deyayaan iney dadweynaha u muujiyaan iney usoo... 

Shir mahiim u ah oo looga hadlayey Gobolada dalka somaliya oo ka dhacay london/Uk

Aug 8, 2011
Waxaa shir ay si wada jira usoo abaabuleen  (WORLD G18 SOMALI) iyo uqaabil sanhaha Baarlamaanka Uk xiriirka UN-ka uu ka dhacay shalay oo ay taariikhdu ahayd 07/08/11 Galbeedka magaalada london. Shirkaas ayaa looga hadlayey xaalada Soomaaliya ee cakiran waqtiga adaga ee marxalada uu haatan dalku kusugan yahay. Shirkaas oo loogu magac daray (WORLD G18 SOMALIA Progress Reports Meeting). Waxaa shirkaasi... 
Halkudheg:

Shacabka Muqdisho: Filimkaan Hore ayaan u Daawaney.

Aug 8, 2011
Shacabka Muqdisho ayaa aragtiyio kala duwan ka bixiyey markii Xoogagii Al-Shabaab ay  faaruqiyeen Goobo badan oo ku yaal Magaalada Magaalada  oo dhufeysyo waaweyn ay uga Qodnaayeen ,qaarkood aad bay u soo dhaweeyeen qaar kalena waxay sheegeen in ka bxitaanka Muqdisho Xarakada Al-Shabaab ay tahay mid aan soo afjari doonin dagaaladii Sanadaha badnaa ka jirey Magaalada Muqdisho. Dr Yuususf Mire Daahir... 
Halkudheg:

Waraysi: Ubax C/qaadir oo u sharaxan golaha deegaanka Oslo, Norway

Aug 8, 2011
Hordhac Waraysigaan soo socda waxa aan la yeeshay Ubax C/qaadir oo u sharaxan golaha deegaanka magaalada Oslo ee dalka Norway. Doorashada ayaa lasoo afjari doonaa 12-ka bisha september 2011. Haddaba anigoo ah C/risaq Maxamed Xuseen, aqoonyahan degan Sweden, isla markaasna ah qoraa wax ka qora arimaha bulshada ayaan waraysigaan la yeeshay Ubaxa C/qaadir. Ujeedada wareysigu waxaa weeye in guud ahaan... 
Halkudheg:

The Unintended Consequences of the King Hearings

Aug 8, 2011
On July 27 Rep. Peter King held his third Congressional hearing on the “radicalization” of Muslim Americans, putting the spotlight on Somali American youth. Only one Somali speaker gave testimony, Ahmed Hussen from Canada. Below Abdinasir Egal, a researcher with African Rights Monitor and organizer of the Somali Diaspora Youth Conference in Boston in mid July, voices his concerns. by Abdinasir... 

Guushu way bilaabatay ee yaan la xagal daacin soomaaliyeey

Aug 8, 2011
Waxaa bulshada oo dhami  la riyaaqsan yihiin maadaama caasimada  muqdisho iyo gebi ahaan gobolka banaadir soo galay gacanta dowlada soomaaliyeed  oo ay maanta ka ariminayso  iyada oo ay ku qaadatay mudo dheer  oo laga joogo sadex sano  ku dhawaad  hadaba  waxaa is waydiin mudan dowladu ma halkaas ayay halgankeedii ay dalka oo dhan ku hantiyaysay ku joojinaysaa mise  way sii wadaysaa ?   waxaan... 

Amal Aden oo sheegatay inay tahay Lesbian

Aug 8, 2011
Amal Aden oo ah gabar Soomaali ah, oo ku nool dalka Norway ayaa si cad oogu dhawaqdey in ay tahay haweeney ah nooca loo yaqaan Lesbian ee la nool haweenay kale.   Gabadhaan oo loogu yeero in ay tahay qoraa arimiha soo galootiga iyo dadka laga tirade badanyahay ayaa waxay maanta u sheegtay arinkaas wargeyska afka dheer ee lagu magacaabo Aftenposten ee kasoo baxa magalada Oslo.   Wargeyska... 

Sideen u Fahamnaa Quraanka? Q: 6aad

Aug 7, 2011
Suurada 9aad Al-Towbah: Suuradan Al-Atowbah waa Suurada 9aad ee Musxafka Qur’aanka loo eego, waxaana Magacaas loogu Magacaabay in Koox Muslimiinta ka mid ah ay ka hareen Duulaankii Tabuuk ayadoo aysan jirin sabab Sharci ah oo ay uga maqnaadaan Duulaanka, Markii Nabiga ka soo laabtay Tabuuk ayaa qaar kuwii haray ka mid ah u Cudur daarteen oo Been Sheegeen, hase yeeshee Sadax Saxaabi oo kala ah:Kacab... 
Halkudheg:

Xeradii Badbaado ee Dadka Abaaraha oo loo bixiyey Ma Badbaado

Aug 7, 2011
Dhawaan ayay ahayd markii xero ay Dowladdu u sameysay dadka ka soo barakacay abaaraha kuna taalay agagaarka Xoosh ee degmada Dharkeynlay ay ka dhacdo xanuun badan oo maalmihii la soo dhaafey   Shacabku hadal hayaan kadib markii dad gaaraya 12 qofood lagu dilay kuwaas oo ahaa dadkii ku jiray xeradasi, waxaana falkaan gaystay Ciidamada ka tirsan Dowladda Federaalka oo watay Gawaari Tikniko ah. Falkaan... 
Halkudheg:

Warsaxaafadeed kasoo baxay shirkii Golaha Wasiirada soomaliya

Aug 7, 2011
Shir aan caadi aheyn oo ay Golaha Wasiiradu yeesheen maanta oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa looga hadlay xaaladda amniga ee magaalada Muqdisho, ka dib markii shalay Al-Shabaab laga xorreeyey magaalada. Ugu horreyntii golahu waxey hambalyo u dirayaan geesiyaasha ciidamada Dowladda Soomaaliyeed iyo AMISOM oo ku guuleystay dagaaladdii... 
Halkudheg:

Deeq ka timid gobolka Minnesota ee dalka Mareykanak oo loo qaybiyay barakacayaaha Abaaraha

Aug 7, 2011
Deeq ka timid gobolka Minnesota ee dalka Mareykanak oo loo qaybiyay barakacayaaha Abaaraha  Deeq ay soo ururiyeen qaar ka mid ah Soomaalida ku nool gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka ayaa maanta loo qaybiyay qaar ka mid ah barakacayaasha abaaraha oo ku jira kaam ku yaalla agagaarka garoonka diyaaradaha ee Muqdisho. Deeqdan oo ahayd lacag caddaana ayaa waxaa loosoo wakiishay Suhuur Xasan Axmed oo... 
Halkudheg: